#GABDHUHU

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • Tolloow Waa kuma Ninka ay Jecelyihiin Gabdhuhu?!

ความคิดเห็น • 138

  • @CafimatFican
    @CafimatFican 8 ปีที่แล้ว +43

    Aaaw😊 thank you aboowe. Yes yes sax MashaAllah Haa saas aanahay waana jecelnahay guri farxat Iyo Jaceyl. 💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙

    • @anisamaxamad4429
      @anisamaxamad4429 8 ปีที่แล้ว

      😊😊💑

    • @shukrinuunimacalinxusen3415
      @shukrinuunimacalinxusen3415 8 ปีที่แล้ว +1

      Cafimat Fican yasmin ayo inte kala so xiriraaa aad ayn kujclhy habar yar wax badan an kuso qoray lkin nasib Yari magaceyga wa muxubo nuune ise

    • @sahrabile2686
      @sahrabile2686 7 ปีที่แล้ว

      mash allah

    • @sahrabile2686
      @sahrabile2686 7 ปีที่แล้ว

      mashallah wa arin aad u muhiim ah

  • @salmam5167
    @salmam5167 7 ปีที่แล้ว +11

    Asc, walaalo jazaakalaahu kheyr kheyral jazaa ma laha nimanka soomaaliyeed wax la dhaho jacayl iyo naxariis toona allaah ha siiyo gabdhihii somaliyeed waa wada waasheen dhaqaatiirta ayaay wada yaalaan ayagaaa u sabab ah qaarna waa u dhinteen cuqdaad iyo calool xumo waa ba saas cuntuu cuni wuu caytami ama ku dili ilmihii har tooda allaah xaqa ha tuso amaba 10 sano ayuu siyaasad ku jiraa oo hooyadii ku ilaaway iyo caruurtii oo dhul gaalo joogo allaah cadaab kiisa ha ka duwo nabi muxamed scw ma gaari karaane aniga ii soo duceeya walaalaha aqriya oo dhan in allaah ii hanuuniyo xaqana ii tuso caruurta iyo dhamaan muslimiinta meel walbo joogaan ba aaamiin aaamiin aaamiin

    • @abdirahmanabdihakiimshire1693
      @abdirahmanabdihakiimshire1693 6 ปีที่แล้ว

      Xalimo mohamed aamiin *ALLA* hakaaga dhigo sidaad jeceshahay

    • @abdishakurmusse4671
      @abdishakurmusse4671 6 ปีที่แล้ว +1

      Xalimo Mohomaed wallaal waxaan ku jirnaa bil Ramadaan ee waxaan ilaahay kaaga baryayaa (iyo gabdhaha kale ee Somaliyeed iyo gabdhaha Muslimiinta dhamaan) inuu ninkaaga xaqa garadsiiyoo Amiin. Adigana walaal haka niyad jabin ee u dulqaado (magacaaguna waa Xaliimo oo af Carabi ah oo macnihiisu yahay tii dulqaadka badneed) oo iskuday inaad qalbigiisa kasbatid hadii kale ciyaalkaas ayaa meel cidla ah kusoo dhicidoona oo dhibka hada kuhaysta ku kasii wayn ood ka qooma maysa ayaa ka iman kara.

    • @sangemohammed2057
      @sangemohammed2057 3 ปีที่แล้ว

      Dhibta idinkaa iskugu sababa waayo sida aad raga u doorataan ayaaba khaldan marka hore
      Dookh xumadiina ayaa halkaa idin dhigtay.

  • @umlove2157
    @umlove2157 8 ปีที่แล้ว +6

    mansha allaah wll qof xikmadysan ayaad tahy illahy haka jasaisiiiyo mid baad ka tagty tas o ah gabadhu waxy jeceshahy ninkeedu inuu ukeeno hadyado walaw haba yarato e wllhi ragbadan iyo dumar badan wax way ka faidayaaan reerohoda way kula dhaqmyaaa adiguna illahy agtisa ayaad kahelysaa amal marin halkaa kag hy aad ayaad ugu mhdsanthy aqobta aad uso gudbisay dadkaaga

  • @hodanfaarax8867
    @hodanfaarax8867 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll Ayuub ragu haday qodobadaa ku dhaqmaan waxaan hubaa inuusa guri dambe ee Soomaaliyeed burburayn illaahay waa faji rageena آمين يا رب

  • @flowerofislamteampeace6817
    @flowerofislamteampeace6817 8 ปีที่แล้ว +7

    Walee naxariistu wa wax loo dhasho ragan waa wada dhagaxoos bal wiilkanoo kale may iska wada noqdaan waa umad wada maqluuba dantooda ayaa hada ku jirta saan haday samayn lahaayeen JAZAKLLAAH WALAAL KHAYR ALLE HA KU SIIYO TUSAALAHAAGA ALLE HA NOO BADIYO Amiin.

