Sheeko xiiso badan oo ku dhex martay nin geeljire ah iyo wariye Farax Bade Ceelka Sulul.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ธ.ค. 2024
  • Sheeko xiiso badan oo ku dhex martay nin geeljire ah iyo wariye Farax Bade Ceelka Sulul ee degmada Sagag.

ความคิดเห็น •

  • @noahD1636
    @noahD1636 6 หลายเดือนก่อน +9

    Saqxadda waa erey bixin soomaaliyeed 👍👍👍

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 6 หลายเดือนก่อน +12

    Music looma baahneryn mid reebadiya ah ayaa saaaray oo laba bari magaalada joogay video gaan organic ayuu kufiicna

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waa fadligii nabigeens scw scw. Waxaa soo horu mar ihi.alxamdu lilaahi wa shukr wa thanaa. Ku saliya Nabiga ssc

  • @mohamedAbdullahi-v7v
    @mohamedAbdullahi-v7v 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah waa geel aad u qurux badan ilaahay ha u barakeeyo
    أَفَلَا يَنظُرُونَ إِلَى الْإِبِلِ كَيْفَ خُلِقَتْ

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n 6 หลายเดือนก่อน +3

    Bal eeg waxaan wareysi baa la qaadayaa music ba la dulsaarayaa

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 6 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah

  • @deeqsiofficial3882
    @deeqsiofficial3882 5 หลายเดือนก่อน

    M.allaH so badi wll video geel jirayaasha

  • @AxmednuurMacalim
    @AxmednuurMacalim 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waa hurumar lagaadhay oonyood.caalamkaoo dhan laga daawanayo

  • @youngingace2674
    @youngingace2674 6 หลายเดือนก่อน +1

    Interesting interview ❤

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman 6 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah guuleysta hadaa kaa faideysto fursada xoolaha diib loo gu dhaaqayo markaa hore waxay uu bahaan tahay dhuulka aad ku dhaaqi lahayd oo ah markaa dhuul kaa badneyn shaan boqool oo higtar inaa ku dhaaqdo waxay cuuni lahayen iyo waxay caabi lahayen ugu beerto kaa diib naa caanahi magalada uu iib geeyso waxan rajeenayah inaa sii ficaan ii fahmii doontan aniga waa ligeey geel maa raacin balse xoolaha kle siida ariiga Waan so racaay insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐪🐪🐪🐪🐪

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 6 หลายเดือนก่อน

    ❤ Mansha alaah somali waa dad gob ah asalkii miga ayaa laga helaa

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii 6 หลายเดือนก่อน +3

    Kkkk Walaahi waad ku daba xiiqdeen.
    Ninka geeljiraha Hadii marathons ka la keeni la haa cidla ayuu kaga tegi lahaa.

  • @degan4
    @degan4 6 หลายเดือนก่อน +4

    Rag iska dheh, geel jire caadi maaho😂😂😂😂😂

  • @mmogiire203
    @mmogiire203 6 หลายเดือนก่อน +1

    Music Maxaad ugu dartay

  • @OHH2004
    @OHH2004 6 หลายเดือนก่อน

    Barmaamush wanaagsan waan maqli jiray Oonyood

  • @IB_Adam
    @IB_Adam 6 หลายเดือนก่อน +1

    What an articulate and resourceful man!since he is in the famous waterhole of “Sulul”,he must be a close or distant relative of the great Raage Ugaas!

  • @RaageqayaadMuuse
    @RaageqayaadMuuse 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allaha Waa geeljire
    Aqlibadan

  • @ibbrahimkosaar1887
    @ibbrahimkosaar1887 6 หลายเดือนก่อน

    Nin wariyeha ahi ma ahaa nin wariyenimada ku fiican ama xirfado badan oo xaga wariyenimada ah ayaa ka maqan yacanii profional ma aha

  • @gashanahmed7066
    @gashanahmed7066 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah keep goin wariye

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 6 หลายเดือนก่อน

    Guuyooy gu'gi la arkaba gaawe buuxshee geellu kugu ree waa
    Nooca goodir casanka ah ee wakhtiga doogada geella ugu Canaha badan lkn wakhtiga jilaalka ah caano badan ma leh
    Mansha allah ❤❤waxan hasha canshada laga marinayo waa doobada dacda ceelka ka doobe
    Nirguhu ma jaqayan sat wlhi
    Afsomaligani google translation kuma jiree haku wareerin

