Farxad 30 Kadib 2 Saac Gudahood ayay Ku Heshay Hooyo Aabe Ehelkeda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 617

  • @ramaas5896
    @ramaas5896 2 ปีที่แล้ว +27

    Frst

  • @illintir
    @illintir  2 ปีที่แล้ว +68

    Fadlan share dhaha Farxada Mahadsanidiin💞💯🙏

    • @zuzuqalbisafiyafamily3831
      @zuzuqalbisafiyafamily3831 2 ปีที่แล้ว

      Isoboqda wlalaha qalbiga wa wlashiinee

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 2 ปีที่แล้ว +1

      Cabdi casiis ilaahay haku barakeeyo

    • @cabdikariinxasan8100
      @cabdikariinxasan8100 2 ปีที่แล้ว

      Xagee lagaalaso Xidhiidhi karaaa wll

    • @umurufayda5234
      @umurufayda5234 2 ปีที่แล้ว

      Farxad darteed mahad SANID walaal

    • @hawojama7730
      @hawojama7730 2 ปีที่แล้ว

      Asc walal wiilbaa iga maqan xagee kaa soo wacaa please ila soo xariir

  • @drsfatuma1873
    @drsfatuma1873 2 ปีที่แล้ว +42

    Yaa jameeeca plz wiilkan 1million gaarsiiya asagaa uqalmo waliba si dhaqso leh insha allah wali meeshan comment kama soo qorin hore usoco abdicaziiz😍😍

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash 2 ปีที่แล้ว +33

    Alhamdulillaah waan ku farxay gabadhaan waana la qiirooday Alle hooyadeed ha u naxariisto kuwa Janada ku kulmo Alle ha idinka dhigo amen 🤲

  • @kalthuundaahir256
    @kalthuundaahir256 2 ปีที่แล้ว +44

    Wiilkaan boos fiican ayuu noo joogaa alaha noo noo dhaafo🤲

    • @maida9959
      @maida9959 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin aamiin

  • @rahmohajiwarsame977
    @rahmohajiwarsame977 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah maansha allaah ilaahay subxaana watacaal ayaa mahadle Cabdicasiisna ilaahay subxaana watacaal jannatu fardowsa ha geeyo isaga iyo waalidkiisba iyo haddii uu caruur leeyahayba

  • @amalomar860
    @amalomar860 2 ปีที่แล้ว

    Abdiaziiz Really khayr allaha kusiiyo aakhiro iyo aduunba sidaad uga farxisày dadkas Somaliyeed ee dadku kamaqna adigana allaha kaaga farxiyo masha allah hawl wanaagsan ayaad qabatay hore u soco allaha kuxafido❤❤❤

  • @habiibohussein2413
    @habiibohussein2413 2 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaaaw masha allah farxada rabi hakuu siyaasho abayo waadna ku mahadsanthy sawirka wllken sida qurux badan uso hagajisay ilintir oo dhan waxaan ku lenhy farxadaadu waa farxadeena

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 2 ปีที่แล้ว +1

    MaashaAllaah tabaarakalaah walaalkiis saad umada uga farxisid illaahey hakaaga farxiyo. Soomaalaay aad baan isiin dhaliili intiina badan. Walaalkeen inuu wali gaarin 200 waa arin aad uxun. Haduu soo dayn lahaa waxyaabo aan fiicnayn waa loo saari lahaa. Walaalkeen howl ajar aan kawada helayno buu noo hayaa. Halaga kaco meesha. WBT.

