Barashada photoshop cc19 casharkii kowaad 1 sida losoo dagsado cc19

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ย. 2019
  • Halkaan ka daawo barashada photoshop cc19 isbuucii 4 jeer kusoo biir group WhatsApp oo ku dhufo linke 👇👇👇
    chat.whatsapp.com/ByA0gq35EfS...
    Kusoo biir channel telegram oo la dag software photoshop cc19
    t.me/garaadsoo

ความคิดเห็น • 117

  • @AbdulkadirMohamad
    @AbdulkadirMohamad 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah ustaad aad ayad u mhsnthy

  • @axmedcali3951
    @axmedcali3951 3 ปีที่แล้ว +13

    masha Allaah sxb aad iyo aad u mahadsantahay, hawshan badalkeedana Allaah ha kuu barakeeyo wakhtiga, jidhka ,caqliga iyo nolosha oo dhan aakhiro iyo aduun. AAAMIIN. mahadsanid.

    • @saminayiiz6232
      @saminayiiz6232 2 ปีที่แล้ว

      aniga casharkaan mafahmina waana ubaahanahy

    • @saminayiiz6232
      @saminayiiz6232 2 ปีที่แล้ว

      what's app haliiga caawiyo

  • @ismacilyare5162
    @ismacilyare5162 4 ปีที่แล้ว +5

    M.a keep going bro

  • @hafsaapdi
    @hafsaapdi ปีที่แล้ว

    aad ayaad umahad san thy ustaad thks wn ku soodhi inshaa allah

  • @qadardheereoffecial8303
    @qadardheereoffecial8303 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah keep going

  • @cabdishakuurcasse4901
    @cabdishakuurcasse4901 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wll شكر لك waad noo faaiidaysay

  • @nourmohamed2522
    @nourmohamed2522 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid masuul sare aniga runtii aad ayaa uga faa,iday muuqaalkaan

  • @waaciyechannel8748
    @waaciyechannel8748 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa kula socdaa bro casharadada waa ka helay

  • @funnyvideos-hl8mm
    @funnyvideos-hl8mm 4 ปีที่แล้ว +3

    Hore usiiwad bro

  • @abdilahihirsigalow2531
    @abdilahihirsigalow2531 ปีที่แล้ว +1

    shukran ustaad alle haku sharfo

  • @nasridayib4436
    @nasridayib4436 4 ปีที่แล้ว +3

    keepp going pro

  • @shakuuuradenxuseeen3361
    @shakuuuradenxuseeen3361 ปีที่แล้ว +1

    Bisha ayaan bilaaway caawniaad baan kaa rabay halkee kala sop xariiraa ustaaad

  • @hoosowcade422
    @hoosowcade422 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going

  • @yaasiinmohamed2128
    @yaasiinmohamed2128 4 ปีที่แล้ว +4

    respect pro 👏👏👏👏

  • @alimaak9751
    @alimaak9751 4 ปีที่แล้ว +6

    Anigaa igu horeeya maanta inta igu xigta like

  • @muscabpro2230
    @muscabpro2230 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad

  • @sadickmahamoud3917
    @sadickmahamoud3917 4 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid garaadso chanel

  • @abbazahmed2847
    @abbazahmed2847 4 ปีที่แล้ว +4

    Tnx msule sarre 🙏🙏

  • @deqalul1096
    @deqalul1096 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahu kheyran

  • @abdirahmanmuhammed5088
    @abdirahmanmuhammed5088 3 ปีที่แล้ว +2

    macalin sideen ugu mid noqonkaraa groupka talegram

  • @user-ch3dh7gd9k
    @user-ch3dh7gd9k 7 หลายเดือนก่อน

    halka layarka ku saabsan ayaan fahmi waayey ustaad adoo mahadsan

  • @geeleamursal3395
    @geeleamursal3395 2 ปีที่แล้ว

    aad baad u mahadsantahay.

  • @abdijibarhersi2859
    @abdijibarhersi2859 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad 3sano ka bacdi ban ka faideysanaya

  • @FatxiFatxi-yr1sv
    @FatxiFatxi-yr1sv ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustaad

  • @mohamedabdirashiidmuse2328
    @mohamedabdirashiidmuse2328 3 ปีที่แล้ว

    thanks Ustaad

  • @MCM1263-
    @MCM1263- 2 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad

  • @maxamedamii
    @maxamedamii 2 ปีที่แล้ว +2

    ustad waxan codsaneynaa koorsa ku saabsan corel drawx7

  • @Liban-17
    @Liban-17 2 ปีที่แล้ว +1

    Macallin hadda ayaan u baahnaa photoshopka iyo dhamaan barnaamijyafa video editing programyada xageen ka helaa

