Farxada Noof oo Aabe heshay 20 sano kadib 1 saac gudahood iyo arin cajiib ah waaw

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

ความคิดเห็น • 326

  • @faayxun8823
    @faayxun8823 ปีที่แล้ว +44

    Masha Allah somaliyee xaasid nimada iska daaya Abdulaziz really 1m ka badan gaarsiin karnaa dad badan wxba qaban 1m hysta

  • @B_S_Y_official
    @B_S_Y_official ปีที่แล้ว +84

    Xabiibkeena kusaliya scw ❣️

  • @HOOYOFATUSHHASSAN
    @HOOYOFATUSHHASSAN ปีที่แล้ว +43

    The best person ever, the most trusted person ever, the most humble ever, the most honest person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤❤❤🕋🕋🕋🕌🕌🕌🕌

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 ปีที่แล้ว +1

      Afsoomaali Kusoo Qor Qoraalkaadda

    • @Sihamali137
      @Sihamali137 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw

    • @sacdiyoabuukar9415
      @sacdiyoabuukar9415 ปีที่แล้ว

      Hay ma runbaa mise feeg hhhhhhhhh igu qaado sxp ❤😂

    • @aabkarinyusuf1657
      @aabkarinyusuf1657 ปีที่แล้ว +1

      Scw❤❤❤

  • @ashasangbe9449
    @ashasangbe9449 ปีที่แล้ว +11

    Maasha Allah waa gabar aad u qurxoon faraxsan Adiina Ilaahey ajar hakaa siyo👍👌

  • @inajamaame8623
    @inajamaame8623 ปีที่แล้ว +26

    Woow mansha Allah laba farxadood baa isku soo beegan tahay gabadhaa tolkeeda oo xor noqday iyo abaheeda oo ay heshay Hambalyo

    • @fadumamohamoud67
      @fadumamohamoud67 ปีที่แล้ว +1

      🎉💪✌️🐴🇸🇴✌️

    • @amaladan5579
      @amaladan5579 ปีที่แล้ว

      😅❤🎉 your so funny

    • @miskiin236
      @miskiin236 ปีที่แล้ว

      Guul 🐎

    • @Uus998
      @Uus998 ปีที่แล้ว +1

      Awalba xor wa eheyn dad wax isku darsaden fahnlan kadib dibey u gurteen and I’m so happy for them ismamulkida iyo ayahooda ka tashdaan tolkey guleysta🎉🎉 from og

  • @illintir
    @illintir  ปีที่แล้ว +35

    Fadlan share dhaha walaalayaal Mahasanidiin

    • @ahmedmahfoud3471
      @ahmedmahfoud3471 ปีที่แล้ว

      ​@hannajannobeauty7617
      Wll macaan
      Ilaahay haku sahlo o haku soo dhaweeyo ehelkaaga

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      Maya dad badan ba so wacay

  • @amaalhasan2735
    @amaalhasan2735 ปีที่แล้ว +1

    mansha Allah gabadh asturan qurux badan mansha Allah gabdhaheena waa qaali

  • @safihasan9987
    @safihasan9987 ปีที่แล้ว +5

    alxm hadi inanto heshey aabaheed,si kalena hablaha dhulbahante wa wada qurux ماشاءالله تبارك الله salam sare from hargisa wll a/caziz

  • @ashawooo
    @ashawooo ปีที่แล้ว +2

    Mashallaha tabarkallaha illahaya ha ku siyadiya faraxada Abdizaz illahaya qeera allaha ku siya wanga uu samenisa umada Somaliyade

  • @CantarBaliile
    @CantarBaliile ปีที่แล้ว +5

    Cabdi casiis aallaha kubarakeeyo guul wacan madama eey heshay abaahed waa ilahey mahadiiis anagaba waxa. Naga maqan gabar lagu dhalay sacuudi oo jogto guubta mana naqano wiilki dhalay waanoshegay waana dhintay mahayno magaca hooyoda dhasahay iyo cideeda layin wuxuyiri gubta

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 ปีที่แล้ว +19

    Abdiazii halyey BA tahay ilaahay ajar iyo xasanaad haka siiyo dhamaan wanaag uqabatey umada Kala luntey mahadsanid 🙏🙏🙏 1000 iyo kow jeer alhamdulilah noof family heshay

