Gabar Soomali oo nin Angooles ah sixraday, hooyadeed oo ka sheekaysay geerida aabaheed oo ka naxay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 129

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 ปีที่แล้ว +3

    Bismi allah tawakaltu cala allah. Laxawla wa laquwata ila billah.
    Allaha kuu soo sahlo gabadhadaa hooyo.

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 ปีที่แล้ว +12

    Allaha so sahlo gabadhaas😢Qalbiga Ilaahay ha u qaboojiyo Hooyadan.

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 ปีที่แล้ว +21

    Tumal waa injineeradii soomaaliyed guuuuuuuuuuuuul iyo goooooooooooooobanimo inshaa Allah. ❤❤❤RABBI ha soo sahlo inmahaas yar ee la dhibateyey. Aamiin yaa Rabbi ❤.

  • @khadram3457
    @khadram3457 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha kuu soo dhaweeyo si sahlan agtaada allah ha keeno.

  • @ahlamhasansiyad3333
    @ahlamhasansiyad3333 ปีที่แล้ว +7

    😢😢😢 Allaha u soo dhaweeyo gabarteeda oo nabad qabto Aaaamiiiiin aaaamiiiiin aaaamiiiiin. Ax hooyo waa hooyo😢😢

  • @shukriahmed3458
    @shukriahmed3458 ปีที่แล้ว +3

    Illahow soo iftiimi adiga ayaa awooda leh🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 ปีที่แล้ว +3

    Allow u soo sahal hooyadaa somaliyed waa hooyo war somaliyey u soo duceeya hooyada somaliyed

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahow u soo sahal gabadheedii oo nabada 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey ha nabadkeeno hooyo mcn. Fadlan Quraanka Alle ha lagu cilaajiyo markuu bilaabayo inuusan faraha ka bixin

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 ปีที่แล้ว +9

    Allaha u soo dhaweeyo gabadheeda ya rabi u soo sahal hooyadan dhiban 😭

  • @illintir
    @illintir  ปีที่แล้ว +13

    Halistaan share dhaha walaalayaal Mahasanidiin

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha uu sahlo gabadheeda hooyo macaan

  • @foozia426
    @foozia426 ปีที่แล้ว +9

    Ilahay haka caafiyo haday sirxantay insha allaah

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 ปีที่แล้ว +3

    Allaha usoo celiyo gabadheedii maamadan

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha uu naxariisto Aabbe macaan

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 ปีที่แล้ว +4

    Mamadaan qolka ayaan sanado ka hor dhagaystay weli ma radinasay ax hooyo macaan ❤allaha ku sahlo

    • @aminaabyan6373
      @aminaabyan6373 ปีที่แล้ว +1

      Aniguba sanado ka hor ayaan dhagaystey ilahayow u soo sahal

  • @weezyeazy1721
    @weezyeazy1721 ปีที่แล้ว +1

    Incha allah tuumale waa dhadee macan oo wanagsan wana sinjika somalida walashaye incha allah faraj dagdagaa

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +5

    Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun . Allahayoow kuu sahal.

  • @khadiijajaamac9319
    @khadiijajaamac9319 ปีที่แล้ว

    Laaxawla walaa quwata ilaa bilaah ilaahay subxanahu watacaala ha kuu soo dhaweeyo.

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 ปีที่แล้ว +5

    Alla Maskiin maamadaan sheekadeeda si fiican baan u xasuustaa markas oo aan maqlana waan la murugoodaa ilaahow rabiyow raxmaanow soo sahal gabadha. African Aad bay arintaas usameeyaan markay gabdhuhu diidan inay sixraaan Ilaahow kasoo fuji haday nooshahay

  • @Suad239
    @Suad239 ปีที่แล้ว +3

    Waa naxdin alle ku so sahlo gabadhada

  • @nimcosabriye6938
    @nimcosabriye6938 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay gabadhas yar hooyodan kurbeeysan ilaahay haka feydo allaah kuso saqiiro Allaahuma Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @UmuSudais
    @UmuSudais ปีที่แล้ว +7

    Allaha usoo sahlo hooyo mcn gabadha wlhi murugo kaweyn majirto hilibkagii oo kaa maqan yaa allah sifudud oo dhib yar uguso sahal aamin yaa rabi

