“Waxaanu ka soo Cararnay Dharkayagii Iyo qalabkii aanu ku shaqaynaynay“ Saxafi Cabdisalaan Hereri

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 185

  • @mahadmahad1055
    @mahadmahad1055 ปีที่แล้ว +59

    Legend,hareri waa nin soomaalinimadu Ku dheer yahay bal fiiri gabadhaas siduu uga damqaday.waanu Ku jecel nahay hadaanu nahay dadka caqliga u saaxiibka ah.

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 ปีที่แล้ว +3

      Ilma bahalki hadu ahan laha inanta kamu naxen 😂

  • @aliabdigeedi1117
    @aliabdigeedi1117 ปีที่แล้ว +21

    alaa mahadle ee adoo nabad qaba ku keenay somalida kale ee ku xayirana iyaguna ee aan dowlad soo badbaadinaysa aan jirin in uu ilaahay nabad ku soo celiyo aamiin

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว +20

    Herari alle ha ku barakeeyo cimriga iyo cafimaadka talo dhaxal gal ah

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin Aamiin Aamiin

  • @mohamedhussein3473
    @mohamedhussein3473 ปีที่แล้ว +13

    Ilaahay baa badbaadiyay weriyaheena qaaliga ah...
    waa weriye wayn oo Soomaaliyeed
    Ilaahay ha daayo .....
    Aaammiiin ....... Aaammiin......

  • @yahyamohamed6198
    @yahyamohamed6198 ปีที่แล้ว +7

    Nabadu waa qaali walahii allow nabada noo dhowr reer somalilandnow iyo reer somaliyay walalayay nabada ilashada cadow badan aya jiira adunku wuu xumaday ciida donta ha ina xukunto unuku nabada ka shaqeya from jabuuti

  • @awshan571
    @awshan571 ปีที่แล้ว +22

    ❤cabdisalaan hereri ❤alle ha dhawro 🤲🏼

  • @garaadka
    @garaadka ปีที่แล้ว +6

    maashaa c/salaam waa soomaali naxariis caqli kamuuqato allaah hakuu siyaadiyo

  • @ahmedali-ij7xd
    @ahmedali-ij7xd ปีที่แล้ว +3

    Alxamdulilaah Alle haduu ku soo badbaadiyay walaal cabdisalaan.

  • @gemstar416
    @gemstar416 ปีที่แล้ว +6

    We're glad you've reached home safely, Alxamdulilah

  • @abdirahmanabdilleh8776
    @abdirahmanabdilleh8776 ปีที่แล้ว +4

    Alhamdulillah cala alsalaamah wariye Cabdisalaam Hereri.

  • @maxamedjaamac2665
    @maxamedjaamac2665 ปีที่แล้ว +13

    Soomaalida iyagaa waalan oo lacag badan iska bixinaya oo sicir barar isku sababaya

  • @abdiconner5023
    @abdiconner5023 ปีที่แล้ว +1

    Hereri Waa Khabiir Allah kudhoowro Waa Nin Gaamuray oo Og, Somalida Waxa aytahay!
    Waa Waayo Arrag Inbadan Og .
    Somali Hadaan Nahay Isumarooni Caalamkana Inooma Roona.

  • @daawooltv4608
    @daawooltv4608 ปีที่แล้ว +4

    Shukran Cabdisalam Qodom Muhiim ah Ayuu Qishay Jazaakuma Laah

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada ปีที่แล้ว +6

    Illahow walaalaha reer suudan ugar gaar

  • @shikhmaxamud
    @shikhmaxamud ปีที่แล้ว +4

    Allaah sxw waxaan kabaryayaa dadka heer suudaan in alle kaqaboojiyo dhibta haysata inanagana inoo adkeeyo amaanka.