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว +2

    Alxamdulilaah. Nimanka waxaan iran lahaa intaadan caruurtiina ka tagin. Xaaskaada u sheeg cidaa tahay meesha lagaa helo reerkiina meeshuu dego. Nimankoow Ilaahay ka cabsada oo caruurtiina HA DAYACINA

  • @67390777
    @67390777 ปีที่แล้ว +1

    Shukran Shukran Mr. Abdiaziz thank you very much

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 ปีที่แล้ว +15

    sax aniba anoo weyn aan cideda bartay dad la aan waa calool xumo iyo ciiil🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allah ku barakeeyo wll.
    Cabdicaziiz. Jakallahu kheyr

  • @wacanmuse7865
    @wacanmuse7865 ปีที่แล้ว +5

    Subxanallah yaab ilmo dhan dhal oo dib ha u raadinin walalaha oo aad aroos wada joogtaan oo aanad aqoon waxaasi waa dhimisho wlahay Mansha Allah tabarakallah gabadhan sidan u quruxda badan miyaba laga taga.

  • @ahmedroble219
    @ahmedroble219 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah waa farxad weeyn

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 ปีที่แล้ว +4

    Alxamdulilaah haday heshay aabe iyo reerkii ay ka dhalatay waa ilaahay mahadii kasokow cabdicaziis khayr badan ilaahay haku siiyo. Naagta abtigay ha oran ina adeer ee waxaad dhahdaa abtigay xaaskiisa

  • @cabdifitaaxnuur2919
    @cabdifitaaxnuur2919 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu kheyran yaa cabdal caziiz

  • @AyaanleSuldaan-cz6fk
    @AyaanleSuldaan-cz6fk ปีที่แล้ว +2

    Maasha waad guul wanaagsan tahay illintirow dadkana Allaa kuu diray waa barnaamij aad ajar wayn ka helidoonto waayo farxada iyo qalbi qaboojinta aad dadka u sanaysid waa cibaado

  • @cabdishakuur__officail
    @cabdishakuur__officail ปีที่แล้ว +1

    Mansha alla gabadhi waa indertay qurux badan

  • @Mana-fg7lv
    @Mana-fg7lv ปีที่แล้ว

    C casin khayr ale ha ku siiyo ale ha ku xiftiyo

  • @sahroali7203
    @sahroali7203 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa arin aad ufaraxad badan iney heshey aabehed gabadhena inta kale ekala maqana alla haisu sahlo yaarabi

  • @ahmedmahfoud3471
    @ahmedmahfoud3471 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah walalkay qaali Eebe haku barakeeyo adduun iyo Aakhiraba, Ilaahay haku barakeeyo cimriga iyo caafimaadka

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry ปีที่แล้ว +28

    Masha Allah ❤Allaxamdulillah 🤲🏻🤲🏻

  • @maxamedsheekh4375
    @maxamedsheekh4375 ปีที่แล้ว +1

    Masha-allah, allow kaa dhig ruux baari ah.

  • @fadumajama7122
    @fadumajama7122 ปีที่แล้ว +5

    Mashaallaah ❤❤❤❤waan filaayey inaad Cabdicasis saacid saan horey kugu naqaaney aad wallah waladiinta awladooda kala maqan aad isku keento guul iyo gobanimo 🤲💪🇸🇴🇸🇴🤲🤲🕋🇳🇴

  • @zamzamnoura6319
    @zamzamnoura6319 ปีที่แล้ว +25

    Asc wllha somaliyed waxan ahay gabadh ay noloshu ishay family waxay Ku noyihin badiye waxa naga xanusan wllky dhinaca maskaxda ayu kaxanusanaya wuxu layay dad badan oqar kumo ay galeyn kadib tolki aya lacag yar no ururshay ka dib waxa lageyay jigjiga cilaj Ku yalo bishi 7bad abo wuxu so kexeyay 3 nef ah uku bixiyay tolkina waxay dhehen mar hadan cilaj nilageynay idinkey nitala marka xoluhuna wa waxyar owax bilkasta wax laga bixin Karo maha wllkey kalo ka kayara asagu wuxanusanaya asaguna usuxa kaninbu la nolyahay marka wllha somaliyed waxan ka codsanaya inay naso cawiyan inti wax heysato ilahban nigu dharshe 😢like isara si ay dadku uarkan .

