TAARJIRKI KA QUUSTAY GUURKA SOOMAALIDA - GANACSADE INDHABUUR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @aliabdullahi4165
    @aliabdullahi4165 2 ปีที่แล้ว +105

    20sano kahor finland anigo wiil yar ah fadhiyo maqayad kuwo cadaan imaagay icaayay indhobuur ha ubixin idhahay waxay ka maseeren quruxdada labiskaga maalinta kadib cunsuri waxwalbo igu dhahan waxan u arkaayey dad uun maseersan nolashedana waxbo umma dhibin cunsurinimo mahadsanid indhobuur🤲❤waan ooyay markan dawaday oohinta ceeb maaha ninka ragga ah wuu ooyi karaa wax diidi karo maleh thanks Hanolaato...

    • @dalkaab1436
      @dalkaab1436 2 ปีที่แล้ว +1

      Xaqiqatan waa dareen xanuun badan

    • @hoodoaliiichannel2228
      @hoodoaliiichannel2228 2 ปีที่แล้ว +1

      nolashu in loo dulqado rabtaa😢

    • @dalkaab1436
      @dalkaab1436 2 ปีที่แล้ว

      @@hoodoaliiichannel2228 alhamdulillah 🤲🏻🤲🏻
      Wagti lana jecelyahay waan soo aragney hadda waxan kujurnaa wagti daruuf nalagu nacayo

    • @dalkaab1436
      @dalkaab1436 2 ปีที่แล้ว

      @@hoodoaliiichannel2228 waxaan raga Soomaaliyeed ogeysiinayaa inaysan guursan Dumarka Soomaaliyeed?

    • @aliabdullahi4165
      @aliabdullahi4165 2 ปีที่แล้ว

      @@hoodoaliiichannel2228 Sax wll dhimashadana udheer tahay❤

  • @osmanahmed8519
    @osmanahmed8519 2 ปีที่แล้ว +75

    It is my first to at once complete an interview of one hours without even looking away thanks to you Ayanle for interviewing this honest, humble and great man who shared us with life experience.

    • @xaafuunimedia6121
      @xaafuunimedia6121 2 ปีที่แล้ว +1

      whi am same to u bro

    • @mohamudisman4281
      @mohamudisman4281 2 ปีที่แล้ว

      Yaab ganacsadoow xaal qaado masakntii gurya lagu xareysanayay mee si lacag loga sameyo hhhjj

  • @ahmedmabdi487
    @ahmedmabdi487 2 ปีที่แล้ว +325

    Waraysigan waxyaabaha aan ka faaiiday:
    1. Waalidka oo laga ducaysto talooyina la waydiisto.
    2. Hormarka qofku gaaro, wuxuu ku yimaadaa dhidid iyo tabac kuma yimaado hurdo iyo baryo.
    3. Inaadan cidna aadan isku halayn.
    4. Guurka soomaalida oo aad u dhib badan, markhaati madoontana in qofka tashwiish badan lagu furayo.
    5. Samayso wax kuu gaar ah, ku mintid oo ku fara adayg hadii wax walba dumayaaan.
    Wabilaahi towfiiq.

  • @sammohamed9247
    @sammohamed9247 2 ปีที่แล้ว +9

    Good point 😢 wlhi I can’t tell this man have pure heart no qabil we need man like this may Allah keep u healthy nd rewards u the good deeds u done to ur community bro keep the hard working nd help your ppl 🙏🏽🇸🇴 real Somalia man

    • @elias2559
      @elias2559 2 ปีที่แล้ว

      Waxa aan la yaabay dadka English ka meeshan ku soo qoraaya maxay ka tahay , ma faanid baa ma soomaliga ayayna garanayn ma British bay la hadlayaan waaa yaaaab.

  • @hawomohamed8216
    @hawomohamed8216 2 ปีที่แล้ว +42

    Ninkii waalidkiis u duceeyo waligiis ma liico Maasha Allah good program Thank you Ayaanle
    S .Hanoolato

  • @xafsanimo8302
    @xafsanimo8302 2 ปีที่แล้ว +18

    Ninkaan caadi maaha ilaa shalay sheekadiisa qofkaa arkaba waa u sheegaa😂 arinta qoyska ee ah in qaar kamida Gabadhaha soomaaliyeed maskaxdooda dadka kale maamulaan waa xaqiiqo jirto, oo aysan talo teeda ah ku wadin reer keeda. Waxaa kaloo aad ii taabatay Mida ah taakuleynta ciyaalka iyo kafaalo qaadka. Ilaahey swt hakaa abaal mariyo.

    • @teach-or-learn
      @teach-or-learn 2 ปีที่แล้ว +1

      waa dhib jira oo raga soomaaliyeed la aamusanyihiin

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 2 ปีที่แล้ว +50

    This Man is a unique person and has a wonderful quality, this is the type of leadership Somalia needs,he has assisted many people May Allah Reward him

    • @elias2559
      @elias2559 2 ปีที่แล้ว +3

      Waxa aan la yaabay dadka English ka meeshan ku soo qoraaya maxay ka tahay , ma faanid baa ma soomaliga ayayna garanayn ma British bay la hadlayaan waaa yaaaab.

