SIDEE lOO FURTAA GOOGLE ADSENSE ACCOUNT || WAA MAXAY GOOGLE ADSENSE?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 มี.ค. 2023
  • muqaalkan waxan ku faafaahiyay sida google adsense account loo furto adigo Somalia jooga ama meel kalaba waa muqaal aad kuugu muhiima markaad tahay qof website amaba youtube le.
    what'sapp group
    chat.whatsapp.com/Casxpt1rjoE...
    websitekan ayan soo galinaa muqaalada iyagoo faafaafsan
    www.hoygacrypto.com/
  • วิทยาศาสตร์และเทคโนโลยี

ความคิดเห็น • 18

  • @yaxyaxussenbanjar8042
    @yaxyaxussenbanjar8042 ปีที่แล้ว

    Wall heatin muhim miya

  • @sakiyayussuf8460
    @sakiyayussuf8460 ปีที่แล้ว +1

    Wll ma ka shaqeeyaa Google adsense ethiopia

    • @kadaronline
      @kadaronline  ปีที่แล้ว

      Haa wll hada waa ku jiraa wadamada la ogol yahay

    • @sakiyayussuf8460
      @sakiyayussuf8460 ปีที่แล้ว

      ​@@kadaronline tnk wll

    • @sakiyayussuf8460
      @sakiyayussuf8460 ปีที่แล้ว

      ​@kadar online wll postcode ma loo sameeyey

  • @iqbalkhadar4963
    @iqbalkhadar4963 ปีที่แล้ว

    Kiiniya ma laga ogolyahy

  • @SOM.CARTOON
    @SOM.CARTOON ปีที่แล้ว +1

    Sxp wxaan ubaahannahey sida traffic loohelo

    • @kadaronline
      @kadaronline  ปีที่แล้ว

      Qoura isticmaal wallaal

    • @SOM.CARTOON
      @SOM.CARTOON ปีที่แล้ว

      Sxp quero waa laga helaa traffic, laakiin quero waxey ubaahan tahey marwalba inaad ki jirto si,aad traaffic u hesho ,sxp aniga mid aan ka hadlayo waa mid adigo qadka kamaqan aad traffoc helaysid sida pinterest
      Marka sxp ilaha noocaas ookale ah noosheeg hadey jiraan haddii.kle oo quero si kala looga faa,odeystana waan ubaahannahey

    • @user-xj1sl2pd9u
      @user-xj1sl2pd9u ปีที่แล้ว

      Qoure

    • @xaajigiixadeedmaray9358
      @xaajigiixadeedmaray9358 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@SOM.CARTOONZxp hadad wabsite ledahy wxn kaa waraysanaya xog kusaabsan domain lambarkaga ma isiin karta ado mahadsan zxp

  • @xahyaalion-we2mc
    @xahyaalion-we2mc ปีที่แล้ว

    Taliye waan kusalaamay Ramadaan mubarak post code ka ma wax uu Leeyahay baa guriga qofka adreeska siinaayo uu deganyahay mise waa wax ay leedahay xaafada uu qofka dagan yahay.
    Teeda kale pro name ka mesha ugu sareysa ma kuqori karaa magacayga
    Mahadsanid taliye

  • @hamdafarah825
    @hamdafarah825 ปีที่แล้ว

    Wll turkiga ma ka shaqeeya qof turkey jooga raba in aan uu dirsado

    • @kadaronline
      @kadaronline  ปีที่แล้ว

      Waa sax wll wuu shaqeeyaa

  • @mohammedabdulahi3122
    @mohammedabdulahi3122 ปีที่แล้ว +1

    Mzul hadi mar la dalbo mar labaad mala dalbi karaa

    • @kadaronline
      @kadaronline  ปีที่แล้ว

      Haa lakin email iyo address cusub ku dalbo wll

    • @kadaronline
      @kadaronline  ปีที่แล้ว

      Haa.
      Email iyo address cusub ayaad ku dalban kartaa