    • @qnfilsan7653
      @qnfilsan7653 ปีที่แล้ว

      Wll xagee kala soo xidhiidhaaa

    • @zamzamnoura6319
      @zamzamnoura6319 ปีที่แล้ว

      @@qnfilsan7653 wll fecbook Hawa edabsan igala so xidhidh

    • @faadumocabdibarrebarre2223
      @faadumocabdibarrebarre2223 9 หลายเดือนก่อน

      Alle ha caafiyo alle ha idiin caawiyo wll

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar ปีที่แล้ว +2

    MANSHALLAH wa farxaad farxaad dhaftaay

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 ปีที่แล้ว +1

      MaaShaaAllaah ✔ N ✖
      Maa shaa Allaah ✔ N ✖

  • @ismaciilcabdisakiin2898
    @ismaciilcabdisakiin2898 ปีที่แล้ว +1

    ❤masha Allah tabaraka Allah farxadada waan ku faraxsanahay

  • @shuceebcade5179
    @shuceebcade5179 ปีที่แล้ว

    Masha allaj abdi asiis really mahadsanid umada somaliyeed shaqa wanagsan ayaa u heysaa ilahay kheyr haku siiyo

  • @mustafeyusuf5024
    @mustafeyusuf5024 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa inan yar o qaalbi fican lakin abaha dhalay aya eda iska leh

  • @siciidomaxammad1460
    @siciidomaxammad1460 ปีที่แล้ว +2

    Taageere number one kuu ahay sharaf iya karaamo❤

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 ปีที่แล้ว

      Nambar Koow
      (Afsoomaali)

  • @MOHAMADJanan-ss4sy
    @MOHAMADJanan-ss4sy ปีที่แล้ว +7

    AAD NALLA SOO SOCOD SIISEY ALLE BAA MAHAD LEH ALLAAHU AKBAR 🤲 SCW ❤️❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW

  • @haaboali1198
    @haaboali1198 ปีที่แล้ว +1

    Asc. Abdicaziz qeyr badan Allah ha ku hafido amiin amiin Allah.

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi 11 หลายเดือนก่อน

    Cabdicasiis thank you

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah illaaow farxada no badi amiiin amiiin yaarabi

  • @osmanabdi2081
    @osmanabdi2081 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah maadama aan ogaa maalinta U baafinaysay Aabeheed waa Farxad wanaagsan

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah illaahay cabdi casiis adiga iyo giruubkaaga waxaan idin leeyahay baarakal allaahu fii horay uu socda umaddda ayaad ka farxisay adna allaaah ha kaa Farxiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasteehoyusuf9122
    @nasteehoyusuf9122 ปีที่แล้ว

    MaashAllaah gabadha sidey u sheegayso waxii soo maray waaaba iska ooyay..MaashAllaah aabaheed ay heshay

  • @barwaaqocasayr86
    @barwaaqocasayr86 ปีที่แล้ว +4

    Wll abo oo xanusan ayaan haya oo kaligy idhaly ma haysto qof ila geya hospital 😢😢😢marka iso duceya 😢😢ilahay shaqo ana ku daweyo hay siyo

  • @QadraAli-gp1sd
    @QadraAli-gp1sd ปีที่แล้ว

    Masha Allah Tabarakallah Allah wlllo jazakallahu khayr

  • @isseamin2017
    @isseamin2017 ปีที่แล้ว

    masha Allah mungu akubariki Abdiaziz

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️. Jizaaka Allah kheyr walaalkey Abdiaziz Really

  • @khadijabarkhadle
    @khadijabarkhadle ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah cabduqaadir riyali qarbadan allaha ku siiyo sida dadka aad u caawiso arj badan allaha kasiiyo Maasha Allah

  • @ZeynabMohamed-g8h
    @ZeynabMohamed-g8h ปีที่แล้ว +1

    Abeeyasha ilmaha dayac wey badayihiin ilahey ha so hanuniyo

  • @NuurCabdi-xk9bm
    @NuurCabdi-xk9bm ปีที่แล้ว

    Masha alah arinta waa arimaha coladu dhash way nasibficantahay

  • @xamdiadan213
    @xamdiadan213 ปีที่แล้ว +1

    Maash Allah Hambalyo noof hadad abaha had heshay alx

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah hambalyo hambalyo AbdiAziz really ilaahey qeyr fara badan ha kaa siiyo

  • @naimabarre7088
    @naimabarre7088 ปีที่แล้ว +1

    MASKIIN WLHIILAHEY HAKU XAFIDO HABO MCN❤❤

  • @zahramohadhemanta2525
    @zahramohadhemanta2525 ปีที่แล้ว

    Intiii qayaaadeed gabdhii khyrcabdi😊

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Mudane CabdiCaziiz, ilaaheey Hakaa Abaalmariyo

