Maxaa ka taqaanaa Taariikhda Banaadiriga "Wariye Abdisalaan Hereri"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 170

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 5 หลายเดือนก่อน +10

    I always love to watch my cousin's Mr. Abdisalaam Hereri,s clips which touch on many fields. Mashallah! May Allah bless him thru and thru.

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 4 หลายเดือนก่อน

      "My cousin" lol idoor will always bring Qabyaaladd no matter what.

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 5 หลายเดือนก่อน +4

    Maasha Allah ❤️ Walaalkey Professor Maxamed Abukar

  • @anfahnoor9054
    @anfahnoor9054 3 หลายเดือนก่อน +1

    Unukaa Leh ileen umad badan ba ku dhib qaba allow Somali xaq tus Ameen

    • @sundusmohamed3151
      @sundusmohamed3151 21 วันที่ผ่านมา +1

      Unukaaa leh qaxooti miyaaa u maleeysaaa waa dadka iska leh deagaan ee dadkaaan qaxootiga ah ee carabka sheegta ee dhaha somali anaga maahin laakin somaliga dhabta ah waa unukaa leh

  • @farahmohamed4492
    @farahmohamed4492 5 หลายเดือนก่อน +19

    Masha'allah Professor Mohamed Abukar waxuu ka mid ahaa aasaasayaasha Utaanga Banaadiri.
    Qowmiyada Banaadirga waa dadkii asal ahaah lahaa caasimada Xamar.

    • @abdallamaxamad
      @abdallamaxamad 5 หลายเดือนก่อน +1

      Qowmiyad maaha ee waa qabiil somalia

    • @mahadmahamoud5261
      @mahadmahamoud5261 5 หลายเดือนก่อน

      Dalka Soomaaliya hal Qomiyad ah oo Soomaali ah baa ka jorta.
      Kala dooro inaad tahay Soomaali ama ajnami.
      Hadii aad tahay ajnami dalka waxaad ku joogi kartaa ciqaamad.

    • @ZahraHAli-wt2gm
      @ZahraHAli-wt2gm 5 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkkk
      Haduu Xamar leeyahay maxaa Qoowmiyad ka dhigay,
      Maxaase Carwadda gaarka loo siiyay.kkk

    • @ZahraHAli-wt2gm
      @ZahraHAli-wt2gm 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdallamaxamad
      Adiga miyaa u dhahaya,
      Isagii ayaaba isu yaqaan inuusan Asal Somali ahayn,

    • @G112-s2p
      @G112-s2p 4 หลายเดือนก่อน

      banaadir waa gobol waxana ku nool somali iyo inyar oo india ip persia laga keenay qarnigii 18 bartankisii qayb adoonimo loo kenay iyo qayb yar oo doontu kasoo luntay . waxa qurux badan inad somalida ku dhex jirto . qowmiyad ma tihid somali baad ku hadashan waxad

  • @salmanmohamed-ld3tv
    @salmanmohamed-ld3tv 5 หลายเดือนก่อน +3

    Pro Mohamed Abukar Hussein
    Masha Allah

  • @FahmoNuur-f2j
    @FahmoNuur-f2j 5 หลายเดือนก่อน +2

    Comantika ayaa aqriyay wallhi banaadirika in lajaclyahy ayaa ii sobaxday❤❤❤

  • @Abdirahhman
    @Abdirahhman 4 หลายเดือนก่อน +1

    Banaadiri waa dad wanaagsan

  • @Gacaliye_studio1
    @Gacaliye_studio1 5 หลายเดือนก่อน +5

    Cabdisalaan Harare wariye sare❤

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 5 หลายเดือนก่อน +2

    👋 Weriye C/Salaan Hereri &Professor Max,d.

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 5 หลายเดือนก่อน +2

    m.a mhdsnid professor

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 3 หลายเดือนก่อน

    Waa runtiis oo dad aan Benadir taariikh ku lahayn baa waxay leeyihiin ”unukaa leh”.

  • @cabdixafiidcabdullaahi
    @cabdixafiidcabdullaahi 5 หลายเดือนก่อน

    Utaanga banaadiri waan joogi jiray maraykan na dadkii halkaas joogay mawada qaadin caruur aan qaangaar ahayn & dumar ayay dalbanjireen danaha maraykan cidday kuwataan ma'ahane cidkale lamawadin

  • @suheibnoor5344
    @suheibnoor5344 5 หลายเดือนก่อน +7

    Somali 11000 sano kahor waa jirtay waxaan eheen the land of punt

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 5 หลายเดือนก่อน

      Adiga waxaa tahay daarood dool oo doon ku yimid...

    • @Ali-kv7cr
      @Ali-kv7cr 4 หลายเดือนก่อน

      Adiguna waxaad tahay mooriyaan bililiqo u taagan​@@IRIR-SAMAALE_114

    • @cheyyene
      @cheyyene 4 หลายเดือนก่อน

      War hanoo gefin, dadkii Xurmada iyo Sharafta ayaanu nahey ee, Dhulka ugu weyn Soomaalida.

