CUNTOOYINKA U FIICAN HOOYADA UURKA LEH?!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 57

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 2 ปีที่แล้ว +6

    ASC masha Allah abaayo naciima wan ku salaamey jizakallaahu kheyer sida aad noo dhiirigelineeyso abaalkaaga ma gudi karano shukaran sida aad cilmigaada u sadakheysato waalidkaaga kugu soo dadaaley Allah ha u naxariisto jizadiina janatul fardoos Al calaa insha Allah Aamiin yaa rabi🤲🕋❤️❤️❤️

  • @fadumomohamu80
    @fadumomohamu80 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaha sharafey wa mahada santahay siida waxa iino gufaiideysay

  • @cadeycabdule9129
    @cadeycabdule9129 2 ปีที่แล้ว

    Abayo qofka isku diyarinayo nosoo gali qeyr alha kusiyo adiga iyo Familie inshalah ❤ ♥️ 💜

  • @piixez7425
    @piixez7425 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah walaal waxaanrabaa asbuuyada uurka lagu qaado nala soowadaag waad sogelisey lakeen mafamey tirada

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha Shukrn ustad naciimo kaso hadala qeebta lawad

  • @husseinmohamed6468
    @husseinmohamed6468 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Jizakumullahu kheeyr
    Walaasheey

  • @istarcadey5938
    @istarcadey5938 2 ปีที่แล้ว

    Naciimooy abyo video yaashaada aad ayaan ugu faaiidnaa, Allah abaalkada Jannatul fardawsal Aclaa haka dhigo.
    Abyo ma inoo soo galin karta cuntooyinka udaran hoyada uurka leh.

  • @fortunjelani9982
    @fortunjelani9982 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakalah walashay.

  • @amalabdullahi8949
    @amalabdullahi8949 ปีที่แล้ว +1

    Asc waxaan kuweydiinaa xbbti hooyo uurkeeda yar yahey Chia seeds ma isticmaali kartaa isoo jwb adoo mhdsn

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  ปีที่แล้ว +1

      Amal waan kusalaamayaa walaal, muuqaal ayaan kasoo sameeyay chia seeds, soo daawo waxaad fahmi weeysid igula soo laabo!

  • @aragsanmohamedaragsan1106
    @aragsanmohamedaragsan1106 2 ปีที่แล้ว +3

    Waanahadsantahay ilaa uurka aan yeeshay ilaa hada waxaa raadijiray meel Aad ugahadlaysid uurka waxyaalaha uroon waa mahadsantahay

  • @sharafali9598
    @sharafali9598 2 ปีที่แล้ว

    Asc Abayo Qaraha mala cuni karaa fadlan isoo jawaab mahadsanid ❤️🧕👍

  • @kaltuuncabdicasiis4414
    @kaltuuncabdicasiis4414 ปีที่แล้ว

    Hilibka ka wrn alle khyr hakusiiyee

  • @fadumosaleban4972
    @fadumosaleban4972 2 ปีที่แล้ว

    Aniga hada inanbaa iso dirtey oo ii faaideysay Masha allah

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 2 ปีที่แล้ว

    Naciimaay walaal waxad ka so hadasha low blood pressure hadad waqti hesho mahadsanid

  • @munoqali826
    @munoqali826 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid xabibti

  • @mohammedamin8624
    @mohammedamin8624 2 ปีที่แล้ว

    Asc abayo naciimo jazaakallahu khayr ilahay haku xifdiyo abayo maxaa ufiican hooyada umushaa cunto iyo vitamins waxan ahay hooyo umula oo daalan cayilna waa isaaran yahay

  • @nasteexokhaliif9776
    @nasteexokhaliif9776 2 ปีที่แล้ว +1

    Abayo markan uurka leyahay wan catobaa qasatan wajiga maxaa kena

  • @istarcadey5938
    @istarcadey5938 2 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb
    Waxaa mahadleh Alle subaxanahu watacaalaa markasta
    Waxan kaloo rabaa abyo inaa kaaga mahdceliyo barnamijyadaada faiidada leh oo cilmiyesan aad nosoo galiso.

