CUNTADA HOOYADA UURKA LEH ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 73

  • @myrajochannal2
    @myrajochannal2  3 ปีที่แล้ว +5

    th-cam.com/video/Hh93wJ3a5Uw/w-d-xo.html wakas channel ka

  • @nimokalif6149
    @nimokalif6149 2 ปีที่แล้ว +3

    Abayo il jini iyo il insi ilah haidinka hayo. Family kudayasho mudan mashaalah ❤❤❤

  • @iqrasiciid8934
    @iqrasiciid8934 3 ปีที่แล้ว +5

    Abyo alle haku barakeyo biyo cadiya waku dadalaya wayo Mar Mar walagayaba helo qudarta wayo ma awoodo

  • @malyuuncabdixaashi1829
    @malyuuncabdixaashi1829 3 ปีที่แล้ว +1

    Muniiradeena caashaqa alle ha idin xafido xabiibti🤲😍hooyo mcn jannatul firdowsal aclaa alle ha geeyo bi idnillah

  • @rahmorahmoabdi1047
    @rahmorahmoabdi1047 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @kamalali79
    @kamalali79 3 ปีที่แล้ว

    Asc walaasheey munira waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey munira

  • @leylomohamed205
    @leylomohamed205 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo caafimaad Ku cun inta heysato alle ha no barakeyo inta heysane alle ha siiyo

  • @cookwithkhadraqaali
    @cookwithkhadraqaali 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah abaayo waa quraac fudud una fican caafimadka. Insha Allah abaayo waa garesaa million

  • @NimcoLife1mrs
    @NimcoLife1mrs 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs queen me waxan so dhigay vedio muqdisho morning routine ah so dawada inshllah

  • @queenamiira9513
    @queenamiira9513 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo qof 3bil ah ma Cuni kariyaa quracdaas cml jawii dhana iga waresane waxa cuna kasi wayay 🫣😊

  • @nimcoosman4838
    @nimcoosman4838 3 ปีที่แล้ว +3

    masha alah abayo munira

  • @naciimaahmad9382
    @naciimaahmad9382 3 ปีที่แล้ว

    M.a abyo allah ku xafido

  • @sahraisaaq7768
    @sahraisaaq7768 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah tabrakallah cfmd ku cun wl

  • @aaminaxasanmaxamed3568
    @aaminaxasanmaxamed3568 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

    • @bushracumar989
      @bushracumar989 3 ปีที่แล้ว

      Masha alaah. Abaayo alah kubarKeeyo

  • @hamiofficial9884
    @hamiofficial9884 3 ปีที่แล้ว

    Mash allah cafimaad kucun xabibti ❤️❤️🥰🥰🥰🥰💕💕

  • @ismahanchannal8766
    @ismahanchannal8766 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alllha alllha ku siyadiyo intan heeysan allha siyo wllo

  • @fatmacookingbeuty
    @fatmacookingbeuty 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo keep going team my rajo iso boqda somalinimo 🇸🇴 1k igarsiya

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 3 ปีที่แล้ว

    Nadiiraay abaayo se camal uur maa nagu biiray baryahaan uurlee ka sheekeenee se camal alaha kuu adkeyo amin hanbalyo

  • @falisabdi2866
    @falisabdi2866 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah abaayo ilaaheey haku barakeyo ❤ 🥰 💯

  • @qaaliquen3324
    @qaaliquen3324 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allaaah wallhi hpo daacadnimada kugu jeclhy sorry intan iyo in ka bdn ayaa u qalantaa hpo nolow waa ku jeclhy♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🍒

  • @hafsalula9989
    @hafsalula9989 ปีที่แล้ว +1

    M.a ❤❤❤

  • @malyuuncabdixaashi1829
    @malyuuncabdixaashi1829 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abaayo 😍

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 ปีที่แล้ว

    Ale hakuu fududeyo 🤰👈🤲🤲🤲 sher ot isamey xabibti iga soo jawaab abayo haiga amusin ☝️🙏

  • @quenqadra2788
    @quenqadra2788 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla illahayow walacan i mooti 3month kor ma u kicin wa is nacay ☺
    Matag lalabo calool hur af qarar🥲

