Asalka dadka soomaalida iyo afka soomaaliga.Labo macallin oo wax ii dhigay ayaa ka mid ahaa khubaradii iyo xirfadlayaashii Midowgii Soofiyeetka ee ka soo shaqeeyay soomaaliya,mid ka mid ah ayaa sheegay in gabdhaha soomaaliyeed ay qurux badan yihiin,waxa uuna yiri:dadka soomaalida ahi waa dad iskugu jira Afrikaan iyo Caddaan reer Yurub ah,macallinkaana aragtidiisa sidiis ayuu ku macneeyay,balse ma aha aragti saxan.Inta aan ka maqlay afafka ay ku hadlaan dadka Kushiitiga ah waxa isugu dhow afafka Soomaaliga,Canfariga iyo Rendille ha.Qofka ku hadla afafka Soomaaliga iyo Canfariga waxa uu fahmayaa 60-70 afka Rendille ha,halka la oran karo ruuxa ku hadla afafka Soomaaliga,Canfariga iyo Afaan Oromaha uu fahmi karo 70-90 afka Rendille ha.Waxa ay ila tahay in macaahida daraaseeya afafka ee Jabuuti ay sameyn karan daraasad lagu sameeyo afka Rendille ha;si loo raadiyo afkii hore ee Kuushiitiga.
waar dad asl sooaaliya wayidiya darkhida dadkan ka hadlayaa somaaliba maha dadka bada cas dega ayaa soomaali la odhan jiryi waxa kale waa lagu badsadyi
Geeska Africa cushitic qofan aheyn ma daganeen tariiqda inta lagu hayo cushitic waa qowmiyad kamid ah Afrikanka Somali waa cushitic afrikanka bariga afrika dago waa 3 cushitic, nilotic bantu
mahadsanid farxan jimcale
Umasa ya la luminin somali wa afrika wayo qof madow oo leh carab ayan ahay wa adoon carbeed
Asalka dadka soomaalida iyo afka soomaaliga.Labo macallin oo wax ii dhigay ayaa ka mid ahaa khubaradii iyo xirfadlayaashii Midowgii Soofiyeetka ee ka soo shaqeeyay soomaaliya,mid ka mid ah ayaa sheegay in gabdhaha soomaaliyeed ay qurux badan yihiin,waxa uuna yiri:dadka soomaalida ahi waa dad iskugu jira Afrikaan iyo Caddaan reer Yurub ah,macallinkaana aragtidiisa sidiis ayuu ku macneeyay,balse ma aha aragti saxan.Inta aan ka maqlay afafka ay ku hadlaan dadka Kushiitiga ah waxa isugu dhow afafka Soomaaliga,Canfariga iyo Rendille ha.Qofka ku hadla afafka Soomaaliga iyo Canfariga waxa uu fahmayaa 60-70 afka Rendille ha,halka la oran karo ruuxa ku hadla afafka Soomaaliga,Canfariga iyo Afaan Oromaha uu fahmi karo 70-90 afka Rendille ha.Waxa ay ila tahay in macaahida daraaseeya afafka ee Jabuuti ay sameyn karan daraasad lagu sameeyo afka Rendille ha;si loo raadiyo afkii hore ee Kuushiitiga.
Alxamulaha wax iga dhiban ayaa manta barty
Dadka dhan nabi nuux kaso wada jeedaan
Sedex wil owdhalay nabi nuux
1 saaam waxaw dhalay carab faaris iyo ruumaaniyiinta
2 xaaam waxaaw dhalay afrikaanta mad madow OO somalixa kujirto waxana lashegaaa in Aw kaso daahay mar Aw nabiga dar daarmaayay sidaas madow loogu saliday
3 yaaafith waxaw dhalay turkida
Wlalka kitaabkee ka aqrisatay wlal an aqristeee adigoo raali ah mahadsnad
Yuusin alinuur
3 jinsi soomaali ah ma jirto. Weligay ma maqal ninkan ka hor. Buug ay ku qoran tahay ma jiro.
waar dad asl sooaaliya wayidiya darkhida dadkan ka hadlayaa somaaliba maha dadka bada cas dega ayaa soomaali la odhan jiryi waxa kale waa lagu badsadyi
Soomali waa walaalo soomali waa soomali War intaas ku ekaada mxaa dadkale isagu xoqaysaan
Absolutely
Haa sxb waliba afrika iyo carabta inagay inaga farcameen balse dadkeena yaa sooyaalkeena inaga dhaadhicinaya
Yaa salaam ruug caddaa SIYAASADEED Cabdinuur Sheekh Mohamed Isaxaaq ayaa IBA Furay barnaamijka waa taariikh xusid mudan runtii.
Waaaw asal heeskaas macaana
Yoonis cali nuur 😭
Somalidu wa african sax ah shikinu kuma jiro mida yada ah
Carabta diin aya naga dhaxeyso bis
Hada DNA ba taal maxa shaki kenay teda kale way muqatada inan isku dhex jurno DNA tas bay cadaysay
Waxa aad ubaarteen majirto ee si fiican u baara soomalida dhulkaan wàa fourteen marka samaale waxoow kayimid vcarabta antuunla adoonsi aaloo keenay kuwa aad dheheeyso iiraan kuwakiyimaamaadeen waxaan haaynaa Sid's say ukala soohoreeyeen waanooqorayihii wax baara haldhinaca ayaa kafiiriseen
Siyaad Barre, ayaa diiday in la baaro taariikhda masjidka Shangaani. Masjidkaas markii la baaray waxaa uu diiday inay kadib markii lagu arkay kurbinta iyo xeerooyinka. Siyaad barre wuxuu amray in la celiyo masjidkii
SOMALIIDA ASALKOODU WAA FARACIIN AMA DIID AMA YEEL DHAQAAN IYO AFBAA SOMALI WAA FARACIIN 85% E1B1B/EV32
Daawo sababta ay Istanbuul xarun uga dhigteen kooxda waday afgambiga Erdogan..
th-cam.com/video/mvM2lU08JFg/w-d-xo.html
The Word SOMALI means outcast !. 4real
Not really
Shut up
Warkuwan waxba ma oga wa bentod somalidu wa ku shuti
Dadka Halkan loogu yimid waa OROMO hadal gaaban soomaalidu waa kooytee
baba ur somali History u tilling is 87% naked lay 😊
Been badanaa bisinkah war xishoda doqomayo benta badan dadka afrikanka saxda ah aya somaliya dekna intakale waa koyto doqomaye
Geeska Africa cushitic qofan aheyn ma daganeen tariiqda inta lagu hayo cushitic waa qowmiyad kamid ah Afrikanka Somali waa cushitic afrikanka bariga afrika dago waa 3 cushitic, nilotic bantu
SOOMAALI MAXAA ISKA GALAY? Soomaalidu ma walaalo ayaad u malaysaaan?
OK adiga een markii aad dhageysatay kadib ame hadii aqoon kale u leedahay halkaan wax ma aaden sheegin kow maxaa cadeyn kale haysaa mahadsanid ?
Oromo af soomali bartay
Soomali waa walaalo
Soomaali waa mid anagaa kale qeyb qeybin ku lumay hana sii kale qeybin hormar waxaan ugaarti weyneyd waa heybsooc iyo reer hebel
Somali waa qowmiyad asal wadaagta h
Aqoonay xaal qaado!!
Kushiti hushiti fushiki kkkkkkkkk
Ummad Taariikh qoran oo 30 kun oo sane kor u dhaafaysa ayeynu nahay oo quraanka ah Hadalkii Illaahay SW ku xusan se muxuu jaahil ka ogyahay??!!