  • @hibobaarleex1644
    @hibobaarleex1644 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @guribila9738
    @guribila9738 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc abayo ka soo hadal hooyada walaca la jirada oo dareema daalka iyo in wadnaha dhacayo maxaa u roon oo looga hortagaa walaca mahadsanid

    • @tawakalshuluqo329
      @tawakalshuluqo329 ปีที่แล้ว

      Mahadsani wall qaali cuntooyinka hooyada uurka le aysa ahayn in ay cunto kasohadal

  • @umumohamed715
    @umumohamed715 2 ปีที่แล้ว

    Nosobadi habo thanks

  • @queenamiira9513
    @queenamiira9513 ปีที่แล้ว +1

    Yutupkaga wax faiido leh so galisa lakiin wakhtiga nagu badisaa anagana wakhtiga nagu yar

  • @fadumomohamu80
    @fadumomohamu80 2 ปีที่แล้ว +1

    Wa ubanahay

  • @umoruweyda1622
    @umoruweyda1622 2 ปีที่แล้ว +1

    Kasoo hadal qeybta labad

  • @nasraabdilaahi9371
    @nasraabdilaahi9371 ปีที่แล้ว

    Wallshey qaali naciima ilehey dartii ayan kuu jeclaa maxaa kugu sameeyay oo iska keey xidhay dawashadadii qaali maxaan kugu sameeyay

  • @hhasan7296
    @hhasan7296 2 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo ascww programme kaaga waan ka helaa lkn aaaad baa u badisaa Tusaalaha iyo Khaarij Al moowduuca,
    Waano
    Tusaalaha gaabi
    Moowduucana haka bixin .
    Waxay noo sahlee in lawada fahmo hadalkaagii oo la xasuusto attention ka Dhagays tahana aadan lumin ama uusan lumin ,
    Thank you and Jazakalahkhayr

  • @cadeycabdule9129
    @cadeycabdule9129 2 ปีที่แล้ว

    Asc walashay

  • @BisbisBisao
    @BisbisBisao 10 หลายเดือนก่อน

    Maxa ilmaha igu korinkara

  • @piixez7425
    @piixez7425 2 ปีที่แล้ว

    Xanuunka suxdika waxakeena wamaxey iyo waxa ufiican iyo fetameenaanka

  • @ubaxmaxamed7762
    @ubaxmaxamed7762 2 ปีที่แล้ว

    Ugujoren horta hambalyo waad gulaysatay wandna garatay hadafakaga ilakis abayo jirka makajilcin miyaa ani is a catesk waxan oga baqa jirka inow ijelco

  • @Nalka-1
    @Nalka-1 2 ปีที่แล้ว +1

    Suli dhanbaa ani umaa galo saxaro kadi moye 7 days baa marban adaa kkkk 🤣🤣 marka saxibey maxan cuunaa

  • @fardowsamahamud272
    @fardowsamahamud272 2 ปีที่แล้ว

    Tacsåmyket habibti

  • @hafsalula9989
    @hafsalula9989 ปีที่แล้ว

    Canahaa kuwe waye xola ama cano shot

  • @farxiyojilicow7079
    @farxiyojilicow7079 2 ปีที่แล้ว

    Hooyo waaku jeclhy

  • @aslimuxumad8753
    @aslimuxumad8753 2 ปีที่แล้ว

    Wan ku farxsnahay in an ahay qofka 2

  • @hodanhashiadanabdule648
    @hodanhashiadanabdule648 ปีที่แล้ว

    Naciima hooyada isku diyaarineysa nosoogali wallshey shugran

  • @lailafarahibrahim9976
    @lailafarahibrahim9976 2 ปีที่แล้ว +1

    🌸🌸

  • @fardowsafashion1613
    @fardowsafashion1613 ปีที่แล้ว

    Aniga mataag idilaay wax ishega

  • @ayaancadaan2162
    @ayaancadaan2162 ปีที่แล้ว

    Abayo inte ka helaa

  • @haniabdi6586
    @haniabdi6586 2 ปีที่แล้ว

    Abyo kaso hdla anoo uur leh cabbage macuni karaaaa

  • @najmoaxmed6124
    @najmoaxmed6124 2 ปีที่แล้ว

    Abyo ani babaay cunug 4bil igaso riday mardambe uma dhawanin lkn caanaha lo da dhibkuqawaa markaan cabo gooriyana igu koco

  • @khadramohamoud291
    @khadramohamoud291 2 ปีที่แล้ว

    Nooso gali

  • @abdijabarmohamed
    @abdijabarmohamed 2 ปีที่แล้ว

    Market walacayso cuntadhee ufican oo lalabadha kabixineyso

    • @drqalidahir8270
      @drqalidahir8270 ปีที่แล้ว

      Abyoy waxa kuu weydina canaha low fat ka ma isticmali karta hoyo uur bilaw leh ❤isheg 😊

  • @fardowsafashion1613
    @fardowsafashion1613 ปีที่แล้ว

    Mataga idilaay wax ishega

  • @queen-xd9wr
    @queen-xd9wr 25 วันที่ผ่านมา

    Kiwi mala. Cuni karah

  • @amownuur3536
    @amownuur3536 ปีที่แล้ว

    Beytataaf ma cuni karo miyaa

  • @aslimuxumad8753
    @aslimuxumad8753 2 ปีที่แล้ว

    Wan ka qadney abyo wan ku salamey

  • @ShacniCabeysmaxamuud
    @ShacniCabeysmaxamuud หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