Asc nacima qurux walhi waa na qurxisay kabysha aan ka faidnay iyo wax badan oo soo kobi karin alha ku qurxiyo akhiro iyo adun guriga awlda alha ku barakeyo jizakalah ukhti 👍👍👍🌹🌹🌹🌹🙏🙏🙏👍👍👍
Wcs maashaAllaah aad ayaad u mahadsan-tahay. Middaan rabo waa taas inaan wada qurxanaano, aamiin ducada Allaha ii aqbalo, adigana ajir Allaha kaa siyo walaal aamiin.!
Masha allah abayo cilmigad baratay oo Noga faidaysay allaha ka abalmariyo jizakumulah khayran Eid mubarak adiga iyo family ku Eida cafimad San Aamiin ya rabi 🤲
Abaayo qaaliyeey armaad jannadii illaahay igu gashaa, Illaahay ha kuu kaso in aad jannada gashee, Abaayo jilbaha xanuunkooda kama hurdi karo, Abaayo ii sheeg saliida aadka ugu fiican alle weyne ha ku xafidee alle ayaa daawo lahe waan dadaaleynaaye qalbiyeey, ii soo sheega.
xbti anigu sidada ayaa inta badan i xanuunan waxan ku roonada biyo diran ayaan ku qubaysta ka bacdi waxan mariya saliid seytuun wabi roonadan ee isku eegxiligad seexanayso
Aniga ugu horeyo maanta cajiib waa ku salaamay walaashay alle haku barakeeyo
Wcs walaal waad mahadsan-tahay
@@adigaisahaaw
Asc wr wb
Wllo Aad baad u Mahadsan tahay Howsha weyn oo aad u Haysid Iyo Waanada Umada Soomaaliyeed Khayr badan Allaah swt haka siiyo kuna Xafido kuna Barakeeyo Adiga iyo Reerkaaga Awlaadada Walaalahaga ehelkaaga inta jeceshay idinkuna Bishareyo Jannatul Fardawsa Allaahuma Aamiin
Wllo Borsokaldo Af Soomaali weeye waxaana jeclahay in ay ka timi talyaani Balse wax kale oo lo yaqaan ma Arag
Walal dawada jilba xanuun magaceeda soo qor
00
Asc maanshaallah allaha idin barakeeyo adiga reerkaga aamiin yaa rabi❤🧡💛💚💙
Aamiin yaa rabbi, mahadsanid!
Walaley ma fcnthy
Adiga iyo dhan reerka o dhan
Alxmdu lilaah
Maashaa Allah abayo naciimo ilaahay ha kuxiftiyo aduun iyo aakharo
Jazaa kallaah. Walaasheen Naciimo
Ilaahay haku barakeeyo adiga iyo dadkaaga dhamaan
Mshallaah tabaarakallaah Rabi ha ku xifdio marwalba Ukhtifillaah, 💯❤️❤️❤️💯 xaqa Walidken fudeyd mahan, Jzklh Kheir
Asc nacima qurux walhi waa na qurxisay kabysha aan ka faidnay iyo wax badan oo soo kobi karin alha ku qurxiyo akhiro iyo adun guriga awlda alha ku barakeyo jizakalah ukhti 👍👍👍🌹🌹🌹🌹🙏🙏🙏👍👍👍
Wcs maashaAllaah aad ayaad u mahadsan-tahay. Middaan rabo waa taas inaan wada qurxanaano, aamiin ducada Allaha ii aqbalo, adigana ajir Allaha kaa siyo walaal aamiin.!
Maashaa Allah gabar cilmi maadi leh cilmi diini leh aad baan ugu faraxsanahay. Hore usoco alaha ku guuleeyo.
Asc drs xagee laga helaa saliida jilbaha magaceeda ii sheg mahadanid
Masha alaah jasaka laahu kheyr
shukran ya naima igu magac ayad tahay Sister jzk.
