Aamin Naftaada Dadkuna Waxay ku Qasbanaan Doonaan Inay Ku Aaminaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 136

  • @maxamedyare3276
    @maxamedyare3276 4 ปีที่แล้ว +32

    The legend is come back teacher mahadsanid

    • @maxamedteam6920
      @maxamedteam6920 4 ปีที่แล้ว

      Wllo ana iisaar subscribe sher na iisameeya wll

  • @yakubkadar1007
    @yakubkadar1007 4 ปีที่แล้ว +5

    Our teacher of confidence and consultance respect🙏🙏🙏

  • @maryamaabdurachid4161
    @maryamaabdurachid4161 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha Alh waa Really true words confidence wa waxa ugu fcn dunida

  • @MohmetAmad
    @MohmetAmad 4 ปีที่แล้ว +8

    Ustaad aan jecelhy ilaahey haku daayo macalin ❤

  • @issemohamud8591
    @issemohamud8591 4 ปีที่แล้ว +6

    ,Aamiin naftaada Dadku waxay ku qasbanaan doonan in ay ku aaminaan nice video 🙏👈

  • @farhanyareofficiall
    @farhanyareofficiall 4 ปีที่แล้ว +2

    Abdirisaq faarax mahadsanid ustaad soo badi barnaamijyada cilmi nafsiga ku saabsan

  • @safiyocabdi8025
    @safiyocabdi8025 4 ปีที่แล้ว +8

    Thanks forever ❤️ ustaad ...waan la kulmay dad nocaas ah ...aniga oo yar 10 jir ah ayaan jclaa barashada artska lkn dadka ku niyad jabinaayo dartood ayaan u dhaafay ...balse hadda waxaan jiraa 15 ..wali mayeelan hami ii qaas ah balse waxaan jclahay in aan noqdo qof la xuso sida ...xaawo taako oo kale ...qof dadka xagooda qiimo weyn ku yeelata ...
    Channelkan waxbadan ayaan ka bartay ...thanks again ...waan ku jclnahay ustaad qaali ..

  • @mahamedjaamac2554
    @mahamedjaamac2554 4 ปีที่แล้ว +3

    macalin soo dhawoow👐. Muuqaaladaadu dhalinyarta maanta joogta waa u muhiim, tusaale nool na waa u tahay. Alle hakaa abaal mariyee

  • @barkhadjamac3695
    @barkhadjamac3695 3 ปีที่แล้ว +1

    Maclin Ad utababar fiican fikrado badan o dhaxalgalana laga faaidaayo thanks teacher mufikira

  • @manzurmaracade4246
    @manzurmaracade4246 4 ปีที่แล้ว +4

    2:30 ilaa 2:40 wa xaqiiq An aniGu Arkey Jazakallahu kheir AbdirizaQ farax Wax bdn Bad ina Bartey Sido kle wax bdn bd inaga Rebtay Allaha ku xafido❤✌

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid ustaad

  • @sahrohussen491
    @sahrohussen491 4 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan nasii wakhati oo muuqalda noo soo badi wll c/fataax please please 😢😕😁😁 from Germany 🇩🇪 🧕🏻

  • @faisalmohamed6548
    @faisalmohamed6548 4 ปีที่แล้ว +3

    Fikirka dadka kale badanaa waa lagu guul daraystaa
    Wax kabaro chanel waa goob faaido❤🙏

  • @amiinshaxaari8337
    @amiinshaxaari8337 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah hayakalaah bro🙏
    Allah yacisak ya macalimu abdirisaaq faarax adun iyo akhiraba barakow
    Akhiro kuwii u shaqaysta illahay haynaga dhigo en ka cajisin digriga illahay ❤

  • @yasminmohamud8826
    @yasminmohamud8826 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh wn xiiseeyaa fikradaha ad noso jediso inshala noso badi mcln 🙏thank u very much ❣️🙏🙏🙏🙏

  • @baskarproduction213
    @baskarproduction213 4 ปีที่แล้ว +7

    Waan Farxay Markaan Arkay Muuqaalkaaga 😍😍

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 4 ปีที่แล้ว +4

    wlhi waa cashar aad umuhiima aad bad umahadsan tahay macalin👏

  • @ayanlemuse6142
    @ayanlemuse6142 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashllh c/rasaaq faarax soo rogaalcelin wcn 👍