  • @hibofarah532
    @hibofarah532 ปีที่แล้ว +3

    Manshallh. Ilahay baa badbaadiyey
    Cabdisalan. Ilahay inta kalena. Hasoo. Badbadiyo

  • @axmedcabdi3884
    @axmedcabdi3884 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allah inder mar haddii alle idinka Soo samata saaray

  • @macruufsheikh4449
    @macruufsheikh4449 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah safari si wanaagsan ayaad ula talisay reer tolkaa mahadsanid

  • @abdiconner5023
    @abdiconner5023 ปีที่แล้ว +2

    Legend Hereri Waa Nin Culus Salaan Kal iyo Laabkeh From Mugadishu.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah allow ku xifdhi Wali somalimo ayaad.u tagantahay adoo kale allaah hanoo.badadiyo

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 ปีที่แล้ว

    Waa mashaakilka somalida haysta itoobiya, hindiya, turki, maleesiya, sixir barar ayay ka sameeyeen.

  • @abouomar2929
    @abouomar2929 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay baa mahadle kaaso badbaadiyay adiga iyo intii kulasocotayba, wariye sare cabdisalan hereri 🙏, runtii waanka warwarsana xaaladaada markii uu dagaalku qarxayba adaa maskaxdayda kuso dhacay, waayo barnaamijyadii udambeyay ayaad halkaa kaso gudbinaysay, inta kuhadhayna alla hakasamatabixiyo, umada reer suudana ilahay colaadda nabad gelyo iyo is afgarad hawgu bedelo 🤲

  • @khalidmusa9165
    @khalidmusa9165 ปีที่แล้ว +1

    In allah kasoo Nabad Saaray mahad leh
    Lakiin in badan baad Dagaal sheegtay ee wakaas....

  • @asmarshow2400
    @asmarshow2400 ปีที่แล้ว +5

    Alhamdulilaah hadii Aad ka nabad timi mr Herrari

  • @DeeqaCaydiid-dy7dp
    @DeeqaCaydiid-dy7dp ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah hadad nabad tiimi dalkagii hooyo

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman ปีที่แล้ว +7

    Wariye aan tageero guuleyso abdisalan hereri 😎😎😎🤚🏾🤚🏾🤚🏾😊😊😊

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 ปีที่แล้ว +1

    Nio wariyeyaasha maxaa dhibay bal may microphoneka bir yar oo qofka la wareysanayo hortaala oo cod baahiyaha lagaliyo samaystaan?bal imnka weriyaha dhibka haysta eega labadii gacmood baa daalaye

  • @abdirahmanhersi6393
    @abdirahmanhersi6393 ปีที่แล้ว +13

    Asc waxay ahayd 20 sano ka hor mirki Anigoo Europe jooga oo musaajid ku jira nin iwaydiiyay su,aal
    Ma somali ayad tahay iyo Haa
    Waxan ahay ayu yidhi Nin gawaadhida ka ganacsada oo Eastern Europe ayan kaso iibsada gawaadhida una iib keeba Western Europe khaasatan marka Sweden ayu u iib keeni jiray
    Wuxu yidhi in badan waxan arkay Hablo Somali ah oo soo galay Eastern Europe oo kelidooda .Lacag wadan.Afka dalka garanayn.maxay ku dhacday ayu yidhi inay Dunar Muslim ah kelidood socdan iyago dhalka ay marayan kala diin nahay hadana sharci adagna aanu lahayn oo si fudud wax loo gaadhsiin karo
    Runti waan ka jawaabi kari waayay hadana mudo dheer ka bacdi ayu Cabdsalan Heriri isna sidi oo kale soo sheegay sidi waaga Ninka aan kulanay usheegay mays leedihiin waxba inaga siya

    • @abdirahmanhersi6393
      @abdirahmanhersi6393 ปีที่แล้ว

      @@RahmaAli-wl1zu wcw Caqligayga umalayn maayo sida inay tahay hadan nidhaahno galad aya gurya ka saaraysa dee muslimka kale maxa inaga duway iyaba galad inta wa ku yidhahane dhinaca kale walidka iyo muxramka inay dayacen uma arko waayo iyadan Rabin inay racan oo kelided cararaysa waayo muxramku hadan lo sheegin wax sidu ku ogaanaya weli somali way kasi xag jiran taana maaha lakin Somali ayan udhaafayna jawaabta khasatan Dumarka waayo iyaga isla fahmi kara xaaladan