    • @ahmedgarodhi8969
      @ahmedgarodhi8969 2 ปีที่แล้ว +3

      @@elias2559 adeer aaf Somali manaqaan qoristisah, Somalia naa mategeniin, so we write with the language we can write and read, it's not our liking writing in English

    • @mawadomacalin3774
      @mawadomacalin3774 ปีที่แล้ว

      ​@@elias2559Waa runtaa walahey Soo Soomaali
      Lama Had laa yaan

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI ปีที่แล้ว +1

    Nin Aad Iyo Aad U Karti Badan Adeer Ku Dayasho Mudan Hal daqiiqo Oo Kastaa Waxaad Ka faaideysaa Hadalkiisa Kalsoonida Uu Naftiisa Ku qabey Ducada waalidka Maasha allah Adeer Nolol Waarta NooLow adeeer

  • @teamkhaalid9503
    @teamkhaalid9503 2 ปีที่แล้ว +24

    Aad iyo aad ayaa mahadsanid Indho-buur dareen xoog leh ayaa ina gelisay iyo wadaniyada waxa ay thy 🙏🙏🙏

  • @mariamhamza4454
    @mariamhamza4454 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah wa wadani

  • @Dr_Abdi
    @Dr_Abdi 2 ปีที่แล้ว +18

    Ayaanle Masha allah another example of a good interview and very good topic to inspire all somalis. Hanbalyo hanolaato, indhabuur waxaan leeyahay walal allah haka jazaai siiyo caruurtaa aad cawinayso,horey u soco o somali waliga haka quusan wadka dhalatay

  • @sidcalisharif7548
    @sidcalisharif7548 2 ปีที่แล้ว +14

    Ganacsadaha aad buu umahadsanyahay waajibkiis waa gutay Inshallah anigana alle waxaan ka rajeynaa inuu iga dhigo mid manfac uleh naftiisa iyo dadkiis . Ayaanle iyo team ka hanoolato sido kale waa mahadsantihiin.
    Comment kan xasuus ahaan baan uga tagey haduu alle igu simo nolol 10 sano ka dib waa soo laaban Inshallah.

    • @xadariaxmed2598
      @xadariaxmed2598 2 ปีที่แล้ว

      Moýq

    • @Deeqow
      @Deeqow ปีที่แล้ว +1

      Hda hal Sano ku dhamaatay mxaa ku qabsoomay

  • @muhammadal-afazy9588
    @muhammadal-afazy9588 2 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah this man had and still has a winning mentality, Very inspiring. Thank you Mr Osman

  • @kaltummohamud1267
    @kaltummohamud1267 2 ปีที่แล้ว +17

    Manshallah, nolosha wuu ku dadaaley, wuuna gaarey runteeda. Caruurtaadana Allah hakuu barakeeyo, waxaan kugula talinayaa cabsida Allah iyo cibaadada oo aad sii adkaysato.
    Dumarka duntaada ahna haka tanaasulin waayo dhamaan maaha sheeko raac, sida Raguba ukala duwan yihiin.
    Mid khayr badan oo farxad iyo qurux diineed aad kuwada noolaataan Allah haku siiyo.

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 2 ปีที่แล้ว +15

    intaan wareysi daawanayay waa midkii iigu qiimaha badnay aad iyp aad ayaan u salama wariyaha iyo mas'uulka somaliyeed somaliya guul iyo gobanimo

  • @shukriamohamoud1565
    @shukriamohamoud1565 2 ปีที่แล้ว +8

    Ayaanle waa xanuunsantahay bismillaah, in dowlad kasta nika heysta qabiilkiisa ey meesha qabsadaan waa la ogyahay weligeed waana wax weyn oo soomaali ka khaldan in si wada jir ah loo canbaareeyo weeye laakiin in aad hal qabiil ku dheganaatid waa xanuun kugu gaar ah

    • @abdirashiddirie3522
      @abdirashiddirie3522 2 ปีที่แล้ว

      Qabiil lama caynin, history ayaa laga hadlayaa iyo wixii wadanku u dumay,
      History wax baa laga bartaa si aysan u soo noqonin

    • @salimsalim2859
      @salimsalim2859 2 ปีที่แล้ว

      Asc..shukriyey xageen kaa hela fadlan

    • @shukriamohamoud1565
      @shukriamohamoud1565 2 ปีที่แล้ว

      @@salimsalim2859 adigoo ah? 🤔

    • @salimsalim2859
      @salimsalim2859 2 ปีที่แล้ว

      @@shukriamohamoud1565 anigoo ah walaal kujecel.

  • @tahliilj
    @tahliilj 2 ปีที่แล้ว +14

    Waligay maantay kohor madhagaysan barmaamil soconaya hal saac waayo waa isoojiitay maashaallaah

  • @nasabdow5595
    @nasabdow5595 2 ปีที่แล้ว +29

    Masha Allah. Great interview and thank you brother Indhabuur for sharing your journey with us. It is truly inspirational. May Allah bless you and your family.

    • @maxamuudmuxumed7846
      @maxamuudmuxumed7846 2 ปีที่แล้ว

      Masha allah guusha geediga noolosha loo maaro weeyan nin ku dayasha leeye

  • @farahabdi6344
    @farahabdi6344 2 ปีที่แล้ว +14

    Maa shaa Allah, waa ruux ay ka muuqato dad iyo dal jacayl. Alle (SWT) ha barakeeyo mudane Indhobuur.