  • @sahramohamed7031
    @sahramohamed7031 ปีที่แล้ว

    ILLAHAY hasoo sahlo ISHAALLAH

  • @Abdullahi_thegoat
    @Abdullahi_thegoat ปีที่แล้ว +4

    ilahay ha u so sahlo gabadheda 😢😢😢😢 waa calool xumo

  • @nimcoxasan-rq1xx
    @nimcoxasan-rq1xx ปีที่แล้ว

    Hooyo macan Allaha usoodhweeyo gabadheed yaarbi

  • @anababdirahman6334
    @anababdirahman6334 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey gabadheeda ha u sahlo

  • @ayanalimohamed3408
    @ayanalimohamed3408 ปีที่แล้ว

    Habaryar Alaha kuu Soo Sahlo Aameen Aameen 🤲🤲🤲🤲 Waa Jeclahay Reer ABTIGEY TUMAALO ❤

  • @munoqali826
    @munoqali826 ปีที่แล้ว +4

    Allow usoo sahal yaa rabbi

  • @hassanmohamedibrahim-rv6jp
    @hassanmohamedibrahim-rv6jp ปีที่แล้ว +7

    Firi ninka walashis hadey Holland degan tahay mey dacweyso boliska ha u tagto hana u sheegto in Angola ay ka soo wacdey gabadheeda❤❤❤❤

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o ปีที่แล้ว +1

      Olivia ka seexday yaa kuu raadinayo hee

  • @suleimanmuseabdirahman2849
    @suleimanmuseabdirahman2849 ปีที่แล้ว +3

    Allaha soo sahlo walaahi waa xanuun

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 ปีที่แล้ว +1

    ALLE HAKU SAHLO GABADHAADA OO NABAD QABTA

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 ปีที่แล้ว +4

    Islaantan mudo ka hor ayaan dhagaystey ilaa hada ma raadineysaa hooyo waa hooyo uun

  • @kadrahassan738
    @kadrahassan738 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay u soo sahal sida ugu dhakhsaha badaan isha allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @khadarmuhamedchannel
    @khadarmuhamedchannel ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay usoo dhaweeyo mamada gabadheeda ❤

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 ปีที่แล้ว +2

    Xaawooy illaahey hakuu sahlo

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 ปีที่แล้ว +1

    Raboow usoo dhowee

  • @ruqiyokoronto1148
    @ruqiyokoronto1148 ปีที่แล้ว +1

    Allah jasoo hanuuniyo hana soo sahlo

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 ปีที่แล้ว +11

    إنا لله وإنا إليه راجعون
    Illaahay ha kuu so fududeeyo gabadhaada insh allaah

  • @saidaabdi1421
    @saidaabdi1421 ปีที่แล้ว +2

    Allaah gabadheeda ha usoo sahlo

  • @fartunfetin3728
    @fartunfetin3728 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay hausocaliyo

  • @amishalul9312
    @amishalul9312 ปีที่แล้ว +1

    Illhay usoosahal Yaa Allah Amin Amin

  • @anabali5745
    @anabali5745 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay haa usahlo

  • @abdifatahashcar2347
    @abdifatahashcar2347 ปีที่แล้ว

    Allah ha ku sahlo inshallah ❤

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 ปีที่แล้ว +3

    Allaha kuu sahlo hooyo gabadhaada

  • @marianmohammed4214
    @marianmohammed4214 ปีที่แล้ว

    Ilaha ha usoo sahlo. Waan kuu ducaynaynaa .Angola Somali badan baan ku maqlay tiget gooso oo soo mar mar dhulkaas

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 ปีที่แล้ว +3

    Subxanallah ilaahay ha usahlo

  • @warda4257
    @warda4257 ปีที่แล้ว +2

    Allha u sahlo gabadheda

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey hzsoo sahlo ilma sey waaridka ucolaadsanayaan ayey aflibaax ku dhacaan