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 4 หลายเดือนก่อน

      @@IRIR-SAMAALE_114 Daarood will always rule you and your whole fake urur Samaale group.

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 4 หลายเดือนก่อน

      @@Cici_mimi Haddii aad wax xukumi kartid maxaa kugu shubay 1991kii xerooyinkii otanga, dhagaxleey iyo dhadhaab oo aad dabada u jeedisay...
      Isku xishoo oo inaad xukun ka hadashid maaha...
      AAbe IRIR SAMAALE ma aha nin doon ku yimid sida adiga oo kale, ee yementaadii iyo shaqadii aad ka soo dhuumatay u noqo hana dhibin..hhh

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 5 หลายเดือนก่อน

    GEEIYADA liyu Boolisku shacabka guul

  • @ZahraHAli-wt2gm
    @ZahraHAli-wt2gm 5 หลายเดือนก่อน

    Prof Mohamed Abuukar.
    Sida deegaankiinna ku cad waxaa tihiin dad soo qaxay oo Asalkoodii ka yimid sabab kasta ha noqotee, oo Doomihii keenay ag degey,
    Waa sababta leydiinka badan yahay,
    ▪️Dad iyo Duunyaba.
    🔹Gumeestahana isfaham baa kaala dhexeeyay,
    Cidda igu salaan

  • @ilhan02aziiz56
    @ilhan02aziiz56 5 หลายเดือนก่อน +5

    Ninkan dad iska celi iyo Allah ka’baq. meel mawada galan Muqdisho waa caasumada ugu weyn Africa 1000 kun sano kabadan casumad aheyd kabe Yemeni thy iyo qaar kalo badan xishoo GIbil cad

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 5 หลายเดือนก่อน +1

      👍👍👍😊❤🎉

    • @MrSahaldon
      @MrSahaldon 5 หลายเดือนก่อน

      th-cam.com/video/nbEiqdNVL1I/w-d-xo.htmlsi=J3QIXhxF87OJ7gCP

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 4 หลายเดือนก่อน

      Maxaa ka qaladan muqdisha iygaa aasasey kaga soo horey laba goodle marka xamar banaakeda xoolaha ku raacaysey labo goodle ashahado 😂😂😂

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@nasriina12345 marti edeb leh noqda xoolaha waa hanti ilaahay igu nicmeeyay adoomadiisa quraanka ilaahay nimcoolayda aalagu yiri dhukla dadki lahaa aa leh ama xoolo ha raacaan ama beero ha fashaan

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr 4 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@nasriina12345walaal lama goodle wax u sheeg, inay ugaandhees yihiin usheeg. Daaroodba badda ayuu ka yimid, waane ka ilbaxsan yahay Qadaad weyne oo gibil cad iyo carab ciil uma qabo. Qadaad weyne wuxuu hilmaami la'yahay Nuuryadii lugaha loo mari jiray!!

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waligay banaadiri warsheekh dagan ma arkin muqdisho marko kismaayo intaas ayey dagan yihiin

    • @knowyourhistory6242
      @knowyourhistory6242 4 หลายเดือนก่อน

      Magaca warshiekh maxaa waye? Sheikh banadiri ayaa lagu magac daray warta sheikha al sheikh mihdar tariikhda soo baro.

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waan xiligii utawnga banaadiri
    Waan xasuustaa 1996

  • @asha3777
    @asha3777 5 หลายเดือนก่อน +3

    Haduu yimid Banaadir, dadku ugu yimid ayaay ahaayeen.

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih 5 หลายเดือนก่อน

      Waa kala hadlayaa taariikh gacan ku rimis ah ayuu rabaa

    • @abdirisaqhaji256
      @abdirisaqhaji256 5 หลายเดือนก่อน

      @@II-vd4ih hada firiso magacyada banaadir xamar muqdisho waa magacyo somali shuqul ku laheen. waxuu la socda magac yadaas dadki magaalada asaasay ee banaadiriga ahaa. markeey somalia soo dagayeen gaar ahan gobolka banaadir ilaa baraawe dhulku waxuu ahaa cidlo dadka maanta sheeganaayo xamar ee abgaal. waxeey deganayeen waagas gobolada dhexe.

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih 5 หลายเดือนก่อน

      @@abdirisaqhaji256 Banaadiriga waa dad Somalia ganacsi ku yimid waxeeyna ka kala imaadeeyn Yeman Hindi Ciraaq Iran meel cidlo ah miyeey wax ka iibin jireeyn Abgaal xaradheere ilaa Kismaayo dagaa Taariikhda been lagama sheegi karo waa adiga oo dhahay cml America waxaa iska leh cadaanka Yurub ka tagay dadka loogu tagay waa la yaqaan.

