1_Xamaytida hadii problem 2_ Allergy qabtid ha use garayn 3_dhiig khafiid 4_dhiig la aan oo iron isticmashid 5_uur hadaad lee dahay 6_ Kidney problem don't use 7_ dheef shiid problem 8_ hooyo nursing garaynaysa baby 9_ if you are 15 years old Jzkllah abaayo
❤❤❤ mashaa,allaah rabi haku barakeeyo aaqiro iyo aduunba aniga ekfashin ayaan aaad oola xanuusanahay wallaahi xitaa mar marka qaar dhecaan ayaa iga imaada daawo marka aan qaado bil ama 2 bil aya ku caafimadaa meeshi ayaa mabilaabmaa hadane marka huruda daawo ma uyahay waa idaashaday waallhi xanuunkaa baayo iisoo jawaab adiga raali ah inshaa allaaah wan kusuhaa
Jisaakallaah qeyr Abaayo Naciimo haruuda cuna aan kudarsan mabo cuno mideeda kale daawadii hooyo illaahay janada ha u bishaareeyee subax kasta wan sameystaa oo faaido badan ayaan kahey alxh lakin kiniini iron ayaan qaataa mideeda kale vitamin B 12 waa low & vitamin D ga hadan soo ogaaday illaahay ka sakoow inaa isi soo baaro dhiigeyga adiga sabab u ahaa sidaad adiga is ahoow & maxaa u fiican kaabayaasha wallaahi jisaakallaah qeyr Abaayo Naciimo ❤
Asc naciimo taladaada waad ku mahadsantahay ,huruuda iyadoo kapsel eh ayaa qaataa anoo faaiido ka raadinayo maadaama ay qalajiyo eetahay maadaama hal keli nabar laika sheekay shaqdeedana ay yaraatay marka miyaa joojiyaa isticmaalkeda? Iisoo jawaab dhaqsi adoo mahadsan walaashey🙏
Dr naciimo waadku mahadsantahay latalintaada caafimaad iyo waanadaada waxaan rabaa inaad war iga siiso geedkaan ladhahaayo Indian pitter melon sokorta maufiicanyahay mase waxaan kaasugaa jawaab inshallaahu
Asc abaayo kabuubyo neerfa camal ayaa lug iyo gacan iga qabta mararka qaar suuxdin ayaan ku sigtaa dhaqtarkana wuxiu i dhahay fitimiin kaaga ayaa dhacaya ee vitimiin A to z ayuu iiqorey iyo inaan miissanka dhimo ee huruuda miisaan dhimis ma u isticmasli karaa iisoo jawaab nederlan aan kaala socdaa telkaaga noo soo qor
Walaashey qerka aad nala jeclaatay ,Janno Allaha kuugu badalo,Anagana manaafacaadkooda Allaha naga siiyo.
Mahadsanid walaal Rahma!
Aniga dadkaas ayaan ahay haruuda iyo toontaba waan bararaa halis 😢
1_Xamaytida hadii problem
2_ Allergy qabtid ha use garayn
3_dhiig khafiid
4_dhiig la aan oo iron isticmashid
5_uur hadaad lee dahay
6_ Kidney problem don't use
7_ dheef shiid problem
8_ hooyo nursing garaynaysa baby
9_ if you are 15 years old
Jzkllah abaayo
❤
Mhdsnid apyo❤
Mhdsnid apyo❤
Maashalaah naciimo aad buu hadlaagu wacan yahay waa af soomliga aslka ah mahadsanid walaal
Mssha allaha allaaha ku xifadiyo abasyo waan faaidanay masha allaaha
Abaayo Allah qayr aan dhamaan Allah ha idin siiyo. Reerkaada Allah hakuu xafido. Aduun fii nicma aaqiro filjanatul fardowsa aclaa hakuugu badalo .
Aamiin walaal aad ayaad u mahadsan-tahay jazaakaAllaah qeer!