    • @abdishakurmusse4671
      @abdishakurmusse4671 6 ปีที่แล้ว +1

      Flower - ninkaan gabadha buu nagu dul shukaansanayaa ee waxaan malaha dhab kama aha (turufatoore)

    • @sangemohammed2057
      @sangemohammed2057 5 ปีที่แล้ว

      Boqolaal noociisa way buuxaan rabi ayaanse idin tusin oo miyaad arkaysaan indhihiina dolar baa ku sawiran

  • @maryamanuur2406
    @maryamanuur2406 8 ปีที่แล้ว +5

    mansha Allah wallal waxasi wa wax qaaliya ninki laga helo walla jazakallahu khayran

  • @somalifit60
    @somalifit60 8 ปีที่แล้ว +1

    walal masha allah sidan ku sii soco waxxaad cawineesaa ummada somaliyeed

  • @nuramoha3971
    @nuramoha3971 8 ปีที่แล้ว +3

    Mansha alah tabaraka lah ilahay misanka xasanadka hakugu daro walal qaliya ayad tahay

  • @munacawil4815
    @munacawil4815 7 ปีที่แล้ว +4

    mansha allah sifooyinkan waan jeclahay in aan ka helo qofkaan nolosha la wadaagaayo

  • @naciimosheikhhassan9925
    @naciimosheikhhassan9925 8 ปีที่แล้ว +7

    Walalkay waad mahadsantahay. Raga in ay qirtaan wixii lagu dhibsado oo aanay iska indho tirin. Oo dhihin iyadaa dagaysee ka aamus quursi ahaan ama warkaas wax lagu hadlo maaha camal waayo ma qaldame waa Allaah. Waxaan rajeenaa in aan noqono kuwa qaato waanada.

    • @gaboose114
      @gaboose114 6 ปีที่แล้ว

      Naciima sheekh hssaan

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad codsi Dumarka midee ugu wngsan kuwa Gaagawan iyo kuwa Dhaadheer farqiga Udhaxeeyo Xaga jaceylka ama Guurka ama raaxada midee ugu fcn

  • @noorkheire8043
    @noorkheire8043 7 ปีที่แล้ว

    Jazakallaahu kheyr Akhii raga soomaliyed Alle xaqa Hafahan Siiyo

  • @hawaabdi5796
    @hawaabdi5796 8 ปีที่แล้ว +3

    mashalaah inbadan bangaranan taas alahabaro nimanka somaliyeed sidaas

  • @deeqmediapro574
    @deeqmediapro574 7 ปีที่แล้ว +2

    cashar aad u wanaagsan waaye jazakalah ustaad

  • @guuleysowalaal891
    @guuleysowalaal891 5 ปีที่แล้ว

    Talooyin aad u qiimo badan oo xaqiiq ah Masha Allah,
    Walaal Mahadsanid inbadan.

  • @abdihakimelhejj9589
    @abdihakimelhejj9589 8 ปีที่แล้ว +2

    masha allah jazakallahul kheyr walale

  • @nurhaannasma921
    @nurhaannasma921 8 ปีที่แล้ว +2

    shugran wll ayub wa talo fiican jasakalahu khyran wll

  • @umusumaya4797
    @umusumaya4797 8 ปีที่แล้ว

    mansha allh Wall allaha khayr kaga abaal mariyo runtii wax xaqiiqad ka hadashey dhan walba

  • @gaboose114
    @gaboose114 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allow noo dhaaf gabdhaheena

  • @ubaaxadhan9082
    @ubaaxadhan9082 8 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah jazakallah akhiii

  • @kifaaxali6273
    @kifaaxali6273 8 ปีที่แล้ว

    asc muxaadiraadkaadii Waan u xiisnay. Allaha ku barakeeyo walaal .