    • @MrSahaldon
      @MrSahaldon 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdirisaqhaji256th-cam.com/video/nbEiqdNVL1I/w-d-xo.htmlsi=J3QIXhxF87OJ7gCP

    • @11naa44
      @11naa44 4 หลายเดือนก่อน +1

      Suashada mrkn ka jawaabo wa meesha joogay reero kala duwan oo Dir ah sida Ajuuraan iyo Geledi iyo qaar kalo badan

  • @sultancabdala1405
    @sultancabdala1405 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkaan banaadiri ragooda hormuudka ah kama runsheegaan taariikha imaanshahooda dhulkii banaadir, waxaa dadkaan kasoo dajiyay doonyihii ay ku yimaadeen saldanidihii Ujuuraan Suldanate iyo Saldanadii ay gacansaarka lahaayeen Silcis gorgaate suldanate

  • @abdiuudhirsi4963
    @abdiuudhirsi4963 4 หลายเดือนก่อน

    Waa oday afgorac ah sida Farmaajo oo kale.
    Fadlan shaarbaha Yuhuuda iska xiir.

  • @2011BARO
    @2011BARO 18 วันที่ผ่านมา

    Taariikh da Banaadir hal buugg laguma soo koobi karo, waxaa loo baahan yahay in dawladdu qayb ka noqoto mustaqbalka.

  • @EngAbdalla4009
    @EngAbdalla4009 5 หลายเดือนก่อน +5

    Wax aan cuqdad iyo nacayb dadka lagu sii kala fogaynayo ahayn masoo kordhinayo buugaasi sababtoo ah hadda ayuu ee wadaa dadka uu sheegayana waa dadka dhibaatada ugu yar soo gaartay dhibta somaliya ka dhacday taariikhda laguma hayo meel hal mar ah ama hal maalin 10 qof looga dilay halka qabiilada kale boqol boqol loo dili jiray

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 5 หลายเดือนก่อน

      Waxa aan u malaynaya in aad tahay Daarood waayo Daaroodka aya neceb in tariikhda laga sheekeeyo

    • @CawoiyoAyaan
      @CawoiyoAyaan 4 หลายเดือนก่อน +1

      Dadkaan wax ka cuqdad badan ma jirto soomalidena kale wey neceb yihiin

    • @IkramMaxamud
      @IkramMaxamud 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@CawoiyoAyaan yuu kahadlaya ma banadirigaa

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 4 หลายเดือนก่อน

      @@nuurnuuraan8624 Darood Miyeey kudhabeeyn Yaa wa duud.

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 4 หลายเดือนก่อน

      @@Cici_mimi umada Somalida oo dhan bay dhibeen meelkasta iyaga aya dagaal ka wada

  • @omarilkur4082
    @omarilkur4082 5 หลายเดือนก่อน +6

    Qalad wen bad ku hadshey ,markad tiri Somali ma jirin advoo ah nin dhofkusoo galey Somliya.

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 5 หลายเดือนก่อน

      adigu xageed ka timid asalkaada?

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr 5 หลายเดือนก่อน

      Adigabe sow ugaandha iyo Congo kama Iman adigoo lugaha iyo gacmaha ka xiran?

    • @mklsl3663
      @mklsl3663 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ma ka heshay 😂😂😂 somali dhan ma jirin kulahaa aniga jirnay

    • @G112-s2p
      @G112-s2p 4 หลายเดือนก่อน +2

      @@MohamedSharif-bn3rr yaad ka hadlysaa ma nin somaliya xirnaa . maxaa ku keenay halkan adoonyohow oo persia iyo hindia kaa keenay oo aan adoonimo ahayn

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr 4 หลายเดือนก่อน

      @@mrsocotraisland1939 asalkayga dabadaadi ayaan ka ugaandheesyahow ugaandheeska dhalay oo cawaaniinta ah oo qaaqawanaa awooweyaalka. Ma kaseesay ashahaadanka anigaa ku baray. Waxaad caabudi jirtay WAAQ. Illaahaaga WAAQ ayuu ahaa. Nacas ugaandhees ah. Asalkaaga waa daanyeerka Congo laga helo. You have got ID crisis. Go to psychologist and ID crisis therapy. Dameer!!!!

  • @abdimohamed2348
    @abdimohamed2348 5 หลายเดือนก่อน +1

    Professor Abukar soo lama dhihi karo madaama Aad adiga tahey nin reer banaadiri ah. Hadana tariikhda aad ka qortey cidii dagneed Banaadir in ay tahey Uur Hal Dhan Ka Raran!

    • @abdimohamed2348
      @abdimohamed2348 5 หลายเดือนก่อน

      "Uurka Halka Dhan Ka Rarain" micnihiisa hadii Aad garan weydo ii soo qor ma garan.