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 ปีที่แล้ว +10

    Ree dhuusa mareeb iyago 9 ama 10 jir ah ayay xamar yimaadaan from poor to horumar. Mashalah rag adag

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 ปีที่แล้ว +13

    Maasha Allah waa qof wanaagsan oo dadkiisa iyo dalkiiss jecel asaga oo kale Allah ha noo badiyo Ameen yaa Rabb 🤲🤲🤲💝💖💗🧡❤❣💟💕💞💓🤍🖤🤎💜💙💚💛💌🤗😤👍🤛🤜👏👏👏

  • @mobedrito9890
    @mobedrito9890 2 ปีที่แล้ว

    Waraysigan Tiro maleh intan ku cesheday, Waraysi ka qiimo badan ma arag Noloshayda, very humble and honest person ever seen

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว +72

    Maansha allaah,, Wiilkaan wuu qalbi wanaagsan yahay, allaha u fududeeyo, wuxuu ku haminayo inuu qabto, aamiin yaa rabi.... Ayaanle adigane waa mahadsan tahay sidaa dadka qiimaha leh, noogu keento, si aan wax uga faaiidno.

    • @fahadhassannuur7329
      @fahadhassannuur7329 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamin

    • @abdullahimohamed1923
      @abdullahimohamed1923 2 ปีที่แล้ว +1

      Mansha alah walal qaali haa runta midas

    • @yalibana6172
      @yalibana6172 2 ปีที่แล้ว

      Thank you Cusmaan some Real food for thought
      I hope our some Somali sisters take this constructive criticism with good heart
      Thanks Ayaanle for great interview
      Mahadsanid Cusmaan

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh 2 ปีที่แล้ว +16

    The last minutes hit me so hard 😭
    Hats off Ganacsade indhabuur🙋‍♂️🫂

    • @shukriadan9763
      @shukriadan9763 2 ปีที่แล้ว +2

      Werieyihu qabiil buu ujeedaa waraysigiisu ma fiicna ninka uu waraysanayo isagaa afka ugelinaya hadalka

    • @fuadfarahh
      @fuadfarahh 2 ปีที่แล้ว +1

      @@shukriadan9763 Laakiin waxyaabo xaqiiqda ku saleysan ayuu ka hadlay marka laga reebo arinta gabdhaha soomaalida oo aan kasoo horjeedo

    • @AliHidig
      @AliHidig ปีที่แล้ว

      Mashlah, you always appear beautiful places ❤❤

  • @inawarei
    @inawarei 2 ปีที่แล้ว +22

    Brother tells a lot that is close to the heart. One recognizes oneself a little here

  • @jsssocwatchkeeper1058
    @jsssocwatchkeeper1058 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Ayaanle, adiga iyo Martida hanoolado, aadbaan ugu xiranahy barnamijyadada barakeysan ee aad noogu soo xusho xogaha iyo wareysida muga weyn ee sameynta iyo xusuusahaba nagu reeba,.. sii wad waan kula jirna, INDHABUUR rug cadaa wax badan og. allah ku garab galo
    I.A,, Dal nabad iyo barwaaqo ah I.A

  • @MaxammadSoomaali
    @MaxammadSoomaali 2 ปีที่แล้ว +28

    I'm crying, heart touching😭😭

  • @hatamay
    @hatamay 2 ปีที่แล้ว +18

    Mashallah Tabarakallah indhabuur qof qalbiy wanagsan ilahay qalbigayaga haa wanajeeyo ilahay haa barakeeyo inakana hana barakeeyo waryahana haa barakeeyo ilahay Dhamantin haynaga farxiyo:)

  • @maryamaabdirahman194
    @maryamaabdirahman194 2 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi waa nin qalbi wanaagsan guulayso adeer, from puntland, marka dalka timaado shirgadada shaqo ka rabaa ila soo xariir

  • @SemanIsmail-d9z
    @SemanIsmail-d9z 3 วันที่ผ่านมา

    Patriotic and hard working man, people hate, keep going bro

  • @ugaasansaari1575
    @ugaasansaari1575 2 ปีที่แล้ว +8

    Ader indhabur Allh kuxafido runtii warees qiimo badan iyo xaqiiqda somalida baa noshegtay
    Wadan jacaylka kamuuqdana waa guusha ad kugartay

  • @bezzani3033
    @bezzani3033 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah ganacsde indha bur tarikh nololedkaga wx badn ban ka faide i wish to be success like you and always be my role mle inshallah 🙃

  • @munaawad3412
    @munaawad3412 2 ปีที่แล้ว +8

    Indha bur oo kale ayuu ubaahan yahay wadanku laakiin kan oo kale way iska dilaan alaha ku xafido aamiin

  • @mahadgoobe7490
    @mahadgoobe7490 2 ปีที่แล้ว +7

    When you listen to some people, you give hope to the country and it will get better
    I learned a lesson from you
    I see you as an ambitious person who will support his people and his country
    Thank you sir indhabuur

  • @maymunyusaf4670
    @maymunyusaf4670 2 ปีที่แล้ว +10

    Asc. Ayanle qabriga waa mugdi waa ciriri suasha aqiro qabil ma lahan ee Alle ka baq gerida inta la is ku soo jiro alle ayaa garanayo Qabigaga Alle ha ka saro qabilka aamiin aamiin Alle ha ku camiro diinta islamka qalbigaga aamiin aamiin