    • @RahmaAli-wl1zu
      @RahmaAli-wl1zu ปีที่แล้ว +1

      Wad mahadsanthy wll lkn Adu ado lagu sheegin masuliyadadii ku saarnayd ka rag ahaan ma ka so baxday o qawaamo in aad u tahy dumarka ku hareeraysan ma dareentay gabdhaha kle e islaamka ah marki ay so waynadaanbawaxay ku aqliyaystaan in gabdh LA ilaalinyo ay tahay o bilaa muxram socon Karin Ani lkn Waligay la ima ilaalin La imana dareensiin in aan muxram aan leyahy

    • @timroyacoub8369
      @timroyacoub8369 ปีที่แล้ว

      ​@Rahma Ali xadka jabuuti ee Somalia ayay fransiiska iyo dadka halkaa dagan baa ka yaabeen naago kaligood socda oo wax kaste lagu sameyn karo, dabcan askarta faransiiska iyo wixii la shaqayn jiray ba way barteen inay dhadhamiyaan wixii soo Mara intayna soo deyn ,dee anagu sheeko qabiilada qaar u khaas ah ayaan u haysanay, ilaa markii dambe hadana jigjga laga soo jabay, hereri waakan yaabay, hablaha somalidu sidan ha isku dhaamaan, oo dhaqannada dib haloogu noqdo waar hooy😢

  • @aniisabdi9206
    @aniisabdi9206 ปีที่แล้ว +5

    Alx hadad nabad timid dalkaagi hooyo 😢🎉cabdisalaan hereri m, a

  • @falisa576
    @falisa576 ปีที่แล้ว +1

    Harari walal ilaahay baa ka so Arsuurshay Sudan hadi maanta dalkagi
    Hooyo joogto Alxamdullaah

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 ปีที่แล้ว +3

    Allah haku sharfo gabdhaha soomaliyeed taxadara wlaaal

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 ปีที่แล้ว

    Wa alle mahadis mida kle alaaaah isku qawojiya ya raaabi

  • @abdifatahahmed2174
    @abdifatahahmed2174 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi waa naxdin subxaanalah

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 ปีที่แล้ว +1

    SIIDA.UU.SHEEGAY.WARIYEE .HERERI. WAA INEEY IISAGAA .BAXAAN .MAGAALADA AL KHARTOUM. EE.WADANKA. SUDAN 🇸🇩

  • @engdhuguf
    @engdhuguf ปีที่แล้ว +2

    HAAYE HAAYE HAAYE

  • @apdirahmanapdiqadir238
    @apdirahmanapdiqadir238 ปีที่แล้ว

    Alle ha ka soo samata bixiyo dhamaan ummada somaliyeed we ku xaniban Sudan

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 ปีที่แล้ว

    waxay la midtahay hubki uu ku garaacay Taliska Hargeysa Ree laascaano
    Waxa kaliya ay kaga duwanyihiin diyaaradaha umbeysan haysan laakiin inshaa Allaahu way dhadhamin Wixii ay geysteen Ree laascaano

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 ปีที่แล้ว +2

    Waa Iska sidaas adduunku ,hareer isaga ayaa dadka ka wareysan jiray dhibaatooyinka lkn maanta isaga ayaa micrafoonka xaggisa ku wajahanyahay

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka ปีที่แล้ว +3

    Ilaaheey wuxuu soomaali u rogay ma bilaash baa waa ku waas meel walba laaluush ka ta taagan

  • @user-qq7py5dj6w
    @user-qq7py5dj6w ปีที่แล้ว +1

    Alhmadulillh hadu ilaaah ha ku so amansaday

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 ปีที่แล้ว +6

    Way igu dhacday arinkaa suuriya airport keeda somaali ayaa musuq iyo laaluush lagu bartay

  • @cabdirahmanhussein2266
    @cabdirahmanhussein2266 ปีที่แล้ว +2

    waa dhaqamada aad uxun xun ee somalida lagu yaqaan in qiimihii wax lagu kala iibsanayey qiimo kabadan bixiyaan deedna soomaalidii kadanbaysay ay kudhibaatoodaan arintaas si gaara in laisaga ilaaliyo Ayaan jeclaan lahaa runtii ..