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 5 หลายเดือนก่อน

      Awr dhan ka raran dheh hal lama rartee

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 5 หลายเดือนก่อน +2

    50.000 I am.sure inaysan ahayn entire somalida USA waxay shegen USA census inay yihin 93.000 waxayna ahayd USA census 2023 ahayd qofki raba haka eego internet ka somalida wax waliba been kashegan bilaa sabab la,aan

    • @loolanenglish
      @loolanenglish 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 4 หลายเดือนก่อน

      Soomaalidda Minnesota Oo Dhan Baaba koton kun Lagu qiyaasaa. Odaygaan waa benaale iska dhigaya Taariikh yahan.

  • @AhmedDeria-ue9ih
    @AhmedDeria-ue9ih 5 หลายเดือนก่อน +1

    Was Banaa diro. Haysku Qaldina Bina Dir

  • @emeryfinanceinc9752
    @emeryfinanceinc9752 5 หลายเดือนก่อน

    Gabadha sawirkan saarani maahan gibil cad, gabadhan waa soomaali asal ah.

  • @mohamedjama2614
    @mohamedjama2614 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waar ninkan way ka Hoos baxday.I love banaaderi ppl Kan waa cilmi isku sheeg Been ah.

  • @rocky4066
    @rocky4066 5 หลายเดือนก่อน +7

    Wax layiraahdo banaadiri MA ahan qabiil magaca waa degaanka banaadir loo yaqaano banaadir wax madhallo ee waa degaan qabaa'il badan degenyihiin waa in lagu magacaabaa sidii horey a loo yiqiinay waa "GIBIL CAD"

    • @MohamedAli-nj7eg
      @MohamedAli-nj7eg 5 หลายเดือนก่อน

      Banaadir I iyo reerxamar waa naanees waa dambe soobaxday waagiihore waxaa layaqaanay gibilcad oo macnaheedu yahay cadcadka waa dad taariikh fog kuleh dhulxeebeedka bariga afrika waa dad ilbax ah

    • @cabdicaydiid3320
      @cabdicaydiid3320 5 หลายเดือนก่อน

      ka hor intaydaan imaan ka hor yaa joogay beledka?

    • @abdirisaqhaji256
      @abdirisaqhaji256 5 หลายเดือนก่อน

      @@cabdicaydiid3320 1000 sano ka hor ma jirtay xamar weyne iyo shangaani. ma abgaal ayaa degana wagaas degaanadaas. abgaalka aad arkeeysid waxeey xamar arkeen 1940 kii

    • @MrSahaldon
      @MrSahaldon 5 หลายเดือนก่อน

      Alle Hakaa Cafiyo Wllo 🆎️GAAL WAA SAKADANAD EE SOO EEG TAARIIKHDA REER IMAAM YACQUUB ADIGO XUMAAN II ARAG WLLO

    • @abdirisaqhaji256
      @abdirisaqhaji256 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@MrSahaldon sxb i sheeg dhismo ama masaajid taariikhi ah abgaal xamar ugu yaala. banaadiriga hadaa aado dabaqyada eey ku nool yihin waxeey dhisan yihin 700 sano masaajidyada degaanadooda ku yaala waxaa la dhisay 1000 sano ka hor.

  • @sundusmohamed3151
    @sundusmohamed3151 21 วันที่ผ่านมา

    In aay isticmaarkii keenay Somalia maku qoray aay qaxooti ku yihiin Somalia maadaama aay sheeegtaan carab maryo badan

  • @alimohamedahmed4813
    @alimohamedahmed4813 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkaan Maxa ka Quseeyo Somaaliya, 100\1, ma dhamo, e ha Adan Dhulka ay ka yimaadeen, sidoo lo dhowraayey ayey waxay gaaren in ay yiraahdaan Xamar anaga iskale, somalida waa Dad gob ah weyna idiin soo dhoweeyeey ee Dadkiina dhinac ka Raaca haddi kale dhibaato ayaa idiin imaabeyso!

  • @sultancabdala1405
    @sultancabdala1405 5 หลายเดือนก่อน +1

    8kun oo qof kama badna inta joogta US

    • @cheyyene
      @cheyyene 4 หลายเดือนก่อน

      Soomaali dhan ayaa ka joogtaa 150.000-175.000

  • @gfgufbhvyg3813
    @gfgufbhvyg3813 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @hasandaahir309
    @hasandaahir309 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dad ka banaadiriga ma garanyo ii sheega hadaad Igu dhaanta ma dad cusuba anigu waxan garanaya gobol ka banaadir oo mugisho ah

    • @IkramMaxamud
      @IkramMaxamud 4 หลายเดือนก่อน

      Banaadiri waa dad aad uganacsan jiray si fican udawo video gq

  • @alimohamedahmed4813
    @alimohamedahmed4813 5 หลายเดือนก่อน

    Warkiisa ha dhageysanina Minaafudaan Duliga ah, yamanta ay ka Yimaadeen ayeey ciil uga soo carareen sababto ah mu ku Noolaan karaan wa mainorati

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 5 หลายเดือนก่อน

    Banaadir gobolwaye adiga khabiil yeelo banaadir lamahilin dad aaleh oodagan wixii yimidna waaytageen haku riyoon eebow

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli 4 หลายเดือนก่อน

    Ader, Benadir hadi ay jo

    • @JamaaleAli
      @JamaaleAli 4 หลายเดือนก่อน

      Ader hadde, Banadirigu ama gibil cadku hadii ay xebaha somaliya weligod jogeen, maxay Berberana u jogi wayen marki ingirisku somalida heshiska la saxixanaya.