  • @faizasaid5745
    @faizasaid5745 ปีที่แล้ว +1

    Allaha Soo sahlo Gabadha

  • @CatiiAzi
    @CatiiAzi ปีที่แล้ว

    ilaahey hausooceliyoاللهم فك اسرها،واعيد،لها،انت،تعلم،كيد،الساحر

  • @nimcoxasan-rq1xx
    @nimcoxasan-rq1xx ปีที่แล้ว

    Amiiiin Amiiiin Amiiiin Amiiiin Amiiiin Amiiiin yaarbi 🤲🏻 ♥️

  • @calimaxamud4874
    @calimaxamud4874 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah wallhi waa mucjiso wayn laga yaabo

  • @abiibohassan8893
    @abiibohassan8893 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalah alow naga kori dhibkasw wa qurbayaxalkis alow u sahal gabadhadeda

  • @ashawooo
    @ashawooo ปีที่แล้ว +4

    illahaya ha ku sahalo mamma rabi ha ku soo fudeya inshallaha. Gacantada cadawa allaha kaga soo bixiya mela sahala ha ku soo fudeya

  • @aminaali5816
    @aminaali5816 ปีที่แล้ว

    Ilaahay hawsoodhoweeyo hooyo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +1

    Xasbuna Allah wa nicama wakiil.

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว +2

    alleh haso dhaweyo gabadha wll

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 ปีที่แล้ว +1

    Ninka iyada raacday sixir ma jiro allaha kuso sakhiro

  • @sahramohamed7031
    @sahramohamed7031 ปีที่แล้ว

    ALLAHA so sahlo waxan soomalida ku waaninaaya qofka haduu Muslim yahay inuu guursan karo gawadhooda mida kale gawadhana hadey jeclaato qofka cidii raabo ha ahaado hooyo Soo islami ninka kadibnaa ha la iskugu duceeyo lkn qabiilka jini iska ilaawa oo diinta ka fakiira

  • @fatimamuuse3741
    @fatimamuuse3741 ปีที่แล้ว

    Ilahy hakuso dhaweyo hooyo mcn 😢

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 ปีที่แล้ว +2

    Dhalinta Somaliyed ee Angola joogto Hooyadaan caawiya oo Gabadheeda usoo raadiya fadlan Ajar Allaha idinka siiyee

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 ปีที่แล้ว +1

    Buux Doorshaan walba uu sixiradaa waayo Isma xijaabaan.

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 ปีที่แล้ว

    holan anaa ku nool sheekadan waan maqlay nin ka way jecladay wayna la cararday waa wax ay ugu dala gashay gabdho badan baa raacay jareerda

  • @umubilal5481
    @umubilal5481 ปีที่แล้ว

    Allaha subxanahu watacalaa ha u sofududeeyo gabadeda

  • @Reina-ex4cd
    @Reina-ex4cd ปีที่แล้ว +2

    Hoyo wa hho

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 ปีที่แล้ว

    Allaha uso sahlo

  • @ayaanmohamad6015
    @ayaanmohamad6015 ปีที่แล้ว

    Yaa rabi ya allah kuwa wax dulmiya aduunka ku ciqaab alaahow sixirlaha aduunka ku goo go

  • @ashamahamud5420
    @ashamahamud5420 ปีที่แล้ว +3

    Allaha u saqiro

  • @amalali6668
    @amalali6668 ปีที่แล้ว

    Alle howso dhaeeeyo mamada dh8bsn gabaheeda incha allaaah

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 ปีที่แล้ว

    إنا لله وإنا إليه راجعون ilaahow kuu soo celiyo gabadhaada أللهم أمين يارب العالمين

  • @Hargeisa916
    @Hargeisa916 ปีที่แล้ว +1

    Allaha so sahlo inshallah

  • @abdiconner5023
    @abdiconner5023 ปีที่แล้ว

    Dhibta Jirtaahi Waa Anagoo Iska socono muxram la aan , Allah Maxey Dadkeena dayacayihiin.

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 ปีที่แล้ว +1

    ANGOLAN

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 ปีที่แล้ว

    Sorry mamo qalbiga Allah hakuqabojiyo gawadadane Allah hakusosahlo insha Allah

  • @AZus6pd
    @AZus6pd ปีที่แล้ว +6

    May allah make it easy for the mother,but it’s incomplete story.

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin

  • @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn
    @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn ปีที่แล้ว

    Alle how soo dhoweyo 😢

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 ปีที่แล้ว +1

    Abdi aziiz wu qoslay marki la yiri wixi farxad ah wa iga heli doonta😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 ปีที่แล้ว +1

    Inanta haddii ay ka heshay
    Baahideeda ninkaan ma waxaan
    Dhahna waa la sixraday?