  • @ibtisamvideos946
    @ibtisamvideos946 2 ปีที่แล้ว +3

    Qoraalkii hore ayaan ku sheegay gabadhaan hoyadeed ineysan noolee because inta badan hooyaa caruurta kamur gooto aabe hooyo camal ah ama ka ilmo jecelna woow jiraaa

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 2 ปีที่แล้ว

    Gabadhan waa ilbax
    Waana qof cajiiba oo degan
    Waa qof imaan cajiiba ka muuqdo
    Masha allah ninka helay januu helay
    Allah ha barakeeyo iyada iyo ehelkeedba

  • @abdiqanimohamudyusuf8756
    @abdiqanimohamudyusuf8756 2 ปีที่แล้ว

    Masha aallaaaah. aallaaah ha kaa farxiyo wllo c.casiis.....sidaad umada somaliyeed e kala lunsan ugudadaasho sidad ugu helilahayd..wll..allaaaah ha ka farxiyo c.casiis

  • @Isyourrgirl_Manii
    @Isyourrgirl_Manii 2 ปีที่แล้ว +9

    Alaa jecliyaa farxada walahi waan la oyaa farxada markaan arko qof family kiisii helay isagoo faraxsan ayaan anigu iska ilmeeyaa ilaahay kuwa murugaysana farxad hawgu bedelo inshaa Allah 🤲🤲🤲

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 2 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa allaah illaaheey haku siiyo wanaag badan iyo xoolo (dhaqaale badan) iyo janatul firdoowsa. Cabdi caziiz really hore u soco ha niyad jebin

  • @saidodahir5086
    @saidodahir5086 2 ปีที่แล้ว +29

    waligey comanti maqorin lkn wilkan iyo dadka kalamaqanba qalbiga ban UGA duceeyaa cabdi caziz really adiga iyo walibkaaba janada fardoowsa allah geeyo

  • @fankafarah701
    @fankafarah701 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Tabarakallah jazakallahu kheyr ilaahay aakhiro iyo aduunba haku barakeeyo aamiin yaa rabbi AbdiAziis❤️

  • @rukiamohamed4014
    @rukiamohamed4014 2 ปีที่แล้ว +18

    Masha Allah waa farxad hadey dadkee heshay ilaahey inta kala maqan dhamaantood reerkood ilaahey ha u sahlo coming soon 200k

  • @guavaabdoalinur16
    @guavaabdoalinur16 2 ปีที่แล้ว +29

    Oh! God help Abdiaziz the way he is helping others Ameen!

  • @umurufayda5234
    @umurufayda5234 2 ปีที่แล้ว +12

    ماشاء الله الحمد لله علي كل شكر اخي عبد العزيز جزاك الله خيرا الجزاء جزاك الفردوس الأعلي اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم

  • @maryanl804
    @maryanl804 2 ปีที่แล้ว +2

    Farxad aakhiro iyo mid aduun illahay ha ku siiyo hbo mcn

  • @gagigogo9670
    @gagigogo9670 2 ปีที่แล้ว +1

    asc abdi aziz ma sha allah aqliga iyo garad ka alle hakusiyadiyo aamiin ee shakhada aad dadka u heyso waa shakho muhim ah inta adigo yar aa garatay rag waa weyn ayan garan karin ma sha aallah aqliga waa udhalasho ma ahan is yelyel raga manta qoriga kebka hayo ee ku hanjabayo wax ban dileyna maskax doda kashaqey sin lahayen bulshada somaliyed wax badan ayey uqaban lahayen ma sha allaaaaaah

  • @roundirieh5050
    @roundirieh5050 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah aad baan ula faraxnay gabadhan markii horana waan la morugoonay ilaahay baa mahad kaligii iskale inay dadkeedii heshay

  • @malyunibraahimissack9482
    @malyunibraahimissack9482 2 ปีที่แล้ว

    Alx ilhy aya mahad leh hadeyba ey heshey dadkeda wa farxad aan laso kobi karin allah ha u ziyadio inti murug heyso allah haka dulqado Aamin yarabi🤲🤲

  • @fadumoqasin5266
    @fadumoqasin5266 2 ปีที่แล้ว +2

    Markastan daawado waan ooya axaxaax wll guul akhiro iyo aduunba haku siiyo
    1977 1988 ila 1991
    Way burbureen bulshadu

  • @hudamuy6676
    @hudamuy6676 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh jizaallh khayr wallo
    Ilahay haka farxiyo from hargaysa

  • @mariannoor8675
    @mariannoor8675 2 ปีที่แล้ว

    Yes waa farxsy waana ooyey farxad awgeed waana u duceeyey markii hore Màansha allah

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabaraka Allah
    Allah haku barakeeyo Abdul Aziz

  • @maryanhassan8795
    @maryanhassan8795 2 ปีที่แล้ว +7

    Waaaaw! Maashaa Allaah Tabaarakallaah!!! A/Aziiz, Allaha kubarakeeyo!!!