  • @HassanAhmed-ty6xw
    @HassanAhmed-ty6xw ปีที่แล้ว +7

    Ninkii aad waraysanasay ayaamo ka hor inta aanu dagaalku qarxin ee geela suudaan ku dhaqanayey warmaka hayaa

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 ปีที่แล้ว +4

    Soomaalida waa fidno aduunka lagu siidaayay

  • @abdisalangure3599
    @abdisalangure3599 ปีที่แล้ว

    I am glad that hon abdisalan hareri that you are safely back to hargeysa .i was worried for you when you were in sudan .

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 ปีที่แล้ว +1

    C/salaan herari wariye ruug cadaaya

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 ปีที่แล้ว +3

    Ale ha ugargaaro 🙏🤲🏽

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 ปีที่แล้ว +2

    Hereri Nin Qaaliya oo Muctarif Nasiibay lahaayeen Somalidaa 30 ahayd eed qaylo dhaanta udirtay ee kusoo Hagoogatay.

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 ปีที่แล้ว +3

    ALLOOW sudaan nabadee

  • @RNN1234
    @RNN1234 ปีที่แล้ว +3

    Dhulkaas Uu Ka Sheekeynaayo Wlhi Safar dhulka ah baan Kusoo Maray Horaantii Sanadkii 2014 kii

  • @summertime2535
    @summertime2535 ปีที่แล้ว +1

    Yaasir, waraysi maadan qaadin.
    Abdisalaan waa uu kuu sheegaynayey.

  • @c.majiidmahamed2766
    @c.majiidmahamed2766 ปีที่แล้ว +2

    Somalidu waa imtixaan, dad lacagtu aan waxba La aheyn weeyi.

  • @ahmedaweys9202
    @ahmedaweys9202 ปีที่แล้ว +3

    Hablaha somaliyeed badankooda dhaqanka ayaa ka lumay muxram laa'aan ayay badankoodu socdaa.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 ปีที่แล้ว +1

    Soomaalidu laaluushka ayey si fudud Ku bixiyaan

  • @skaba6390
    @skaba6390 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ilay haduu kaa nabad bixiyay

  • @muniirxasan8993
    @muniirxasan8993 ปีที่แล้ว

    cabdi salan hereri adeer allow kudhowr shaqsi qiimo leh baa tahay

  • @hereaftergolory9114
    @hereaftergolory9114 ปีที่แล้ว +1

    ILAAHAY WUXUU KA DIGEY IN DHULKA LA FASAHAADIYO. CAAN BAYNU KU NOQONEY MEESHAYNU SOO GALLO INAY ISAGUNA MARO KADIBNA UU SII DHOOQEEYO OO CAGTA KU WALAAQO WAA DHAQAN XUN

  • @wadalbari412
    @wadalbari412 ปีที่แล้ว +4

    Dagaaalka sudan kadhacay wuxuu ahaa micjiso si lamifilaan ah halmar ku dhacay xataa saansaantisa ma soo urayn anigu waxan ka soo baxay 13 laba malin kahor dagaalka

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi ปีที่แล้ว +9

    What a lagend 🦁 Hereri is our Hero 😍

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 ปีที่แล้ว

    Walashi waa run , somali iyo laaluush waa walaalo

  • @abukarali3558
    @abukarali3558 ปีที่แล้ว +1

    Somali dawlad la aan ba ka dhigtay Adhi waraabo helay.
    Cidwalba waxay unoqotay jiidh bisil