Masha allah abayo cilmigad baratay oo Noga faidaysay allaha ka abalmariyo jizakumulah khayran Eid mubarak adiga iyo family ku Eida cafimad San Aamiin ya rabi 🤲
Walshey waxan isticmalla shaaha garaaran
MaanshaAllaah Tabaarakallaah Allaah Yaxfidaka Jazaakallaah kheyran
ASC masha Allah shukran😍🥰❤️
ASC Salida magaceda jazakallah
Asc walaal masha Allah waad mahadsantahay ajir iyo xasanad Allaha ka siiyo wanadada.
masha allh wallo shukrn❤❤❤
Maashaa Allah jizaakillaah kheyr abaayo
Mansha Allaah Tabarakalaa👍💖💖💖
Msh allh wll qaali saliida magaceda iisoo sheeg allha kuxifdiyo
jazakalah kheyr nacima xiii mubaarak ku cida nabad iyo cafimaad adiga iyo familkaga qeyr aan idiin dhaafay
Wcs walaal shukran ciid wanaagsan sidoo kalle!
Masha Allaah Tabarakalaah Wllo
ASC ABAYO MAGACA BOORSO KAALDO AF TALYANI WAAYE MAGAC AF SOMALI MALAHA
Ilaahoow unaxariiso waalidkeena iyo muslimiinta dhan
جزاك الله خيرا
MASHALAH MASHALAH ilahaay hakuxafiido walashaay nacimo
Walaal Nacìimo.waan ku salaamay waxan degganahay Leicester UK waxan u baahnay saliida jilbo xanuunka xagee ka hela iyo magaceeda
mash allah naciima jasaka allah qaali ❤❤❤
Manshalah abaayo quruxey
Masha Allah naciima abayo jazakallah
Wax badan ayan ka faidey casharkan ❤❤❤
Asc,abaayo waxaan ku weydinaa magaciisa midday lsgu buufinaayo jilibka xagge laga helaa.
Mansha allah
Mahadsanid xabibti
Ciid wanaagsan abyo jasaakallaah ilaahay hakaa ajarsiiyo
Ciid mubarak walaal.
Jizaa ka Allah kheyr walaasheey Boorso kaaldo waa talyaani soomaaliya waa laga helaa
Asc walal waxan joga nairobi saliida magaveed walal khayr allah haku siiyo
Asc naciima walalay faraha facmah iqaloocday waxay iigu sheejen wax kadhaha atrs wa waxkamid ah rumatismada jisakalaah khayr
حبيبتي نعيمة💖💖💖 ciid wanagsan 🎊🎁🎉🎉🎉🎈🎈🎈
Ciid mubarak walaal!
Wcsww abayo Jazakallahu qeer mcnto slle hakubarakeyo adika iyo familkaaka aamin aamin
Ok i got it jazzakallalhkair.
ASC abayo nicimo dawada magaceed iyo mesha laga helo iso sheg mahad sanid
Abaayo saliida magaceed noo soosheeg
Maashaa alaah walashey qaali waxaad noo daah furtaa mar walba wax naga qarsoon saliudan gurigeyga wey taaley waxna laguma faleyn lakiin caawa dahab bey noqotey markii aan daawadey faiidooyinkeda jasakumulaah kheyr walashey qaali I LOVE YOU
waleel dawada magaceeda isoo sheega waad mahadsan tihiin
Ciid Mubarak 🥰 wllo Saliida magaceed mahadsanid
Shukran walaal dhabarka ixanuniya wanmarsan
Masha Allah wa dawa FICAn ee magaced abayo south Africa malaga hela ama muqdisho jisa kalah
Xabiibti sawirkeeda ama magaceeda noosoo sheeg shukran
Walaashay Anna jananka iibooqo
Abooyo show me the name products please.
Asc maamo waxad noosharaxdaa saliida lugu luqluqdo ama ilkaha lugu daweeyo oil pulling adigoo mahadsan
Walaaley salida magaceeda noo soo sheeg adoo mahadsan
Magaceedu waa (CASTOR OIL) lkn anigu wili ma helin waana uahanahay
Asc abaayo dawada magaceed noo soo sheeg mahadsanid
That product you talking about please sister.
Abaayo qaaliyeey armaad jannadii illaahay igu gashaa,
Illaahay ha kuu kaso in aad jannada gashee,
Abaayo jilbaha xanuunkooda kama hurdi karo,
Abaayo ii sheeg saliida aadka ugu fiican alle weyne ha ku xafidee alle ayaa daawo lahe waan dadaaleynaaye qalbiyeey,
ii soo sheega.
xbti anigu sidada ayaa inta badan i xanuunan waxan ku roonada biyo diran ayaan ku qubaysta ka bacdi waxan mariya saliid seytuun wabi roonadan ee isku eegxiligad seexanayso
asc walashey jisaakalahu kheyra xagee laga helaa saliidaas
Seydal (kharwac)
Ok sister what is name of the oil is hard to see .
