😂😂😂😂 maad fahmin Aliyow, Nimanki iyagaa lacag bixiya lagu amaano.. Magasiin ka i maan buu lacag ku qaataa. Afar tuug baa lacag isku bixiya in lasoo amaano. Waa Business. Hadaad $500.00 udirto Magazine kaas next year waa lagu amaanayaa ee lacag baxso.
Salaam Yaasiin iyo cali xaraare topic aad uxiiso badan ayaad caawa wadaan maansha Allah ❤❤❤❤❤❤
Axsan
cali xaraaroow iskadaa waxaan dani kuugujin kahadal ceerigaabo iyo xaalada adag ee warsangeli maanta wajahayo ee iidoor uu baday ee lagahuleelsiiyey guryohoodii
Cali xaraare Naceeeb Hasaan Sheikh aaa laaabta kaa abuuxshay sorry 😔 in aaad yaasiin oo ah Nin yar xumaaanta barayso
😂😂😂😂 maad fahmin Aliyow, Nimanki iyagaa lacag bixiya lagu amaano.. Magasiin ka i maan buu lacag ku qaataa. Afar tuug baa lacag isku bixiya in lasoo amaano. Waa Business. Hadaad $500.00 udirto Magazine kaas next year waa lagu amaanayaa ee lacag baxso.
Asc Ali io yasin
Horta aflaamti iyo riwaayadii miyaad kacaajisten zxpyal 😎
Maybe xoga lacag ah ba la socota Hassan xabale qote wa mooryan an xishoon runti
Ali Waxaad tahay Iska Hadle Khabyaaladi dishayoo oo ah Caytame
Labadan wa so funny
Somali american saamayntii bay iska dhex waayeen waamasayr😂😂😂😂
567 😮
😂😂😂
Beenlow qurmay nacas