ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أختي الكريمة بارك الله فيك 🥰🥰🥰🥰👏❤💚
Asc wllo anigu waa cusbahy laakin waan soo daawaday xawaashka laan waxa iga dhiman inta laga cabayo ma qaadada yar baa mise mida cuntada lagu cuno intaas bes isoo sheeg peals good job keep going
Manshallah Abayo lakini maxakuwaytina aniga wanxanuunsanhye xanuunkathai wadadka dhiiga caadada waye iskasocanasa maxa joggiya but ma platelet is low abayo
اسلم عليكم نعيمه شكرا على جهذاك يا اختي الغاليه waxan ku suaalaya mudaawadka hooyo seynab Ale hawnaxariiste caruurta kayar 16 wixii ka hawseya iyo Raga ma isticmaali karan waad mahadsantahay
MOHAMED OO AAN SU'AALO NIMANKA KU SAABSAN WEYDIIYEY? :th-cam.com/video/5iDW7QvLlMY/w-d-xo.html
Wall waan kuu ducaynaaa Allah halı xafido adiga iyo qoyskaaga il xun idin maeegto Shar iyo shaydaanba Allah ha idin Ka xafdo
@@khadrayuusuf8296 xawashyada wllo ma shaah baa laga samaysanaya mise cuntada lagu daraya mise dawo ahaan .
Asc xabibtii jasaka laahu qeeyr xamitida dhagaxakujiro kawaran waxmaudhimayaa
Abayo burada dhuta maxa ufiicna
11
Mashallah Alle Sadia beerka xanuun Maha u roon
Maashaa Allah walaasheey qaali kheyr badan Allah kusiiyo waan kafaaiidaystay Alhamdulillah adiga iyo Hooyo macaanba illaah miisaanka xasanaadka haidiinkugu daro Aamiin yaarabi.
Msh allh wll waxbadan ayaan kaa faaiidney qeer allha kusiyo
Jisakumallahu Qeyr uQti
Masha Allah
Asc mansha Alaah
Jazakalaa khayr wllshay qli
Abaayo naciimo xabatu rashaad iyo faaidadeeda kasoo hadal inta la Wadi karo inta laga qaadan karo iyo tas qaadan Karin jzh kheiran
Shukran wll
Maasha allah wll qaali Mahadsanid
Wcs macnto waan kumahad santahye Allah kuma xafiido
aamiin aamiin yarabi
Msha alaah Shugran qaali
Mansha allah wllo allah haku xafido
Masha alaah illaah3qerbadan hakusiiyo
Amin
Masha Allah ❤️❤️
Asc wrb Allah ha kaa ajar siiyo wanaaga aad umada u heyso aamiin walaal 12 dhirta ah ma ka reebi karaa kuwa aan xasaasiyada ku ahay
MaashaALaah
Wcs abyo mcnto ilaahay haku xifdiyo
Amiin
Alle ha unaxariisto hooyo janatul fardawsa Alle ha geekyo aamiiin allahuma aamiiin
Illaah haka ajarsiiyo barnaamishyadaada wanku xiranahy wanku ceshceshtaa garamka mahaysano rer Somalia qasatan aniga qandadavqiyaasta noogu soodar
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أختي الكريمة بارك الله فيك 🥰🥰🥰🥰👏❤💚
A/c
Walaasheey
Masha Allah
Sifiican baan u fahmay
3 da xawaaji baan ka saarayaa
Waxaan ku darayaa ( Ginger) Sanjabiil.
Jizakumullahu kheyr
Walaasheey
Abaalkaada waa jano
Asc walaal waxaan kuweydiinayaa qarfaha caruurta 2 jir iyo wixii kaweyn ma lasiinkaraa?
Alle haku sharfo maamo
Asc wllo anigu waa cusbahy laakin waan soo daawaday xawaashka laan waxa iga dhiman inta laga cabayo ma qaadada yar baa mise mida cuntada lagu cuno intaas bes isoo sheeg peals good job keep going
Maansha allaah uqtii 🤲🤲🤲 yaa rabi♥️♥️♥️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ hore u soco alle ha ku barakeeyo 🤲🤲🤲🤲
Manshallah Abayo lakini maxakuwaytina aniga wanxanuunsanhye xanuunkathai wadadka dhiiga caadada waye iskasocanasa maxa joggiya but ma platelet is low abayo
Asc wan kafaa idasanay ilaahay faaidooyin badan hakusiiyo
Asc walaal waxan donaye qolka is caateynta igusodar nambarkaaga isodir
Naciimo abaayo ii sheeg qiyaasta isticmaalka qorfaha maalin kasta
Asc walsheey hada ayan arkay fidiyowgan waxan ku weydinaa qorfaha markan isticmalayo kaniiniga sokorta ma iska dhaafi karaa
Asc abayo hepetitis b qof qabo ma isticmali karaa
Asc
Asc naciima mcnto hadii xametida la iiga bixiyey ma isticmali kara qorfaha waxaan qaba sokor hadi oo ku so garo qoralakega ii sojawab mcnto
Qorfaha sow isticmalnaa wll
Saad u jeceshay inaan fano ilaahay ha kuu jeclaado waayo adiga oo kle aduunka waa dhif iyo naadir alaah ha ku barakeeyo hpo
Asc jooska magaciis engalishka nooshee
شكرن حبيبي ❤🥰😍
اسلم عليكم نعيمه شكرا على جهذاك يا اختي الغاليه waxan ku suaalaya mudaawadka hooyo seynab Ale hawnaxariiste caruurta kayar 16 wixii ka hawseya iyo Raga ma isticmaali karan waad mahadsantahay
QORFAH
qabka lo isticmalo
Intaat sheektay oo 3xawaaji lagu daray Canada kudaraa intaas oo 3xawaaji laga reebayna shaaha kudaraa masaxanahay hada arkay muuqaalkan dhoor bil kadib anigoo radinayo wax kilyaha u fcnhy jwb ayaan kaa sugayaa ado mahadsan
Aad iyo aad ayad umahat San tahay niciimo
Qaabka loo isticmalayo noo sheeg
Abdirahman Hashi walaal talefoonkaga fadlan
Amiin
qabka lo isticmalo