Asc walaalkey cabdimaalik Muuse coldoon waxaan alle kaaga baryey inuu alle kugu casuumo janatul Fardooso aclaa adiga faamilkaaga waladiintaada oowlaadada. Janatul fardooso aclaa alle ha idin geeyo inta soo caawisey faamilkaas muraadkey u baxsadeen alle hala aqbalo dhamaantood familkaas laga farxiyane alle ha u barakeeyo gurigaa Iyo ganacsiga Eey furtaan allahuma aamiin
Maanshalaah walaahay abdimalik iyo reer burco badan ama reer lascanod badani ilaahay ukala dhow laba shay oo kala khayr badan bay ka dhaqaynayaaan walaalayaalow dagaalka inaga daaya dadkeeniii wax qabad iyo gurmad buu ubaahanyahay abdimaalik walaal allaha ku barakeeyo adiga iyo team kaagaba waxaan ahay wiil reer Lascanod SSC-KHATUMO AH Reer burco waa walaalahayo Ehel iyo wax kasta waanu nahay allaha shaydaanka ha inaga saaro
Abti shacabka ma aha dhibatada dee wa madax kushega o iyaga ciyalkoda dagalka ku dhimanayn marka wa inay shacabka dantoda fiirsadan o degankoda nabad galyadiza ilashadan nabad Allah swt haka dhigo insha Allah
Alle haku barakeyo cmalik muuse alle adiga iyo inti muxsinina ee bixiyay alle misaanka xasanad ka haydin ku daro walahi waa farxad alle wax ka badan alle haso galiyo
Alahu akbar mnsha allah dadkaa muxsiniinta ee sadaqadaas la baxay,ilaahow meeshay ka bixiyeen lacagtaas ,wax ka badan ilaahay ha siiyo ilaahay caafimaad iyo cimri dheer iyo cibaado ha siiyo,waalidiintood ala ha u naxariisto, awlaadooda ala ha u barakeeyo ,ilaahay janadii fardowsa haka waraabiyo dhamaantood insha allah
Masha Allah tabarkallah ilaahay ha u calfo intii labaxadayan allaha ka aqabalo vabdi maalig rabbi ha xifdiyo waa walaal qiimo badan oo naxariis badan ilaahay misanka akharo ha u saaro
Soomaali oo dhan ninkaan oo kale hadday ahaan lahayd wey isjaclaan laheyd. Cabdimaalik Coldoon waa nin ku dayasho mudan. In wax laga sheegana ma mudna. Waa binu aadamee wuu gafayaa mar mar qaar lkn wuxuu mudanyahay in si wanaagsan wax loogu sheego. Umaleymaayo in uu yahay nin ku madax adeega qaladkiisa hadduu garto.
Asc walaalkey cabdimaalik Muuse coldoon waxaan alle kaaga baryey inuu alle kugu casuumo janatul Fardooso aclaa adiga faamilkaaga waladiintaada oowlaadada. Janatul fardooso aclaa alle ha idin geeyo inta soo caawisey faamilkaas muraadkey u baxsadeen alle hala aqbalo dhamaantood familkaas laga farxiyane alle ha u barakeeyo gurigaa Iyo ganacsiga Eey furtaan allahuma aamiin
AMIIN DUKAANA UGA FURA
Weli Dadkii Somaliyed ee is jeclaa wey jirtaa Aduunkana Wey Ku Nool Yihiin Allaha Barakeeye Allah Ha Inoo Badiyo Dadka Somaliyed ee Is Jecel❤❤❤ Aamiin
Maanshalaah walaahay abdimalik iyo reer burco badan ama reer lascanod badani ilaahay ukala dhow laba shay oo kala khayr badan bay ka dhaqaynayaaan walaalayaalow dagaalka inaga daaya dadkeeniii wax qabad iyo gurmad buu ubaahanyahay abdimaalik walaal allaha ku barakeeyo adiga iyo team kaagaba waxaan ahay wiil reer Lascanod SSC-KHATUMO AH Reer burco waa walaalahayo
Ehel iyo wax kasta waanu nahay allaha shaydaanka ha inaga saaro
Abti shacabka ma aha dhibatada dee wa madax kushega o iyaga ciyalkoda dagalka ku dhimanayn marka wa inay shacabka dantoda fiirsadan o degankoda nabad galyadiza ilashadan nabad Allah swt haka dhigo insha Allah
Alle haku barakeyo cmalik muuse alle adiga iyo inti muxsinina ee bixiyay alle misaanka xasanad ka haydin ku daro walahi waa farxad alle wax ka badan alle haso galiyo
Manshlalah allow wiilkan kaqabo cadowoga xaasidka iyo inti xunba alla subxanallah watacalla dadkii cawiyayana Alle hasiiyo muradkoda o kheera
Sh CabdulMaalik adiga iyo inta hawshaa kula hayso iyo idiinku kaalmeysa Allaha idiinka aqbalo miisaanka xasanaatka Allaha idiin saaro Aamiiin
Allow somali ina coldoon ookale kadhig yaa Rabi,
Masha alaah, waa howl wanaagsan, ilaahay ajir hakasiiyo dhamaan dadkii kudadaalay in hoyadaas iyo caruurteedu helaan hoy ay uhoydaan,
Sheikh Cabdimalik Allah ha ka ajirsiiyo
خير الناس أنفعهم للناس
Masha alaah wali qalbiga ayee ikasokalen xaly hadane waxan arkay farxadoda m.a alaha ubarakey ayaka intii sobaxsadayne ajir io xasanad alaha kasiyo badal qerqabo alaha siiyo❤❤❤❤❤
Ax ax wallahi hooyadaan waan la ilmeeyey markay illimaysay.
