DEG DEG Wasiir Fiqi Oo Itoobiya Meel Saaray Iyo Warka Itoobiya Lama Filaan Noqday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.ค. 2024
  • This video is about DEG DEG Wasiir Fiqi Oo Itoobiya Meel Saaray Iyo Warka Itoobiya Lama Filaan Noqday

ความคิดเห็น • 55

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 2 วันที่ผ่านมา +3

    Masha Allah Guul Somalia 🇸🇴

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 2 วันที่ผ่านมา +2

    Guul soomaaliyeed insha Allah, Masha Allah tabaraka Allah wasiir Fiqi waa Geesi aan libiqsan.

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
    @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh 2 วันที่ผ่านมา +3

    Waxaaba qalad ah in badeena laguba wada hadlo cajiib alloow hogaan fiican nasii

  • @KINGSO880
    @KINGSO880 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ma sha Allah ❤

  • @LaandhereDalal
    @LaandhereDalal 2 วันที่ผ่านมา +3

    War ha degdegina walee soomaali maanta la ogaan doona en ney madaxleedahey anigu qaterweyn oo na soo wajahdey baan arkaa madaxweyne xasan aqooyahanadii soomaaliyeed ee difaac qaran muu dirin laskiin faqiyow taariiqda ku xusi hadaad qarankaaga duugto iyo hadaad u hiiliso

  • @user-rk3to8lo6v
    @user-rk3to8lo6v 2 วันที่ผ่านมา +2

    Timirtii Horan dab loowaayay,dhulkii hore meeyay OGADEENYA .

  • @user-wu1bc6jp8k
    @user-wu1bc6jp8k 2 วันที่ผ่านมา +3

    Itoobiya maxaa laga wada hadli, ilaa itooboya heshiiskaas kalaabato yaan laisku imaan waligeed, itoobiya dhul ayay naga haysataa, bad miyaan ugu daraynaa, marna yaan lagu fikrin arinkaas, saxiix dawlada federalka ah ayay rabtaa itoobiya oo badaas kuxalaalsato..

  • @hawoali120
    @hawoali120 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaa Allah badenu becmahan ❤❤❤

  • @TahlilMohamed-qq6nt
    @TahlilMohamed-qq6nt 2 วันที่ผ่านมา +1

    Indoor wagaash iyo kufriga wacad alaa uyaale waa duul walaala ah ilaa waga aqiro alaha u naxariisto s y abdule xasane

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 วันที่ผ่านมา

    Maasha Allah waan guuleysaneynaa hadaan soomali nahey. Rajiimka waalaga hortagaa

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 2 วันที่ผ่านมา +1

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar ☝️☝️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥲🎇🤲🎇🎇🎇👑👑👑

  • @jamesblack2577
    @jamesblack2577 2 วันที่ผ่านมา

    Good job lads

  • @Sarta100
    @Sarta100 2 วันที่ผ่านมา +2

    Soomaali taako bixinaysa dhul.maaha calanka iyo dhulka iyo bada ka kaftamimayno waayo yaa la tirtiraa muuse majnuun bal iswaal ama caytan lama huraan waa inaa ku soo laabato soomaali bal xabashi wax haku siiyo ama walaal hakuu noqdo xabashi soomaali ogol maleh waqooyi ama koonfur.taako cid bixin kartaa maleh. Waa ka toogan.

  • @abdiissa8347
    @abdiissa8347 วันที่ผ่านมา

    Wasiir Fiqi Waa wiil Soomaalinimaddu ku weyn tahay. Waan aqaan Sudan baan ku aqaanay, markii aanu ardayda ahayn. Xabashi marka loo eego wasiir Faqi waa Soomaali go,aankeedii oo dhan. Allaha garabkaaga ha galo..,.Guuleyso.

  • @hhmdasuna8290
    @hhmdasuna8290 2 วันที่ผ่านมา

  • @siradm
    @siradm วันที่ผ่านมา

    Soomaaliya shuruud deedu waxay ahayd in aanay wax wada hadal ah galaynin, oo hor fadhiisanaynin Itoobiya ilaa ay heshiiski riyada ahaa ka laabtaan. Waa ku ammaanaynaa dowladda gaar ahaan wasiir Fiqi

  • @HalimaKulmiye-gr9xn
    @HalimaKulmiye-gr9xn วันที่ผ่านมา

    Fiqi waa libaax

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 วันที่ผ่านมา

    war fiqi waa khatar Saylac ayuu kabadalay oo hobyo u badalay waa nin mowqif leh uu ka kacsaday somaliland tolkina legacy ayu ugatagayaa hobyo mashallah good job !!!!!!