  • @xumbacade6626
    @xumbacade6626 4 ปีที่แล้ว +7

    Wll mahadsanid lkn talooyin ayaa rabnaa oo waxbarashada kusaabsan inoosoodaay

  • @yaxyecade8564
    @yaxyecade8564 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allh waa xaqiiq waaa muhiim in qofku Naftiisa ku kal soonaado

  • @mawliidmohamed698
    @mawliidmohamed698 4 ปีที่แล้ว +7

    C/razaaq faaraxoow you tube kaaga waxa Inoo yahay iskuul aan wax ka barano fadlan muuqaalda hanagala raagin mahadsanid wll

  • @ubahduaale5374
    @ubahduaale5374 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah thanks

  • @IMCCHANNEL9448
    @IMCCHANNEL9448 4 ปีที่แล้ว +2

    Thank you so much walal

  • @hassanabdi939
    @hassanabdi939 4 ปีที่แล้ว +3

    Qofkii ugu horeeya ee firsada aan noqday

  • @ubahduaale5374
    @ubahduaale5374 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashaaa Allah tabarakAllah

  • @khadaryareofficial6578
    @khadaryareofficial6578 4 ปีที่แล้ว +3

    Ma.macalin Casharada xiriir noga dhig

  • @kafiyakaireh7849
    @kafiyakaireh7849 4 ปีที่แล้ว +2

    Thanks brother keep going... you are right

  • @ceelhaweyyouthnetworkc.y.n4054
    @ceelhaweyyouthnetworkc.y.n4054 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah waa cashar qurux badan❤👌

  • @zulthanzinyor6011
    @zulthanzinyor6011 4 ปีที่แล้ว +3

    We blessed you came back

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 4 ปีที่แล้ว +2

    Noolow noolow walalkay thanks alle haku sharfo

  • @zulthanzinyor6011
    @zulthanzinyor6011 4 ปีที่แล้ว +3

    Macalin sidee la iskaga badali karaa dhaqankaagi hore iyo waxaad ahayd iyo caadoyinkaagi

  • @tacabmedia7623
    @tacabmedia7623 4 ปีที่แล้ว +1

    Wall aan taageerno ani iyo asxaabtayduba✍✍thanx macalin

  • @hasanadan342
    @hasanadan342 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah macalinka noosoo badi

  • @mohtayoqr1375
    @mohtayoqr1375 4 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad aan wax loo dhaafaa jirin
    Waxan rajaynayaa inaad SAA noogu wado muuqaalada macalin

  • @updallahussien5354
    @updallahussien5354 4 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad cabdirisaaq faarax 👏💯❤

  • @mesutzuudaani6389
    @mesutzuudaani6389 4 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid
    thank you

  • @deeqamaxamed8322
    @deeqamaxamed8322 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you my teacher

  • @Ayub_kaarlo
    @Ayub_kaarlo 4 ปีที่แล้ว +14

    MaCaLin waxii danpE wxa Noo zOo GeLizaaaaaaaa zIdEe qoFka aaD aGeYd izaGa badaLi karTa YaCni daBciGaGa io habdhaqanaDii hore🤗respeCt

  • @cumarsomane9738
    @cumarsomane9738 4 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad c/risaaq

  • @DeeqoAxmed-c7d
    @DeeqoAxmed-c7d 2 วันที่ผ่านมา

    Macalin markasta wax cusub soo gali ❤mahadsanid

  • @happygirl3251
    @happygirl3251 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ur the best 🙏🙏

  • @yahyajamac499
    @yahyajamac499 ปีที่แล้ว

    Thanks my teacher you are win

  • @sumayaaraweelo57
    @sumayaaraweelo57 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay hakuu daayo maskaxdaa mcln

  • @IQRAAHMED66
    @IQRAAHMED66 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah noo soo laabo oo cashiradii noo soo badi

  • @kingkhalidofficial2582
    @kingkhalidofficial2582 4 ปีที่แล้ว +1

    Abti aad bad u mahad sanatahay waa talo dhaxal gala hore usoco bro

  • @sacaadanasir1759
    @sacaadanasir1759 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah keep going

  • @yaasirkaize9160
    @yaasirkaize9160 4 ปีที่แล้ว +1

    Shb vedioYada nooso badi
    Mahadzanid ustaad 🙏🏼

  • @asiyabare995
    @asiyabare995 4 ปีที่แล้ว +2

    MASHA ALLAH

  • @mawliidmohamed698
    @mawliidmohamed698 4 ปีที่แล้ว

    C/razaaq faarax khayr allaha ku siiyo wll

  • @suldaansaabironthebeat2866
    @suldaansaabironthebeat2866 4 ปีที่แล้ว +4

    Ma aqaano cida comment keyga aqrineyso lkn waxaan kuleyahay hoyadada cimrigeeda allaha dheereeyo arul jano allaha kadhigo plz SUBSCRIBED iisaar/mida kale isoo duceeya muraadkeyga allaha iisahlo😔😥🤲