  • @moafku-xoogle8376
    @moafku-xoogle8376 6 หลายเดือนก่อน

    Cabdilaahi waa nin cajiiba OO aftahan sheeko yahan ah mnshallah

  • @moustaphamoussa1500
    @moustaphamoussa1500 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo dhaqankeni Somaliyed

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 6 หลายเดือนก่อน +2

    Weriyahu Wuu gaadhi waayey Hadaba cararo uun. Kkkk Geeljire waa Ku xiijinayaa

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sagxadda waa erayvixin wacan

  • @bashiiromar
    @bashiiromar 6 หลายเดือนก่อน +1

    Music background ka Naga gaabi walaale aad ayuu u dheeryahay

  • @YuusufCabdi-ip8de
    @YuusufCabdi-ip8de 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan geeljiraha ahi waa nin fariida laakiin ninka muusiga saaray ayaa wax qalday

  • @noahD1636
    @noahD1636 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa barnamij sifiican loo duubay.

  • @xaqudirir4585
    @xaqudirir4585 2 หลายเดือนก่อน

    war waxaan reer baadiyaha arka maxaa musikada u saartay fiidiyoowga?. Mise adiga malihi fiidiyoowga oo waxaa ka cabsanee youtube copyrightga in uu ku qabto?

  • @Geelljireqoqay
    @Geelljireqoqay 6 หลายเดือนก่อน

    Smart Geelljire, he knows what he is doing !!

  • @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn
    @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn 6 หลายเดือนก่อน

    Mcha llaah ❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 6 หลายเดือนก่อน

    ABDULLAAHI THANKS 🐪🐎

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 6 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaalida waxaan kula yaabay maxay video ga u saaraan music

  • @hassanjama6224
    @hassanjama6224 6 หลายเดือนก่อน +1

    Weriye Caradu waa Milixda ee milixda miyaa laga maarmaa, Biniadam iyo xoolo ba kama maarmi karaan Milixda ama Caradda, ninka Reer miyiga ahi jawaab fcn ayuu ku siiyay oo ah " Shaahu sonkor kama maarmo" Xoolo iyo biniaadam na Macaan kama maarmaan haba yaraatee

  • @Geelljireqoqay
    @Geelljireqoqay 6 หลายเดือนก่อน +1

    Viva Geelljire

  • @sahroabdi-e3f
    @sahroabdi-e3f 6 หลายเดือนก่อน +2

    Music kadaa ninyow raaxadii badkaqaday sheekadiiba

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 6 หลายเดือนก่อน

    Mashs allah wey iska war hayaan dadku meel kasta ay joogaan

  • @Waa_yaab
    @Waa_yaab 6 หลายเดือนก่อน

    Maalinki ugu horeeyay idaacad ayuu sidaa kalsonida kujirta u hadlayaa, anagana tababar kalsoonida lagu dhisaya nalooqabta intaan ba dadka hor iman, hadaanunahay reer magaal qurunley dhaqanbi'is

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h 6 หลายเดือนก่อน

    Waa maal qabeen geel ninkii lagu manaystaa awbwaan iid cabdi kabadhe.

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 6 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allaah kkkk xusuusbaageeelalaguxergeeeyaaa❤❤

  • @habaysanemedia4101
    @habaysanemedia4101 6 หลายเดือนก่อน +1

    Musiga ayd kadaynlahayden sida kale waa barmamuj fican

  • @noahD1636
    @noahD1636 6 หลายเดือนก่อน +1

    Qurux

  • @MohamedAli-pk5qv
    @MohamedAli-pk5qv 6 หลายเดือนก่อน

    My town, love my people and geel

  • @Calicumar
    @Calicumar 6 หลายเดือนก่อน

    please cut the background music its annoying

  • @MukhtaarAxmed-xe7rq
    @MukhtaarAxmed-xe7rq 6 หลายเดือนก่อน

    Mashaalah

  • @ridwanxaaji7903
    @ridwanxaaji7903 6 หลายเดือนก่อน +1

    War musiga kadaaya khayr helooyin Aan idiin ducaynee

  • @Geelljireqoqay
    @Geelljireqoqay 6 หลายเดือนก่อน +3

    lol Somali Geeljire with Solar & Cell phone, we are doomed!!!