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 ปีที่แล้ว

    MAASHAA ALAAH ALX ALLE AYAA KU MAHADSAN ISU KEENAY GABADHAAN IYO AABAHEED IYO EHELKEEDA OO DHAN

  • @Raho339
    @Raho339 ปีที่แล้ว +3

    Quruxley Maansha Allaah Carab Ayaa Dhashey Ayaa Lagayaabaa Gabadhan

    • @kiinabdirizaaq8863
      @kiinabdirizaaq8863 ปีที่แล้ว +2

      carabmadhalin nin reer lascanood ah badhalay iyo gabar somaliyeed

    • @mussemuna386
      @mussemuna386 ปีที่แล้ว

      majeerteen ayaa dhala

    • @kiinabdirizaaq8863
      @kiinabdirizaaq8863 ปีที่แล้ว

      @@mussemuna386 warunta inadeer

    • @kiinabdirizaaq8863
      @kiinabdirizaaq8863 ปีที่แล้ว

      mj gabadha dhashay korisay
      alaah habarkeeyo

  • @abdiadam3808
    @abdiadam3808 ปีที่แล้ว

    kaas aabo ma ahan , maba ahayn inaad raadisid , qof gabadhiisa saan yeelay muxuu khayr ah ayuu leeyahay,

  • @CantarBaliile
    @CantarBaliile ปีที่แล้ว

    Asc cabdi casiis guul wacan mansha allaha alle hakubarakeeyo cabdi casiis guykwacan❤❤❤

  • @mulkimahamed-ht4gu
    @mulkimahamed-ht4gu 11 หลายเดือนก่อน

    masha alaah

  • @MOHAMADJanan-ss4sy
    @MOHAMADJanan-ss4sy ปีที่แล้ว +6

    ADER WAAN KU FARXAY INAAD ABO ISHESHEEN OO AAD NALLA SOCSIISEY ANAGU WAANU KUU SOO DUCAYNEY ABDI AZIIS REAL JAZA KALLAA WA JAZAA KHAYREN FROM WESTERN COPENHAGEN 🇩🇰🇪🇺🇲🇵 HOME TOWN LASANOD VIVA 🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🦁

  • @Hw15243
    @Hw15243 ปีที่แล้ว

    Good job Cabdicasiis
    Jazaakumullah

  • @mahmudmahamed9122
    @mahmudmahamed9122 ปีที่แล้ว

    Asc wll abdiaziz really gabadas igusoxariri wa gabar wngsn gur ayn karaba nairobi ayn jogaa nmbarkad igasowac

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 ปีที่แล้ว +1

    Illaaheey ayaa Mahad leh

  • @ClahiDhiinka
    @ClahiDhiinka ปีที่แล้ว +1

    Wlhi abdi caziizow illahey bis ayaa abaalkaaga gudi karo zhp maxa yelay maxa dad bdn o ilmenayo aad ka farxisay ❤❤❤ illahey janada hanagu kulmiyo dhamanteen i.a

  • @nuseibanoorka9321
    @nuseibanoorka9321 ปีที่แล้ว

    Alxamdulillaah hadii aad heshay aabe maamada ku garab istaagay waxaa tiraahda xaaska abti habaryartey abtigay qabo ❤❤❤

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 ปีที่แล้ว

    Mansha allah ❤cabdi asiis qeer badan ale haku siiyo arin muhiim u ah umada somaaliyeed ayad u heysa❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mrshaji8858
    @mrshaji8858 ปีที่แล้ว

    Walaahi wa run hoyo iyo aabo waa tiirka nolasha

  • @nasrabare7952
    @nasrabare7952 ปีที่แล้ว

    Manshallah wwo good work bro

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah alxamdu lillaah ilaahey ha u xafido.