  • @yusufabdifatah5768
    @yusufabdifatah5768 2 ปีที่แล้ว

    Runtii waa interview heart touching ah.
    Iniineer indhobuur waa nin culus oo nolosha teeda hoose iyo tan saraba ogaaday. Waa nin dhexda u xirtay sida uu wax ula qeybsan lahaa dad ay daruuftu mideysay. Waana qof damqada oo wax badan ka bartay nolosha. Sidoo kale waa qof prediction macquul ah ku samayn karta mustaqbalka iyo waxa imaan doona. Soomaaliya marka uu ka tegayay waa lagu qoslayay laakiin wixii uu ka digay oo idil baa dhacah ugu dambeen.
    Tan ugu weyn ee aan wareysiga ka faa'ideysta ayaa ah in qofku dhaqanka iyo deegaanka keliya aysan saamayn ku lahayn balse taa bedelkeeda uu naftiisa wax badan ku biirin karo.
    Waxa aan ka bartay ayaa ah in community-ga soomaalida major-kooda dhib mooyee aadan dheef kala kulmeen sidaa si lamid ahna waxa uu indho buur inoo cadeeyey burburka qoyska soomaaliyeed ku dhaca iyo waxa keena.
    Indho buur waxa aan u rajeynayaa in uu wax badan u taro caruurtaas iyo bulshadaas uu balan qaaday in uu gacan qaban doono. Eebbe ayaan ka baaryaya in uu la garab galo!

  • @cirrosaleban8721
    @cirrosaleban8721 2 ปีที่แล้ว +14

    Good motivation, great person God endowed with great altitude, God bless you, best interview I rated.

  • @maryammoh1450
    @maryammoh1450 2 ปีที่แล้ว +11

    Maasha allaah rabbi hakubaarigo wll hana kuu barakeeyo dad iyo duunyo cilmi caafimaad diin waxkastoo khayra sharkaad alle hakaaxifdiyo ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفطك يارب

  • @Mohamedahassana
    @Mohamedahassana 2 ปีที่แล้ว +17

    Ayaanle hadalkaaga ah mareexaan dad la yaqaan ma ahayn waa khalad, waayo somali 9sano ayey dowlad ahayd marka siyad barre qabsaday dalka, su,aashaydu waa yaa ahaa dad la yaqaan?
    Sow somali ma ahayd qabaail wada dib dhacsan?
    Anigu ma ihi reerkaa lkn xaqaan aqaan

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 2 ปีที่แล้ว

      Siyad Barre kursiga mareexaan ahaan kuma qabsan ee Somalinimo iyo isjacaylkii waa gaas jiray !!
      Ciidamadu iska caabin cinqilaabkiisii ee waa lala jirsaday .
      Waxaa loo qabey nin wadanka ubaqaya !!!
      Marka mareexaan kursiga ma qabsan ]!

    • @polandabdi6261
      @polandabdi6261 ปีที่แล้ว

      ​@@mustaqbalabdiweli 😮

  • @mamamustafa8564
    @mamamustafa8564 2 ปีที่แล้ว +2

    I follow the interviews of HANOOLAAYO, I dont care Whether you dont like some of Somali clans or not Ayaanle ; but what matters is the great content of this interview and Indhobuur’s amazing personality; thanks for the support🙏

  • @jamesblack2577
    @jamesblack2577 2 ปีที่แล้ว +25

    Positive talk, much appreciated, learned a lot

  • @johntommy8722
    @johntommy8722 2 ปีที่แล้ว +10

    He is very smart guy, as well as very helpful, very few somali people are like him, keep like that Allah will help you brother and I wish you the best of your life, what a great man, I never see like him.

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 2 ปีที่แล้ว +5

    This is painful history. Revealed manythings , I'm seeing honest great man. Thanks for your share your history and transformative your life to better life.

  • @abdullahiosman7098
    @abdullahiosman7098 2 ปีที่แล้ว +1

    Very emotional from 45-50 minutes. Every sucefull man has pointfull history. We need someone like..............

  • @saidaainichanel7928
    @saidaainichanel7928 2 ปีที่แล้ว +7

    Wow indhabuur masha Allah my Allah bless ur heart, I really would like to work with you . I leave in 🇺🇸.. we need more men’s like u in Somalia 🇸🇴 Community,

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 2 ปีที่แล้ว +1

      Even you can be bigger than bro mind your business

    • @MohamedaminAmin-e8h
      @MohamedaminAmin-e8h ปีที่แล้ว

      Great interview to watch,wish I could get one opportunity to work with you or some one who can get to help me to focus my future

  • @husseinhaji9746
    @husseinhaji9746 2 ปีที่แล้ว +10

    Real Hero keep up going Ironman alle ha kugu guuleeyo oo ha kuu rumeeyo riyooyinkaaga khayrka leh

  • @Kingmedia0
    @Kingmedia0 2 ปีที่แล้ว +12

    Much needed great program I loved thank you for sharing congratulations 🔥

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa nin wanaagsan oo niyad wanaagsan oo ay ka muuqato biseyl iyo wadan jecel.Waliba wata xadaaro reer galbeed teeda fican sida system kan in canshuurtaa bixiyo oo logu kobciyo caafimadka iyo wax barashadz oo. Aysan ku dhicin jeeb Qof. Thanks for Great man Mr indha buur .,wariye Ayan also thank you very much.

    • @ahlanwasahlan.211
      @ahlanwasahlan.211 2 ปีที่แล้ว

      In canshuur la bixiyo si loogu kobciyo Baahida umada ma aha xadaarat ka imaatay reer galbeetka ee waa xadaarat ku salaysan diinteena Qaabka Zakada laakiin waana ku dhaqmin, hadii la dhaqan galiyo qof baahan lama arkeen nidaamka arimaha bulshadane nagama wareeren. Mhdsanit

  • @dawoodabdille8075
    @dawoodabdille8075 2 ปีที่แล้ว +4

    He is right on the issue of Somali lady's.

