riyada sodohda & riyada amaanta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • ...
    facebook
    / fasiradariyoyinka.gobsan

ความคิดเห็น • 57

  • @asli1087
    @asli1087 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc isoo fasir riyadan waxan arkay abeeso madow oo dheex jiifta guriga mahad sanid

  • @umufatuma1440
    @umufatuma1440 3 ปีที่แล้ว +2

    Wcs qali jazakallahu qeyran ♥️ waxan ahay hoyo xas ah waxan kuriyoday indha kul ano marsanayo isofasir qer ale hakusiyo ♥️

  • @maxamedaxmed9762
    @maxamedaxmed9762 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah gobsan khayr alle haku siiyo aakhiro iyo aduunba Magacaygu waa Muxamed waxaan kuriyooday xaas kayga oo sigaar cabaysa

  • @amaalsaalax6433
    @amaalsaalax6433 3 ปีที่แล้ว

    Asc wall waxanku riyooda indha alaan dhoormar markii hore cibaadada iskuma fiicnen lkin hada cibaadadaydu way fiican rahay mansh allah lkin way igu soo noqotay indha alaantii iso jawaab wall qaali allah hakaa raalinoqdee

  • @hoodoabushaxr3639
    @hoodoabushaxr3639 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wll jisa allahu khyr wllo wxn ahy inan wxnku riiyoda intabadan anigo nago ladagamaya habeen kiiugudanbaysay waxan dilay Gabadh midiban ladhacay udhafiin indhaha wan kaladhacay iso fasil wll allehaka abalmariiye wna dhwn 26 bishn

  • @zamuuaden8991
    @zamuuaden8991 3 ปีที่แล้ว +1

    ManshaAllah gobson soo dhawoow Abaayo Allaha ku xifdiyo ❤️

  • @sahrocaliili5245
    @sahrocaliili5245 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakumulah qeyrn abyo mcn

  • @fadumozahrasiyasi5502
    @fadumozahrasiyasi5502 3 ปีที่แล้ว +1

    Msha allah xbbt zazakallahu qer allah kafarxiyo

  • @shugricaliwarsame7310
    @shugricaliwarsame7310 3 ปีที่แล้ว +2

    sadax riyo ayaan kaa sugaayay marwalbana waan kusoo xusuusiyaa abaayo macaan waan daalaay sidaan kuusugaayay sharafeey aniga ayaaba is ceebsaday sida aan fariin kuuguso diraayay iisoo jawaab macaanto ⚘🌷🥀🌹❤❤❤

    • @Sabrinamedia1
      @Sabrinamedia1  3 ปีที่แล้ว

      Iga raali noqo abaayo sida ugu dhaqsiyaha badan waad iga heli dontaa insha allah

    • @shugricaliwarsame7310
      @shugricaliwarsame7310 3 ปีที่แล้ว

      @@Sabrinamedia1 mahadsanid quruxeey horay usoco hagar la aan abaayo alaha kula garab galo insha allah xoogkuguma lihin lacagna kuguma siino ee waa walaaltinimo xabiibti qeeyr badan allaha kusiiyo amiin amiin amiin ya rabbi 🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤

  • @AminaYussuf-x2z
    @AminaYussuf-x2z 20 วันที่ผ่านมา

    Anika wax arky anik ku dhacay god dheer o busaner ah dad wxa dhahaya i cawiya ima cawinayn kadib hal mr aya kso bxay 😢

  • @hooyomaryan5170
    @hooyomaryan5170 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abyo ma i so jawabtii mcn

  • @BahjoShire-fw5yw
    @BahjoShire-fw5yw 3 ปีที่แล้ว

    Wll anigu waxan ku riiyod wilkaga oo suuli qadayah suligun wuxu ah suli cusub wlll bal iso sheeeg

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah beautiful explanation, waxaad kahadashay waa xaqiiq xabiibti
    Rabi haku xifdiyo walaashay

    • @Sabrinamedia1
      @Sabrinamedia1  3 ปีที่แล้ว +1

      Amiin ukhtii dhamaan tena

    • @aishayusuf4545
      @aishayusuf4545 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Sabrinamedia1
      ascw , xabiibti riyooyin ayaan rabay in la iifasiro xageen kaala soo xiriiraa In-shaa Allah
      Ascw abaayo

    • @UmuDahran72
      @UmuDahran72 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@Sabrinamedia1asc abyo wxn ku riyoday ano musqul ku jiro hdana nag iguso gashe ila dagalyso dad aya iga qabty wx igumay dhufan

  • @nashaadnuura5421
    @nashaadnuura5421 2 ปีที่แล้ว

    masha Allah tabarakaallah abaayo waxan kuriyoday anigo kudhacaya musqul qadiimi ah hadane gabar igu dhaheyso waa qatar musqushaan ee Midas fican gal abaayo iso jawaab