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c ปีที่แล้ว +2

    A/slaan Hareeri Masha-allah Allaha Ku Xafido

  • @NajibHassan-rg2wh
    @NajibHassan-rg2wh ปีที่แล้ว +1

    Allah haw gargaro walahen Sudan

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 ปีที่แล้ว

    XALEEY AYEEY. SOO GAAREEN ARDEYDII REER
    DJIBOUTI 🇩🇯. AYAA GA. OO.KA.YIMIID. CASIIMADA WADANKA ETHIOPIA 🇪🇹. EE.ADDIS ABEBA

  • @AbibakarAwSiyaad-gd8to
    @AbibakarAwSiyaad-gd8to ปีที่แล้ว

    Somalida Ethiopia nalama dhaho A/salan anagu Dawlada deeganka somalida

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 ปีที่แล้ว

    Nabadgalyo Illaahay ha siiyo Sudan.

  • @barrewarsame1520
    @barrewarsame1520 ปีที่แล้ว

    Wali wax Wayan maaad arag wariye guulayso

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 ปีที่แล้ว +2

    The legendary

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 ปีที่แล้ว +1

    Hereri legend

  • @Seexo123
    @Seexo123 ปีที่แล้ว +1

    Runti wan jeclahay channelkan ama tv fan lkn hordhaca ayaa waxa uu ka turjumaya inad maqashay barnamijkii oo dhan . Marka sii loo dawado hordhaca yareeya wixi aad barnamijka Ku sheegi lahaydba duuduub ayaan uu haysana 30 second ka uu horeya marka xiiso ma yeeelanayo inad sii dhamaysata. I hope in aad taladeyda qaadataan…

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 ปีที่แล้ว +3

    Asc Abdsalaam Hareri waxuu tegi karay Safaarada Uk 🇬🇧 oo isaga iyo Cameradahiisa iyo alaabtiisa keeni karay London xitaa shaqaalaha la socda ee aan Britain 🇬🇧 Paspoortka haysan.

    • @A-Dirir11
      @A-Dirir11 ปีที่แล้ว

      Safaararada UK meel loo mara ma jirto gaadhi ku genayaana ma jiro hadaanad dagaalka dhex lugaynayn

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg ปีที่แล้ว

      5000 British passport holders baa degan weli looma soo gurman walaal shaqaalihii safaaradda uun baa la soo qaaday

  • @skaba6390
    @skaba6390 ปีที่แล้ว +8

    Nabadu macaanaa ninka aan haynbaa garta waxay tahay

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 ปีที่แล้ว

    Hadii uu soo nabad noqday cabdisalaan herari waa allah mahadii

  • @ahmedaadanweli4731
    @ahmedaadanweli4731 ปีที่แล้ว

    Asc soomaaliyeey,
    culimada hilibkooda waa sun ee kawaantooba, in aad culumada sharaftooda igo cirdigooda aad qabil dartiis ugu gaftaan qaasatan sh mustafe x ismascil haaruun, afkiina kareebta, dhirta kuwaan la daaqin ayaa kujira.

  • @geenyadacaad2456
    @geenyadacaad2456 ปีที่แล้ว

    Somalia wax maqli mayso war ka baxa meshaas wlalah rer Sudan dhipka alle ha kadul qaado

  • @MustafeHassan-be6ek
    @MustafeHassan-be6ek ปีที่แล้ว

    The one and only legend hereri

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 ปีที่แล้ว

    WA LAAHII ARRIIN YAAB LEH AYU . LAKUL MAY WARIYE HERERI

  • @libanfarah4847
    @libanfarah4847 ปีที่แล้ว

    Waa run

  • @khadar8954
    @khadar8954 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay ma ku keenay daacad baad tahaye.