  • @AbdullahAbdi-ux7bz
    @AbdullahAbdi-ux7bz 11 หลายเดือนก่อน

    الحمدلله يااختاة

  • @sharmarkenuurwarsame4368
    @sharmarkenuurwarsame4368 ปีที่แล้ว +5

    Hadaadan Soo Gelin Lahayn Abdiaziz Anagana Aanaan Sii Share gareyn lahayn Aabaheed ma Hesheen, wax kastana Adigaa Lahaa Muhiimadeeda waana kaaga Mahad celinayaa

  • @ahmedmusse6075
    @ahmedmusse6075 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wllo

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 ปีที่แล้ว +2

    Welcome inader laascanod wa in lagu geyo❤

  • @mrshaji8858
    @mrshaji8858 ปีที่แล้ว

    Made me carry on her story qeyr alaha ku siiyo habaryer

  • @hamdiahmed1824
    @hamdiahmed1824 ปีที่แล้ว +2

    Lakiin waalidiinta ilmahoodu ka maqanyihiin iyagoo og inaay caruur nool tureen Maxaa ka qaldan soo ma ahaayen ineey soo bafiyaan caruurtooda

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 ปีที่แล้ว

    Alhamdulillah

  • @yaasiinmohamed3386
    @yaasiinmohamed3386 ปีที่แล้ว

    Wllhi gabadhaan gabar aan abti uahay beey isku sheeko yihiin balsa A.lx wey heshe gabadheyda aaabaheyd asigaa soo raadshe o yimid 19sano kadib

  • @xalimamaxamed6583
    @xalimamaxamed6583 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah hambalyo

  • @inaalibudul8957
    @inaalibudul8957 ปีที่แล้ว

    Masha ALLAH ALLAHA KUXAFIDO ABDIAZIZ

  • @mubarakmoallin946
    @mubarakmoallin946 7 หลายเดือนก่อน

    Quruxbadana ma Ogaden agah

  • @MOHAMADJanan-ss4sy
    @MOHAMADJanan-ss4sy ปีที่แล้ว +2

    ADER AAYO ABTI AMA EEDO ABTI DHEH HADHIHIN NAAGTA ABTII HHH HHH S.SARE 💯🌹👋🐎🦁🇲🇵VIVA

  • @Ahmedmanow-ek2cq
    @Ahmedmanow-ek2cq 11 หลายเดือนก่อน

    Zxp sideen kugu heli karaa in qof IGA maqan la Ii bafiyo ayaan rabey

  • @saidoafrah1984
    @saidoafrah1984 ปีที่แล้ว

    Abdi /casiis illntir walaalo talefonkada ayaan raba

  • @aadanqaasim3720
    @aadanqaasim3720 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @farhiya4040
    @farhiya4040 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @habibadahir8746
    @habibadahir8746 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah ❤ thank you abdi aziz

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 ปีที่แล้ว +11

    Mashaa allaah excellent program well done bro 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 ปีที่แล้ว +2

    Noof congratulations 🎉 🎉

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 ปีที่แล้ว

    C casiis masha alaah umada somaaliyed baa kuso ducaynaysa

  • @hassanhawale
    @hassanhawale ปีที่แล้ว

    Masha Allah mahad ilaah leh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xuseenalmakhzoumi4516
    @xuseenalmakhzoumi4516 ปีที่แล้ว

    Maasha allah waa wax lagu farxo

  • @mulkibashiirmuuse
    @mulkibashiirmuuse ปีที่แล้ว

    Masha allah wa alle mahadiis

  • @MohaDahir-b2w
    @MohaDahir-b2w ปีที่แล้ว

    ماشاء الله

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 ปีที่แล้ว

    Alhamdulilaah 🤲 ilaahey Ayaa Aaba heed u Asley ❤ inta gala maqan neh ilaahey ha isku sahlo Ameen yarabi 🤲

  • @SaSa-jr5re
    @SaSa-jr5re ปีที่แล้ว

    Waa geesaiyad

  • @fariamohamuud8601
    @fariamohamuud8601 ปีที่แล้ว

    Guuleyso Abdiasis

  • @nimcaaden4593
    @nimcaaden4593 ปีที่แล้ว

    Wll ani xitaa walashey oo walikey arkin aa ika maqan😢😢😢😢😢

  • @jujaajuujaa1225
    @jujaajuujaa1225 ปีที่แล้ว

    Maasha allah

  • @mahmoudfarah5533
    @mahmoudfarah5533 ปีที่แล้ว

    Maashaallah full support

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 ปีที่แล้ว

      MaaShaaAllaah Taageero Buuxda
      (Afsoomaali)

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah Maashaa allaah Maashaa allaah ❤❤❤❤❤alxh fatxat

  • @saidoafrah1984
    @saidoafrah1984 ปีที่แล้ว

    Masha allaah alxamdulillaah ❤

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 ปีที่แล้ว

    Masha allah mubarak mubarak