Yaab: Gabar Mareykan ah oo si fiican Af Soomaali ugu hadasha

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 223

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว +15

    Masha aalah wan jeclahay af somaliga wligayna ma ilawi doono luqadayda❤af Sweden and English Arabic Turkish intaba wan kuhadlaa mana ilawo luqadayda🤗😍🙏

  • @wiiliskaako5875
    @wiiliskaako5875 7 ปีที่แล้ว +10

    wlh kuwa somali sheganaayo oona afsomali aqaan ayaa ayaandaro ah gabadhani wlh afsomali aad bay u baraty mansha alh

  • @keysejama6406
    @keysejama6406 8 ปีที่แล้ว +6

    ilaahay ha ku soo hanuuniyo aamiin aamiin

  • @amalabdiwahab8436
    @amalabdiwahab8436 9 ปีที่แล้ว +45

    Masha allah fahiiima gabar fariiiid ah baaaa tahay thnkz

  • @SUHAYBJOKEF2021pk
    @SUHAYBJOKEF2021pk 2 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadhan hadda xagay ka dhacday wlhy waa gabdh xishood iyo akhlaaq qalbi ficn m.allah ma islamty imika

  • @abdirahmanhirad2426
    @abdirahmanhirad2426 9 ปีที่แล้ว +13

    Wow. that is staggering!!! congratulations Fahima you have done some thing extraordinary. to learn Somali in just 3 years is beyond believe. Even you speak this language more than some of the Somali's speak. You are simply genius!!!

  • @maxamedcali5572
    @maxamedcali5572 6 ปีที่แล้ว +18

    Masha Allah fahima wadbaratay afkasomaliga lkn dinta islamkana ilahay hakugu hanuuniyo

  • @sixunwaxusheegsixirwaakada6175
    @sixunwaxusheegsixirwaakada6175 7 ปีที่แล้ว +13

    waa gabar qalbi nadiif ah

  • @abiyow10
    @abiyow10 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah waa Gabar Dariid ah qalbi wanagsan allow imanka qalbigeda gali

  • @MohamedIbrahim-cr6vb
    @MohamedIbrahim-cr6vb 7 ปีที่แล้ว +12

    afsomaliga waaa luqadaha ugu wngsn msha'allh

  • @nasrifatih1541
    @nasrifatih1541 7 ปีที่แล้ว +22

    Wlhi somalida qaar ayey dhanta

  • @mkdigniin2555
    @mkdigniin2555 7 ปีที่แล้ว +10

    Illahaw so haday qoftan waxa ad I cajabisay siday illahay ugu xamdi naqayso rabina in u hal yahay u amin san tahay

  • @maxamedcali5572
    @maxamedcali5572 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah afka somaliga sifican ayey ubaratay ilahay ha baro diinta islaamka amiin

  • @cabdiraxmaanxirsi23
    @cabdiraxmaanxirsi23 ปีที่แล้ว +3

    Gabadh qaali ah, qalbina fiican. Congratulations Fahama you're welcome, your fluency in somali is above the excellence, your tone, eloquence, and confidence in above the everage somali adults. I've given you 5 star, and from now onwards you remain my sistar. Conver my many greetings and best regards to MY seedi ( your husband & young daughter. I live in Kismayo.

  • @googaacadalee
    @googaacadalee 9 ปีที่แล้ว +18

    Si wanaagsan ayay u baratay wlh masha allah.
    Waxa ku rajeynaa in aa si ka siifican ubaratid
    #fahiima.

    • @Samiira87
      @Samiira87 9 ปีที่แล้ว +8

      af lagu hadlo macno samayn maayee anigu waxaan ka helay siday ilaahay inuu hal yahay u qirtay uguna mahad naqday ilaahow diintaada suuban ee islaamka ku soo Dar oo ay noqotaa gabadh muslimad ah oo ay ku daydaan in badan oo ay asxaab yihiin oo haysan diinta islaamka.

    • @fdcvch2176
      @fdcvch2176 7 ปีที่แล้ว

      Axmed shakur

  • @shucaybburcaawi915
    @shucaybburcaawi915 7 ปีที่แล้ว +4

    mansha alleh alleh ahw barkeeyo barshad afka soomaalida
    insha alleh islaamnimadu way ku xigaa

  • @zainabesse8609
    @zainabesse8609 4 ปีที่แล้ว +3

    انا يمنية و بعرف ٤ اللغات
    1-ARABIC
    2-Somali
    3-Farance
    4-ENGLISH

  • @maxamedcali5160
    @maxamedcali5160 6 ปีที่แล้ว +4

    MaashaAllah Fahiima way iga yaabisay.