    • @JamaaleAli
      @JamaaleAli 4 หลายเดือนก่อน

      Qaar badan oo gibil cad eh, wazay ahayen askarti😅 gumeystaha iyo ger wadadiisi, somaliyana iyagaa ku so hogamiyay gumeystaha, marku baxararna iyagu isbarada u dhibtay. Wana wax qoran inay ahayen askarti werarki marka la socotay talyaniga.

  • @OmarAhmed-vg4tf
    @OmarAhmed-vg4tf 5 หลายเดือนก่อน +2

    Jaasuus ayay u ahaayeen gumestaha

  • @xaliimoxasan3302
    @xaliimoxasan3302 5 หลายเดือนก่อน +1

    Heheriyoow walaaloow sideed uga dhageeysatay wadanka banaadiri ayaaleh soomaalina jiritaankeeda waa labo boqol sano sideed uga koobisay warkaas cabdisalaamoow xamar waameel soomaaliya kamid ah ayagoodhan waxeey kahareen gumeeystayaashii soogalay wadanka shanta soomaali dhulkooda ayoowkamidyahay xamarcade sidoow dhexdeena intasoogalay uyiraahdaa xamar waxaaleh banaadiri xamar yaahareeraha kajiro soomaaliweeyn markasidoowkulahaaday awalkahoreba baadil ayaadnoogu timaadeen hasoonoqonina hadaad iskudaydiin markale inaadsoonoqotiin kutalagala goowrac dhegta laydiinsaaro dadkeena soomaaliyeed waxeey kuxunyihiin soogalootiga yac madhahaayaan hadakadib wixii soogalo wadanka waa ineeywarqad kujoogaan amalaga eryo oo lagaburiyo sideedana xeebaha badda looma'ogolaanaayo qof ajnabi ah soomaaliyeey fadhiga kakaca maxoolo ayaan nahay mardambana madhihikartiin banaadir iyo wax u'eg joojiya warkaas xamar ama muqdisho iyaaah iyaaaaah xamar anaaleh aaaaaa meeshaadkatimid adaataqaan ee ingalac bax bax bax laaterjac marrataani waxaa layiri warriiq waabdadleeyihiin oow intagalo wiiq wiiq wiiq wiiq kayiraahdaa ibliis assalkiisa gaalo kasoojeeday yur yuur yuur yuur ma og'tihiin soomaaliyeey gumeeysigii wadankeena laga'eryey inoow baraawe ilaa xamar ubixiyey banaadiri dhulkii soomaalida laheeyd ayoow qeeybkamid ah oowmagacaas ulabaxay odagaan ibliiska ah iyo kuwa oow udaadaayo ayoowkumagacaabay soomaaliyeey digtoonaada waxaajira haddeertaan waxlayiraahdo oromo oo dhulkeena kufaaftay ayadoo cadaw nagu ah shib ayaalagayahay ragamaxaa kudhacay oo madaxda maxaakudhacay hadalkaas dibhalooraaco gabadhaan meesha sawirkeeda kamuuqdana waasoomaaliya hakugutaagnaato yaaxayawaan akbar

  • @abdikadirabdirizak1575
    @abdikadirabdirizak1575 5 หลายเดือนก่อน

    Waxa lagu soo qadey waan og nahay Somali ma nihin ayey dhaheen ayaga iyo Bantuda boortaqiis ayey shegten bantu waxay shegten musanbig iyo Tanzanian

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkaan aad wareesaneyso waa ajanib misticmaarkii watay

  • @abdifidow9106
    @abdifidow9106 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkan waxaa ka buuxa Somali nacey. Wax alla iyo waxii uu halkan ka sheegay waa been abuur aan sal iyo raad laheyn. Waxaa ugu qosal badan "dekadda xamar ayaan laheynay." Waxaan ninkan weydiin lahaa gumeystahii Talyaaniga waxaa lahayaa heshiosyaddii uu lagalay qabiiladda Soomaalidda. Bal hanala wadaago kan uu lagalay dadka GIBILCADKA.