Jazaka Allahhu khayr walaal
Masha allah jazakumullah walashey
Maasha Allah allla ha idin dhawro
❤❤❤ mashaa,allaah rabi haku barakeeyo aaqiro iyo aduunba aniga ekfashin ayaan aaad oola xanuusanahay wallaahi xitaa mar marka qaar dhecaan ayaa iga imaada daawo marka aan qaado bil ama 2 bil aya ku caafimadaa meeshi ayaa mabilaabmaa hadane marka huruda daawo ma uyahay waa idaashaday waallhi xanuunkaa baayo iisoo jawaab adiga raali ah inshaa allaaah wan kusuhaa
Mashalh naciimo qurux walshay❤❤❤❤❤❤mcn اخت في الله❤❤❤❤❤
Mashaa Allah ❤ ❤ ❤ ❤ ❤
Jizaakillahu khayran abaayo, waan is ticmalayay Waxaan a kujiraa dadkaa aadkareebtaay. Manaa isticmalaayo insha allah
Asc
Niciima waxaad cunaysiin lama socdee maad ii sheegtid
JisakaLah.Khaye.Abaayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha alla alla ha kaa abaal mar iyo kheyr kaa wado
Masha Allah tabarakalah jazakalah kheyr abayo
Qofka xameetida laga saray mabo heysto maxaa dhib ah aniga wan cabaa xameetina ma heesto wax dhibana kuma arko
Thanks
Maasha Allah wllshey naciimo alle haku xifdiyo🤲
Manshaallah nacimo waxan qabno ma naqana waa iska socona kuwan marka dhulka dhacdo ku barayaan qaxooti yaa rabo wadankisa soo gubay kkkkk Asc 😍
Masha Allah jisakumallahu Qeyr uQtiyey
Jisaakallaah qeyr Abaayo Naciimo haruuda cuna aan kudarsan mabo cuno mideeda kale daawadii hooyo illaahay janada ha u bishaareeyee subax kasta wan sameystaa oo faaido badan ayaan kahey alxh lakin kiniini iron ayaan qaataa mideeda kale vitamin B 12 waa low & vitamin D ga hadan soo ogaaday illaahay ka sakoow inaa isi soo baaro dhiigeyga adiga sabab u ahaa sidaad adiga is ahoow & maxaa u fiican kaabayaasha wallaahi jisaakallaah qeyr Abaayo Naciimo ❤
MaashaAllaah guuleeyso, iska warqab abaayo Roda!
@@adigaisahaawHaye mcnto jisaakallaah qeyr
Jazaaka Llaahu khayr
Asc hawo qeyr allah ku Simiyo xabadu rashaadka ka soo hadal burooyinka malo isticmaali karaa gabar abaayo rabte ine ogato
Asc abaayo hadaa kilida ikfagshin ka qabo ma is ticmali karaa iisoo jawab
Asc waraxmatulaah abaayo kheyr badan Allaha ku siiyo ,abaayo 5sana ayaan wadaa huruuda 13ka hor ayaa xameetida leyga saarey aadbaan ugu caafimaadey huruuda imana dhibto laakiin maraarada waaleyga saarey abaa majoojiyaa
Msa allah guuleyso wlle
Mansha Allah
Masha allha shukarn abayo
Barakoow walaasheey
Asc naciimo taladaada waad ku mahadsantahay ,huruuda iyadoo kapsel eh ayaa qaataa anoo faaiido ka raadinayo maadaama ay qalajiyo eetahay maadaama hal keli nabar laika sheekay shaqdeedana ay yaraatay marka miyaa joojiyaa isticmaalkeda? Iisoo jawaab dhaqsi adoo mahadsan walaashey🙏
Asc huruda qofka cagaarshowga qaba ma isticmaali karaa
Rabi haku xafido aduun iyo aqiro
Asc abayo keto diet ma bilowday
Inti la cunaye maka hadashay ado mahadsan 🥰
Allah ku barakeyo aamiin
Haa walaal isbuucii 2aad ayaa noo socdaa!