    • @aliwardheere4378
      @aliwardheere4378 7 หลายเดือนก่อน

      @suleqaahmed7975walaahi hablaha Soomaali du aad bay u dhib badan yihiin. Laakiin waa dad keenii la gama maarmi karo. Inta uu ka sheegay oo dhan waa wax dhab ah. Hablaha Soomaali du waxay u nool yihiin dad kale. Kalsooni daro aad u badan ayaa haysa meel ay ka timid lama garan karo. Hooyooyin keen sidaa ma ahayn.

  • @ruquyohuseen9457
    @ruquyohuseen9457 2 ปีที่แล้ว

    Waxaa aad iyo aad ii taab tay waresiga idha buur waxan ku bartay shaqsiga uu yahay idha buur waa qof adag waa qof naxriis badan waa qof baari ah oo walidkisa aad uga fikira waa qof masuuliyad isa saara waa qof daacad ah waa qof iimaan leh waxaan daremayaa in idhabuur uu marayo illaa hada xalad adag qalbigiisa inuu soo garay xanuun family ah muusan u qalmin balse waqadar alle allane waa uu imtaxamaa qofka sabarka badan waxan kula talinayaa hadii uu fariinteeda arko inuu marwalba naftiisa iyo caafimadkisa ka hor mariyo wax walba Aduunyada waxa saaran wax walboo waydo waad ka maarmi kartaa waxa ugu muhimsan waa caafimadkaga waxaan kaloo ka faa iday waresiga in allaah uu xakiim yahay caadil yahay caliim yahay markii uu soo dhofaye uu gabdhihii ku yiray wan dhofaya ayagiina yirahden dalkaga joog asigiina yiraahday armaa malin iibahatan ayagiina yirahden tin aan ka jarno tasoo macnaheeda tahay waa bacaaw si warkiisa u rumowin hal tin aan kajarno allane mar walbo wuxu lajiraa qofka miskiinka ah warkiisane wuu rumoway tasi waxan ka helay awooda alle iyo siduu alle adoomihiisa umaqlo waxa xaqiiqo ah markuu ka hadlay dumarka somalida aniga arintaasi goor haran arkay dumarka somalida wa dumar dhib badan raggoda jecel inee maamulan kalsooni masiiyan waa dumar hool aan loo dirsan ku mashquula mar ay reeraha ninka ladagalan mar dariska mar asxaab imisa raggbaa dumar waalay dumarka somalida nolosha wexey ka barten in ilmo uun la dhalo kuma fikiran in dadkooda caawiyan wax bartaan naftooda ka shaqeyan cunto iyo guri qurxis iyo maree buuqan waxsi nolol mahan

  • @cabdirisaaqbaraag3465
    @cabdirisaaqbaraag3465 2 ปีที่แล้ว +12

    Ayaanle, ku mahadsanid faafinta wanaagga. 29 minutes kali ah isaga oo yaal ayaan bilaabay.
    Ninkaan arrintiisa aad baan uga helay.

  • @safioismail1406
    @safioismail1406 2 ปีที่แล้ว

    14 Jir ayaa la xiray waxaan u malaynayaa in aysan jirin Mida kale Waxaa jiray dadbadan oo Mariixaan ah oo aan nolol maalmoodkooda heli karin
    Waxay ahayd in aad tiraahdo thanks Mariixaan ee in aad Been abuur ka samayso may ahayn

  • @nurgacan6950
    @nurgacan6950 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxay ku neceb yihiiin somalidu waa xaasidiin ilahay somali wuxuu ku abuuray xaaasidnimo aaan la qirsnayan oo ay dafiraaan marka la waydiiiyo ninkan iakhay ha barakeeyo waxaan anigu ku farxasanahay magaca iyo midbaka aw qiiimaha u yeelay niin madow muslima oo hormar smaeeyayay somali ah waaa wax lagu faaano

  • @ayanibrahim272
    @ayanibrahim272 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid sida qurxoon aa noogu soo gudbisay wareesiga …ganacsadahaneh Ilaahey ha barakeeyo asaga iyo ehelkiisaba

  • @fadumomahamudali17
    @fadumomahamudali17 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa marki ugu horeysey ee maqlo gabar filandes ah ayaa ka fiican gabar somaliyed caja iib

    • @qalinle1231
      @qalinle1231 2 ปีที่แล้ว +1

      Fikir kiisa waa inaa ku qadarisaa

    • @xaraf1411
      @xaraf1411 2 ปีที่แล้ว

      Horey ba wa ka xanaaqday miya

    • @ahmedwali9992
      @ahmedwali9992 2 ปีที่แล้ว +1

      dhaqan guur buu kahadlayaa waana runtiih waxba haka xumaan xaliimo kuusey😅😅

    • @qalinle1231
      @qalinle1231 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedwali9992 Hhhh yab

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa runtii go, aanka meelkalay ka qaataan naagaha soomaalida 100%80 aniga oo ah haweenay ayaa qirayaa

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw 2 ปีที่แล้ว

      Anba wan kugu raacsanahay wallo wa runtii

  • @drmustafmohidin4640
    @drmustafmohidin4640 2 ปีที่แล้ว +7

    Mashaa allah ganacsade indhobuur runtii wuxuu noo iftiimiyay nolosheena qalbiga ayuuna nagala hadlay i.a waan ka faa'iideesan talooyinkiisa wngsn, mahadsanid Ayaanle.