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 5 หลายเดือนก่อน

      Dekedda Xamar private bay ahaan jirtey kacaankii baa la wareegay

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 5 หลายเดือนก่อน

    maxaad ku dacwooteen marka

  • @khadijaabdullahi1507
    @khadijaabdullahi1507 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan asagaa ka marqaati kacaya in awoowgii doon ku yimid Soomaaliya. Ta kale markuu dagaalkii sokeeye biloowdey oo dadki magaalada ka qaxeen iyagu magaalada kama qixin waayo ma jirin dhul ay leeyihiin. Adeer abaaldhaan ha noqon dhulka aadan lahayna ha sheegan taariikhdana ma marin habaabin kartid ee aashaa naso

  • @WardimadoobeXirsi
    @WardimadoobeXirsi 5 หลายเดือนก่อน

    War banaadiriyow wadanka usoo laabta

  • @deqaabdi9740
    @deqaabdi9740 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wata dadki awaw yashen so dhaweya sida u hadlayan

  • @_faatax
    @_faatax 5 หลายเดือนก่อน

    Dhibaatada Somali haysataba waa dhibkii loo gaystay dadka aan xumaanta aqoon ee lagu xumeeyey somalia
    Waxaa dhacday xataa in gabdhahoodii masaajidada lagaga daba galay.
    Markaas baa la eabaa in lasii noolaadaa

  • @sultancabdala1405
    @sultancabdala1405 5 หลายเดือนก่อน

    Mid kamida doonyihii keeni jiray waxaa la oran jiray Beydan

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 5 หลายเดือนก่อน +1

    Magaca Somalia waxaa ka horreyey magaca Banaadir. Magaca Somalia waxaa markii ugu horreeysay adduunka laga maqlay 1908 bishii April 5da. Sidaas darteed magaca Banaadiriga ayaa asal ah. Soomali wax la yiraahdo ma jirin ka hor 1908. Magaca soomaali talyaani ayaa keenay sidaas ula somali(awaarland)

    • @akshaale
      @akshaale 5 หลายเดือนก่อน +1

      Kkkkkkk ar ninku badowsanaa 🤣 ma caruur masaasad jiqeysa ayaad la hadleysaa????
      Qarnigii 16aad buug uu qorey boqor Ethiopian ah ayaa la hayaa isagoo leh waxaan jebiyey jeyshkii Soomaalida, adna qarnigii 20aad ayaad ka hadleysaa 😅

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr 5 หลายเดือนก่อน

      @@akshaale Nacas nacas dhalay. Beenlow, horta cawradaadi sida loo asturo ma taqaanay?? Xayawaan bahaa'im oo waxash ayaad ahayd. Balaayo buuweeso bogga ha idinka gasho (awaarland)

    • @sssdddf8508
      @sssdddf8508 5 หลายเดือนก่อน +2

      Somali waligeed way jirtay asxaabihi baa ugu yimid ee sheeko kale keen dhulka somalibaa leh

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr 5 หลายเดือนก่อน

      @@sssdddf8508 beenlow, awooweyaalkaadi waa qaawanaayeen oo Waaq( Sanam magaciisa waaye) caabud ayey ahaayeen oo wathaniyiin ah sida magaca Cabudwaaq, Ceelwaaq, etc. Brain wash ayaa la idinku sameeyey, mar dhow oo boqol sano ka badneen ayaa la idin muslimiyey . Ka horna Pagans ayaad ahaydeen. Lacnatullahi caleekum yaa awaarland!!

    • @G112-s2p
      @G112-s2p 4 หลายเดือนก่อน +2

      @@MohamedSharif-bn3rr laangabow cuqdadu maxay tahay iyo oooyintu tarikhda somalida waxba laga waydin mayo adoon yimi qarnigii 18 akhrikiisii . awr ayaad dad ku caayaysaa iyo pagan adoo india ka yimi waa in la idinku celiyaa sidii awowgaa ahaa dhilla waakan baa ku dhashaye

  • @ahmedmohamud787
    @ahmedmohamud787 5 หลายเดือนก่อน

    Unukaa leh Hadaad inkireeyso oo hadana aad leedahay waxaan eheen Dad. Socoto ah dhulka alle meel aan dad degenen ma. Jirtee unukaa leh ka hor. Jin miyaa degenaa. Maxaa. TaariiQda been laga Qoray. Yaab

  • @BintiSidow-no9rz
    @BintiSidow-no9rz 5 หลายเดือนก่อน

    Buugaan waa rabay intee kaheli karaa

  • @nasteehshariif250
    @nasteehshariif250 5 หลายเดือนก่อน +2

    cumaan iyo bortaqiis ayaad ka imaadeen banaadirna waxaa iskaleh abgaal

  • @nasriina12345
    @nasriina12345 4 หลายเดือนก่อน

    Hada waxaa jira soo golooti 1991 xamar soo galey in ay shegtaan banadri 😂😂😂

  • @1991-y3t
    @1991-y3t 5 หลายเดือนก่อน

    Buugan xageee laga heli karaaaa

  • @abdirisaqhaji256
    @abdirisaqhaji256 5 หลายเดือนก่อน +1

    Abgaal waxeey ilaawan waagi xamar albaabka laheet. habeengi magaalada laga saari jiray.