Asc abyo maanta iigu kaa horaysay
Allha ku barakeeyo wax badan ban ka faiday
Waxad igu caawisaa daawada jilba xanuunka xagee laga helaa iyo magaceeda
Masha allaah beautiful
Mash allah niciimo
Boorso kaldo markaan arkay waa qoslay waxaan dhahay ani maa ii jeeday hadaanba isticmaalaayay aniga ayaantaan maba seexdo la aanteed maanshaa allaah
Salaan kadib
Suaal
Boorsa kaldo Waa talyaani soomaali badanaa quda talyaani bey ku hadashaa iyo hindida Waa isku qas afkeena maasha alaahu ascww
Asc abyo manta iigu horaysa barnamijkaga allha ku barakeeyo
Wax badan ban ka fahmay
Waxad iigu cawisaa dawada jilba xanuinka halkee kehelaa iyo magaceeda
Mashallah jazakallahu khar ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🙏🏼😔😔
Inte kaheli kare abyo salide isoqor
Ascww abaayo ciidul mubaarag abaayo ilaah dartiisa kuu jeclahay maasha alaahu abaayo horo u soco hamigaada waad gaari insha alaahu ascww
Maryama jazaakaAllaah qeer, ciid wanaagsan, Ilaaheey haku jeclaado shukran!
Mislika yaa xabiibtii ciid mubaarag caleynaa wacaloosha alaha hana aqbalo camaasha aduunyo iyo mida aaqiro hanootuusiyo yaa rabi aaamiiin aaamiiin yaarabi
Asc abaayo mahadsanid
Abayo Qarwac waa af carabi af somali maaha
salida loska soow mahiin? afka Hooyo
Mashaallaah laa quwata ilaa bilaah
Walaashay saliida magaceeda noo sheeg?
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
abyo saliida jilba xanuuka malaga helaa soomaali macagadeeda noo sheeg saliida abyo
Cinjir waa somali Boorso kaldo waa TALYANI
Eid Mubarak niciimo wadmahafsan tahay sida aad nodaweysay lakin waxan ku weydinaya salida magaceda iisoo kor walal naciimo jazz ku xafido
BOORSO KAALDO
Qarbad ayaa ladha haa xbbti
Asc mansha alah
Ciid wanaagsan
Mansh Allah abaayo quruxey
Waa Talyani
Mahadsanid walal
Maasha Allh mcnto
Waa saxa waa borso kaaldo
Waxa aanka soo qaadanay
Talyaani waa somaliyeenay
saliida magaceed?
Salida magaceed a soosheeg
Asc naciimo saliida jilbaha magaceed
Asc wllo saliida magaced nooshag
What is the name of the oil walaal please
Asc walal guuleyso horay usoco viva
Borsa caldo waa taliyani ( micneheeda waa borsadii kululeed
Asc abayo waa mahad santahay waxan qabaa jilba xanuun daran iisheeg saliida magaceeda
Waa saliida cad oo caloosha lagu bixiyo english waxaa lagu dhahaa castor oil somaali waxaan ku maqlay olyo in lagu dhoho.
Asc walaashay salida iyo daawada magacooda noo soo qor
Walalo magaca soo qor si aan u raadsado mahad sanid
Waxaa.ladhahaa.sisibad.abaayo
Muuqaalka kle oo ka horreyey ma arko meeshan isoo dhig link abayo
Asc naciimo wad mahadsantahay
Xabiibti qosolkada qosol uu iga keens
❤
Laakiin walaalo maad camirada inoogu soo dhoweysid si fiican aan u aragne waxa ku qoran daawooyinka
Ciid wanagsan
Ciid wanaagsan walaal!
Asc mama salidan inte lagahel I.a iso jawab habo hada farintey aragto shukran habo😚🥰🥰🥰
Halima daawo labada muuqaal ee aan kasoo duubay, magaca iyo meelahaad kaheli kartid meeshaan kuxusay. MAHADSANID!
Waxa layidhaahaa sisibad