Wiilkayga Canada ayu joogay geerida aabihii kadib xanuun ayan ka qaday maqnantiisa eedadii aya dhibt

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 56

  • @ashawooo
    @ashawooo ปีที่แล้ว +2

    illahaya ha ku sahalo Wiilkaga rabi ha ku soo hadiya Allaha ha ku saqira inshallaha faraxada waye ku dabesa inshallaha Abdaziz adiga illahaya qeera ha ku siyo

  • @khadyahussein5497
    @khadyahussein5497 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay wilkaaga oo caafimaad khabo ha kula kulmiyo Iyo gabadhada maskaxdana Allah ku khaboojiyo Amiin Amiin yarabi yaaraxman

  • @LeylaAhmed-q6o
    @LeylaAhmed-q6o ปีที่แล้ว

    Allaha ku sahlo wiilkaada Amin yaa Rabbi

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 ปีที่แล้ว +2

    Allahayoow U sahal wiikeeda isaga oo nabada Wal walka allah ha kaa tirtiro inshaa

  • @illintir
    @illintir  ปีที่แล้ว +8

    Fadlan share dhaha walaalayaal Mahasanidiin

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 ปีที่แล้ว

    Hooyo la’aan waa dhibaato ilmaha hooyo la’aan bay soo koreen. Hooyo ilaahay hakaa farxiyo ilaahay hakuu soo sahlo wiilka gobolka waxaan u malayn Vancouver inay ka wado mamadu gobolkaas soomalidu aad uuguma badna

  • @seynabaliisse1995
    @seynabaliisse1995 ปีที่แล้ว +3

    Allah wilkeda ha u nabad keeno

  • @Nashadabdulahi-b1w
    @Nashadabdulahi-b1w ปีที่แล้ว

    Alle hakuu sohanuuniyo wiilkaaga

  • @alibulle7612
    @alibulle7612 ปีที่แล้ว +1

    Abdiaziz reer Canada 🇨🇦 haddii aan nahay maamada garabkeeda nahay insh Allah waa u istaageynaa in wiilkeeda uu noqdo mid waalidkiis xiriiriyo oo ka farxiyo

    • @kaltoumwaiss9634
      @kaltoumwaiss9634 ปีที่แล้ว

      Vancouver Uganda raadi hadad deganthay

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy ปีที่แล้ว +1

    Asc. Abdi. Asiis. Magaaladee. Joogaa. Waa. Raadinayaa. Anigaa. Joogaa. Toronto Ontario. Anigoo. Hussein Afgooye

  • @faizasaid5745
    @faizasaid5745 ปีที่แล้ว +1

    Allaha soo iftiimiyo Wiil kaaga Inshallah waad is arki doontaan .

  • @Rahmah-Mercy
    @Rahmah-Mercy ปีที่แล้ว +1

    Vancouver,British Columbia waa west Canada .Soomaalida BC please la raadiya xita video ga tusiya inuu ku qashuucaa laga yabaa.Haduu Toronto joogane waa lasoo helaa.mama usoo ducee dhul gaalo mashaqadiis uu wataayee...Illaahay hakuu saqiro mama.

  • @abduqadirhassan8505
    @abduqadirhassan8505 ปีที่แล้ว +1

    Abdiaziz allah ku barkayo ààaamin

  • @kiinhaji9102
    @kiinhaji9102 ปีที่แล้ว

    Allow usahal wiilgeda

  • @sahraabdi143
    @sahraabdi143 ปีที่แล้ว

    Waa Vancouver, British Columbia

  • @farahmohamud138
    @farahmohamud138 ปีที่แล้ว

    ILAAH ha kuu fududeyo helida wiilkaaga asagoo nabad qabo.

  • @hassanahmed-kb3xd
    @hassanahmed-kb3xd ปีที่แล้ว +4

    Walsall waaku salaamy khyr ilaahy hakusiiyo waanu bogay barnaamijka
    Magaca (ilintir) KU BADAL (ILINTIRE) HADII SUURTAGAL TAHY MAHADSANID

  • @AliMohamed-m7f
    @AliMohamed-m7f ปีที่แล้ว +1

    Wcs hooyo mcn ilaahay ha ku sahlo wiilkaga

  • @ubaxabshi5563
    @ubaxabshi5563 ปีที่แล้ว +2

    Acuuddi bilah min shaydan rajim maxa hooyo wax u radinee Waxey dhashay subaxana allah laxirir waridkin

  • @MOHAMADJanan-ss4sy
    @MOHAMADJanan-ss4sy ปีที่แล้ว

    MOM ALLE HAKUU FUDUDEEYO INUU KULLA SOO XIDHIIDHO AMEEN 🤲🤲🤲

  • @ibaadohussien6644
    @ibaadohussien6644 ปีที่แล้ว

    Illhey ha u sahalo wiilkeyda insha allah

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 ปีที่แล้ว +1

    Allaha subxaana watacaala haku xafido adun iyo aqiroba hana kusahlo yaa rabi

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +3

    Allaha kuu sahlo oo quluubtiisa kuu soo celiyo, bi idni Allah kariim.