  • @fadnanoor5121
    @fadnanoor5121 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashacala

  • @seidmohammadabdalla2353
    @seidmohammadabdalla2353 3 ปีที่แล้ว

    masha allh abyo ilahey hakufudeyo

  • @neimadaher1934
    @neimadaher1934 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallah💘💘💘💘💘

  • @ifraaxjidhif9919
    @ifraaxjidhif9919 2 ปีที่แล้ว

    Qof uur leh cream sida nuurta iyo dhiqoyinka wejiga ma marsan kartaa please iga cawiya hadad wax igu dhantaan Abaayo

  • @samiroabdullahi5230
    @samiroabdullahi5230 3 ปีที่แล้ว

    Masha alh abayo mcn

  • @hibofarxaan8636
    @hibofarxaan8636 3 ปีที่แล้ว +1

    Abyo muniiro baryahaan cumada uurka ayaad wadaa abyo mcn adoo xumaan ii arkin adiga miyaa uur leh xbbti qlbiyeey vedioga aad soogaliso ima dhaafo saa kujeclahay lee xbbti horay usoco

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 3 ปีที่แล้ว +2

    Isoo duceya walalahey xaamilo ayan ahay in ilaahey foosha ii fududeeyo iyo inta gabdho xamilo ah alaha u fududeeyo intan owlaad heysana alaha swt matano haku irzaaqo

  • @seidmohammadabdalla2353
    @seidmohammadabdalla2353 3 ปีที่แล้ว

    msha allh

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 ปีที่แล้ว

    Manshallah 😍 muniro waaye 😘✌

  • @nimconeyruuschannel9169
    @nimconeyruuschannel9169 3 ปีที่แล้ว

    Keep going my sister l Love you ❤

  • @sahraisaaq7768
    @sahraisaaq7768 3 ปีที่แล้ว +1

    Cananaaska bisha 9 ayaa fiican

  • @ikranhassanaliikrannitaa9055
    @ikranhassanaliikrannitaa9055 3 ปีที่แล้ว

    Mash allah hoyo muniro walac miyaa thy maxaa intas waa iska kaftan pin igu sharaf

  • @samsammohamedhassan929
    @samsammohamedhassan929 3 ปีที่แล้ว

    Muniro winter maa baraf cabee majoogtidoo 😀 he sis

  • @hiboxassan4754
    @hiboxassan4754 ปีที่แล้ว

    Horay usoco walal😇😇

  • @farxiyaosoble4848
    @farxiyaosoble4848 3 ปีที่แล้ว

    🙏🙏🙏🙏

  • @UmuyaxyeChannel
    @UmuyaxyeChannel 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo muniiro maanta anaa usoo horeeya

  • @cadarabdi7513
    @cadarabdi7513 3 ปีที่แล้ว

    Asc abayo waxa lajiri bitirudka qofka uurka leh macabi Karo saba to ah bitirudka waxidid dhulka hose ayuwka baxa Sasa maqalay aniga

  • @hananqurux9457
    @hananqurux9457 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo canabka urku so tura lagu dhahay ma cun kawaran🤔

  • @najmamohamud8950
    @najmamohamud8950 3 ปีที่แล้ว +2

    abayo anig uur 2 bil ah ayan leyahay matag aya nafta I kenay maxa iga yaren kara

    • @xafsaali3651
      @xafsaali3651 3 ปีที่แล้ว +2

      Najma Mohamud hada qurbaha jogtit qasatan weliba jarmalka waxa jirto subosto Vomex la dhaho aniga isticmali jirey walaci matagisa we ku yar cawine radi hada heleyso abayo cantuf hadey ka socotana sanjabilka freshka ah daanka hoostisa gisho cantufta wey ka yarane cafimaad alaha kusiyo abayo nunahana alah ku adkeyo waqtiga adag e walaca ah nabad ku gudub