  • @abdikariimadan5307
    @abdikariimadan5307 8 ปีที่แล้ว +1

    masha alàah walaal wan kaa faa ideestey alaha ajar hakaasiyo

  • @ruweydamohamed9763
    @ruweydamohamed9763 8 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabarakallah walalidkeyga aay iso xasusisay ku wi ku dhaqmo Allah inaga dhigo walal

    • @hodanabdikarim7931
      @hodanabdikarim7931 8 ปีที่แล้ว +1

      MAashaa aallaah akhy fillaah jzakllaah inshaa aallaah waanu qaadaan doonnaa

  • @ubahabdille8510
    @ubahabdille8510 7 ปีที่แล้ว

    Adi oo mahadsan I sosheg walalkey Allah Ku barkeye

  • @wadanichanal5318
    @wadanichanal5318 6 ปีที่แล้ว

    Masha alah Ustaad yusuf sakiin

  • @hamdiomar6415
    @hamdiomar6415 8 ปีที่แล้ว

    asc walal waxan ahay quf ku cusub lkn masha Allah illah qery badan haku siyo ragenana illah haka dhigo kuwo ka faidesto

  • @asmaanuu8774
    @asmaanuu8774 8 ปีที่แล้ว +2

    masha allaah walaal anagana nosoo gudbi sifaadkay ragu jecelyihiin

  • @Foozlifestyle
    @Foozlifestyle 8 ปีที่แล้ว

    Masha ALLAH.Waad mahadsantahy wll sida aat nimanka ugu naseexeesid.

  • @bahjoahmed4902
    @bahjoahmed4902 7 ปีที่แล้ว +4

    Somalida dhan in ay sidaada wax u fahmaan baa finanlahyd

  • @suheermaxamed1518
    @suheermaxamed1518 8 ปีที่แล้ว

    Masha allaah Sax waaye farxada qeer ilalaah hakusiyo

  • @ifraahguled9948
    @ifraahguled9948 8 ปีที่แล้ว

    maasha allah waa ku mahadsanty waanadan qaaliga aha aad noo sheegty jazaakalah

  • @aishamxhassan10
    @aishamxhassan10 8 ปีที่แล้ว +1

    jazaakalah insha allah waan ka rajeyneynaaa oppisite ka video ka

  • @allthingsamal
    @allthingsamal 8 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah thank you

  • @mariaalidhuh1040
    @mariaalidhuh1040 8 ปีที่แล้ว +4

    masha Allah

  • @xafsoxubi1003
    @xafsoxubi1003 4 ปีที่แล้ว

    Thanks my brother ilaheey haka ralii noqtoo

  • @mursalmaxamed7347
    @mursalmaxamed7347 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ayuub yusuf sakin

  • @wardatuljanahyusuf9974
    @wardatuljanahyusuf9974 8 ปีที่แล้ว

    jasaakalaah khayran akhii sakiin

  • @xumeyraamohammed6350
    @xumeyraamohammed6350 3 ปีที่แล้ว

    wlhi aniga markasta wxn jecljy inaan daawado vedioyasha ustad

  • @abdimalikmohamud8802
    @abdimalikmohamud8802 7 ปีที่แล้ว

    masha Allah wll aad iyo aad ayaad u mahadsatahay

  • @fartunadeed
    @fartunadeed 8 ปีที่แล้ว

    MashaAllah waad mahadsantihin walaalkey qaliga ah

  • @pheruusahmed9289
    @pheruusahmed9289 8 ปีที่แล้ว

    mansha Allah Illahey ajar hakaa siiyo walal

  • @hudaahmed5995
    @hudaahmed5995 4 ปีที่แล้ว

    Allah haku xifdiyo Macalin ayuub

  • @fardowsoabdulaahi2596
    @fardowsoabdulaahi2596 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ajar allaha kasiyo

  • @fartunadeed
    @fartunadeed 8 ปีที่แล้ว +10

    Walaal codsi walaal noso gudbi rag waxaay naga rabaan waxaan ahay xaas

    • @husseinsheikhabdi820
      @husseinsheikhabdi820 8 ปีที่แล้ว +4

      +Ummuabdurahman haaaaaaaaaaaaaa walal mar waliba gurigaada nadiif hakuu ahaado ciyalkuna ulabis waqtiga shaqada uu ka imaanayo odaygaaga waaaaaaakukaaaaaaaaaaaas

    • @jaamacjamaal3946
      @jaamacjamaal3946 4 ปีที่แล้ว

      Hadaad rabto in Aad ogaato waxa Saygaagu kaa Rabo baro diinta islaamka Ayada Ayaa kuu qeexasee

  • @wardatuljanahyusuf9974
    @wardatuljanahyusuf9974 8 ปีที่แล้ว

    xaafimaad fiican ukhutii caziiza pls ii sheeg meel kaala soo xiriiro aad baan ujeclahay in aan kula soo xiriiro

  • @abdiqadir3015
    @abdiqadir3015 8 ปีที่แล้ว +3

    walal ayuub mahadsanid

  • @asiyacadey8174
    @asiyacadey8174 6 ปีที่แล้ว

    سلامتك أستاذ أيوب يوسف سكين احترمك كثيرا

  • @fatihfatooh1021
    @fatihfatooh1021 8 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustath Sakiin.
    Erayga; "Ixtiraam", waa eray Arabic ah macna ahaana waa " Qadarin".
    Adna waxad u kala qaata 2 qodob.
    2-Ixtiraam iyo qadarin
    4- Qadarin.
    Sifada 2 iyo 4aad ku laabo ustath.