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah illaahey baa mahad iska leh waan la faraxsanahay gabadha walaasheen ah inta murugeysana oo weli dadkoodii raadinayana illaahey si degdeg ah ha ugu sahlo.

  • @ashawooo
    @ashawooo 2 ปีที่แล้ว

    Mashallaha waa illahaya mahadisa hadi ada hesha labda Walid faraxadina illahaya ha idan siyadiya ducada waxa iska leha Abdaziz adiga illahaya qeera ha ku siyo

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +1

    insha Allah

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah eedo aadbaan kuula farxay inaan wax woro Ilmo iga socotaa iidiidaysa
    Cabdicaziiz jzk Allaahu khayran

  • @zeinababshir4798
    @zeinababshir4798 2 ปีที่แล้ว

    Ma shaa alaah adina ilaahay ha kaa ajarsiiyo cabdicaziiz

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 ปีที่แล้ว +5

    Alx abaayo macan waan kula faraxnaay ilaahey ayaa mahad leh reerkaaga kuu sahlay

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 2 ปีที่แล้ว +3

    Really Allaah Subxaanahu Watacaallaa Hakaa Ajarsiiyo Dadka Murugtooda Aad Ugu Badasho Farxad

  • @roodadaahir4959
    @roodadaahir4959 2 ปีที่แล้ว +3

    Cabdi Aziiz realy Hadiyada wax iga sii ina aderoow❤❤🌺🌺🌺🌺illahay haku barakeeyo walaalkeeyoow wax wanaagsan oof kufarxdo eebo haku siiyo

  • @rahmohajiwarsame977
    @rahmohajiwarsame977 2 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah ilaahay baa mahadle Hadii ay heshay dadkeedii Cabdicasiisna ilaahay jannatu fardowsa ha geeyo

  • @nuurabdi1348
    @nuurabdi1348 2 ปีที่แล้ว +10

    Alllahu Akbaaar Allah aya Mahad iskalex
    Umada Somaliyednx Aaaaad ayy umahadsanyixin inta share gareyse

  • @farduuskalgacal5955
    @farduuskalgacal5955 2 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allh abayo waad guulaysatay walalkena guushada wu sababay iyo umada soomaaliyeed❤❤❤❤❤

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame1739 ปีที่แล้ว

    ASC CCASIIS WAA IDIN SALAMEY FARXADA ALAHA IDIN SIIYAADIYO QEYR FARA BADAN ALAHA KU SIIYO ILAAHEY WAXAAN KAGA BARYAYA JANATUL FIRDOWS ACLAA ALAHA NOOGU BISHAAREYO AAMIIN

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 2 ปีที่แล้ว

    Alhamdullilahi hooyo kuwii janada ku kulma alaha idiinka reerkaga alaha kuu barakeeyo

  • @suleikhaaaqil215
    @suleikhaaaqil215 2 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah alaah baa mahadsan
    Alxamdu li laah waa farxad
    Cabdi caziiz ale haku xiftiyo guulayso

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah alxmdulillah illahayba mahadle marka xigta illahay haka abaal mariyo cabdi casiis khayrdon

  • @umulhanhassan1214
    @umulhanhassan1214 2 ปีที่แล้ว

    Farxada xitaa waan la ilmeeyay yaa rabbi qof walba oo dhiban dhibka ka saar oo qof walba oo murugsan farxad ugu badal

  • @barlinali6904
    @barlinali6904 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilaahey baa mahada iska leh adiga qeyr badan allah ku siiyo

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 2 ปีที่แล้ว

    Alxamdu alihii u sahlay dadkedii adna cabdi caziz wad mahasantahay walalken hooyadedna allaha unaxaristo iyo intii mislina oo dhimatay