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah วันที่ผ่านมา

    Guul iyo gobanimo

  • @ashaadan5297
    @ashaadan5297 วันที่ผ่านมา

    Asc walee aakhiraa war jiraa xagee joogtay eedo markii shaqaalihii dawlada kuwii isaaqa ahaa la xasuuqay kuwii beelaha kalena la hubeeyey ee la yidh isdifaaca ilaahay hortiisa ayaa lagu lagu kala bixi ee maalitaa dulmiga looyar u noqda oo difaaca

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 วันที่ผ่านมา

    Sheekadu Waa camas’s iyo israaiil isma arkaan

  • @ArarsehDjidheh
    @ArarsehDjidheh 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itootiya waxaaydonaaysaa inaaysii asduraan ugabaaxdo xeeshiisga muse bixii somaliyanaa inaay siiqawaan ugafayday donaysaa siidaqawanay udamacday inay uyaadna uqawiso

  • @XuseenMaxamed-sb4op
    @XuseenMaxamed-sb4op 2 วันที่ผ่านมา

    Cagdheerey.bad.yeesha.aadka.sheekeesaan.s.laand.badeeda.waykiraysay.maxaa.idiiinka..caba.

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bada iyo dhulka soomaaplidu gorgortan ma gali karo. Hadii taasi dhacdo oo itoobiya laga yeelo soomaali way u dhamaatay meel ay joogtaba. Jinni aadan bixin karayn looma yeedho.

  • @shukrimohammed1015
    @shukrimohammed1015 วันที่ผ่านมา

    Itoobiya mucaaradkii gudaheeda ku jiray baay la heshiin waaysay taas oo tusaale kuugu filan in aay yahuud yihiin oo heshiis aay galaan aay fulineeynin marka waligeen yahuud lama heshiineeyno

  • @user-td8tn5mt9t
    @user-td8tn5mt9t 2 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkk

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 วันที่ผ่านมา

    Been baad sheegaysaa
    Ogaadeen baa ugu badnaa

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 2 วันที่ผ่านมา

    Kani kacaankii buu u barooranayaa miyaa ?

  • @fahmyyacin
    @fahmyyacin 2 วันที่ผ่านมา

    What a lair beenale darood ayay ahaa yeen boqolkiiba 65 kacaanku...

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 2 วันที่ผ่านมา

    Adeer dadkan aad ka waramaysaa way kaaga aqoon badan yihiin koonfur siyaasiyiinta koonfurtu waxa is haystaan inay kalidood somali yihiin dadka iyo dalkana leyihiin lakiin waxanu tusaynaa inaanay cir dhul dad iyo bad midna waxba ka ahayn waa dad aqoon gaaban haday khasab nagu muquunin karaan waa sax haday calling leeyihiin 33 sano way fahmi wayeen dadkii waqooyiga ha ku meraystaan harti iyo qabiilooyin iyagoo midnimo doonaya dadkana kala soocaya waxay faidaan ayay leyihiin

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui 2 วันที่ผ่านมา

    MD XASSAN SHEIK oromo iska saara, oo furunta soo xiidha oo diigtonada dhamaan.

  • @jiirayub8719
    @jiirayub8719 วันที่ผ่านมา

    Waziir fiqi nooloow,Ethiopia is our enemy ogadenia ineey ku darsato ayeey rabtaa badeena

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 2 วันที่ผ่านมา

    Labadii ciyaal iska qosla.😂😂😂 waa fadhi ku dirir ooyaa cag

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 2 วันที่ผ่านมา

    BAL BAHALKAN DHAAN DHAANKA AH EE WAX LA WAYDIINAYO BAL EEGA EE KA SHEEKAYNAYA RABITAANKIISA KAN KALANA QOSOLKA KU WAASHAY EE U MARXABAYNAYA EE ARAGTIDOODA KU FARAXSAN

  • @abdulrahmanmohamed9032
    @abdulrahmanmohamed9032 2 วันที่ผ่านมา

    Faqash

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 วันที่ผ่านมา

    Ethiopianka waa been socota waxaa ugu been badan kan wasiirka dibedda. Shalay waxuu tabinaayay oo jaraaidkooda ku qoray inaaney jirin wax shir iyo wada hadal ah. Haddana waxeey ku hadleen waxaan waxba ka jirin oo shirka meel fiican buu noo marayaa. Mana ka noqoneeyno heshiiska Omu .waxana rajeeyneynaa ineey arrintu si nabad ah ku dhamaandoonto.

