ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
FAAIIDOOYIJKA HEYLKA1.dheefshiidka ayuu u fiicanyahay2.dhaawacyada Caloosha ayuu u fiicanyahay , daaca shiirka3.kaadida ayuu badiyaa jirka ayuu biyaha ka saaraa, dhiig karka ayuu u fiicanyahay 4.cancerka kiisa faafa ayuu ka hor tagaa 5.infactionka, hergabka, bakteriyada ayuu ka hor tagaa 6.neefta ayuu u roonyahay, xabeebta iyo riiraxyada ayuu u fiicanyahay af shiirkana waa baabi'iyaa7.wuxuu u roonyahay neeftuurka8.wuxu isku dheeli tiraa glucose ka jirka 9.beerka ayuu ka ilaaliyaa inuu balaarto 10.streska ayuu u fiicanyahay11.waala isku caateeyaa, dhaxda ayuu yareeyaa12.ilkaha ayuu u fiicanyahay 13.murqada ayuu Awood siiyaa qaasatan kuwa caloosha14.heerkulka ayuu isku dheeli tiraa15.timaha ayuu u fiicanyahay16.maqaarka ayuu u fiicanyahay17.gogosha Lamaanaha ayuu u fiicanyahay.
Heylka waa qaali caraftiisa aad Ayaan u jeclahay mahadsanid walaal Naima.
جزاك الله خيرا أختي
Asc nacimo s fcn an ula socda barnamiahyada adiga is ahaaw wax badana wa ka faa iidnay jar I xasnad an la kobikarin allaha kaa siyo waa mcn
Shukran xabibti
Masha Allah mahadsanid abaayo Naciima😘😘😘
Maasha ALAAH Walaalo sideen u isticmaala waan ubaahna
Mashallah ilahaay bamahadlee nasiyaay nimcaada jzk qayeer
Masha allah abaayo nicimo
Soo dhawoow walaal, mahadsanid!
Masha alah alle haku xafido abayo
Qeyr Allaha kusiiyo walaashey mudawaad waaba u bahneyn
Maashaa alaah hambalyo guul ayaan kuu rajaynayaa waxaad tahay maamo aad u wanaagsan keep going
Macalim casharada book nood makuqorankaraa thank you very much
Jasaka allaah xbbti
Asc abaayo Waxaan wax kaa weydiinaa xalqadii qalka aad uga hadleysay. Abaayo qalka qamro miyaa ku jirta? Mahadsanid
Naciimo abaayo waxaan maqlay hadii leyska badiyo wuxuu leeyahay wadna xanuun ee kawaran
Nacima mashallah wafarxaanad
Imika ma allaah kuku og inuu waxas oo dhan kadaawo yahay
Asc naciimo abayo jazaakallahu khayran abayo maxaa keena dry skinka maxaa se looga hortagi karaaa waxan ahay hoyo urleh waxan ad,iyo ad udareemaya qaleyl jirkaa ilahay haku xifdiyo adiga iyo ehelkaga 🌹🌹🌹🌹♥️♥️♥️
Wall dhawar xanuunka iyolugaha
Aslaamucalaykum Aabaya aniga hadaan cabo Waan ku hiraahiraa Iyo madax xanuuna ayaan ka Wadaa See camal
Maasha allah walaal allah ha kaa abaalmariyo wanaaga aad umada u heyso aamiin
Wcs abaayo macn my dhiiga my beautiful sister my everything naciima cady
Mahadsanid walaal Salma
Fadlan video yadada sogabi si lo firsan garo
Abyo heylka kaligiis maala isticmaala markaan faa iidadiisa ubaahanhy sidee u isticmaala
Walashey romtisinka max uron
Shugran
Huruuda ilkaha wey cadeysay daawada cadayga iyadaa lafiican
FAAIIDOOYIJKA HEYLKA
1.dheefshiidka ayuu u fiicanyahay
2.dhaawacyada Caloosha ayuu u fiicanyahay , daaca shiirka
3.kaadida ayuu badiyaa jirka ayuu biyaha ka saaraa, dhiig karka ayuu u fiicanyahay
4.cancerka kiisa faafa ayuu ka hor tagaa
5.infactionka, hergabka, bakteriyada ayuu ka hor tagaa
6.neefta ayuu u roonyahay, xabeebta iyo riiraxyada ayuu u fiicanyahay af shiirkana waa baabi'iyaa
7.wuxuu u roonyahay neeftuurka
8.wuxu isku dheeli tiraa glucose ka jirka
9.beerka ayuu ka ilaaliyaa inuu balaarto
10.streska ayuu u fiicanyahay
11.waala isku caateeyaa, dhaxda ayuu yareeyaa
12.ilkaha ayuu u fiicanyahay
13.murqada ayuu Awood siiyaa qaasatan kuwa caloosha
14.heerkulka ayuu isku dheeli tiraa
15.timaha ayuu u fiicanyahay
16.maqaarka ayuu u fiicanyahay
17.gogosha Lamaanaha ayuu u fiicanyahay.
Heylka waa qaali caraftiisa aad Ayaan u jeclahay mahadsanid walaal Naima.
جزاك الله خيرا أختي
Asc nacimo s fcn an ula socda barnamiahyada adiga is ahaaw wax badana wa ka faa iidnay jar I xasnad an la kobikarin allaha kaa siyo waa mcn
Shukran xabibti
Masha Allah mahadsanid abaayo Naciima😘😘😘
Maasha ALAAH Walaalo sideen u isticmaala waan ubaahna
Mashallah ilahaay bamahadlee nasiyaay nimcaada jzk qayeer
Masha allah abaayo nicimo
Soo dhawoow walaal, mahadsanid!
Masha alah alle haku xafido abayo
Qeyr Allaha kusiiyo walaashey mudawaad waaba u bahneyn
Maashaa alaah hambalyo guul ayaan kuu rajaynayaa waxaad tahay maamo aad u wanaagsan keep going
Macalim casharada book nood makuqorankaraa thank you very much
Jasaka allaah xbbti
Asc abaayo
Waxaan wax kaa weydiinaa xalqadii qalka aad uga hadleysay. Abaayo qalka qamro miyaa ku jirta? Mahadsanid