  • @zahrahassan3568
    @zahrahassan3568 2 ปีที่แล้ว

    Mansha/Allah Abdiaziz qeyr Allaha ku siiyo laakin wajigeeda looma jeedo

  • @fartuunabdullahi8027
    @fartuunabdullahi8027 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wlh farxad ayan la ilmeeyey gabadha walaalashay ah dardeed ilahay ha isku kiin daayo

  • @hanisaciidmaxamuud576
    @hanisaciidmaxamuud576 2 ปีที่แล้ว

    Axl Allow isu sahal inta kala maqan yaa rabiiiiiii🤲🤲🤲🤲

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh hambalyo wllo ilaahay ba mahadle ku so dhaweeyay qoskagii cabdicasiis adna alle abaalkaga jano haka dhigo aduunkagan ku barwaaqayso aamiin aamiin wlhi ducadii somali aday kugu dhacde 🤲👏

  • @ibaadohussien6483
    @ibaadohussien6483 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah farxad alxamdilliha illhey ajar allah ka siiyo abdiaziz

  • @fouziasheikh8190
    @fouziasheikh8190 2 ปีที่แล้ว +11

    MashaAllah tabarakallah keep going Brother may Allah protect you

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah hambalyo allayaa barikfi landhere bahgeri waa qoskii darwiishkii weynaa ee mahamed abdule hassan 💕🙏💞🙏💕🙏💞🙏💕👍

  • @Waano23
    @Waano23 2 ปีที่แล้ว +3

    اللهم لك الحمد حمدا ولك الشكر شكرا ،لك الحمد حتى ترضى ولك الحمد إذا رضيت ولك الحمد بعد الرضا..

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 ปีที่แล้ว +12

    Wax yar ayaa kaaga dhiman waad gaareysaa insha allaah guuleyso ayaan ku leeyahay

  • @hanadadem
    @hanadadem 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah, horaan ugu sheegay walaasheen in uu familkeedu dhawyahay qaabka ay u sheegtay markaan arkay
    Waa farxad kaloo weyn, hooyo iyo walaasha dhimatayna ilaahay ha unaxariisto

  • @fatimasagal1584
    @fatimasagal1584 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilahay baa mahad isle leh iyo walalken abdiasis oo shaqo fiican umada u haya gabadh walasheen ilahay haw naxaristo hooyaded qabrigeeda haw waasiciyo Samir iyo iman ilahay hanaga siyo walalo iyo aabe iyo ehel kalena farxad haysku kiin tuso

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524 2 ปีที่แล้ว +6

    mansha ALLAH
    ALLAHA kusiiyo qayre
    wanagad uqabatit umada somaliyed oo kala luntay siday isku heli lahayen 👍❤️💪❤️❤️❤️❤️

  • @surihioqofaah7072
    @surihioqofaah7072 2 ปีที่แล้ว +7

    Mashaa allah wa arin farxad laah alha ajar hakaa siyo wllo adiganah

  • @HassanAhmed-jq3ed
    @HassanAhmed-jq3ed 2 ปีที่แล้ว +3

    Abdiaziz keep going my brother,I really pray for you,for the support u give the needy Muslims.

  • @xamdafaysal3636
    @xamdafaysal3636 2 ปีที่แล้ว +3

    Maansha allah wllshay waan kula faraxsanahay alle farxad ha kuu joogteeyo

  • @khadijahirsi3449
    @khadijahirsi3449 2 ปีที่แล้ว +1

    We love you AbdiAziz really,you so helpful masha Alaahi

  • @ifraahabdi6767
    @ifraahabdi6767 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakal allah waa farxad aad uween qof wanag badan in ee tahy baa rajeynayaa

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 2 ปีที่แล้ว

    Allahu Akbar masha Allaha tabarakallah waan la farxay Alxamdulillah hadeey heshay reerkooda 🤲🤲🤲🎉🎊