  • @umusufyan9913
    @umusufyan9913 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo kheyr allaha kasiiyo abaayo waxan kuriyodey Caara Caaro guriga kabuxda waana xuubkeeda cadaanka ah ama gurigeeda nalalki guriga iyo darbiga kabuuxo aniga wan xaaqaayey ama nadifinayey iiso fasir xabibty

  • @samirasa8523
    @samirasa8523 2 ปีที่แล้ว

    Walal waxa ku riyoode wiil aan is guursan rabno hoyadiis oo aan isbaraneno markan utage ayey iga hor keentay caay iyo dhaga hadal Ane waan ku caaye riyada wana kala tagne wiilkina meesha ku kala harne wa maxay riyadas

  • @umuanwar4330
    @umuanwar4330 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo xaaskayga waxay kuriyotay dixiri korkeda ay kadaadineyso iyo albabka gurigana dixiri ayaa yaacayay wana xaamilo fadlan abaayo ifasir wanka walwalsanahay

  • @yusufabdiadenyaabe3507
    @yusufabdiadenyaabe3507 3 ปีที่แล้ว

    ASC WALASHAY GACALISO WAXAAN KU RIYOODEY ANOO AKHRINAYA SUBXAANALAAH ALXAMDULILAAH WALAA ILAAHA ILA LAAH ALAHU AKBAR II FASIR ALLAHA KU BARAKEEYEE

  • @fardowsaahmed3520
    @fardowsaahmed3520 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid xabiibti jawaabtii waan helay

  • @hayatahmed3332
    @hayatahmed3332 2 ปีที่แล้ว

    Wllo waxaad ka so hadashaa suuliga nadiifta ah oo waliba allaab nadiifi kaaga jirraan

  • @khadracadaawe5845
    @khadracadaawe5845 8 หลายเดือนก่อน

    Asc wllo waxaan ahay single waxaan ku riyooday aniga oo jooga hoteel aad u qurux badan oo aroos kah jira gabadhaa oo diidaysa miisiga sawira dhamaan wixii xun oo dhan marka anigu aan ku taageersanahay marka wuxu ahaa aroos bilaah miisi ah wiilka guursanaya sheekh ayuu ahaa qamiis ayuu xidhna

  • @hibofaarax5076
    @hibofaarax5076 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abaayo jawabtayda halban helay jazakallah😍

  • @nuro1148
    @nuro1148 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs abyo jazakallahu kheyr

  • @queenaraweela3188
    @queenaraweela3188 3 ปีที่แล้ว

    Asc abyo ani ima soo fasirin riyadeyda plz i fasir waxaa ku riyoday anigo la isiinayo oo la igu qasbayo wiil adeerkey dhalay jazakallah xbbti wan ka sugaa

  • @MaryanAbdi-jl6me
    @MaryanAbdi-jl6me ปีที่แล้ว

    ABaayowaxaakuriyoody Sankar anooduranaa oodahbgishanaa snka

  • @AaBb-sf2py
    @AaBb-sf2py 3 ปีที่แล้ว

    Asc abayo hadan kuso biray bajka waxan kuriyoday walashey oxanun san olaqutan sarayo ilaa matkidambo anriyo kuarko quuf oidha haya sixirki ilhan losameyay wakana waxyna isujiren tiin iyo waxyaba kale oqasqasan ama lomodo matak inay yahin isofasir xabibti jasakalahu qaayr

  • @anisajamamaxamed9173
    @anisajamamaxamed9173 2 ปีที่แล้ว

    Asc w w abaayo mcn nin ayaan is guursany goor dhow ninkii wuutagy nairobi bu aadey hooyadey ayaa 4hbeen waxay kuriyooty 2jeer isagoo doonaya inuu shukaansado 1marna isagoo qaba oo cunug hooyo ka dhinty dhawaan dhahaya anigaa dhaly hooyana waa laqabaa riyadaas waa iga yaabisay bal iiso jwb sida ugu dhakhsaha badan wlashy mcn

  • @ayanbilan3542
    @ayanbilan3542 3 ปีที่แล้ว +1

    ASC abayo inan kulaso xiriiro Ayan rabah xagen kagala soo xiriira?