  • @monirwarsame7244
    @monirwarsame7244 7 ปีที่แล้ว +16

    way ficntay barashada luuqaduu iyo isdhexgal bulshaduba

  • @zahraabdi4498
    @zahraabdi4498 6 ปีที่แล้ว +4

    Damn anigoo somali ah bay iga taqaanaaba wow

  • @cabdulaahiyare8006
    @cabdulaahiyare8006 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh allha jidka toosan afsoomali ha ka dhigo amiin

  • @ruweydaismail8205
    @ruweydaismail8205 7 ปีที่แล้ว +2

    Fahiima mabaruug .Wii looveyuu walaashey ku soo dhawaaw Somalia waa wax fiican Aniga waa Maryan ee ila soo xiriir tnkz.

  • @maystudiomotivation6362
    @maystudiomotivation6362 9 ปีที่แล้ว +6

    ilaahay ha soo hanuuniyo

  • @fowziinaragah7824
    @fowziinaragah7824 9 ปีที่แล้ว +21

    Ninkan wareeysanaaya iyadaa ka afsoomali wanaagsan.

    • @MubarakTMC
      @MubarakTMC 6 ปีที่แล้ว

      fowzi ina ragah

    • @hanadgigis8049
      @hanadgigis8049 6 ปีที่แล้ว

      fowzi ina ragah waa runta walaalo

    • @yakubshariff7197
      @yakubshariff7197 6 ปีที่แล้ว

      fowzi ina ragah laila baar

    • @Hassanxiin
      @Hassanxiin 6 ปีที่แล้ว +1

      wan kugu taageersanahay zxp ninkan waraysanaya ayaaba ajnabi lamoodaa afsomaligaa ku yar

  • @abdifitaah1462
    @abdifitaah1462 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha.allaaah fahiimo nolow horey u soco

  • @aashainacabdirizaak6575
    @aashainacabdirizaak6575 5 ปีที่แล้ว +1

    fahiima af soomaali ayaa uordaysaa anaga engiliish lakin ilaah haku soo hanuuniyo aamiin

  • @honeylove4100
    @honeylove4100 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaaah Fihiima wan kufarxsanahay saad ugu hadlaysid Afsomaliga Somaliya na waan kugu casumaynaah malin u noo imoow horay usoco

  • @munaismailsoomxaanalahwaxa7481
    @munaismailsoomxaanalahwaxa7481 7 ปีที่แล้ว +13

    ilahow ku naaxariiso adeer kay sahye miire dahcar

  • @fuaadmahdi6835
    @fuaadmahdi6835 7 ปีที่แล้ว +12

    fahiima luqada sifiican bad u baratay nice

  • @fadumomaxamed3075
    @fadumomaxamed3075 5 ปีที่แล้ว +2

    Inshaalah diinta ilaahay hakugu hanuuniyo walashey

  • @mahdiyoungpubg7323
    @mahdiyoungpubg7323 6 ปีที่แล้ว +5

    Waaw fahiimo gabar jecel somali

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 ปีที่แล้ว

    OP Fahima mash allah siday u had layso🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 5 ปีที่แล้ว +2

    Insha Allah Ilaahay diinta ku soo hadee

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 ปีที่แล้ว

    Allah waxaan ka baryayaa in fahiima muslim ka dhigo oo diinta islaamka ay qaadato oo Allah hanuunka lehee uu hanuuniyo wa gabar qalbi fiican maadaama ay tiri somalida ay jeceshahay iyo dhamaan muslimiinta ay jeceshahay

  • @tayaysteinayuusuf3776
    @tayaysteinayuusuf3776 8 ปีที่แล้ว +7

    wllahi waa fany gabdhani waaaw

  • @ibroosman6194
    @ibroosman6194 4 ปีที่แล้ว +1

    mashaa allaah somaliga so fiican ayey u baratey halkaa kaga

  • @abdiazizsalah912
    @abdiazizsalah912 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah gabadhan in badan ayaan dhegeystay waa qof farxaaniyad ah oo qalbi wanaagsan. Oo weliba intay somali la shaqeysay afkii baratay aan wanaag maahe xumaan inaga sheegin kaga daran a waxay inoo sheegtay in afkena iyo dhaqankenuba aad u wanaagsanyahiin oo aynaa dayacin. Aad baan u jeclan lahaa in aan mar uun la kulmo fahiima iyo gabadheda layla

  • @Gaabey
    @Gaabey 9 ปีที่แล้ว +1

    Wow...I saw her video while back and I must I'm very impressed her. May Allah guide her to the straight path. Fahima you're inspiring! :-)

  • @TheSamale
    @TheSamale ปีที่แล้ว +1

    Well done, my language is Kushitic original and older than Egyptian. You now know the secrets of ancient history thank you.