  • @ilmocadey1621
    @ilmocadey1621 8 ปีที่แล้ว

    mash alh tabaaraka alh walal ilahy haku xifiyo lkn meel lagaala soo xiriro iisheeg

  • @fartmohamed4326
    @fartmohamed4326 7 ปีที่แล้ว

    jclka aragtida miyuuw kadhasha mase kahida ?

  • @ubahabdille8510
    @ubahabdille8510 7 ปีที่แล้ว

    Walal xage laga hel bookatada magacay helihin maxa ladhaha

  • @xasanmaxamed8303
    @xasanmaxamed8303 8 ปีที่แล้ว

    mashaa allah ayuub hore uga soco sxp

  • @xafsoxubi1003
    @xafsoxubi1003 4 ปีที่แล้ว

    Walal ayub yussuf thanks

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 4 ปีที่แล้ว

    Waa sax hadalkaaga walal jisaka allah.

  • @safasayd9149
    @safasayd9149 7 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah sax sax sax

  • @raxmacllaahi3787
    @raxmacllaahi3787 7 ปีที่แล้ว

    masha allah walal arrin mihiim ayaadkashe keynaysa lakiin somalida lagamahelo

  • @abdurahmanaidid6346
    @abdurahmanaidid6346 8 ปีที่แล้ว +1

    wow nice man shall ah

  • @aminamaxamed304
    @aminamaxamed304 8 ปีที่แล้ว

    mahadsanid walaal

  • @rahmayasin5358
    @rahmayasin5358 6 ปีที่แล้ว

    Hadal wanaagsan thanks 🙏 wllo

  • @balqisoabdulahi7725
    @balqisoabdulahi7725 8 ปีที่แล้ว +2

    maa shaa allah jazakallahu ilaahay hakuxidiyo walala 👍❤❤

  • @ashaomaraloverano4363
    @ashaomaraloverano4363 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @khadramohamed8018
    @khadramohamed8018 6 ปีที่แล้ว

    maaaaaasha allha alle ku daayo tababre😍😍😍😍😍😍😍😍👏👏👏👏👏👌👌👌👌❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌👌👌❤❤❤

  • @khuludjama3674
    @khuludjama3674 8 ปีที่แล้ว +1

    mchlah THanKs u eebow

  • @housseinmourad898
    @housseinmourad898 4 ปีที่แล้ว

    Asalamu Aleykum my brother what about the husband and what the religion wants from a woman.Not a pick and choose from it please let's be muslim and live in a halal way.

  • @xafsoxubi1003
    @xafsoxubi1003 4 ปีที่แล้ว +1

    Wilasha Somaliyed sidada Cml yakadigaa

  • @SnAynle
    @SnAynle 8 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh walal igu qaliya ayub yusuf sakin

    • @nimcoibraahim2984
      @nimcoibraahim2984 6 ปีที่แล้ว

      Mansha allaah wllky qalia wadku mahd snthy hawsha wngsn ed u heysid walalahaa illahy haku xifdiyo adun iyo aqiraba

    • @dekodeko3382
      @dekodeko3382 6 ปีที่แล้ว

      Jazakalah 😀

  • @wardatuljanahyusuf9974
    @wardatuljanahyusuf9974 8 ปีที่แล้ว +1

    caafimad fiican yaasmiin

  • @shucaybcismaanibraahimxabi3610
    @shucaybcismaanibraahimxabi3610 4 ปีที่แล้ว

    Dadka dadka isku dira iyo Astaamaha lagaga badbaadi karo nala wadaag macalin

  • @BIRUK12
    @BIRUK12 3 ปีที่แล้ว

    HaweenKu DarYeeL Wcnaa🥰🌍🌍

  • @maithayousuf4867
    @maithayousuf4867 8 ปีที่แล้ว +4

    mansha allah waxad ka ilowday inuu yahay mid karti ku sifeysan lkn hade intas qof isku darsaday ilama in la helayo kkkkk

  • @dreamgirl-wl3pg
    @dreamgirl-wl3pg 7 ปีที่แล้ว

    yeah bro wan jclnahay shugran❤❤

  • @luulaladan4194
    @luulaladan4194 8 ปีที่แล้ว +5

    Dokheygii oo dhan adigaa sheegay, ma niyadeyda ayaad daalacatay? maan ogeyn in dumarka oo dhan sideyda oo kale u fekeraan. Good to know i am perfectly normal.