    • @MrSahaldon
      @MrSahaldon 5 หลายเดือนก่อน

      th-cam.com/video/5c2OkDIWXOA/w-d-xo.htmlsi=vVvz_NY-uloZvuTb

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 5 หลายเดือนก่อน

    Banaadiriga waxay ahaayeen Dad Nabadeed, Ahludiin ah, Xadaarad weyn leh, ma ahayn Dad dagaal u joog ah, inta badan dhaqankoodu wuxuu ku saleysnaa dhaqanka Diinta Islaamka,
    Nasiib daro Umad dagaal u joog ah ayaa dhacay hantidooda, laayey ,kufsaday Dumarkii,Guryihii laga bililiqeystay, Waa laga qaxiyey Wadankii Soomaaliya, Wadamo shisheeye ayaa dib u dejin loogu sameeyey

  • @Shuhuura
    @Shuhuura 4 หลายเดือนก่อน

    Magaca Soomaali hadii laqoray Qarnigii 7 aad kama dhigna dad somaaliya may joogin dhulka ee Qarnigii 7 waa xiligii uu islaamku yimid dhulka soomaalida. Marka dadka banaadirigu waxay yimideen dhul dad daganyihiin siday ugaa ganacsadaan ee dhul cidla ah cidina ganacsi umaa imanayso.

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 5 หลายเดือนก่อน +1

    Tariiqda haka been sheegin cabdi history repeated it self

  • @AbdiIsmailfirin
    @AbdiIsmailfirin 5 หลายเดือนก่อน

    Guumeystaha ayey la shaqeyn jireen kuwa koonfurta oodhami waqooyi inyar baa jogtey ismey dhaqaajin jirin ..kismaayo intey talyaniga lasoo safteen baa nag kaga dhigey!

    • @MrSahaldon
      @MrSahaldon 5 หลายเดือนก่อน

      th-cam.com/video/nbEiqdNVL1I/w-d-xo.htmlsi=J3QIXhxF87OJ7gCP

  • @Aarrow88
    @Aarrow88 5 หลายเดือนก่อน

    Cad cadka ma han soomali waa yemaniin hindi iyo qas qas soo qaraab tagay waa gii gumaystaa somalida waa dhibi jireen dhaqalaalha ayagaa gacanta ku hayay anaga xadaarad ma anan lahayn waar diya yaal baan u ahayn ayaga ma maamtii leeyahay somali ma jirin

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr 5 หลายเดือนก่อน

      Waxaa yaab leh nin ku abtirasado dameer iyo daayeer inuu asalka Carab wax ka sheego?? Aduunyo wax la arkeenin ma leh, illaahey wajigiisaan la arkeenin.

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 4 หลายเดือนก่อน

      @@MohamedSharif-bn3rr Somaali waa Cushites ayaga iyo oromada iyo qabiilo baddan East Africa dagan. Adigu baahi baa kukeentay Africa Inaad dhulkeeyga sheegatitna waa wax Lagu Qoslo. Waligaa Xitaa Dhagax Maaddan tuuurin iskadaa Inaad Dalka difaacddo.

  • @abdikhaliqMohamed-is5km
    @abdikhaliqMohamed-is5km 4 หลายเดือนก่อน +1

    This guy he is absolutely wrong. I don't believe he is an academic person. If the pyramids in egypt exists 4000 years. How banaidri existed 6000 years. That's ridiculous get your fact right sir.

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 5 หลายเดือนก่อน +1

    Banadir waa caasimada soomaaliyee banaadirna waa dhul ee ee asalkiina waxaa idinka tegey bortaqiis xiligii gumeysiga marka magaaladii ayaad hooyo ka dhigateen

  • @HOOYOMacaan-n8t
    @HOOYOMacaan-n8t 5 หลายเดือนก่อน

    Hadiiba ad la shaqeesan jirteen gumeestihii dalka yimid sida ad afkaaga kansheektay, sidee ku yeelan kartaan dalkaan

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaad kale lee dahay 6000 sano ayaan aasaasnay Benaadir anaga oo banaanka ama debeda ka nimi
    taasi qiil noqonmayso beledka meeshu ku yaalo dad madmadow baa iska lahaa taa marka hore isu sheeg banaanka ama Abroad ayaad ka timasdaan.

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 5 หลายเดือนก่อน

      Umalayn maayo inuu kushitiga ka soo horeeyey lakiin somalida qaar way ka soo horeeyeen

  • @ahmedegal8708
    @ahmedegal8708 5 หลายเดือนก่อน

    Haaye haaye,saanna maxay ahayd😮

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekhow beledka ?

  • @faafinta7175
    @faafinta7175 หลายเดือนก่อน

    Iam sorry

  • @somalia5019
    @somalia5019 4 หลายเดือนก่อน +1

    Banaadiriga iyo jareer tu maha soomaali taariikhda adiga oo baaraya u fiirso dhaqan kooda

    • @Cali-j1x
      @Cali-j1x 4 หลายเดือนก่อน

      Dadkan gobol magaciisay qabiil ka dhiganayaan banaadir qabiil mahan e waa gobol

    • @caashacabdi9029
      @caashacabdi9029 4 หลายเดือนก่อน

      Orodoo ilaahy ka baq oo nabd gali khalqigiisa ilaahy ayaa soomaali ka dhigay mayagaa dooratay in ay soomali noqdaan taarikh dheer ayay leyihiin
      Bilaahi calayk xishood

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 5 หลายเดือนก่อน

    nin baa laga hayaa Hadday waynayd arlada maryooley waxaad ku arkaysaa maalin kasta wax kaa yaabiya.