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 ปีที่แล้ว +1

    Hereri💯💯💯💯💯💯💯

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว

    Cabdisalan Walee wax baad Aragtay

  • @abdulkariimfaarah550
    @abdulkariimfaarah550 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay bay mahadi u sugnaatay, Ilaahayna waxaan weydiinayaa in dadkaa walaalaheen ah uu dagaalka ka qaboojiyo, dadkeeniina si nabad ah uu u soo celiyo

  • @Bashatalents
    @Bashatalents ปีที่แล้ว +2

    Soomaalida meeshay galaanba wey rogaan ilaahay inta wanaagsan ka reeb

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 ปีที่แล้ว

    Waa sheeko yaab leh, Suudaan waxay cagta saartay waddadii burburka iyo fowdada ee Somaliya. War yaa labadan janan ee haadaanka ka tuuraya mustaqbalka dalka la hadla, war yaa maanta meel jooga yiraahda, weli waxay haystaan fursad ay ku badbaadiyaan dalkooda.

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 ปีที่แล้ว +2

    Matabaan iyo sheeri xasuus iyo xabsigii dhoobada ahaa

  • @xakimacumaradancumar8049
    @xakimacumaradancumar8049 ปีที่แล้ว

    Hereri ind ilahay ba ka soo samatar saray iyagana ilahay ha xasiliyo arinka sudan wadan aan aad u jeclahay oon ku nolaa in badan 25 years ago siiba Khartoum ilahay ha xasiliyo somalidana ha ka badbadiyo arday badan baa inaga jogta

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 ปีที่แล้ว +1

    Soomalidu waa dad sicir bararka isku sameeya caalamka meelkastaba iyaga wax isku qaaliyeya meelkastod tagtana caalmka waalysu sheega somliga inuu lacag laroor yahay

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 ปีที่แล้ว +4

    Ingriis halagu soo cesho Afrika, 63 sano oo dagaal iyo qaxooti ah ayaan ka dhaxlnay doowlad nimo. Cakuye nin madaw.

    • @zaamzaakin4465
      @zaamzaakin4465 ปีที่แล้ว

      Been maaha africanku dad maaha

  • @abdimohammed7522
    @abdimohammed7522 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa xaqiiqa In Soomaalidu wax walba cirka geeyaan, bal eega meel 300 birr ah ayey 1,000 Birr ku raacayaan.

  • @AhmedMohamed-vr1ue
    @AhmedMohamed-vr1ue ปีที่แล้ว

    Abdi salam mahadsanid

  • @mascuudahmed1283
    @mascuudahmed1283 ปีที่แล้ว +3

    Matama dheh cabdisalanaw ader 😂😂

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 ปีที่แล้ว

    Habar awal aya dhexdhaxadinaysa waka cadi salan idin shegay

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 ปีที่แล้ว +1

    Subxallah

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 ปีที่แล้ว

    SIIKHAYR LEH

  • @crahmanabdisalan2141
    @crahmanabdisalan2141 ปีที่แล้ว +1

    Dad maaha somalidu waa dhaqan xumo waliba liidata waa sida hada lagu nacay Turkiga Kenya ama Ethiopia

  • @abdikamalsilver9350
    @abdikamalsilver9350 ปีที่แล้ว

    Abdisalan hareeri waa wariye rug cadaaya hadii alle soo badbaadiyay asaga iyo inta kaleba waa
    Alx balse hadaldiisu waa xaqiiq meelkstay Somali joogto lacagbay dadka baran waxan koonolay magalada Kampala
    siday Uganda'sku lacagta ugu barteen somalida waad yaabysa waliban xaga airportka iyo meesha cardka qaxontiga laga qaato kama aaminayo somaliba bilaa lacaga

  • @yaziinbaqdaadi1788
    @yaziinbaqdaadi1788 ปีที่แล้ว

    Alxmdilh hadad kaso badbaaday

  • @abdixayi8453
    @abdixayi8453 ปีที่แล้ว

    Aftahanimadu waa hibo meel kasta oo suaal laga weydiin lahaa wuu gufeeyey oo wax la weydiiyaba maba hambayn

  • @abdiraxmanabdikariin8245
    @abdiraxmanabdikariin8245 ปีที่แล้ว +1

    cabdi salaan war naga sii . ninkii xaashi ahaa oo aad suudaan kula kulantay xagee buu kudanbeeyay

  • @Zachariahussain
    @Zachariahussain ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