  • @sacdiyoyuusuf370
    @sacdiyoyuusuf370 8 ปีที่แล้ว +2

    aboowe mahatsanid 😘😘😘

    • @seynabqali7812
      @seynabqali7812 7 ปีที่แล้ว +1

      Asc wll waxan jeclahay lekahadasha adiga yaku sobuwiyo akteda kukeno walahi nin nasib leh ayatahay hoyo nasib badan AKu dhashe ilahey haunaxristo

  • @farxiyoahmed6450
    @farxiyoahmed6450 8 ปีที่แล้ว +1

    thanks

  • @dahabogure615
    @dahabogure615 6 ปีที่แล้ว

    mashallah

  • @eelaayeelaay6907
    @eelaayeelaay6907 4 ปีที่แล้ว +1

    Waan kahelay

  • @nimcanalka7811
    @nimcanalka7811 8 ปีที่แล้ว

    masha alaah

  • @najmaxuseen3985
    @najmaxuseen3985 7 ปีที่แล้ว

    masha allah walaalo

  • @ashamohamed2012
    @ashamohamed2012 8 ปีที่แล้ว

    Mashllah ❤

  • @juwayriyoabdirahmaan3373
    @juwayriyoabdirahmaan3373 6 ปีที่แล้ว

    mash allh

  • @abdirahmanqambi5778
    @abdirahmanqambi5778 7 ปีที่แล้ว +2

    saxsax mansha Alleh

  • @amalhassan4220
    @amalhassan4220 8 ปีที่แล้ว

    walal waxan jeclah wacad

  • @gaboose114
    @gaboose114 6 ปีที่แล้ว

    La. Aaantoon nolol majiri lahayn

  • @fartunmohamud137
    @fartunmohamud137 8 ปีที่แล้ว +3

    maansha allah

  • @xanaanabukar4370
    @xanaanabukar4370 8 ปีที่แล้ว

    maha allh walal waxa xaqiiq

  • @eelaayeelaay6907
    @eelaayeelaay6907 4 ปีที่แล้ว +1

    Noolw waligaa

  • @hibaaqmohamed1903
    @hibaaqmohamed1903 7 ปีที่แล้ว

    mansha alh jaskalah

  • @eelaayeelaay6907
    @eelaayeelaay6907 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @farxiyoahmed6450
    @farxiyoahmed6450 8 ปีที่แล้ว +1

    aaaad ayaa umahadsantahay

  • @noorkheire8043
    @noorkheire8043 7 ปีที่แล้ว

    Raga soomaliyeed waanada kubadi

  • @abdullahihassannur1190
    @abdullahihassannur1190 8 ปีที่แล้ว +2

    Mohamed @@@?

  • @naeimasaleban4384
    @naeimasaleban4384 6 ปีที่แล้ว

    Ma umalaynayo inuu dunida kunoolyahay qof astaamahaas buuxiya haduu kunoolyahayna waa tiro aaduyar intaana nolosha iyo dadkaxunbaa bedelay

  • @sahrocadey7005
    @sahrocadey7005 7 ปีที่แล้ว

    ciwan ka isii ayuub sakiin

  • @haboonmaxamad622
    @haboonmaxamad622 7 ปีที่แล้ว

    shugran wll

  • @xaawomahamed5896
    @xaawomahamed5896 8 ปีที่แล้ว

    mahadsanit

  • @anisaabdi7425
    @anisaabdi7425 8 ปีที่แล้ว +1

    taas been maahan anaa kaga marqaati ah intaas oo dhan waxa jeclahy inaan ninkeeyga ka helo lakiin nin somaali intaas lagama helo

  • @sultanmusse8431
    @sultanmusse8431 8 ปีที่แล้ว

    AMiNA muss

  • @abdurahmanaidid6346
    @abdurahmanaidid6346 8 ปีที่แล้ว

    asc

  • @fardowsoabdulaahi2596
    @fardowsoabdulaahi2596 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah

    • @fardowsoabdulaahi2596
      @fardowsoabdulaahi2596 4 ปีที่แล้ว

      Ilaahow caqligaga ku siyadi ayuub yuusuf sakiin magacaa ha jiro

  • @iftinaibrahimibrahim6921
    @iftinaibrahimibrahim6921 7 ปีที่แล้ว

    masha allah