  • @idiriscago3527
    @idiriscago3527 3 หลายเดือนก่อน

    Maashalah ustaaad aad iyo aad

  • @cumarsomane9738
    @cumarsomane9738 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh 4 ปีที่แล้ว +2

    Kuu xiisnay yaaqay Macalinka nolosha✊💪

  • @itsayaan-5
    @itsayaan-5 4 ปีที่แล้ว +1

    Teacher abdirisaq farax🥰♥️⚘

  • @abdishakur1130
    @abdishakur1130 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll sideen kuheli karaa bugaagtaada

  • @BayleChannel
    @BayleChannel 4 ปีที่แล้ว +4

    🔥HIT VOICE 👌

  • @zhaakildeekh6498
    @zhaakildeekh6498 4 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad long time baan sugaynay 🙏🙏😁

  • @drabdiwahid4803
    @drabdiwahid4803 4 ปีที่แล้ว

    No soo badi muqalada sxb mahdsanid

  • @muste123
    @muste123 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan ku faraxsanahay in aan janalkan ku xidhnaado.

  • @kowsar39
    @kowsar39 4 ปีที่แล้ว +1

    Soo badi huno 💞

  • @xandaluabdirashidjr6019
    @xandaluabdirashidjr6019 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha ᵃˡˡᵃʰ ˢˣᵇ 𝗵𝗼𝗿𝗼𝗺𝗮𝗿 𝔴𝔞𝔠𝔞𝔫

  • @hanadhousseinmohamed2465
    @hanadhousseinmohamed2465 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @khaalidsports9758
    @khaalidsports9758 4 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad cabdurisaaq cilmi nafsiga kaso hadal wll

  • @Hamza-dz8xs
    @Hamza-dz8xs 4 ปีที่แล้ว

    Welcome back teacher

  • @abdirizakbulhan3679
    @abdirizakbulhan3679 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allh

  • @MohammedAK24
    @MohammedAK24 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad mudo badan ayaan ku la'yn wan ku xiisnay

  • @princeabdulkadir9633
    @princeabdulkadir9633 4 ปีที่แล้ว +2

    waxaa tahay dhiiri geliyaha kaliyaa aan daawado muuqaladiisa dhaamaantood wiliba anoo dareemin wax caajis ah

  • @xusenyusuf9361
    @xusenyusuf9361 4 ปีที่แล้ว +2

    Dadka wxaa ka qaldamy Guushii iyo hadafkii waar Guuli waa inaad naar ka badbaado jano na Gasho hadii aaad nolol liidata ku nooshay maaha inaad guul dareesaty oo nabi muxamed ba NNKH waxa uu ku noola nolosha hada loo yaqaan dabaqada ugu hooseesa sidaaso ay tahay waa uu guuleystay markaa Guushadu wey danbeesa lkn maaha guushu lacag guri Gaadhi iyo mushahar..balse intaa midna maaha.

  • @moshire6645
    @moshire6645 4 ปีที่แล้ว

    Tababare Nololeed🙏

  • @thomasmuller5434
    @thomasmuller5434 4 ปีที่แล้ว +1

    Pcychologist Abdirizaq . Wan jecelnahay barnamijyadaada

  • @misramohamedali427
    @misramohamedali427 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah

  • @sharmamoalim
    @sharmamoalim 4 ปีที่แล้ว +4

    Noqo qof wanagsan

  • @yousufhassan1206
    @yousufhassan1206 4 ปีที่แล้ว

    Waa mowduuc aad u muhiima

  • @nourasara3146
    @nourasara3146 4 ปีที่แล้ว +1

    asc Wallo aniga igu dhacday in bilabay muudo dheer sanado badan lga joogo hada ayaan diib u bilowaay waxa kala culmaa Cabsi badan sabbta xiligi hore maa i haysan lakin hada waa dareemaa cabsidaas .

    • @nourasara3146
      @nourasara3146 4 ปีที่แล้ว +1

      Igu so duceya in Allaah i Fadudeeyo hada ayan dib u bilabay in barto . Xaladas aniga ku dhax jiiro xaqiiqi waxa ad ka haleeyso.