  • @KHAAMIS
    @KHAAMIS 3 ปีที่แล้ว +1

    ʀᴇsᴘᴇᴄᴛ 💪

  • @mohadhaformohadhafor7121
    @mohadhaformohadhafor7121 3 ปีที่แล้ว +2

    sxp telegram waan galay mana arag photoshop

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 3 ปีที่แล้ว +1

    ustaad markaad dooratay new backround cabirkiisa nomaad sheegin fadlan noo sheeg 13:42

  • @apaazhasan5201
    @apaazhasan5201 2 ปีที่แล้ว

    ustaad hada hdii aan muqalda dawanaya photo shop cc20 ma isticmaali karaaa

  • @mr.hassantechtutorials6
    @mr.hassantechtutorials6 2 ปีที่แล้ว

    Bro iam using chroombook chrome Os sidee usoshobtaa adobe photoshop

  • @yaxyemaxamed5672
    @yaxyemaxamed5672 3 ปีที่แล้ว +1

    teacher waxaan jeclaan lahaa inaan helo link ga ama halkii aan kala soo dagi lahaa photoshop app

  • @kabadheere1437
    @kabadheere1437 3 ปีที่แล้ว +1

    macalin waxaan doonaynaa cabbirada stickers

  • @s.xogahacusub
    @s.xogahacusub 2 ปีที่แล้ว

    Wlalkayooe xagaan kala soo xidhiii si gaara

  • @cabdiasis7213
    @cabdiasis7213 ปีที่แล้ว

    aad iyo aad aya teacher ugu bahnay barashada photo shopka mrks link xage kahelee fadlan iso jwp

  • @user-ll8je5mk2o
    @user-ll8je5mk2o ปีที่แล้ว

    asc zxp mcn waxaas la dagsanaayo maku jiro maka saarte

  • @cabaasxuseen7659
    @cabaasxuseen7659 4 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @MohamedHassan-bh3rm
    @MohamedHassan-bh3rm 4 ปีที่แล้ว

    bro telegram maxa nogeyne inta manoso dhigtid adigo mhdsn

  • @makimansoor1337
    @makimansoor1337 3 ปีที่แล้ว

    applicationks wnka wyay telegramka ustaad mxan smeya wn ubahanahy

  • @ikraan8218
    @ikraan8218 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid lkn waan lahay app inkastoo waqti tahay muqalkan wali maku jiraa photoshop app

  • @galabguurechannel5536
    @galabguurechannel5536 2 ปีที่แล้ว

    Asc waxan ahay ardada kuso biirtay youtube kaan waxan donayaa in photoshop lasoo dago siden ula soo dagaa

  • @wadadatoosan
    @wadadatoosan 3 ปีที่แล้ว

    Walaal version 2021 xagee kaheli karaa

  • @jihaanjiinaahmed6152
    @jihaanjiinaahmed6152 4 หลายเดือนก่อน

    Sidee ula so daga appka photo shoppka

  • @samiirofficial2798
    @samiirofficial2798 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllo sawrada sida loogu habeeyana noogu soo dar adoo mahdsan

  • @hanadahmedmohamed1201
    @hanadahmedmohamed1201 2 ปีที่แล้ว

    Wll Adobe fotoshopka Linkiga Noo soo dhig si aan udagsano

  • @aweysnuur8827
    @aweysnuur8827 ปีที่แล้ว

    Zxb hadaan imaanay leesideekuhelidona

  • @daddylonglegs6543
    @daddylonglegs6543 3 ปีที่แล้ว

    telegramka waaa kan waayay inkasto aan manta kuso biirey seeen kuhelaa softwareka

  • @nadiirvlogs2747
    @nadiirvlogs2747 4 ปีที่แล้ว

    Ma soo dagayo photoshop

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 3 ปีที่แล้ว +1

    ustaad casharada nosoo badi iinsha allah

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  3 ปีที่แล้ว +2

      dhamaan casharada way ku jiraan

    • @engmuuseofficial1519
      @engmuuseofficial1519 3 ปีที่แล้ว +1

      @@GARAADSO ustaad waad ku mahasan tahay inaad isoo jawaabtay cashardana waan dawan doona ee telegramkaaga iisheeg