  • @ibrahimtoreye6636
    @ibrahimtoreye6636 7 ปีที่แล้ว +12

    Gabadhaan Af somaligeedu waa fasiix,

  • @rihaamahmed6124
    @rihaamahmed6124 6 ปีที่แล้ว +3

    masha alah 😍

  • @amiinmaxamedbajamis561
    @amiinmaxamedbajamis561 6 ปีที่แล้ว +1

    Abayo wlhi qatar ayaa tahay somaligaaga

  • @jibriilhasanxaaji1477
    @jibriilhasanxaaji1477 6 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahow kusoo hanuuni dinta islaamka waxka fahansiiya wllayaalow waa gawar wanaagsan maasha alaah

  • @mahad6163
    @mahad6163 6 ปีที่แล้ว

    mansha Allah Allah so hanuniyo wa gabar qalbi wanagsan

  • @nadhiitransport3797
    @nadhiitransport3797 5 ปีที่แล้ว +2

    Woow....Woow...Amazing...Not only my kids who are pure Somalis cant even carry out a sentence in their mother tongue and here your Stacey (FAHIMA) from Illinois with beautiful Somali language. Amazing...Ilahi xaku barakeyo o ilahi dhintah na ku siyadhiyo AMIN....

  • @abdiahmed4612
    @abdiahmed4612 9 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaha fahiima

  • @iibgeeyeonlinemarket1210
    @iibgeeyeonlinemarket1210 4 ปีที่แล้ว +1

    Waraysiga ayaan sax ahayn

  • @qaasaaliahmed3040
    @qaasaaliahmed3040 8 ปีที่แล้ว +6

    come visit Hargeisa any time, most save city in Somali,to improve ur somali language

  • @mahamudbindhe7881
    @mahamudbindhe7881 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allah qosolkedan ka helay
    ilahayna haso hanuniyo fahima

  • @MohamedAhmed-er4tx
    @MohamedAhmed-er4tx 6 ปีที่แล้ว +1

    good girl thank you because you learn af somali

  • @fahomyousuf4840
    @fahomyousuf4840 8 ปีที่แล้ว +15

    my saamigayga go fahima lol 💖💖

    • @muzamilsaid8299
      @muzamilsaid8299 7 ปีที่แล้ว

      unnnfahom l
      iymoousufnnķ mklkommmlkjj nb jn

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 3 ปีที่แล้ว

    Allha soo Hanuuniyo islamka Allha ku soo Daro

  • @ugaskafitness2544
    @ugaskafitness2544 7 ปีที่แล้ว +5

    mash Allah it's wanderfull whli

  • @ahmedbarre2627
    @ahmedbarre2627 5 ปีที่แล้ว

    Wllhy waa gabadh adag we love you all somali people

  • @onkodadaan5457
    @onkodadaan5457 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wa gabar wangsan

  • @youngbale3825
    @youngbale3825 8 ปีที่แล้ว +1

    mansha Allah fahiima

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 6 หลายเดือนก่อน

    CONGRATULATIONS SHE IS HERRO AND I NEVER BELIEVE HOW SHE SPEAKS SOMALI LANGUAGE. .FAHIIMA. LONG LIVE ...

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 5 ปีที่แล้ว

    Fahiima Mansha Allah Nolow sister

  • @deeqoplueyes481
    @deeqoplueyes481 6 ปีที่แล้ว

    Walashey fahiima wlh aaad ayaan ufarxay maasha allh

  • @jibriilhasanxaaji1477
    @jibriilhasanxaaji1477 6 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah laakin muslimad matahay suaal isweydiin ubaahan

  • @ismailesa1785
    @ismailesa1785 3 ปีที่แล้ว

    Waaaaw mansha Allah

  • @jamiilanuux2118
    @jamiilanuux2118 6 ปีที่แล้ว

    maash a alaah waa gabadh fariida

  • @momohassan5910
    @momohassan5910 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah"

  • @ixsaan9294
    @ixsaan9294 6 ปีที่แล้ว

    mashllh fahiima wad fiican tay

  • @nadiahassan2409
    @nadiahassan2409 7 ปีที่แล้ว

    wooooow nice

  • @user-nc5em1dw8y
    @user-nc5em1dw8y 6 ปีที่แล้ว

    well done work

  • @sabrinabdikarin8997
    @sabrinabdikarin8997 6 ปีที่แล้ว

    Waaw I liked

  • @Somalis
    @Somalis 8 ปีที่แล้ว +1

    wàaaaaaaaw amzn nic lnga somaliski

  • @CadnanCadnangulid
    @CadnanCadnangulid 6 ปีที่แล้ว

    Mazha Allah

  • @yurubasad9727
    @yurubasad9727 6 ปีที่แล้ว

    Maaash allah

  • @maxamedcali5572
    @maxamedcali5572 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllo ilahay haku xafido fahiima

  • @farhiyamohamedhaji549
    @farhiyamohamedhaji549 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah walahii waa fasiix

  • @adayga5827
    @adayga5827 ปีที่แล้ว

    You are 4th person who speaks soomali language I have ever seen.