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 5 หลายเดือนก่อน

    Buggag badan ayaa laga qoray xamar waana lahelaa dadkaan intooda badan waa bangaldhesh iyo zinzibar is guursaday .abtiriskooda ilaah shan oday markee wadaan ayaa marqi ugu filan inee somali aheyn ee please wax kale aan heesano majirto ee tariiqda hanaga biliqesan somaliland sidaa aqoonsi kuma heleyso .xirada baadiriga
    Tariiqdii ee 90s ka qortay unhcr ayaa kugu filan ee ayaga
    Afkoda ku cadeenayaan inee somali aheyn

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 5 หลายเดือนก่อน

    Ereyga banaadiri iyo reer banaadir wa ereyo qalad oo aan is raaci karin amaba qalad ah .
    Dadkan wa mowalidin ka yimi Zanzibar xiligi badmareenki ibna batuuta waxayna ahaayeen dad ku wanaagsan karinta shaaha badmareenada jecel yihiin
    Ka dib dhex gelay shacabki Somalida.

  • @saadmohamud8787
    @saadmohamud8787 4 หลายเดือนก่อน

    Benaahuldir miyaaney dhismayaashi dir aaney aheyn. Dir aa meesha lahaa

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa rufuyaan u ehedeen talyani.

  • @alidahir467
    @alidahir467 5 หลายเดือนก่อน +1

    War ninku beenbadanaa .carab iyo iiraaniuaan ayeu ahaayeen gibilcad

  • @sultancabdala1405
    @sultancabdala1405 5 หลายเดือนก่อน +1

    Bandar waa afka beershiya macnihiisuna waa Deked

  • @luulabdullahimahmoud1143
    @luulabdullahimahmoud1143 5 หลายเดือนก่อน +1

    IDENKA YIMID SOMALI DHULKAN AYAGA LAHA CARAB BAD KA IMADEN BEENLOOW

  • @istarlinmohamed2499
    @istarlinmohamed2499 5 หลายเดือนก่อน

    Dhulka wa lagu kala horeyaa xoogna waa laysku sheegtaa ee taariikhda yaan laga xanaqin

  • @akhalif579
    @akhalif579 4 หลายเดือนก่อน

    Inta qolo kasta cuqdad iyo been bilaa dhar ah la soo taagantahay lama heshiin karayo.

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 5 หลายเดือนก่อน

    wadankiina ku soo noqda

  • @nasteehshariif250
    @nasteehshariif250 5 หลายเดือนก่อน +1

    been badanaa war ilaahey kabaq idinkaa yimid muqdisho

    • @MrSahaldon
      @MrSahaldon 5 หลายเดือนก่อน

      th-cam.com/video/uDbbuHKAkbc/w-d-xo.htmlsi=RhCRPm6M61IQkamV

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 5 หลายเดือนก่อน +1

    ma sidii baad soomaalida isaga ilaalisaan?

  • @elmihassan6054
    @elmihassan6054 5 หลายเดือนก่อน

    Halkey ka yimaadeen asalkooda?In aad weydiiso ayey aheyd su'aashaas. Buuga taariikhda run kama sheegin. Waana been waxa uu ku qoray buuga.

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekhaan xamar isagaa soo galooti ku ah ee raalli ahaaw dheh nin iska yimid isagoo safar ah 99 doon saaran ayuu leeyahay xamar dad ayaa dhahayaa anukaa leh war dadkaas ayaad marti u aheyd oo ganacsigaaga aad dhax keentay waadna isu baahneydeen lkn ha dhihin annagaa leh ? Marka cadeyna adaa leh warshiikh adaa leh baraawe iyo kismaayo adaa leh maxaad isugu yareynee sheegashada ,

  • @ahmedegal8708
    @ahmedegal8708 5 หลายเดือนก่อน

    Hayna siikala fogay waynu is jecelnaye,

  • @abdihashisabriye6815
    @abdihashisabriye6815 5 หลายเดือนก่อน

    War dadka uu sheegayo ninkaan been aad u weyn ayuu ka sheegay taariikhda ay yimaadeen bal asaga awoowgii siduu ku yimid kaliya ha raadiyo ma askartii cismaaniinta ayuu ayuu ahaa mise ku ka danbeeyey ee gumeysiga

  • @gfgufbhvyg3813
    @gfgufbhvyg3813 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @ogaalulahaw9203
    @ogaalulahaw9203 5 หลายเดือนก่อน +1

    Beenaale

  • @gfgufbhvyg3813
    @gfgufbhvyg3813 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