  • @zakariye2158
    @zakariye2158 2 ปีที่แล้ว

    Dad badan bad ka ducusatay walhy ilahay khayr ha ku siiyo

  • @abdalla2421
    @abdalla2421 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah Abdi aziz shaqo fiican ayad haysaa alle haku barakeyo

  • @ingy-beauty1615
    @ingy-beauty1615 2 ปีที่แล้ว +2

    Nabigena maxamed scw 🌹wuxuu yiri"ruuxii ku dadaala inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo una fududeeyo amuurtisa"fadlan walalhy muslimka isoo booqda kuna soo biir, I caawiya ilhay amuurtena dhan hani fududeeyo🙏🥺😢🙏

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allaah madalaha bafinta wudadaala cabdiassiis Re👍💪🏾🌹🌹🌹💚💜

  • @kharjecel112
    @kharjecel112 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah abdiaziz aakharo iyo aduuba allah hakaa farxiyo ogoow soomaali waa hal qoos oo iswada yaqaan

  • @suleebanmuxumed2276
    @suleebanmuxumed2276 2 ปีที่แล้ว +1

    C/casiis kheyr badan alle ha ku siiyo aaaaàmiiin

  • @sahramakaran6174
    @sahramakaran6174 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah jazakallaha kheyr waan ku daawada marwalba illaah ajar iyo xasanad ku siiyo walalakey marna wiilkeyga

  • @sadiacabdi1536
    @sadiacabdi1536 2 ปีที่แล้ว

    Mashalaa waa War farxad leh illahey ayaa mahada iska leh abdiaziz realy mashalaa illahey kheer aan dhaman haku siiyo abowe sidaad uga farxisid dadka kurbeysan illahey hakaga farxiyo amiin amiin amiin ❤🙏❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💙💙💙💙💙💙🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @fadumoelmi8579
    @fadumoelmi8579 2 ปีที่แล้ว

    Anigu mar hore ayaan kuu saaray Ilahay ha ku xafido shaqo fiican ayaad u haysaa umada somaliyeed

  • @mohamudxidig4130
    @mohamudxidig4130 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabarakalah hambalyo hambalyo waa farxadween abdiaziz allaha ku barakeeyo

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Tabaarikalaah guul farxad illaahay ha ku Xiftiiyo abdiaziz really waxad tahay lafdhabarka umada soomaalid barakoow wllo

  • @faadumomaxamed2714
    @faadumomaxamed2714 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah tabarakallah ilahay ha ku xifdiiyo walaal murugada ka fayiday

  • @beautyofislam8253
    @beautyofislam8253 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah alhamdullilaah waa
    Farxad waaye Allahu Akbar.
    Abdicaziz Ilaah Khair badan haku siiyo.
    Aduun Ilaah SWT hakaa farxiyo
    akhirqna janatul firdowsa.

  • @saaraabdi9858
    @saaraabdi9858 2 ปีที่แล้ว

    M.a inta dhimanne alle ha iskukeno wlky adigane alle hakafarxiyo sida dadka ugarab istagty dadkane hagarab istagaan asagane oo ha siyaan subkara badan

  • @halimaawed3097
    @halimaawed3097 2 ปีที่แล้ว

    Gabdhaan waan LA qiirooday maantana waan LA faraxsanahay alxamdulilaah ilahay baa mahad oo dhan u sugnaatay

  • @munahassan880
    @munahassan880 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaha allaha kuusaaidiyo farxadaada Cabdicazizna kheer aduun iyo mid aakhiraba allaha kusiiyo gabadhana waxaan dhihilaha habaryar Dnada iska qaada si 100/100 aad u ogaato dadbadan ayaa dadkooda kala maqanyihiin

  • @ahmedabdihussein686
    @ahmedabdihussein686 2 ปีที่แล้ว +3

    Abdi Aziz khayr badan allaha kusiiyo walalkeen.