  • @fahmaabdulle658
    @fahmaabdulle658 2 ปีที่แล้ว +8

    Best interview I ever watched. Heart touching ❤️

  • @coolguyibroos290
    @coolguyibroos290 2 ปีที่แล้ว +33

    Indhabuur MaashAllah his work rate is great 👍🏽 , well needed programme , thanks hanoolaato 🙏

    • @muniifhaji4124
      @muniifhaji4124 2 ปีที่แล้ว +1

      For example

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 2 ปีที่แล้ว

      Ayaanloow ninkaan kala tali xagga somaaliya inuusan somaaliya ku degdegin waqtigaan waayo waddanku madegana. Waqtigii xasan shiikh madaxda ahaa dad isaga oo kale ah oo doonayey iney umadda ufaa,iideeyaan ayaa si sahlan lugu diley sida Ingineer Canshuur oo imaaraadka ka yimid. Injineer canshuur wuxuu doonayey in laamiga turkigu dhisayey loo sameeyo meel biyuhu maraan si laamiga eysan biyuhu ufariisan (majaari)oo ah tubooyin biyaha qaada intaas ayaa loo diley maanta cid isweydiisey iyo cid loo maxkamadeeyey majirto wuxuu ahaa ninkii dhisay guryaha ugu dhaadheer wadanka IMAARAADKA. Maanta oo xasan shiikh joogo waa adag tahay in ninkaan oo kale laga faa,iideysto.

    • @abdulqadirriyo1589
      @abdulqadirriyo1589 2 ปีที่แล้ว +1

      @@muniifhaji4124 )? Maya A qaq

  • @abdikarimali3144
    @abdikarimali3144 2 ปีที่แล้ว +20

    The definition of survival. He needs to be appointed Minister of Commerce in Somalia 🇸🇴.

    • @jsssocwatchkeeper1058
      @jsssocwatchkeeper1058 2 ปีที่แล้ว

      In badan oo aqoon lagu soo xulayo ayuu 99% kaga haboon yahay in uu noqdo wasiir, lkn maqadan karayo qatarta intaa la eg oo finishka ayuu cadaadis kala kulmayaaa.. halkiisa haloogu duceeyo

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 2 ปีที่แล้ว +10

    Very proud of Him , May Allah Almighty protect you and showers you blessing 😇🙏🏿

    • @abdiabdule5009
      @abdiabdule5009 2 ปีที่แล้ว

      Ayaanle angu ma ihi siyaad bare cidiisa balse wax iiga ka muuqda qabyalad aad u xun in ay kaa buuxdo. Adiga reerkaagu wax ay ahaayeen dadkii ka faaiiday kacanka

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 2 ปีที่แล้ว

      @@abdiabdule5009 inigaba siyad la qabil mahi wana arkay ayanle kama hadlo dhibatadi dadkisa gasten ama wanaga siyad wariye wa inu dhexdhexad noqdo

  • @SomaliHacker1
    @SomaliHacker1 2 ปีที่แล้ว +17

    Nolosha uu soo maray waata hada aan marayo waxaan rajaynaya inaan hadafkayga gaadho insha allah

    • @salma3ahmed890
      @salma3ahmed890 2 ปีที่แล้ว

      Insha Allah wagaari.

    • @abdikariimismail1238
      @abdikariimismail1238 2 ปีที่แล้ว

      IA bro ilaahay hakugu guuleeyo. Daacadnimo iyo dadaal haddaad la timaado, ilaahayna talo saarato, waa guulaysanaysaa sxb.

  • @dsheikhali
    @dsheikhali 2 ปีที่แล้ว +22

    Allah ha kuu siyaadiyo your success. I think our Somali women are the best, they are kind, hardworking and beautiful. just saying.

    • @khadarabdulle6584
      @khadarabdulle6584 2 ปีที่แล้ว +4

      Everyone is entitled to their opinion, a man never runs away from his people untill he faces issues. We all know our girls are the pretiest of all the girls in the world. And i dont think they are the marriage type as of 2022.

    • @sayidka.6122
      @sayidka.6122 2 ปีที่แล้ว +8

      @@khadarabdulle6584 waxa xisaabta kudarsataa ninkaan isago yarbuu yimid Finland,
      Dhaqanka somaliga inu fahmo iney ku adagtahayna wa macquul.
      Taas oo keeni karto isku dhac.

    • @qadarshafii827
      @qadarshafii827 2 ปีที่แล้ว +1

      @@khadarabdulle6584 prettiest girls in the World maa tiri mise anigaa mooday..😂😂😂

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 ปีที่แล้ว

      Are you dreaming? Prettiest women kulaha

  • @simplymum5029
    @simplymum5029 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah hanoolaato this is the best man of our people maasha allaah wax badan baanka faiiday asoo kale alaah hanoo badiyo walaalkey indha buurna alaah hanoo xafido aamiin.

  • @gentleman6838
    @gentleman6838 2 ปีที่แล้ว +13

    Masha Allah waa wareysi ka duwan waresiyo badan oon horay u daawaday, wax badanna ka faa'iiday.

  • @abusameeribrahim2847
    @abusameeribrahim2847 2 ปีที่แล้ว +6

    dardaaranki hooyo ayuu ku dhaqmay ilaahayn ku garab galay waa duruus uu soo bandhigay aabahani rabi haku xafido

  • @abdullahiosman7098
    @abdullahiosman7098 2 ปีที่แล้ว +4

    Very emotional from 45-50 minutes. Every sucefull man has pointfull history. We need someone like you.............