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi วันที่ผ่านมา

    Faqi waa ku kal soonahay

  • @djamabouh7470
    @djamabouh7470 2 วันที่ผ่านมา

    2 kalaa foog weeyaan somaliya iyo etihobya

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 วันที่ผ่านมา

    Jooji beenta isaaq ugu ma badnayn.
    Anagaa joognay nimanka hargeysa wax ku gumaadi jiray ogaadeen bay ahaayeen.
    Hadaad shalay dhalatay anagaa u soo joognay yaa catiiq

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 วันที่ผ่านมา

    Itoobiya waa burburtay ee in dagaal ku qaadno

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv วันที่ผ่านมา

    Somaliya waxbey qariney saa waxaa jirey warsa xafaded qaahira oo marki laga soqabtey halkas mogdisho Afhayeenkii madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud rali gelin ayu bixiyey kadibna qaahira Masar aad bey uga xanaqdey kadibna somali raligelinbey Masar Qaahira sisey kadib halkaas waxaa kabilowdey dagaalkii Ethiopian iyo Somaliya runta rabigaa jecel

  • @ayandahirmohamed1188
    @ayandahirmohamed1188 2 วันที่ผ่านมา

    Alla been bada illahay cadab kugu tue

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hahaha ethiopia iyagoo aan labadii wafdi is hor imaanin ayey beenka sheegayaan maxaad umalayn haddii ay is hor fadhiistaan waxay qoran lahaayeen warqad lagu siiyey oo sixiixan oo been abuur ah !!!???

  • @user-qk5hd9su6d
    @user-qk5hd9su6d 2 วันที่ผ่านมา

    Been baad ku sheekeenaysaa Faqashtu Daarood iyo Hawiye 98% aya ahaa 2% kale inta kale oo Reer Sheikh Isaxaaq ka mid ahayd . Ta kale Faqashtu Reer waqoyi inta ay u geysatay cid u geysatay ma jirto

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 2 วันที่ผ่านมา

      Amxaro mise omoro adiga mida kale hawiye daarood waa daad landere adiga wxa tahay amxaro iyo oromo abagahada

    • @user-qk5hd9su6d
      @user-qk5hd9su6d วันที่ผ่านมา

      @@user-gl2go3kp6s
      Reer Sheikh Isaxaaq waa Reer Qureysh
      Oromo iyo Amxaar waa xulufo aan rabno in aan la galno

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s วันที่ผ่านมา

      Koley hada amxaro tahin somaliya wa ka bax deyn wayo dawan waa laga sara kowa naceb ku jiro argxiso snm walhi beyn mah hadal ku dahayo snm argixiso waa is ku mid aniga nin militiri ahay wili xog dalka somaliya danab wxan rabna ina qawano dawan awadal

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s วันที่ผ่านมา

      Isaq somaliya dalad mah wa bon boo dalay ama madhiman midgan ama tumalo ama yaxir wayo wxa weye qawilo badan shek tan marka wa wacel isaq carab diir irirsamale israel oromo hada waa amxaro marka dalad ma tihin bonta somaliya tihin

    • @user-qk5hd9su6d
      @user-qk5hd9su6d วันที่ผ่านมา

      @@user-gl2go3kp6s
      Waxaa Muse Biixi ayaa iska dhaha oo ku raadiya kursi laakin Hawiye nasab maha dhaqanka xun ayaa ku garataa ee Xamar laga yaqaan

  • @user-lh7zy8qh9w
    @user-lh7zy8qh9w 2 วันที่ผ่านมา

    Waar horta maqosol iyo riwaYad ayaad ka dhigataN

  • @angel67ball51
    @angel67ball51 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xaley ceeb baa dhacdey xasan beenloow wuxuu yiri la isma arag hadan turkigaa soo saarey iyagoo wada jooga somaliya iyo Ethopia see ula fariistaan nin badaada raba xasan waa fuley daciif ah halaga qabto wadanka

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 2 วันที่ผ่านมา

    Kkk waa loo darsaday dawladii m siyaad Bare inkasto ogaadeen iyo mj dumiyeen dad kala ku faana

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 2 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay baa ka bad baadshay Ina Fiqi xaarkuu rabay Xasan Caga Ku Xaare inuu lugaha u geliyo malaha lugaha gaagaaban baa bad baadshay. Sidii C.C.Shakuur intii wax soo saxiix la dhahay oo dambiga dusha uu uga saaray Shariif Biijoole oo markii dambe oo la yiri saxiixii C.C.Shakuur ayaa bada Soomaaliya bad baadshay waa tuu Biijoole yiri anigaa MD ahaa

  • @farahahmed9555
    @farahahmed9555 2 วันที่ผ่านมา

    fiqi ha lagu bedelo xassan