    • @IB_Adam
      @IB_Adam 6 หลายเดือนก่อน

      😁😂🤣

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 6 หลายเดือนก่อน

      My cousin had one and he made a little changing station business in the middle of the miyi he made money, but he is isaq so obviously he did this over 10 years ago 😂😂😂😂

    • @IB_Adam
      @IB_Adam 6 หลายเดือนก่อน

      @@Tamsim3358
      Whatever the Idoor does, the Cagdheer does too!
      It is :”laga bareyba,laga badi “!😁😁.Kidding aside,it’s a mind boggling and scaring to see a geeljire with a cell phone,powered by solar in the middle of nowhere. Allow Sahal.The end is near!

    • @MohamedAli-pk5qv
      @MohamedAli-pk5qv 6 หลายเดือนก่อน

      @@IB_Adammy friend this is awesome next we need them to get some 4wheel bikes 🏍️

  • @omarhussein7242
    @omarhussein7242 6 หลายเดือนก่อน

    Nin ki wuu ba gaadhi la’ayahay 😁😁

  • @2011BARO
    @2011BARO 3 หลายเดือนก่อน

    Carabtu markay geela raacayso wey rakuubsataa, alaabtana wey ku rartaan.

  • @KhadarnuurAxmed
    @KhadarnuurAxmed 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wariye maahan ninkaan ee geel jirahan qisooyin badan ayaa laga waraysan lahaa

  • @dabdheere5724
    @dabdheere5724 6 หลายเดือนก่อน

    Waa dhaqankii awoowgeen geeljire nimadu jeelka danbana waxay geljire Nimda kadhigteen waxla isku caayo
    WARIYAHA waxaan leeyahay khibrad kororsi buu ubaahan yahay

  • @tebiniyotusmo
    @tebiniyotusmo 6 หลายเดือนก่อน +1

    War waaragii geela dhiqijirey cajiib

  • @libannur9756
    @libannur9756 6 หลายเดือนก่อน

    Maris waxaan u aqanaa rakaad

  • @bashiiromar
    @bashiiromar 6 หลายเดือนก่อน

    Geeljiraha sheekadiisa music ga background ka aad ka saartay ayaan lamaqli weeynay . Background music waa lagaabiyaa adigana cirkaad ku dhajisay

  • @bilaladen7752
    @bilaladen7752 6 หลายเดือนก่อน

    Sxp Farax bade waan kusalaamay

  • @Sirad47
    @Sirad47 6 หลายเดือนก่อน

    Ninka reer miyiga ahi caadibuu tallaabsanayaa ka reermagalka ahna marba wuu ordayaa .
    Geeljiruhu waa geesi mulatari ah.

  • @noahD1636
    @noahD1636 6 หลายเดือนก่อน

    Dhawe👍

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 6 หลายเดือนก่อน

    War waa wiil ballo

  • @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn
    @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn 6 หลายเดือนก่อน

    Guuyo😂😂

  • @siciidmaxamuud242
    @siciidmaxamuud242 6 หลายเดือนก่อน

    Qaska dad baa wax kale uyaqaana

  • @aarkamudug4478
    @aarkamudug4478 6 หลายเดือนก่อน

    Well done the camera man.

  • @dontbeblue6
    @dontbeblue6 6 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @libannur9756
    @libannur9756 6 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan wareysiga bixinaya ee geeljiraan ahay leh, shaki ayaa iiga jira geeljire waala noqon karaa adigoo reer magaal ah. Waa nin waxbadan fahansan inuu Yurub ama America kasoo laabtay aan u maleynayaa, mana doonayo inuu kahadlo noloshiisa qaaskaa.

  • @HawoMuhamed-p5z
    @HawoMuhamed-p5z 6 หลายเดือนก่อน

    asc walaale sheekadaan iyo ninkaad waraysanaysidba xiiso waa lahaan lahaayeen lakiin musiig baa dhagaha nooga jabisay ee mar Danbe ha saarin musiiga

  • @Sirad47
    @Sirad47 6 หลายเดือนก่อน

    Muhalaka waa carabi مهلك
    Geel jire waa qayuur. Mulatari.