  • @nimcoxasan-rq1xx
    @nimcoxasan-rq1xx ปีที่แล้ว

    Subaaxnalh

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 ปีที่แล้ว

    Walaahi Waa Calool Xumo Weyn gabartaadii oo Mudo Dheer sidee ubaxday 19 Sano kaa maqnaato Naxdin weyn waaye

  • @ubahadan8902
    @ubahadan8902 ปีที่แล้ว +2

    👍👍👍👍❤️❤️❤️

  • @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn
    @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn ปีที่แล้ว

    Insha llaah

  • @roodacismaan952
    @roodacismaan952 ปีที่แล้ว +1

    Alle hasoo fududeeyo indhaa allaa

  • @weezyeazy1721
    @weezyeazy1721 ปีที่แล้ว

    Allah kuu kenoo

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 ปีที่แล้ว +1

    Illahaw u sahal

  • @foozia426
    @foozia426 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalaah

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato ปีที่แล้ว +2

    ALLAAH (Subxaanahu Watacaala) kuusahlo gabadhaadhi.
    Waxaa lagayaba iney weli ayjoogto, meesha aad joogtid. Holland.
    Waxaa hadana lagayaba in ay iyada ninka iskaraacdey oo aan lasixrin (sxirka ayaa daran)
    Laakiin waxaan fahmiwaayey, sanadkii 2004 ayey maamada iyo caruurteeda wadana yimaadeen (campka) waxay Kaampka ama wadanka joogeen ilaa 9 sano, kadib gabadha lawaayey (sidaan anigu sheekada ufahmey)……laakiin malaha maamada waxay khaldey sanadkii u ninkeeda dhintey oo aytiri waa 2002 (xanuun ka gabadhiisa alawaayey awgeed……..malaha waxay kawadeye gabadha aabeheed wuxuu dhintey 2012. ? Sababto ah sanooyinka ismalahaan 2004 markii wadanka yimaadeen iyo 2002 markii udhintey (RAXIIMULLAAH)gabadha aabeheed.
    Mahadsanidiin dhamaantiin.

    • @sacadiyodahirali2173
      @sacadiyodahirali2173 ปีที่แล้ว +2

      Asc
      Abaayo maamada siday sheegtay waa sax geerida xaajigeeda waxay ahayd oo uu dhintay 2022 dii waa sanadkii la soo dhaafay abaayo anigana waxaan ka mid ahay ehelada maamada ee aan u wada ducayno mahadsanidiin

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 ปีที่แล้ว +3

    Asc allaah hakuusoosahlo maamo

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil ปีที่แล้ว +1

    أعوذ بالله من كل شر.

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 ปีที่แล้ว

    Ilahoow usoosahal ciilbadana 20 ilmeba dhashay sacan acuudi bilahi ilahow qalbiga udaji abana unaxariso

  • @umaimaumaimaa5224
    @umaimaumaimaa5224 ปีที่แล้ว

    Bisinka Allah haso dhaweyo😢

  • @AbdourahmanMoussa-e5g
    @AbdourahmanMoussa-e5g ปีที่แล้ว

    TH-camur geesi ah nolow

  • @MaxamedahmedSaalkin-ce6ih
    @MaxamedahmedSaalkin-ce6ih 10 หลายเดือนก่อน

    Walahi aniga walllal aniga wuxuu igu ghi daducuudigs

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 ปีที่แล้ว +1

    Alle mamada kurbada ha ka faydo hana u soo dhaweyo

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 ปีที่แล้ว +1

    Aabaheed side policeka oga qarinaysa ruux fiyow aya dhaha aabahay iguma dhufan

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 ปีที่แล้ว +1

    Maamadanwaakalaandhagaystay baafinteeda

  • @YounisYounis-ho7ut
    @YounisYounis-ho7ut ปีที่แล้ว

    Adulaziz waraan huno

  • @fs292
    @fs292 ปีที่แล้ว

    Mise daroogaa la baray oo kadib na la duufsaday? Wax kasta sixir lama oran karo. Alle nabad ha kusoo ciliyo oo qalbiga hooyo ha kuu qaboojiyo.