120 Milyan Oo Ethiopian Gaajoonayaa halkaa fadhiya, 20 Milyan Oo Kugu Soo Jaba ayaa Kugu Filan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 มิ.ย. 2024
  • "120 Milyan Oo Ethiopian Gaajoonayaa halkaa fadhiya, 20 Milyan Oo Kugu Soo Jaba ayaa Kugu Filan" - Sheekadii Dhexmartay Axmed Yuusuf Yaasiin iyo Madaxweynihii hore ee Malaysia
    *** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos **
    / @hargeisatoday
    #ShopwithTH-cam

ความคิดเห็น • 24

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 26 วันที่ผ่านมา +5

    Somaliland Midnimo, Qaranimo. Cadow ha ka raacin dadka iyo dalka

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 26 วันที่ผ่านมา +4

    Wadani, Ciro, Gudcur Gude, Cabdirisaaq Khaliif, Somalia 🇸🇴, Xirsi iyo Ictisaam Milyan Jeer Cadaabta ha ku Gubtaan. Dalka Cadow Dibadeed ayay u soo raaceen. Shab ahaan dalka iyo ta Ceerigaabo oo taagan Walaahi waanu u dhimanaynaa.

    • @bilana289
      @bilana289 26 วันที่ผ่านมา

      Isku bax habaar hoostiisa ma dhaafo yaahu

  • @Khalid-dc4dh
    @Khalid-dc4dh 5 วันที่ผ่านมา

    Axmedoow warkàa fiican waad lahabsaantaye adeer buug qor loo aayo talo waa u baahanahye

  • @xamarimohamed9080
    @xamarimohamed9080 25 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah axmed yuusuf yaasiin Waa sidii looga bahna yahan madaxda so/land.

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 25 วันที่ผ่านมา

    Mshaa allah ex mw waa wx badan Ayuu kashekeeyey

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h 8 วันที่ผ่านมา

    Ina biixi sawdigan

  • @abdirahmanhassan4710
    @abdirahmanhassan4710 24 วันที่ผ่านมา

    Waxaan ku xasuustaa Ex- m/ku xigeen
    Axmed yuusuf yaasiin
    Walaalayaa dalkii waynu dhisnay lkn dadkii ayaa u baahan in la dhiso

  • @maxamedsamter4185
    @maxamedsamter4185 26 วันที่ผ่านมา

    Ina yuusuf yaasiin wuu dardaarmay

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 26 วันที่ผ่านมา +3

    Ciro waa Cadow. Maanta Ceerigaabo ayaa taagan oo Cadowgu ku soo socdaa. Car Ciro ha nala difaaco Ceerigaabo. Waxaabu Doonayaa in Cabdirisaaq Khaliif iyo Huwan ka taliyaan Ceerigaabo. Dhicimayso

    • @bilana289
      @bilana289 26 วันที่ผ่านมา

      Maxaad difaacaysa xaaryahow adiga iyo muuse saqajaan waali ayaa meesha ku haysaan🤮

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 23 วันที่ผ่านมา

    120 milyan ee Ethiopian ka gaajoonaya idoor baa ka mid ah , isha Allah idoor iyo xabashi way jabi doonaan dhulka somali baa ku hadhi.

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg 9 วันที่ผ่านมา

    Wali lama arag cidaan hanti haysan oo hanti aad haysato laga siiyo sheer wadan sabool in bada la siiyo waa khalad taas ruux mooda inay faa iido laga helayo waa beenaale

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 26 วันที่ผ่านมา

    Beenta iyo Cabdisa ummada kala joogsada

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 26 วันที่ผ่านมา

      naa dhilooy maxaa na kaa daba dhigay cabsi la haanee

    • @faisalosman9906
      @faisalosman9906 26 วันที่ผ่านมา

      @@user-sz7sn2rv9r Aqoon darro waa iimaan la’aan af xumana waa akh laaq la’aan

  • @alijama6723
    @alijama6723 26 วันที่ผ่านมา

    Sodon iyo laba sano murqaan laan waxaa say isugu sheekanayaa xataa cabsi ay xabashi kaqabaan ayay isugu dhiibeen somaliday u xiniinyo buur buuran yihiin bal ninkaa weeyni wuxuu ugu sheekay nayo eega

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 26 วันที่ผ่านมา

      Murqaanu waa qaad idinkana idin barnay laga barayba laga badi huuro wayne maxaanu kaaga tagnay hadaanu jaad kii ku barnay kkkkkkkkk

  • @mohamedomer5061
    @mohamedomer5061 26 วันที่ผ่านมา

    Badhi badhi caqli uma korfhin ha iska tororogleeyo.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 26 วันที่ผ่านมา +1

      Maxamed labeeb siil siil kkkkkkkkkkk

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 26 วันที่ผ่านมา

    Ay ay dhalay tuuuugiii xirsi xaashi

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 26 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliland Midnimo, Qaranimo. Cadow ha ka raacin dadka iyo dalka

    • @bilana289
      @bilana289 26 วันที่ผ่านมา

      Cadawga gudaha iyo dibadu waa muuse iyo taageerayashisa