Maraykanka oo macdanta somaliland ka hadlay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 มิ.ย. 2024
  • Maraykanka oo macdanta somaliland ka hadlay.
    Kalfadhigii u dambeeyay ee golaha Guurtida Maraykanka, ayay xildhibaanadu kaga doodeen in Somaliland laga helay kayd badan oo macdanta loo yaqaan lithium.
    Xildhabaanada aqalka guurtida maraykanka Waxa ay iftiimiyeen walaaca ay ka qabaan xisbiga shuuciga ah ee Shiinaha oo lagu eedaynayo in uu hurinaayo rabshado ka dhaca Somaliland si uu shirkadaha Taiwan uga hor istaago in ay soo saaran khayraadkaas, taas oo faa’iido u yeelan karta dadka deegaanka iyo danaha reer galbeedka. Lithium, oo ah qayb muhiim ah oo ka mid ah baytariyada baabuurta korantada, ayaa loo arkaa inay muhiim u tahay mustaqbalka tignoolajiyada cagaaran.
    Dhanka kale Shirkadda kilomass oo ah shirkad weyn oo laga leeyahay dalka Sucuudiga, ayaa heshay ruqsad ay ku sahamiso kaydka Lithium-ka ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland, taas oo muujinaysa horumar ballaadhan oo dhinaca macdanta ee dalkani qani ah ee jamuuriyada somaliland.

ความคิดเห็น • 32

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 20 วันที่ผ่านมา +2

    insha allaah Guul Somaliland

  • @malyunismail7313
    @malyunismail7313 19 วันที่ผ่านมา +1

    Guul Somaliland inshallah ❤❤

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 21 วันที่ผ่านมา +5

    Somaaliland ❤❤❤❤❤loov

  • @haweeyafanax9093
    @haweeyafanax9093 20 วันที่ผ่านมา +1

    Kadabaa insha'aAllaah

  • @nathra7351
    @nathra7351 19 วันที่ผ่านมา +5

    Ciise keyd iyo dr adna ayaa u horseeday horumarka somaliland maashalah

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 16 วันที่ผ่านมา +1

    ASC , LITHIUM kaydkiisu aad u baddayahay in uu SOMALILAND ku jirro way caddahay,
    Siibba kaydka uggu baddanni in uu ku jirro gacanlibbaax iyo waqooyigga marrooddi- Jeex , saaxil iyo awdal.
    Siddaa awgeed RABBI Subxaannahuu wa tacaallaaye ha inna siiyo maal- gashaddayaal fiican,
    AAMMIIN 🤲.

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 20 วันที่ผ่านมา +3

    Mashaa Allah ilahow Dalkayaga qani nooga dhig oo noo barakee✅💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️🤍💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️🤍

    • @user-uf1ih4uf5z
      @user-uf1ih4uf5z 18 วันที่ผ่านมา +1

      Aamiin wll ilaahay dalkeena haynoo barakeeyo

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially 19 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allah hambalyo Hambalyo ❤

    • @user-uf1ih4uf5z
      @user-uf1ih4uf5z 18 วันที่ผ่านมา +1

      Marwalba aynu ku kalsonano wadankeena somaliland

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z 18 วันที่ผ่านมา

    Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci insha allah cadawguna wu guuldaraysan dona insha allah

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi 20 วันที่ผ่านมา +2

    Guuuuul iyo gobonimo JSL 🙏💪💖❤❤❤❤😡

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 21 วันที่ผ่านมา +1

    Masha’Allah tabaraka’Allah Alxamduli’Allah❤️❤️❤️

  • @areaassetareaasset
    @areaassetareaasset 19 วันที่ผ่านมา

    Dereval are a laki asset alina bawer full Dereval

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 20 วันที่ผ่านมา +1

    Adoo mahadsan wariye Magaca macdantaa jamh.Somaliland laga helay waa = Lithium ,, for ever Somaliland rep

  • @nathra7351
    @nathra7351 19 วันที่ผ่านมา +1

    Guuul somaliland awalba shiina waxa uu water cadowgii somaliland kuso duuleÿ muxuu ka macaashey

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 20 วันที่ผ่านมา

    Mashaallah afka saari maysaan gaalo uraysa

  • @user-ub1pi8zs7d
    @user-ub1pi8zs7d 20 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 19 วันที่ผ่านมา

    Anigu waan ogaa booqo channel kay ga adaa wax arkiye

  • @mubaarikabdi4506
    @mubaarikabdi4506 21 วันที่ผ่านมา +1

    somaliland

  • @umalkhayrcali9280
    @umalkhayrcali9280 9 วันที่ผ่านมา

    Sir, luutam lama yidhaahdo, e waa liitiyam or lithium

  • @mubaarikabdi4506
    @mubaarikabdi4506 21 วันที่ผ่านมา

    waaw

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 20 วันที่ผ่านมา

    Madanta waxa la yidhaa Lithium.

    • @XOGTAQARSOON2024
      @XOGTAQARSOON2024  20 วันที่ผ่านมา +1

      Dhawaqa ayaan qalday lakiin macdanta aan aniga kaftaydu sheegayay waa lithium uun

    • @shabeel7467
      @shabeel7467 20 วันที่ผ่านมา

      @@XOGTAQARSOON2024, Sax waad fiican tahay waxaan kuwo kale oo sidaa ugu dhawaaqaya, hadii ku dhawaaqista shaki kaa galo waxaad ka saxataa google translation oo halka microfonka click ku samee. Thanks.

  • @mubaarikabdi4506
    @mubaarikabdi4506 21 วันที่ผ่านมา

    jamurimada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