RIYADA - WAXYAABAHA KA YIMAADA JIRKA - SIDA SAXARADA DADKA - CUNISTIISA OO CAJIIB IYO KU SOCOSHADA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Nagala Soo Xiriir Baraha Bulshada ee aan leenahay sida:
    WhatsApp: +252682269300
    #Facebook// fasirka riyooyika
    www.facebook.c...
    #Facebook://Gaarka ah / engorofcade
    #FB: QUR'AAN ONLIE
    www.facebook.c...
    ku baro Qur'aanka Kariimka: Online ahaan:
    #WhatsApp: !!!
    instagram: @ahmedorof // @riyooyinka1
    tiktok// @eng_orof0

ความคิดเห็น • 19

  • @safasafaa5076
    @safasafaa5076 2 ปีที่แล้ว +1

    ❤️❤️❤️🤲 shukran walal macan

  • @frohcabdule3727
    @frohcabdule3727 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh xge kaagala so xiriri karaa jazaaaka allh

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 ปีที่แล้ว

    صل الله عليه وسلم

  • @munaabdilahi9415
    @munaabdilahi9415 2 ปีที่แล้ว

    صلى الله عليه وسلم🥰

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 2 ปีที่แล้ว

    Jisaa allaah qeer aqii horey usoco 🍒🍒💚🍇🍇🍇💚💚🌹🌹🍐🍐🍐

  • @shadiyoaadan4618
    @shadiyoaadan4618 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll salaad cishe kadib markan Tukaday waxa aqristay suratul qureysh tirada maxasusto lkn habeenkii mrkan seexday waxan kuriyooday anigo golo carbeeed kudhex jiro dad badan oo igu wada faraxsan misna idhoola cadeynayan qasri wayn waxana watay taash ninka garabkeyga taakna waxa laidhahaaye wa zowjkaga waxona kaso jeeeda qabiilkii Nabiga scw ee qureysh waxan ahay gabar plz iso fisir

  • @safiyaxalane7309
    @safiyaxalane7309 2 ปีที่แล้ว +1

    asc walaal qaali

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 2 ปีที่แล้ว

    Salalaahu caleeyhi wasalam 💚💚🕌🕌💚💚🍒🍒💚💚📿📿💚💚😍😍💚💚😍😍🍒🍒💚💚💚🍒🍒🍒🕌🕌🕌

  • @raxmosimanlove1750
    @raxmosimanlove1750 2 ปีที่แล้ว

    Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤

  • @aminabaladi5698
    @aminabaladi5698 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh faahyada kaso hadal

  • @umuamiinhaji8204
    @umuamiinhaji8204 2 ปีที่แล้ว

    Shikhow riyadan iso fasir please waxan ku riyooday anigoo bada kudhacaayo oo faraanti dahab ah meel galinayo Marka meshaas so galsho faraantiga waan kaso badbaadaaa biyaha bada oo caadi aan uga soo baxa riyada waxa igu wehliso walashey iga weyn oo iyadana sido kale sameyneesa anina dabaalna ma aqaano uurna waan leeyahy oo 9keyga ayaa cirka goay iisoo fasir

  • @ahmedmusebudul7709
    @ahmedmusebudul7709 ปีที่แล้ว

    Asc walaal waxaan kuriyooday anoo ilma yar saxarada kameyraayo wanna let qabaa caruur wali madhalin

  • @shukrim5477
    @shukrim5477 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaal riyada indhokuusha kasohadal riyada labaad xanuunka ruxiga ah ayaan iska cilajinayey mudadan waxankuriyooday anigoo kaniin cadcad oo badan liqaya iyo anoo jiirweyn dilaya oo khanadeyda kasobaxay

  • @sahrodhemanxasan2213
    @sahrodhemanxasan2213 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll waxan ku riyo day aba hay o dhinty aya iwacay kadibna wan isalanay mel ayu fadhi wuuna qurux badnaa wajigisana wu dhalalaye wuxu igu dhahy ma dhiman ee wax walbo wan arkaa wana maqlaa kadib intan la faristy ayan weydi sual waxan dhahy qabrigaaga siduu ku yahay wuxu igu dhahy horta ahlu naar ma ahi lkn qabriga ayan ka dare maa kulel wana kato say riyadii may tahy hoyo iyo xaas ban ahy

  • @sahrodhemanxasan2213
    @sahrodhemanxasan2213 2 ปีที่แล้ว

    Habenki lawadna waxan arky asigoo jogaa gurigii yaranteni oo hada la dagnen asigo joga o cunto cunaya sali ayuna ku fadhi wu iwacay wuxuna iyiri shukri hadan kaso badbadin karo meeshas wan so bad badinlaha anna waxan ku dhahy wad ogtahy meshas in layska bad badin karin aniga mesha waxay ila aheed aqiro lkn shukri wey noshahy lkn nalama jogto sacudiga ayey jirta anagana somli plz jwb sheqow

  • @sabaadfaatax4142
    @sabaadfaatax4142 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll waxan ahay hooyo waxan riyaaday ilmahayga oo igu saxarooday

  • @nasteexocali8725
    @nasteexocali8725 2 ปีที่แล้ว

    Swcswcswcswc