  • @ayaanali8203
    @ayaanali8203 2 ปีที่แล้ว +7

    indhabuur sadaqadaada ilaahey aakhiro iyo aduun ha kugu ilaaliyo wax badan ayaan kaa baraneynaa

  • @abdiasis2428
    @abdiasis2428 2 ปีที่แล้ว +18

    Maasha Allah waa barnaamij aad uqurux badan oo wangsan noloshaydana wax badan ka badali doona incha Allah ayaanle walalo aadyo aad ayad umahadsantahay please barnaamij yadaas ookale noo soo badi historiga wax ayaa lagabartaa adeer indhabuurna ilaahay cimriga iyo caafimadkaba haydheeroyo amiin❤🙏🏽

  • @Safezone44
    @Safezone44 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah jazakallah qeyr waa waxa aad u bu laasha hooyada oo kuu duceysa iyo naxariista Allaha kusiiyey

  • @nuhhassan9987
    @nuhhassan9987 ปีที่แล้ว +1

    Greatest somali interview I ever witnessed, didn’t blinked even once until I finished the video

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 2 ปีที่แล้ว +7

    Gabar Somali hadaa guursatid ehelkeeda dhan aa guursanee ma sahlana

  • @Saki-Shammiiri
    @Saki-Shammiiri 11 หลายเดือนก่อน

    One of the best interviews. Wax badan ayaan ka bartay ninkaan. Mahadsanid Ayaanle. ❤

  • @shafieabdirahman
    @shafieabdirahman 2 ปีที่แล้ว +18

    The last minutes were full of emotions, I can't control my tear 😭😭😭😭

  • @SuperKahin
    @SuperKahin 2 ปีที่แล้ว

    Ganacsade indha buur waa halyey qaran waakugu raacay taasi dalka waxa ula burburay waa jiilkii mustaqbalka wadanka oola dayacay waxa qarash lagu bixinaya siyasad aan mustaqbal wanagsan lahayn halkii malayin lagu bixin lahaa jiilka yaryar si ay uhelan waxbarasho ama xirfado. Keep going sxb. Laba qodob oo aad u wanagsan badka hadashay waa canshurta iyo waxbarashada🙏🙏

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah waa qof waayo arag ah dadnimo ka muuqato ilaahey habarakeeyo.

  • @mimijannagale9724
    @mimijannagale9724 2 ปีที่แล้ว +11

    Mesmerizing interview Masha Allaah!!! Kudos to Ayaanle and Indhabuur👏🏾👏🏾

    • @saynabmohammed9499
      @saynabmohammed9499 ปีที่แล้ว

      Maansha allaaah qofaan dhibta runtaa taaban wax mafahmo

  • @AliAhmed-jq9kj
    @AliAhmed-jq9kj 2 ปีที่แล้ว +4

    Very inspiring story in fact she deserves respect a wonderful mother from Finish

  • @abdikafiF4
    @abdikafiF4 2 ปีที่แล้ว +1

    Mustaqbalkaaga hagaaji adiga oo taariikhdaada dib u eegaya waalidkana ka duceyso waa hadal aad ii taabaty run ahaantii, Waxaa jirta meelo badan oo aan kalamid ahay walal indhabuur.
    1) Sida ku korid agoonimo hooyo koris
    2)dardaarinkii hooyo
    3)xamar oo aan soo galay anigo yar.
    4)dalka oo markale gad gaar ah u shidan.
    5)waxa aan aaminsanahay dadaalka iyo waa fajinta alle.
    Waa salamay aqriyaha qoraalkan mahadsanid.
    Tr: 23/june/2022

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 2 ปีที่แล้ว +24

    Maasha allah wax badan åyaan ka faa'iidney indhobuur allaha barakeeyo wuxuu heystana allaha u sii barakeeyo wuxuu ku haminaayana allaha u siyaadiyo allahuma aamiin wariyaheenana wuu ku mahadsan yahay

    • @cadar1499
      @cadar1499 2 ปีที่แล้ว

      Amin yaarabi

  • @adamdaaha3044
    @adamdaaha3044 2 ปีที่แล้ว +1

    Mr indhabuur waa muwaadin aad u niyad wanaagsan wax badana jecel in xirfadiisa iyo xoolihiisaba in uu dalkiisa iyo dadkiisa uga faa’iideeyo alle ha guuleyo

  • @habonosman4450
    @habonosman4450 2 ปีที่แล้ว +13

    Masha Allaah
    Walaalkaan oo kale Allaah hanoo badiyo hana xafido. Somalia dadkaan oo kale beey u baahan tahay ineey ku noqdaan oo dal iyo dadba anfacaan.
    Jazaakallaah kheyr Ayaanle.
    Walaal Indhabuur Allaah haku saaro miisaanka xasanaadka intaad caruurta somaliyeed u qabatay. Keep up the good work 👍

  • @muxsincade2520
    @muxsincade2520 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha'allah good man respect we need u please❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤please dadkaaga caawi intad awoodo Allah hakaa ajarsiiyo please we need u ❣❣❣❣❣❣

  • @abdullahiwarsame3211
    @abdullahiwarsame3211 2 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa Allah . Sxb key Idhabuur salaan sare .Waa raaxeysatay wareysigaada . Xoolahaada Rabbi ha kuu barakeeyo . Helsinki ayaan u soo socdaa ' waana ku soo raadinaa inshaa Allah.

