Wararka: Shirka Turkiga iyo S/land | Jabuuti | Kenya| Hindiya.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.ค. 2024
  • Wararka: Shirka Turkiga iyo S/land | Jabuuti | Kenya| Hindiya.
    Somaliland iyo dowlada turkiga oo kawada hadlay arimaha aqoonsiga ee Somaliland heshiiska itoobiya iyo shirkii turkiga ku dhex maray somaliya iyo itoobiya.
    dowlada Somaliland ayaa jawaab cad siisay dowlada jabuuti iyada oo dhanka kalena ay soo bandhigtay cadaymo cad oo sheegaya waxay jabuuti ka wado gaheeda ee lidka ku ah qaranimada amniga Somaliland.
    dhanka wararka caalamkana qodoabada aanu wakhtign idin hayno waxa ka mid ah , Isbuurasho ama cidhiidhi ka dhacay Hindiya oo dad badan ku dhinteen, iyo Dibadbaxyo ruxay inta badan magaalooyinka waaweyn ee Kenya

ความคิดเห็น • 10

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 วันที่ผ่านมา

    INSHA ALLAAH GUUL IYO MIDMINO WAARTA JAM.BARAKAYSAN EE SOMALILAND, ILLAAHAW JABI CADAWGA SOMALILAND, ILLAAHAW FASHILI DHAGARAHA AY SOMALEEGAYAAN CADAWYADA SOMALILAND AAAMMMIIIN

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤somaliland Guuuuuuul ❤❤

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 2 วันที่ผ่านมา

    Somaliland guul

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 วันที่ผ่านมา +1

    Sax

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 วันที่ผ่านมา

    Waadigan sariigtee
    Leexadu ku sidatee
    Maxaa luray naftaadii

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 2 วันที่ผ่านมา

    Calanka kamasaxa towxiid Alle wayo qowmaluud nimo iyo la"ilaha ilala ) iskuma iman karan

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t วันที่ผ่านมา

    Waar.turkiga aamin ma.leh waa.munaafaq gumeystaa dadka Kurdiga ee muslinkaa.ayuu xoriyadooda.siin.lahaa
    hadduu.muslimyahay ee.ma.xasuuqern waa daalim ee somaliland ha iska ilaaliso

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 2 วันที่ผ่านมา

    Warya beental somaliland ma'aha dowlad la'oqonsanyay . Beenta iska daaya . Bila abaalba tihin. Jabuuti la"anted somaliland ma nolaanayso.

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 วันที่ผ่านมา

    CALI MARIIXAAN WAA LOUZER MADAXWEYNE KANI WUXUU KA MID YAHAY KUWA BARTA MADOW KU AH XUKUUMADA AAD MADAXWEYNAHA KA TAHAY MAAHA QOF U QALMA XILKA WASAARADA WARFAAFINTA EE AAD U DHIIBANEY WAAYO MAAHA QOF AQOON U LEH MADAXWEYNE WASAARADA WARFAAFINTA KEEN QOF AQOON U LEH SAXAAFADA OO WADANKA KU DIFAACI KARA WAAYO WAXAYNU KU JIRAA WAKHTI ADAG OO WADANKA LAGU SOO DUULEY KANI WAA JAAHIL U HEYSTA IN AY TAHAY MEEL SAWIRO LAGU SOO GALO MADAXWEYNE KAN DHAAFI WASAARADA WARFAAFINTA IYO GOLAHA WASIIRADA AAD XUKUNTO

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 2 วันที่ผ่านมา

      It seems you are FAQASH!!!