Walaalkeen cm muuse coldoon kheir aduunyo iyo kheir Aakhirah Allah ha siiyo
nin nin ah muslim ah naxariis le karti iyo cilmi le walaalkeen ilaahay habarakeeyo
Mnsha allah wlhi walaalka c/ malik coldoo ilaahay ha xifdiyo isaga iyo familkiisaba
m.a sheekh abaalkakaga jana alle hakayeelo adiga iyo dhmaan umada muslimka aad ban ugu farxsanhy wanaagaa aad samysay hambalyo
Alahu akbar mnsha allah dadkaa muxsiniinta ee sadaqadaas la baxay,ilaahow meeshay ka bixiyeen lacagtaas ,wax ka badan ilaahay ha siiyo ilaahay caafimaad iyo cimri dheer iyo cibaado ha siiyo,waalidiintood ala ha u naxariisto, awlaadooda ala ha u barakeeyo ,ilaahay janadii fardowsa haka waraabiyo dhamaantood insha allah
Masha Allah this is beautiful course helping the less fortunate family, may Allah bless you all
Mashallh Mashallh Mashallh
Allha kaa abaal mariyo c/malik
Malinta. Laqatanyahy. Laqawan yahay. Qof walba uu ku hayo. (Nafsi nafsi) Allha kagadhigo Ajar ween aad ubaxsato. Anaguna
Ducada Ayan kula garab taganahsy.
خير الناس انفعهم للناس.
Masha Allah tabarkallah ilaahay ha u calfo intii labaxadayan allaha ka aqabalo vabdi maalig rabbi ha xifdiyo waa walaal qiimo badan oo naxariis badan ilaahay misanka akharo ha u saaro
Illaahay ha ku barakeeyo cabdimaalig cooldon jiro joog ❤❤❤❤🙏🏼
Manshalh Ilahay ha uu barkeyo wad Mhd santihin abdi malig
Mashah Allah shikh Abdi malik waa xalal waxan u shegih lahah idor inay dortan madaxweyneh shikhah Abdi malik
اللهم تقبل صد قاتهم ياارحم الراحمين
Masha Allaah cabdimaalik iyo dadka soocawiyayba iyo dhamaan hawlwadeenada same miisaanka xasanaadka Allaah hawsaaro , maalintii horana waya silic ooyayeen maantana way farxad ooyeen Allaah baa kumahdsan barakooba dhamaantiin
Maansha allaah ilaahay ha barkeeyo cabdimaalik muuse coldoon ❤❤❤❤
Cabdu maalik allaah ha kuu xafido awlaadada sidaas u xafiday awlaada muslimiinka
Cabdi maalig iaahay janatul fardawsa ha ku geeyo adiga iyo inta ku la shaqaysa waan qiirooday ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah rerka aad ugu duceyay qof walba dhiban dhibka haka saro waxa rabno Hana siyo yarabi
Abdimaalik sh muse Codoon
Ilaahay waxaan kaga baryayaa jannatul firdowsa hooy Allaaha kaga dhiso Amii
Machaallah Asc umada somaliyed meel walba ad joogtan adunka
illahay haku barakeyo abdimalik iyo dhaman inti gacan kaa qeysateey Ismail Omar Guelleh oo madaxweyne heeyga ah ayan abdimalik kaa amin sanyahay sidu umada somaliyed wax ugu qabanayo sidu wax uu gadhsineyyo qof amin ah umada jeceel sidu wax ugu qaban laha haben iyo malin ba nolow abdimalik iyo dadka la wada sheeqeyo oo dhan from Djibouti ❤️
Aamiin yaa allah salalahu calayhi wasalam ❤️ 🙏
Wlhi ducadaas iyo oohintaas walaalaheen waa aqbal ilaahay ha idin xifdiyo dhamaantiin insha allah khayr
Ilaaheyoow Cumrigiisa Dheerey Cabdimaalig Kana Ilaali Gaalaraaciyaalka Islaamka Neceb Allow Xafid Oo Nabadgeli Cabdimaalig
Allah Allah Illahey aya ku mahadsan❤oo carurtas yaryar ka farxiye manta❤ iyo walalihi so cawiye Allah Allah Allah
asc abdimalik waa ehlu kheyr allah ha xifdiyo aamiin iyo dhamaan dadka lacagta bixiyey
ninka bixiyey 12000 dollar allahayow dhamaan xifdi aamiin
Maashaa Allaah qoyska Allaah ubarakrryo dadka bixi sadaqaystayna guryo janada ku dhexyaala Allaah ugu bedelo
ALLAHU AKBAR❤
Aad iyo aad wallal
MashaAllaah tabarakallah Allaahumma Baarik Cabdimalik
Manshallah walal cabdimaalik ❤ allaha ku xafido
Sheikh cabdimaalik jir oo joog guulayso aamiin aamiin aamiin
Abdimalik aduun iyo aakhiraba allaha barakeeyo ❤❤❤
Subxanalah wlhi ilmahaa yar calooshuu iga huriyey
Jazakumullahu kheyran inta gacanta kageysatay.