  • @Dailyshowskills
    @Dailyshowskills 7 ปีที่แล้ว

    mansha Allah sifiican ubaro

    • @marwahersi8547
      @marwahersi8547 7 ปีที่แล้ว

      mansha Allah,Allah haku sohadeyo

  • @shukriahmed1357
    @shukriahmed1357 6 ปีที่แล้ว

    Fahima maanshaa allaah hambalyo kolay caruurtayda waadkaga fiicantahay soomaaliga waa kaa barandoonaan waxaad tahay qof aykudayanayaan dhalinyarada xaga afka soomaaliga barashadiisa

  • @user-yw9dy4ov1v
    @user-yw9dy4ov1v หลายเดือนก่อน

    Oh my dear sister be save be well and healthy and wealthy as long as you living in the world

  • @khadijaibrahim6788
    @khadijaibrahim6788 6 ปีที่แล้ว

    maan sha allah fihima soo dhoowo walalo macanto qali

  • @abdikanibashir2760
    @abdikanibashir2760 6 ปีที่แล้ว +2

    wuu adagyahay wllhi kulahaa

  • @saidibrahim5931
    @saidibrahim5931 4 ปีที่แล้ว

    masha,allah fahiima

  • @Hameez20
    @Hameez20 4 ปีที่แล้ว

    Fahmaa walal macane kusodawow islannimada alla haa kuguu sohadeeyo inshll walal mcnane wana xaris haduu alla kufahansiya inshll alla karajaynaya inuu kuu fahansiya inshll

  • @sumeyaosman4528
    @sumeyaosman4528 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @fartunadan5644
    @fartunadan5644 5 ปีที่แล้ว +1

    Welcome to somalí language sz

  • @Ruxanta1991
    @Ruxanta1991 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah fahima waxa tahay boqorada aduunka sodhawow

  • @user-zn1mv2vy5y
    @user-zn1mv2vy5y 6 ปีที่แล้ว

    Nzp iga dheh 😍😍😍

  • @KhalidKhalid-rv9ro
    @KhalidKhalid-rv9ro 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllhi dad badan bey dhaantaa

  • @abdirazakgarad8785
    @abdirazakgarad8785 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah gabar fiican Fahiima

  • @akianaaica6254
    @akianaaica6254 6 ปีที่แล้ว

    Love you fahiima (stacey

  • @mohaamuhudinmohaa5189
    @mohaamuhudinmohaa5189 6 ปีที่แล้ว

    Fahiima gabar fican baatahay soo dhawoow walashey mcn

  • @lamaajnani4985
    @lamaajnani4985 7 ปีที่แล้ว

    fahiimo cdy wlhi qtr thy 😍😍😍😍

  • @amalsomalilander4925
    @amalsomalilander4925 6 ปีที่แล้ว

    Mashlahhhhhhhhhhh

  • @abdallaabdimohamed5737
    @abdallaabdimohamed5737 6 ปีที่แล้ว

    Msha allaah

  • @abdiazizsalah912
    @abdiazizsalah912 ปีที่แล้ว

    Masha allah fahima qof calool fayow weeyan

  • @muxamedsheykh3630
    @muxamedsheykh3630 7 ปีที่แล้ว +2

    gabadhani caadi ma ahan

  • @ruwaydabarkhad9976
    @ruwaydabarkhad9976 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha'Allah she is more somali than me

  • @maqanemedia3988
    @maqanemedia3988 7 ปีที่แล้ว +6

    islaaanimda kuboooriya

  • @daganeofficial7217
    @daganeofficial7217 7 ปีที่แล้ว

    manshlaha

  • @halapretty2159
    @halapretty2159 8 ปีที่แล้ว

    soo cute 😘😘😘😘😘😘

  • @alihaykalmahmed7628
    @alihaykalmahmed7628 6 ปีที่แล้ว +1

    Fahima nez
    Waad fiicantahy

  • @ismaaciilmacalin189
    @ismaaciilmacalin189 6 ปีที่แล้ว

    masha alla fahima

  • @hashimsahane3213
    @hashimsahane3213 5 ปีที่แล้ว

    Nice fahiimo hooray u sooco