  • @foozia426
    @foozia426 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay hakuu soo hadeeyo wiilkaaga insha allaah

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 ปีที่แล้ว +2

    Ayagoo nabada allaah kuusoo celiyo

  • @xaliimoxasan3302
    @xaliimoxasan3302 ปีที่แล้ว +1

    Allaha usahlo Hana utoosiyo yaaraxmaan yaaArxamurraaximiin

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 ปีที่แล้ว +3

    Wiilkaas ilaahey ha badbaadiyo. Canada wiilasha noocaasa ama waa xiran yahay ama waa ilmahaa nolasha ka dhacdey darbiyada jiifa waa gobolkaas waa gobolada ugu xun Canada xaga balwada magaca magaalada waa VANCOUVER. Iaahey ha soo dhaweeyo

    • @alibulle7612
      @alibulle7612 ปีที่แล้ว +2

      Vancouver anigaa joogo wiilkaasna in aan raadiyo baan isku dayayaa insh Allah

    • @munamahmed1572
      @munamahmed1572 ปีที่แล้ว

      @@alibulle7612 ilaahey qeyr Haku siiyee raadiyo

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 ปีที่แล้ว

    Alaha kuu sahlo ❤❤❤

  • @nura2876
    @nura2876 ปีที่แล้ว

    Alaha sahlo wankularadin weey buuxaan wiilashu waxnrajeen ilahelo

  • @Rahmah-Mercy
    @Rahmah-Mercy ปีที่แล้ว

    Ayaamahan sawirka sooma saartiin sababta aan ogaan waayayee team ilintir.

  • @deeqo123
    @deeqo123 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u soo hanuuniyo

  • @anababdirahman6334
    @anababdirahman6334 ปีที่แล้ว

    Alaha u sahlo wiil keeda

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 ปีที่แล้ว

    Illaahay ha kuu so fududeeyo wiilkaaga insh allaah

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 ปีที่แล้ว +2

    Maamo geeridu waa xaq ina wada sugeeysa inta naf dhadhamiseyna geeri wey dhadhamin meeyd socda ayaa nahay. Dar daaranka Rasuulkeena CSW ayaa ahaa hadaad galabeeysato ha sugin subax iyo kun fii duniyaa ka inaka safrun Oo caabiru dhariiq. Ka ahoow aduunyada sida qof safar ah ama wado gud baayo

  • @H-mz4zn
    @H-mz4zn ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku xafido

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 ปีที่แล้ว

    Alle hakuusoceliyo amiin

  • @aminawaberi9475
    @aminawaberi9475 ปีที่แล้ว +1

    Il va venir ichaal. Amin Amin

  • @CabdifataxSunny8
    @CabdifataxSunny8 ปีที่แล้ว

    Hooyada dhibaataysan allaha fahansiiyo wiilkeeda xaqa waalidnimo mida kale hooyaad quraan ha isi saarto (sixir tafriiq ah)waxa suuro gal ah walaalaheed qayb ka mida inay kala fogeeyen wiilka iyo hooyadiis

  • @MariamAbdalla-r5h
    @MariamAbdalla-r5h ปีที่แล้ว

    Illahay ha'iskukiin kulmiyo idinkoo wada faraxsan insha Allah

  • @xamdidaahir-il9ml
    @xamdidaahir-il9ml ปีที่แล้ว

    Allah kuu sahlo mamo

  • @qalbihodon721
    @qalbihodon721 ปีที่แล้ว

    Nin rag ah maaha Ilmo 12 asagoo jiro buuq ku dhacay, naag aan ka naxayn iyo dacwo Canada!. U duceeya in Ilahay dhowro sababtoo ah dhalinyaro badan aa ku shibataysan dibadaha😢!.

  • @cabdiqadirahmed3880
    @cabdiqadirahmed3880 ปีที่แล้ว

    Yarabi Alaha usahlo

  • @atharmursal2633
    @atharmursal2633 ปีที่แล้ว

    Vancouver ayuu joogaa kamana warqabo hooyadii Vancouver somali badan degen may radiyaan this is so painful wlhi sorry hooyo mcn

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 ปีที่แล้ว +1

    Guulayso cabdicasiis

  • @faizasaid5745
    @faizasaid5745 ปีที่แล้ว +4

    Marka lagu dhahayo reer kaaga usmarir dhib iyo Dheef ilmaha dartood waa sax hooyoyin ka marka la furo ilmaha siiyo Aabohood dhibkas ayaa Ku dhacday.

    • @HalimaAliMohammed-x1t
      @HalimaAliMohammed-x1t ปีที่แล้ว +2

      Asc habo waxa laga yaba in xog loga qatay ma jirto hooyo waxey dhashay dhiibeyso.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +1

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @anababdirahman6334
    @anababdirahman6334 ปีที่แล้ว

    Vancouver aala dhahaa magaalada

  • @alibulle7612
    @alibulle7612 ปีที่แล้ว +1

    Maamada waxay aheyd in la weydiiyo wiilka reerka uu ka yahay raxweyn vancouver raxweyn waa buuxaan taas baafinta fududeen laheyd.