@@adigaisahaaw Jazakallahu kheyr walaal
Adeegi aad keto diet u dirtay aya dib ugu noqon insha Allah 🥰
Allah haku barakeo
❤amiiiiiiiiiin yaa rabi
Wll adigu dawadan maxay tarta hadii cudurkasta laga cararay ana caba makariyo waa shiita cano io biyo labadaba waa ku shiita cudurka calosha io xiidmaha io kalaya waay sifaysaa waxan kaga caafimaday gaas io dhiigsubag intaba
Dr naciimo waadku mahadsantahay latalintaada caafimaad iyo waanadaada waxaan rabaa inaad war iga siiso geedkaan ladhahaayo Indian pitter melon sokorta maufiicanyahay mase waxaan kaasugaa jawaab inshallaahu
Asc abaayo ani waa leyga saaray xametida waana isticmala cabitan Ayaan ku darsada miyan joojiya iso jwb
Abaayo shukran faaidada waa arkay lkn gawar yar aan dhalay oo 5jir ayaa caanaha oogu qasay maka daayaa mise waa siiyaa iisoo jawab comments iga soojawaab
.walaashey.naciimo.mahad.sanid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa la iga saaray waan cabaa laakiin waxan dareenaa dibiro
Asc naciimo qof xameetita laga saaray macabi karaa huruuda
Horta video dhameso walaley way ka hadashay ma isticmaali karto dhahday fudeedtka dhaf dhameso video
Manta wixii ka danbeeya waan joo jinaa
Wllo waad mahdsan tahay wax aan qabaa xamayti xanuun iyo fibroad hadab maxaan sameeya wax aan isticmaali jiray huruud in aan ku darsado cuntada oo kaliya
Iska jir hee??
Abayo hawenkii hadilacabo haroodka dib miya
asc abayo aniga waan cusubahey ee gormad bilabesin
Waan biloownay isbuucii 2aad ayaa noo socdaa!
Asc ha ubixin af somali fusux ah bad kuhadleysa
Ma isticmaali karaa qofka dhiigiisa cas uu kacsanyhy
Asc
Qofta kobad 1 aniga waa baxay
Aniga marka cabay hududi jirki dhanba imabodabay nabro cun cun😢 asaga miya
❤❤❤❤❤❤❤
Asc abaayo kabuubyo neerfa camal ayaa lug iyo gacan iga qabta mararka qaar suuxdin ayaan ku sigtaa dhaqtarkana wuxiu i dhahay fitimiin kaaga ayaa dhacaya ee vitimiin A to z ayuu iiqorey iyo inaan miissanka dhimo ee huruuda miisaan dhimis ma u isticmasli karaa iisoo jawaab nederlan aan kaala socdaa telkaaga noo soo qor
Walaal soo dhawoow, kubuubyada waan kasoo hadlay, haddii lagu dhahay feytamiinaddaada ayaa dhacsan, soo gado isticmaal, huruudda kaligeed liskuma caateen karo! +358 40 366 5082
Abayo dadka dheef shiidka iyo gaaska qawo looma ogolo miyaa
Waa. Taqaana. Afasoomaali. Faseexa. Ah. Waada. Ficaanatahsy
1:26
Abaayo dhiig aa 3bilood igad usocda macabikaraa huruuda
Dhaqtarka laxiriir walaal!
Ani maraarada waa laiga bixiyay maisticmaali karaa
Aniga Kuma fahmin ma dadkad gaska qaabo.miyaa ama berka laga haayo
Waa laga saaray cunada waa ku darsadaa canahana waa ku karsadaa
wll macanka maloocunikara❤
9 ayan ku jira wana cunaye wan caba
Asc adiga magaca
Muqalada so gagabi wll
Suurta gal ma,ahan, adiga noor maalin dhageeyso!
Hadii xameetida lagaa bixiyey ma cabi kartid miyaa huruuda
Alla maxaan kaa bartay baarakallah abaayo
Aniga quunba ixanuuna hadaa cabo
Xameeti malihi huruudana waa isticmaalaa
Hadii lagaa saaray maxaa dhib kuuleenaya maba lihide?
Xagee joogtaa
❤❤🫶
😅😅😅😅😅
Hoyo nujiso ma cabi karta
Reer comment land majiraan miyaa qof noo soo qorto sagaalkaas Naciima sheegtay dhanka comment ga , markaano kale qof hoos kuso koobo larabaa
Qofka xameetida laga saarayna ma cabi karaa
Naciimo Aniga xameetida waa la iga saaray huruudana waa isticmaalaa wax dhib ahna kuma arkin
Allaha ugu mahadi walaal!
INTEE KU DHALATEY WALAAL TARIQ NOLOLEEDKAAGA NOO BIDHAAMI MARUUN
Walaal waan kasoo hadlay iyadoo musalsal ah, kadaawo CHANNELKA DHAQAAQ AAD DHAXASHIDEE!
JisakaLah.Khaye.Abaayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