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 2 ปีที่แล้ว +16

    Waa dadaashay brother, kheyr allaah ku siiyo aan lasoo koobi karin adduun & aakhiro wlhi hadiyad kabadan ayaad mudantahay bro, allaah nookaa xafido

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc Maasha allha Tabarkalaah gadhaha hadey heeshay dadkeda waa faraxad ee allha baa mahad kobad iskale marka labad C/siis iyo Somali oo dhan Walal kuman yaal baa mudan tahay Maasha allha waxaa lagu garasina melyaan iyo kabadan

  • @fardusshanle3561
    @fardusshanle3561 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha alaah abdicazis ilahy wax kasta oo aad jeceshay midigta ha kaasiiyo aaqiro iyo aduun ba malin kasta markan arko qof walalky ah oo dhibanaa wn iska ooyaa yaa rabbi ilahy inta is heshay farxadda ha u siyaadsho inta kala maqan na ilahy ha isku soo bidhbidhiyo aamiin walalahy anna ii soo duceeya in ilahy i siiyo awlaad baariya yaa rabbi aamiin

  • @maryanhassan8795
    @maryanhassan8795 2 ปีที่แล้ว +2

    Laba boqol oo million ayaad uqalantaa Abdi Aziz!!!!

  • @omarw5124
    @omarw5124 2 ปีที่แล้ว +11

    😂😂😂Dadkayga Bani aadam maaha miyaa kulahaa..In lasoo raadsho sugaysay waa daashay…farxad iyo qosol naga keentay gabadha wlh funny 😁

  • @mohamedgoobe8200
    @mohamedgoobe8200 2 ปีที่แล้ว

    ASC MASHA ALLAH HOOYO ALLAH U NAXARIISTO LKN AABE FAAH FAAHIN LAGAMA BIXIN EE KUNOQO MEESHA UU JOOGO INAY LAHDASHAY

  • @fartuunnuur6274
    @fartuunnuur6274 2 ปีที่แล้ว

    Jazaakallah wllky abdicaziiz ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo hawsha aad heyso

  • @somalia2730
    @somalia2730 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha waa Illahay mahadisa gabadhas waa la ooyaya

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 2 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi Caziiz ilaahay ajer iyo khayr badan hakusiiyo, 1million gaarsiiya walaalaha Soomaaliyeedoow

  • @ayanyusufwarsame291
    @ayanyusufwarsame291 2 ปีที่แล้ว +9

    Maanshaallah ilaahay ajar hakaa siiyo walaal

  • @naimoomarahmed5255
    @naimoomarahmed5255 2 ปีที่แล้ว +1

    Maash allaah walaal allaah ku xiifidiyo amiin

  • @user-vg9kt7up4s
    @user-vg9kt7up4s 2 ปีที่แล้ว +9

    Maashaa allah aad baan ugu faraxsanahay ineey dadkeedii heshay inta kala maqan ilaahey ha isku keeno.Abdiaziiz Really maamo kheeyr allaha ku siiyo hoowsha aad wadid waa hoowshii laga rabay ineey dowladu qabato .aniga waxaan dhihi karaa waxaad tahay the Best TH-camr in Somaliya waxaad astaahishaa bilada 2021 in lagu siiyo ❤🌹💯✅👌😍

  • @mohaaalii2631
    @mohaaalii2631 2 ปีที่แล้ว +9

    Wiilka qaba ayaa nin wanagsan ah dadka qaar markusan lahayn dad way ku tigsadaan

  • @xirsi.ducaale
    @xirsi.ducaale 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah farxad baa ubadashay murugtii hore

  • @gdhs3571
    @gdhs3571 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah masha allaah allaah haku xafido Aaqii

  • @hafsahassan5787
    @hafsahassan5787 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha Allah I'm so happy thanks Allah Abdiaziz Alle hakubarakeeyo walalky

  • @muhubomaanka641
    @muhubomaanka641 2 ปีที่แล้ว

    Masha alllaaah waanku farxay inaad dadkaagii hesho abaayo wllky ABDIAZIZ REAY runtii waxaaad haysaa hawl qaaliya thanks

  • @fiskahassan5305
    @fiskahassan5305 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah alle ha usoo sahlay.

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 2 ปีที่แล้ว

    Alxamdu lillah waan uduceeyay gabadhan wallhi