  • @fahiimaqurux21
    @fahiimaqurux21 ปีที่แล้ว

    Abyo aniga uurkeyga waa 4bil macunikaraa babyga❤

  • @msszooya1919
    @msszooya1919 3 ปีที่แล้ว

    Abyo rajo waxa ku weydinaa hooyo uur yar leh 2isbuc 3isbuc cml biyaha bdn macabi kartaa mise we iska yarene

  • @wardaladan425
    @wardaladan425 3 ปีที่แล้ว

    abayo afka bishmaha aad ku qalalay vaseline la ogow teda kale indhaha hoostoda eber ku noqotay is ogow xbbti

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 ปีที่แล้ว

    Like 335👈🤰🤲 🤲

  • @hodonfaahiye4885
    @hodonfaahiye4885 3 ปีที่แล้ว

    Uurlee ka shekaysaa 😀😀😃

  • @kuwiinaisha7256
    @kuwiinaisha7256 3 ปีที่แล้ว

    Dadkakuhaya urmiyaledahay iskafahma damenfarwawenwaxlogudhigakk😭😭

  • @hafsuja114
    @hafsuja114 3 ปีที่แล้ว

    Sax waaye tuugmo biniaadan tuur ayeey kuu yeeshaa maqli jiray waa gaareeysa millions

  • @kabtanqasali6230
    @kabtanqasali6230 3 ปีที่แล้ว +1

    Adiga ma uunba ledahay maai walba waxd sheegaysa cuno uunle

  • @ayuushcumar8961
    @ayuushcumar8961 3 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkk muniraa mataa waiga qoslisisay yutubleey

  • @xuriyoxasan2528
    @xuriyoxasan2528 3 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo timir ayan cuna dhigeyga waa 7 qudartas ma awoodo ina ibsado maxey i dhibe timirta waxan ahay 6bil

    • @maryammohamed4469
      @maryammohamed4469 3 ปีที่แล้ว +2

      Abaayo timirta ha iska badin hadaadan aheyn qof lu geeyo ama socdo inta madan ama dhidida ugu badnaan 7xabo cun kabadan maya sokorta uurka ayey kugu keni kartaa vitimin hadaa rabto misir cun wax daciifa madareemi doonto

    • @maryammohamed4469
      @maryammohamed4469 3 ปีที่แล้ว +3

      Aniga yurub ayaan joogaa mar aan uur lahaa waxaan cuni jirey oon ku walacey misir markasta oo tago baritaan wax walba waa ok ayaa ley dhihi jirey qudaar iyo waxaas niyada ha iska galin hadaad awodo ansalato iyo kudarso yaanyo allaha ku siiyo arzaqad wasaca abaayo

    • @xuriyoxasan2528
      @xuriyoxasan2528 3 ปีที่แล้ว +2

      @@maryammohamed4469 mahad sanid abaayo mcn insha Allah Somalia ayan jooga marka qudradas ma ibin karo sidas ayan timirta ugu badadhay qaali wan iska deyna

    • @umuabdi3450
      @umuabdi3450 3 ปีที่แล้ว +1

      @@xuriyoxasan2528 somalia hada jogto abayo koostada baamiyaha cun abayo iyo dalaga dhulka kaso baxo cun abayo biyaha cadna badso ilahay haku siiyo arzaaq waasic ah

    • @laki521
      @laki521 3 ปีที่แล้ว +1

      @@xuriyoxasan2528 illhy arsaaqd wasaca ha ku siiyo wllo dhamanteen

  • @umuduniyaamohamed8058
    @umuduniyaamohamed8058 3 ปีที่แล้ว

    Muniira wax cunow ha idanbeeyo wax walaca iga yareera nosoo gali walacban tabcaan laahay

    • @hamdahagaley5430
      @hamdahagaley5430 3 ปีที่แล้ว

      Vitamin b complex qaado iyo ns falembo beerka lagu dhaqa walaca iyo lalabada bdn weekaa reysaneysa insha allah dr la tasho hadi bilahada hal bil ka yaryihiin

  • @hafsuja114
    @hafsuja114 3 ปีที่แล้ว

    Sax waaye tuugmo biniaadan tuur ayeey kuu yeeshaa maqli jiray waa gaareeysa millions