ماشاء الله بارك الله فيكم وجزاكم الله خير الجزاء 😊
Maasha Allah Janada alle hakugeeyo Cabdi maalik wll guulayso Geesibaa thye Ilaahay Reerkaa Ha unarakeeyo Kuwii dolkooda iyo waalidkood anfaca ale hakadhigo Dadkii kaqayb qaatayna Iyo waalidkood Iyo awlaadooda alle haka abaal mariyo Aamiin
Intii ugurmatay qayr badan ALLAHA SIIYO
Masha Allah جزك الله خير. 🎉
Walakeya cabdimalika Allah janada fardowsa Allah kugu casuumo adiga familkaga❤
Wallahi Allah agtiisa abaar ma taalo Allah akabar
ماشاء الله تبارك الله ❤
جزاكم الله خيراً
intii ka qaeyb gashay ajar allaha kasiiyo❤❤❤❤
Maasha allah ilaahay khayrhakusiiyo abmaalik
Masha Allah tabarak Laah. Allah ajar iyo xasanaad ha idinka siiyo.
Mansha allaaah
Ilaahay baa ku mjdsan❤❤❤
ilahay ajar iyo xasanaad hakaa siyo iyo dadki caawiyayba reerkana ilahay haaw barakeyo❤
Masha allah jazakumullahu khayral jazaa
Alxamdulilaah yaa rabi inoo soo badi raga iyo dumarka jecel wanaaga iyo qeyrka
ماشاء الله تبارك الله
Masha Allah jazaakalahu qeyr ❤
ALLAHA XAFIDO CABDI MALIK MUSE ALLAHA QAYR BADAN KUSIIYO MASAKIIN KALKAALBAA TAHAY
Allaha ka aqbalow , wllalaha sobixiyay maqbul
Masha alaah wali qalbiga ayee ikasokalen xaly hadane waxan arkay farxadoda
machaallah Allah hu Akabar 🙏
Masha allah tabarkalah ❤
Mashallah Mashallah Mashallah Allah hku xafidiyo amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi walakey cabdi malik
Alaaaaahu akbar
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Aamin yaa Allah illaahow jasihiisa janatul firdows ka dhig intii lacagtua guriga sadaqeysatana jisahooda Jane Allah ka dhigo
Mashallah reekii qurux yay noqdeen❤
Alahuma amiin Alahuma amiin Alahuma amiin ❤❤❤ MashaAllah coldoon ❤❤
C/ maalig laaah haku barakeeyo adiga iyo walidiin taada janatul firdoows ayaan idin ku du ceynay gaar ahaan hooyadaa
MASHAALLAH COLDOON❤
Mashallh waa kafi iyo kale dheeri allhu akbar
Mamsha alah dhamaantiin coldon iyo arinkaa qabatay janada walaal alaha idinka dhigo aduun iyo akhiroba maatidaa aad u maciinteen
Mashallah ❤❤❤❤❤❤
MashaAllah MashaAllah Allaha idin barakeeyo dhamantiiiin
Allhamdu lillahi rabi caalamin😢❤
Aami n yaa alaah ilaah ha ka abaal mariyo
Amine yaa Rabi ❤❤❤❤❤
Masha Allah taqa balalaah
mashaa allaah dhammaan allaha ka aqbalo walaal keen
Alaahu Akbar mansha alaah ❤
Masha allah ilahay ha idinbarakeyo
Ilaaahay ha in barakeeyo intii wax kubixisay iyo intii baahisaybay
Masha Allah alxamdulilaah allaahu akbar
Aamiin aamiin aamiin
Aamiin aamiin yas allaah
MaashaALaah
masha Allah
Aamiin yaarabi
amiin aamiin amiin dhamantiin allaha idinku abaalmariyo jinatulfardowsa tul aclaa
Cabdimaalik allaha kubarakeeyo
Soomaali oo dhan ninkaan oo kale hadday ahaan lahayd wey isjaclaan laheyd. Cabdimaalik Coldoon waa nin ku dayasho mudan. In wax laga sheegana ma mudna. Waa binu aadamee wuu gafayaa mar mar qaar lkn wuxuu mudanyahay in si wanaagsan wax loogu sheego.
Umaleymaayo in uu yahay nin ku madax adeega qaladkiisa hadduu garto.
Masha Allah
Mashallah ❤🎉
Mnsha allah walaalkeey
AALLAHU AKBAR
alxmdulilaah alle aya idin caawiyay idinsoodiray adoomadiisa ahlukheyrkaa
Macha allah
Mash alaah hambalyo 🎉🎉🎉❤
AALLAHU AAMIIN SHIEKH