  • @farxiyocabdulahi5383
    @farxiyocabdulahi5383 2 ปีที่แล้ว

    Asc abayo waxan raba riyo inaad iifasirto waxan ku riyooday anoo musqul dhaqaya wiil aan dhalayna meel iidhow buu fadhiyaa asagoo khamiis qaba

  • @aaminosiman783
    @aaminosiman783 2 ปีที่แล้ว

    Xabiibti riyada rabaa in aad iifasarto biidni laah ee seecml meeshaas maan kusoo qoraa

  • @zuhuurise6510
    @zuhuurise6510 3 ปีที่แล้ว

    Naa hedhe waxanku riyoday ano dahab kaso guraya aniga good waxa ila joogtay fanned wayin marka dahabki waxan kaso gurney god waxana isku haysanay inu yahay dahab iyo inu yahay buug ama waxan dahab ahayin iso fair illahay aya wax over thank u

  • @ubahali1446
    @ubahali1446 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @farhiyoali9179
    @farhiyoali9179 3 ปีที่แล้ว +1

    Asalam caleykum abaayo xagee Kala Soo xiriraa

  • @haniabdiahmed9663
    @haniabdiahmed9663 3 ปีที่แล้ว

    Asc wll waxkusooqoro iigamsoojawabti wll waxan kuriyoday anigoo uur le oodabeedan waan waya

  • @barlinahmed9754
    @barlinahmed9754 3 ปีที่แล้ว +1

    ManshaAllah khery allah hakusiiyo

  • @abdiwakil-vm8dn
    @abdiwakil-vm8dn ปีที่แล้ว

    Riyada timaha lagajarya

  • @khadracadaawe5845
    @khadracadaawe5845 8 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @suldaanaosmaa9183
    @suldaanaosmaa9183 3 ปีที่แล้ว

    Wllo qali waxad ka sohadashaa suliyada nadiifta ah

  • @jamaalali7417
    @jamaalali7417 3 ปีที่แล้ว

    asc wll soo sheeg riyada daynta laguu haysto ama aad uhaysato dadka

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 3 ปีที่แล้ว

    Abaayoy aadbaan kuugu baahnaa walaashey please inteen kaalasoo xiriiraa

  • @nimcocninco9752
    @nimcocninco9752 3 ปีที่แล้ว

    Asc wll waxaan ku riyoday ilmo yar o abihiis wado aan xafayad ka badaley ilmihi aan nabar ka riixay wasaqdi ka soo baxday cunigi a gacanteyda bidix iga gashay markan riixo meshas tixiri cad aka soo baxayo horana kasii dilayay gobsor wll isoo jawab

  • @bintyuu2576
    @bintyuu2576 3 ปีที่แล้ว

    Asc abayo meelaha wax lagugusodiro nosoqor

  • @yaasmiinibraahim4655
    @yaasmiinibraahim4655 3 ปีที่แล้ว

    Asc gobsan plze intee kaala soo xiriiraa oo aan kugu soo diraa riyooyinkeyga riyooyin Ayaa igu Aruuray wax ii fasiro Ayaan la ahay

    • @Sabrinamedia1
      @Sabrinamedia1  3 ปีที่แล้ว

      instagram.com/gobsan_gobsan?igshid=1o10tevmo61ll
      facebook
      facebook.com/fasiradariyoyinka.gobsan

  • @deganmohamed9897
    @deganmohamed9897 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wllo shukran

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 3 ปีที่แล้ว

    Please illasoo xiriir

  • @nasriinmaxamad77nasriinmax16
    @nasriinmaxamad77nasriinmax16 3 ปีที่แล้ว

    Asc abayo iisoo fasir afar riyo anigoo leey dhahayo weey kucafisay wax ayeey kugu heysatay weey iska kaa dhaaftay waane sodohdey tanlabad aabaheey oo colosha laga qalay oo aan dhahayo maxaa leeygu soo shegi waye oo leeydhahayo shaqo maheysan asigane lacag ayow u baahna tan sadaxaad wiilyar oo cida aan ushaqeeyo oo masqusha oow kusaxarooday anigoo biyo kufuray biyo oo dhaqayo masqusha tan afarad waan sookacay sacada fiiriye waqtiga salada masqusha ayan galay saan usoo weesa qato waane sooduko rabay abayo cules ayaa isaran sodohdey guurkena rali kama aha dhorjer eeyku dhahday soofur xaskada abayo iisoo fasir riyooyinkas Shugran abayo wane leey qaba ilmo iima joogan

  • @umusufyan9913
    @umusufyan9913 3 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo waxan kuriyodey anigo guryo badan oo qurx badan an dhax socdo on ad ufirinayo wana kufarxsana inan siifirsado qurux doda abaayo iiga sojawab fasirkoda mahadsanid

    • @najiibhalane2721
      @najiibhalane2721 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc abaayo waxaan kuriyoodaa markasta

    • @najiibhalane2721
      @najiibhalane2721 3 ปีที่แล้ว

      Anigoo markasto arkaayo xaar farabadan oosaxanka musqusha kabuuxa maxatahay fasirkeeda iiga soojawaab