  • @tusaaleproduction6153
    @tusaaleproduction6153 4 ปีที่แล้ว +1

    Macalinkaygi is come back welcome again

  • @mohamedaden6209
    @mohamedaden6209 2 ปีที่แล้ว

    Thanks alot

  • @Mohamedalijama143
    @Mohamedalijama143 4 ปีที่แล้ว +2

    Aad ayad umahadsantahy sxb, runtii saamayn wayn ayay muuqaaladadu igu sameeyeen

  • @Xidiga-ed3jk
    @Xidiga-ed3jk 4 ปีที่แล้ว

    Asc aniga ah darawel gawaarida waweyn ee iskaga goosha dalalka east Africa waxan hada wadaa mudo 10sano ah markeygi hore anoo nin yar ah ayan jecla inan darawel noqdo markan bilaabayey dadka asxabteyda iyo qarabadeda wey igu diidanayen inan wadi dono baburtaas wawen weyna igu dhalecen jiren in yar mooye igu danbeentiina marki la arkay inan kabaraxayne waletageeray marka dadku waa sidaas

  • @cabdicasiisxiis1190
    @cabdicasiisxiis1190 4 ปีที่แล้ว

    Manzha allH

  • @raageugaaz7880
    @raageugaaz7880 4 ปีที่แล้ว +6

    Qofka Fariintan Aqrinaya Ma Garanayo
    walal Allah Hooyada Jannada Ha ugu deeqo
    Subscribe Ii saar

    • @cumarsomane9738
      @cumarsomane9738 4 ปีที่แล้ว +1

      Sxb muqaladaad soo dhigtid kama hilin waan kuu saari lahaaye

    • @khadarwadani2075
      @khadarwadani2075 4 ปีที่แล้ว +1

      ani xataa sxb sababto ah heesaa ku jira marka kuuma saari karo lkn hadaad kasaarto waan kuu saari xasuuso in muuqaldaan waxey jiri doonan intaad adi jirto in kabadan

  • @jackplayer6240
    @jackplayer6240 4 ปีที่แล้ว

    Manshallah keep going bro

  • @sakariyeburco2773
    @sakariyeburco2773 4 ปีที่แล้ว +2

    Nio legend ba thy

  • @maxamadcabdulaahi3072
    @maxamadcabdulaahi3072 ปีที่แล้ว

    Guul wacan

  • @abuubakarjeerow7937
    @abuubakarjeerow7937 4 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid my #teacher

  • @yuusufmaxamed7354
    @yuusufmaxamed7354 4 ปีที่แล้ว

    Wxn ahay qofkii xidhay kahelina 1k

  • @yaxyemaxamed6728
    @yaxyemaxamed6728 4 ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @badrimohamud8111
    @badrimohamud8111 4 ปีที่แล้ว

    Mnsh allah waa xaqiiq

  • @faaraxgeele5362
    @faaraxgeele5362 4 ปีที่แล้ว

    Channel kaliya ee an mar walpa darti an youtube ka u fadhiyo weye wllhy

  • @seynabmaxamed953
    @seynabmaxamed953 4 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @munahasan2353
    @munahasan2353 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsantay wllo

  • @waageel8183
    @waageel8183 4 ปีที่แล้ว

    Thank

  • @JOKERMAN10
    @JOKERMAN10 4 ปีที่แล้ว

    Wligay coment kama bixin channel kan lkn manta keep going ilaa halka higsnaysid

  • @suheybchannel7401
    @suheybchannel7401 4 ปีที่แล้ว +1

    Goobtu ismaqareso qof lobahanyahay baa tahay wall qali salansare

  • @s.qoslaaye4930
    @s.qoslaaye4930 4 ปีที่แล้ว

    Jasaaka laah

  • @cumarsomane9738
    @cumarsomane9738 4 ปีที่แล้ว +1

    Go ahead

  • @amiirqays1274
    @amiirqays1274 4 ปีที่แล้ว

    Kuma hayno macalin waxaa thy channe ugu waqti dheeraa inaan lasocdo mahadsanid macalin abdi risaaq Farah

  • @unknowsuperhuman750
    @unknowsuperhuman750 4 ปีที่แล้ว +1

    Macalin malinkst so gali casharada

  • @soosaarechannel6668
    @soosaarechannel6668 4 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @jonnydeep8058
    @jonnydeep8058 4 ปีที่แล้ว

    Legend forex ka soo hadasho, wax naga dheh.

  • @egmadimen7757
    @egmadimen7757 4 ปีที่แล้ว +1

    manshallh nosobadi