ความคิดเห็น •

  • @osmano3177
    @osmano3177 2 ปีที่แล้ว +4

    Assalamu Aleikum.
    Wallaal aad ayaad u mahadsan tahay marka xigga jooska waa xaraan sida aad sheegtey wixii waxbadan maskadaada bedalaayo wax yarna waa kaa xaraan.
    Jazakumalahu khair

  • @mumtaazjama579
    @mumtaazjama579 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah Tabaarakaalaaah walasheen . Somaliyey Naima waa gabadh wax badan noo faaiideyso ee subscribe badan aanu siino way uqalanta khaasatan dumarkeena aynu 1milion deg deg siino aynu dhiiri gelino walasheen naima fariid..waanu ku jecelnahay ♥ ❤ 👌

    • @rahaali2947
      @rahaali2947 ปีที่แล้ว

      Sax walaahi waa runtaa waa intaan dhigi lahaaay naimo fariid hore u soco walaal

  • @mahadabdulkadir5768
    @mahadabdulkadir5768 ปีที่แล้ว +1

    Asc naciimooy waan ku salaamay walaal faa iidada jooska ka soo hadal adoo mahadsan.

  • @rahaali2947
    @rahaali2947 ปีที่แล้ว +1

    Naimo fariid hore usoco aad ayaan kasta faaiiday abaayo kheyr Allah ha ku siiyo

  • @maxamudcabdiqalaf12
    @maxamudcabdiqalaf12 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc waad mahadsantahay wan kafaidnay lkn waxan codsanlahaa inad soogaagaaabiso muuqaalada

  • @Botaan637
    @Botaan637 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah Nacima
    Mahadsanid waa famay جوس طيب

  • @ikranfaiz3737
    @ikranfaiz3737 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran abaayo Hadan bilabaya inan isticimalo waligay ma isticimalin mana maqal jazkumllah abaayo 🙏🙏🙏💓💓💓💓💓

  • @husseinmohamed6468
    @husseinmohamed6468 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Jaws [ kukumaga] sawahili waaye
    Aad baan usugayey
    Waxqabadkiisa
    Jizakumullahu kheyr
    Walaasheey

  • @abdulkadirdaada3632
    @abdulkadirdaada3632 หลายเดือนก่อน

    Habeenki Makiinanadaha lama shido, hbnkii dadka was jiifaan shanqartaas loom aogola, Makiinanadaha markay shidan yihiin Dhagoolka waa dareemaa, mida kale Makiinada Alaabta Biyaha marka shido aa lafuraa, markuu dhamaadka tubada Biyaha waa la xiraa, dhibka waxaad wadaan soida Saunada oo kale , fatahaad biyo aa dhicin kara, bareeska korontadane hoos uu ku yaalaa. Keep going.

  • @nuuratoxob4945
    @nuuratoxob4945 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo hadii anqabo teerood macunikara alaabahaan Mahadsanid

  • @fadumohussein9380
    @fadumohussein9380 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah naciimo waxbad at nafahan siisay👍🌹🌹🌹🌹🌹🇸🇴🇫🇮🇫🇮🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nasroabukarali2435
    @nasroabukarali2435 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc walashey ilahey hadin xiftiyo adig iyo carurtad iyo maxamad dhaman

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 2 ปีที่แล้ว

    JOOS XOGTIISA XALWO WEEKA BADANTAHAY Bal aan dhuuxo mahadsanid walaal Naima , inkastoon waligey isticmaalin.

  • @hwuhwus9920
    @hwuhwus9920 ปีที่แล้ว

    شكرا

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah Shukran xbt

  • @sacdiyoaxmed807
    @sacdiyoaxmed807 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allaah ilaahay haku xifdiyo abyo qaali

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim8179 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabaraka Allah

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 2 ปีที่แล้ว

    Ascw, xabiibtii iam your new subscribers aad baan aga helay runtii aad ban wax fican baa kaa faaideystay masha Allah horey u soco cidna ha u joojjin horumar kaaga xabiibtii jzklq Inaba cadi ma aha Jamaal kaaga xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work xabiibtii. Iam from USA 🇺🇸 watch you your show I will continue watch keep it up good work xabiibtii. 0

  • @jamilaahmed7512
    @jamilaahmed7512 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo sede lo isticmala joska marka laga rebo xawlada nososhega

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha allha haku barakeyo mamo

  • @husseinmohamed6468
    @husseinmohamed6468 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan usheegayaa
    Dadka jooga
    Tanzania iyo ugandha, kenya
    (( kukumaga) nutmeg

  • @naciimo9623
    @naciimo9623 ปีที่แล้ว

    Waa dhawahay

  • @hindiamustaf6302
    @hindiamustaf6302 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah

  • @adanyabal256
    @adanyabal256 2 ปีที่แล้ว +1

    Abayao Hadi lasku badiyo walagu dhintaa sun dr karkay video wan kusodhiga inshallah hadan sohelo

  • @nalkafiiloow6337
    @nalkafiiloow6337 5 หลายเดือนก่อน

    Asc qof urleh macabikaraaa abyo

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 ปีที่แล้ว +2

    English language waa nutmeg

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 8 หลายเดือนก่อน

    LOVES

  • @falcon4137
    @falcon4137 2 ปีที่แล้ว

    Nutmeg
    (جوزة الطيب)
    Waa magaca loogu yeedho ama loo yaqaan

  • @fadumohassan9532
    @fadumohassan9532 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa kale afmaroorka aya laguna daweeya

  • @mohamedomar4018
    @mohamedomar4018 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Walshey
    Ina shiiq cabdi odowaa
    Se thy

    • @mohamedomar4018
      @mohamedomar4018 ปีที่แล้ว

      Xaldada dhamaan reerka oo dhan ma fcnyihiin

    • @mohamedomar4018
      @mohamedomar4018 ปีที่แล้ว

      Waxan ku sualla walshey
      Dhegayaraha joska heylka qarfaha

    • @mohamedomar4018
      @mohamedomar4018 ปีที่แล้ว

      Inataas hadii leyku shiito
      Mishari lagu karsato se waaye

    • @mohamedomar4018
      @mohamedomar4018 ปีที่แล้ว

      I sheeg wallo mahadsanid

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 2 ปีที่แล้ว

    wcs shugran😇😇😇🥰

  • @ayanabdille3990
    @ayanabdille3990 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC ABAAYO WAXAAN KAA CODSANAYAA INAAD VITAMINADA OO DHAN KUWA LAYLA QAADAN KARO LIIS NOOGA SOO SAMEE WAAYO WAXAAN KA BAQAYNAA INAAN QAADADANO KUWO AAN ISLA FAL GELI KARIN PLEASE FROM USA BOSTON BAAN JOOGAA

  • @meymunisaaq1606
    @meymunisaaq1606 2 ปีที่แล้ว

    Wcs walashaye mcn

  • @umuaxmed5078
    @umuaxmed5078 2 ปีที่แล้ว +2

    Jows waa intoxication and I heard it's haaraam. Please ask the sheikhs

    • @hawohersi5689
      @hawohersi5689 8 หลายเดือนก่อน

      Oo wll xalwada ayay ku darane

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 8 หลายเดือนก่อน

    LIKED

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 8 หลายเดือนก่อน

    SHARE

  • @simplymum5029
    @simplymum5029 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah abaayo thanks wax badan baankaa faiiday family qurux badan alaah ha idin xafido.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 8 หลายเดือนก่อน

    LIVE

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk mashaallha tabaraklha abayo

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 8 หลายเดือนก่อน

    LIKE

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 2 ปีที่แล้ว +1

    Sax
    Jowsul hindi waa qunbaha

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 2 ปีที่แล้ว

      Maasha allha Tabarkalaah Jaskalahu qeer Xabibti Joska waa wada naqan inta badan hase yeeshe fa.iidoyinkis aniga ahaan wax badan kalama soconin Xabibti aad iyo aad ban hada uu fahamay guriga waa yaal cadi ban uu isaticamala had waxii kadanbeyo waa ka faa.iidesan innsha allha Jaskalahu qeer Xabibti

  • @hawakhaliifhawa8539
    @hawakhaliifhawa8539 2 ปีที่แล้ว

    Wadaad handi ah oo shiiq weyn baa yiri waa maandooriye taas baa Facebook ku araknay

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 8 หลายเดือนก่อน

    SHORTA

  • @raxmaali2360
    @raxmaali2360 2 ปีที่แล้ว

    😀

  • @adarfarah8713
    @adarfarah8713 2 ปีที่แล้ว

    Asc qusul hindiga kahadal

  • @maareeyecumar2942
    @maareeyecumar2942 2 ปีที่แล้ว

    kaadi fakadka kawaran

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 2 ปีที่แล้ว

    NUTMEG in English

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 2 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣

  • @gstjg314
    @gstjg314 2 ปีที่แล้ว

    Walaaleey.maga.badal.ka.dhig.hagaaji.naftaada.waa.maxaay.adi.is.ahow.qalaf

  • @ayosupp6268
    @ayosupp6268 2 ปีที่แล้ว

    Walaashay maaha qunbaha waxa ladhahaa quusal hindi

  • @hwuhwus9920
    @hwuhwus9920 ปีที่แล้ว

    شكرا