  • @abdinour8606
    @abdinour8606 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaan xoolahaa inter laga keenay cud o ayuu rabaa geelu

  • @degan4
    @degan4 6 หลายเดือนก่อน

    Muusikada walal ka Saar lama maqlee😊

  • @nimcaangaas4697
    @nimcaangaas4697 6 หลายเดือนก่อน

    Intaan daawanayay laba talo bixin
    Takoobaad wariyuhu isgoo intaasoodhan barnaamijyo soodubijiray inuu kaameedrada soo eego
    Ta 2aad idagoobarnaamijka gudihiisa kujira inuu mega uxidho waa khibrad darada ilaahada haysaa wariyaha

  • @hamzeahmed8813
    @hamzeahmed8813 6 หลายเดือนก่อน

    Ninku waa af tahan xabad ma seegayso

  • @anthonypie9509
    @anthonypie9509 6 หลายเดือนก่อน

    The music on the background🤮🤮

  • @faaizahussein6395
    @faaizahussein6395 6 หลายเดือนก่อน

    Wariyihii wuu daalay geel jiruhuu socdku wuu u bartay lama garo

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 6 หลายเดือนก่อน

    Wixiiba musik baad kuu baa biisay fadlad muusiga iska daa

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 6 หลายเดือนก่อน

    Somalida waxaan kunacay iyaga shala baadiya kayimi ayay misna waxay iska dhigaan qof anan waligii baadiyo arag iyo sheekadii tii orgiga xaniinyaha qabatay ee tiri maba dhiiqaya ee muxuu ahaa iyada oo labari kaliya magaalo joogtay kadibna mayigii kulaabatay😂😂😂 show ofka iga daaya!

    • @degelkhayr
      @degelkhayr 6 หลายเดือนก่อน

      Markaad qofka waraysanayso waa in aad iska dhigto inaadan waligaa arag oo maqal Saad umatasho dadka aad wax ugudbinayso wuu kusaxanyahay wariyuhu inuu jaahil ka'ahaado sheekada geela

  • @Qadafi-
    @Qadafi- 6 หลายเดือนก่อน

    Dadka qurbaha joga sugarta iyo cudurada qaba halkaas ha adana wilkaaa geela la raca 🤣

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 6 หลายเดือนก่อน

    Marka xoolo laguguso darsado wax ladhaha Eereg ,

  • @fowsiyaliiban7266
    @fowsiyaliiban7266 6 หลายเดือนก่อน

    Dagmadaasi waa halkee kutaal

    • @IB_Adam
      @IB_Adam 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waa Gobolka Nogob oo ah Galbeedka dhulka Somaliyed!

  • @bashiiromar
    @bashiiromar 6 หลายเดือนก่อน

    Maxaa waxii roob ahay ee ku da.aayey dhamaan gayiga soomaliyeed meeshan kuma uusan da.in miyaa dhulkaan waa abaar

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dhawe markii af eelaay loo yiraahdo waa dilaa.

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 6 หลายเดือนก่อน

      Af eelaygu ma ad somali baa mise waa af Sawahili

  • @abdullahiqaasim7120
    @abdullahiqaasim7120 6 หลายเดือนก่อน

    Masul aan dawane kadaya heesta xun

  • @cabdirisaaqcali8371
    @cabdirisaaqcali8371 6 หลายเดือนก่อน

    Kan imika kuhaya ma ogaadeenba mise waa isaaq

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 6 หลายเดือนก่อน

      Meeshu waa carro ogadeen

  • @ameenhoussaine2695
    @ameenhoussaine2695 6 หลายเดือนก่อน

    Geelay dhib badnaa !
    Hasha uu niregteeda sugi uu leeyahay Waa guunyo waa gaabano geela kama mid aha , hadde maad arki!

  • @libannur9756
    @libannur9756 6 หลายเดือนก่อน

    M

  • @2011BARO
    @2011BARO 3 หลายเดือนก่อน

    Haddii Awr la gado ,lacagtana bumka biyaha oo soolar ah loo saaro, taangi iyo darar uu ka cabo loo sameeyo, sow ma haboonaan lahayn ?

  • @ibnuibraahimkilaaas2893
    @ibnuibraahimkilaaas2893 6 หลายเดือนก่อน

    Muxuu isku kalsoon yahay rijaal

  • @abdullahiqaasim7120
    @abdullahiqaasim7120 6 หลายเดือนก่อน

    Heestane xuman meeye dawadayaal idin so jiidimaysee

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 6 หลายเดือนก่อน

    Qofkan wax duubayaa badowsanaa waa jaahil waar musiga jooji si codka dabiiciga ah loo dhageysto

  • @abduljama7555
    @abduljama7555 6 หลายเดือนก่อน

    OOL GIDIR WAA GEELJIRE ENGLISH

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 6 หลายเดือนก่อน

      Hhhhh waligayba waan maqlaa

    • @ameenhoussaine2695
      @ameenhoussaine2695 6 หลายเดือนก่อน

      laayaan baa tahyna ku darso, hada waa libaaxii oon biyo ismarin. hhh