  • @27May1988
    @27May1988 2 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allah walaalo ku dadaal in ay kuu muslimto teeda kalena ku noqo reerkaaga maadaama abaalkaas ay kuu gashay, qof aad u wanaagsan inaad tay ayaan ka dareemay hadalkaaga.

    • @istahila.mohamed3275
      @istahila.mohamed3275 2 ปีที่แล้ว +1

      Lkn ku noqoshada soo inay raali ka ahaato maaha hablaha soomaalida ayaa ninku markuu doonana furaa hadana dhahaa waan ku noqan

    • @zarayou8560
      @zarayou8560 2 ปีที่แล้ว

      @@istahila.mohamed3275 Saxiix aduunka waxa ma laga yaqaano inagga reerka inanta dhalay baa kolba ku noqo yiraahda xitaa hadii ninku waraabe yahay
      Lkn aduunka dumarkoodu iyaga go.aanka leh

  • @lovenmercyfdc4291
    @lovenmercyfdc4291 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha’Allah tabaraka’Allah Alle ha ku xifdiyo, we are proud of you 👏

  • @mohamedfarah1269
    @mohamedfarah1269 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa run somalida qofkoda heerka gaaray negativ ayey kuyihiin weyna xaqiraan halkii eey kudayasho kadhigan lahayeen waana sababta horumarka u gaari la’nahay marka Somaliyey inta ninkan dawatay wax haka bartaan oo habdhaqonkoda wax haka badalaan taloyinkiisana wanagsana haqataan yenaan xaqirin halyeyadena oo aan kudayano o dhiiri galino kuwiina dadaalay halkii aan xaqiri laheyn badana waxeynu kudayana shisheyaha ayaga ayana waxwalba uga dayanaa amaantana siinaa marka habdhaqankena aan badalno si’aan u noqono bulsho qiimo leh ninkana waxan leyahay ilaheey hakula garab galo dadalkada ilaheeyna hanoi badiyo kuwo sidada o kale u dadaala oo dalkoda iyo umadodana jecel o wax u tara ..aamiin aamiin🤲🏻🤲🏻

  • @engsayidahmedshmuqtaar3372
    @engsayidahmedshmuqtaar3372 2 ปีที่แล้ว +3

    Alaahu akbar walhi
    Waa xaqiiq iyo hadal qof walba oo somali ah qalbiga dhaqaajiyay

  • @idriisabdi7513
    @idriisabdi7513 2 ปีที่แล้ว +1

    @Hanolato wllken meel lagala xariiro so sheeg nin muhiim ah wye👏🏼

  • @ismahanmahamoud1773
    @ismahanmahamoud1773 2 ปีที่แล้ว

    Maanshallaah walaal qaali ah oo dadka la jecel khayrka wadanimo ku dheehantahay dadka sidiisa ah waxbadan bay badalikaraa ماشاء الله تبارك الله

  • @himishmahmoud4660
    @himishmahmoud4660 2 ปีที่แล้ว +18

    This is among the best and informative interviews watched so far in this program. Keep up Ayanle we need more interviews like this to inspire ourselves. Thank you

  • @abdirisakisse4277
    @abdirisakisse4277 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa nin soo dadaalay midna wan ku raacsanhy ee ah in dumarka somaliyed aysan maskaxdooda ka socon oo banaanka laga maamulo inyar maahane inta kle bananka ayaa laga maamulaa waana sabbta raga somaliyed nolosha ooga dhacaan hormarka laguu sheegaayo wa naagtaada

  • @cabdirixmaancabdixakiin9269
    @cabdirixmaancabdixakiin9269 2 ปีที่แล้ว +10

    Ninkaan dal jacayl iyo muwadinimo ayaa ka muuqata

  • @yassinaden4300
    @yassinaden4300 10 หลายเดือนก่อน

    Jazaka Allah Kheyr dhamaantiin

  • @ashaqaar7330
    @ashaqaar7330 2 ปีที่แล้ว +7

    Aad iyo aad dad badan aa saas ahaa nuur calaa nuur I am glad inaa secsessfull noqotay from 50dolar to milyeneer

  • @fadumajama7122
    @fadumajama7122 ปีที่แล้ว

    Jaceyl ay ku jaceshay bey kuu ilaalineysaa Gabadha markey ninkeeda jaceshahayba u hinaastaa ❤❤❤❤❤❤tan labaad duco hooyo ayaa ku hogaamisey❤🇸🇴❤️♥️❤️♥️♥️🇳🇴🤲🤲🤲🤲

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 2 ปีที่แล้ว +6

    Point muhiim ah runti gabadha somalida qof baa wuxu kuso dhaho bay gurigeda in my dumiso possible ah .

  • @hassanfarrah4483
    @hassanfarrah4483 2 ปีที่แล้ว

    The best program and person manshallah and I wish every Somalian man were thinking like indabuur, I'm sure within 5years we would be one of the leading African countries, in every way of the life, education healthy cleaning proper government without corruption, wealthy and well respected with our niaghours with secure borders, I wish I meetindha bur,because I had similar life style and still in it but give up and keep your head up always bro

  • @qureshhassan9017
    @qureshhassan9017 2 ปีที่แล้ว +10

    Mashallah, indhobur your story touched me. I would like to meet you one day Inshallah.

  • @abdirahman9125
    @abdirahman9125 2 ปีที่แล้ว

    M.a he is a great man and honest thank you the way you are inspiration for us to work our country and helps our children those suffering a bad life to make them a good life there future
    Somali will be return a power full government again insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