Sida Google AdSense Loo Verity Gareeyo |How to Verify Your Google Ad Account

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 มิ.ย. 2022
  • waa Video aad iyo aad muhiim u ah adsense account verification, hadii aad lee dahay TH-cam channel ama website waxaa laga mamaarmaan ah in aad furato google adsense account kadibna aad verify gareeso marka videogan waxaan idinku tusay wadada loo maro fadlan sifiican u daawo hadii aad wax su'aal qabto fadlan guruubka telegram ka igala soo xiriir mahadsanid
    official telegram channel
    t.me/somshow
    chatting telegram group
    t.me/+hQIVtjVc4y4wMTY1
  • แนวปฏิบัติและการใช้ชีวิต

ความคิดเห็น • 16

  • @Abdirahman_Shire
    @Abdirahman_Shire 7 หลายเดือนก่อน

    Ustaad aniga way isoo diideen 5 maalin kadib waxayna i dhaheen account labaad ayaa kuu furan, waan fahmi waayay accounka labaad marka aan furtay qofkii aan adress kiisa gashaday miyaa account labaad ufurnaa mise wax kalay kawadaan ustaad halkaas ii sharax adoo raaliya

  • @akyareproduction
    @akyareproduction ปีที่แล้ว +1

    Sxb postada may kuso dirayaan mase email ani waxay idhaheen waxaan kugu so diraynaa 2 ila 3 weaks

    • @somshowchannel4189
      @somshowchannel4189  ปีที่แล้ว

      Kuu maso dirayaan 2 isbuuc kadib dalab kale samee.. 3 mar samee kadib whatspp igaso qawo aniga ku hagaa

    • @akyareproduction
      @akyareproduction ปีที่แล้ว

      @@somshowchannel4189 sxb whats appkaga isii manta ayaa isoo direen email ay leyihin 2ila 3 week kugu kenaynaa verification your address

    • @somshowchannel4189
      @somshowchannel4189  ปีที่แล้ว

      @@akyareproduction 008801782591286

  • @iamsomali224
    @iamsomali224 2 ปีที่แล้ว +1

    Mshaa alah wll
    Wxn raba inan website samaysto
    Adsense kuxidho
    Wll 30ka malmod ee u horeya
    Miyaan ka heli karaa atleast $10

    • @somshowchannel4189
      @somshowchannel4189  2 ปีที่แล้ว

      Brother waxay ku xiran tahay inta qof ee website kaaga booqata maalintii ama bishii

    • @Uluufochannel
      @Uluufochannel 5 หลายเดือนก่อน

      Website iib o laso aqbalay qofki rabo welcom

  • @Cabdiqanisaalax1
    @Cabdiqanisaalax1 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi ani ilaa hada ma fahmin meesha laga heesta
    Marwal ba waa ideeda pro

    • @somshowchannel4189
      @somshowchannel4189  2 ปีที่แล้ว

      Bro si live aniga kuu cawina ee telegramka igaso qawo

  • @Floki60
    @Floki60 ปีที่แล้ว

    Pro videogii hore ee bitcoinska part3 kasoo hadal please 🙏 😢 😭

  • @oldschool9316
    @oldschool9316 ปีที่แล้ว

    SXB HAL SU'AAL IGA JAWAB ALLE HAKU SHARFEE CHANNELKEYGA WUXU MARA 6590 SUBSCRIBE ADSENSE WIIL AA ASXAAB NAHAY OO BELGIUM KA JOOGA AYAAN KU XIDHAY Address Kiisa lacag wuu isameeya Lkn verify your identity bu I dhahay bisha September ayaan adsense ka jojinayna hadanad dhamayn bu I dhahaye passport somali wu iga diiiday maxaan sameeya sxb ? September wa dhawdahay Xal isheg sxb

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar 2 ปีที่แล้ว

    Metawar Mala furay

    • @somshowchannel4189
      @somshowchannel4189  2 ปีที่แล้ว

      Maya wll

    • @Joseph_abukar
      @Joseph_abukar 2 ปีที่แล้ว

      @@somshowchannel4189 9 July hada 15 july aa lamarobaa goorba waa scam