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  3 ปีที่แล้ว

      @@engmuuseofficial1519t.me/garaadsoo

  • @mubarikalikubad9665
    @mubarikalikubad9665 4 ปีที่แล้ว +1

    ZXP WAAN KA WAAYAY TELEGRAMKA APPLICATIONKAN

  • @ibraahimabdikadir4615
    @ibraahimabdikadir4615 3 ปีที่แล้ว

    Sxb sidee loo sameyaa sawir teesar cabirkiisa vedio yadada kuma jiraan

  • @mssrodaahmed1553
    @mssrodaahmed1553 2 ปีที่แล้ว

    App ka telegram wn ka waayee xageen ka helaa plz

  • @khayrqabe3108
    @khayrqabe3108 2 ปีที่แล้ว

    Sxp linkiga (kan photo shopka) iisoo dir

  • @ruweydaahmed5545
    @ruweydaahmed5545 2 ปีที่แล้ว

    Walalo software aanku samayn laha iimaba so dagayo

  • @mr.hassantechtutorials6
    @mr.hassantechtutorials6 2 ปีที่แล้ว

    Pls i need help

  • @suldanhashim1218
    @suldanhashim1218 3 ปีที่แล้ว

    Group whatsapka luguma soo biiri Karo maxaa qaldan

  • @kabadheere1437
    @kabadheere1437 3 ปีที่แล้ว +1

    macalin iskadaa heesta aad ku bilaabaysay marmarka qaad waxaanu ku dhagaysaan masaajid

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  3 ปีที่แล้ว +1

      Walall aad baan uga xumahay. Waan ka saaray dhamaan casharadii heestii bilowga ah ee la socotay kuwa hada ka dib aan soo galindoono insh'allah kuma soo dari doono .. mahadsanid wax wanaagsan baa isheegtay alle haku barakeeyo

    • @kabadheere1437
      @kabadheere1437 3 ปีที่แล้ว

      @@GARAADSO hye macalin aad baad umahadsanthy 👍👍👍👍👍👍👍👍💕💕💕💕💕❤❤❤❤❤❤

  • @amuunhabarwaa3001
    @amuunhabarwaa3001 2 ปีที่แล้ว

    ani waa cusbahay mantaa ku soo biire
    sideen u heli karaa software rada telegram waan ka waaye markaa Link raaceee

  • @user-zt5eq8rs4z
    @user-zt5eq8rs4z 11 หลายเดือนก่อน

    ustaad softwareka photoshop groupka wa ka la ahy ee malaga saaray

  • @abdiarab7878
    @abdiarab7878 2 ปีที่แล้ว

    prother iima soo muuqanaayo linkigaaga telegramka

  • @samiyamohamudadansamiya5753
    @samiyamohamudadansamiya5753 ปีที่แล้ว

    Walal telegram oo iso donload garaysmi wayay

  • @hamsali5258
    @hamsali5258 10 หลายเดือนก่อน

    helloo team garaadso halkan maad ka guurteeeen

  • @garmashproduction3834
    @garmashproduction3834 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll linkaga telagramka noo sii dhig saan ugu darsano insha llh wtsupka casharadi hore kama heli kartid lkn telagarmka waaa laga helaa sxb sidaa bn codasanyaa

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  4 ปีที่แล้ว

      walall casharada ka le oo dhan waa soo raacinaa linke waa kan t.me/garaadsoo ku dhufo oo halkaa kala dag

  • @luulaadan3884
    @luulaadan3884 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad waxaan rabey qaabka wndow 8 Qadloogu xariiriyo pleas iga caawi

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  3 ปีที่แล้ว

      Windows 10 oo 64 bit ah ku shubo . Midkaas kuma shaqaynayo nucan photoshop

  • @hassanhajifarah5901
    @hassanhajifarah5901 3 ปีที่แล้ว

    asc macalin waxaan rabay inaan lasoo dego software ka photoshope balse gennelka waan ka wayay maxaan sameeya adoo iga raali ah

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  3 ปีที่แล้ว

      Number WhatsApp la xariir 252626933412

  • @haashimofficial4410
    @haashimofficial4410 3 ปีที่แล้ว

    Sxb lanbarkaaga ubaahanahy
    Linkigu iima shaqernayo

  • @shuceybshow3513
    @shuceybshow3513 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc wallayaaal waxan rabay inaa lasoo dago apka photo shopka marka ifahansiya wan ubahanahay markastana wan idin kuxiranahay

  • @muniirahhusein6244
    @muniirahhusein6244 3 ปีที่แล้ว +2

    Aadba u mahadsantahay lakiin logoda iyadoo samaysan ayad soo galise 14:39 side aya laysku dhex galinya xurufta please madnoogu soo celin xaga iyada

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  3 ปีที่แล้ว

      Casharada sida loo sameeyo logo photoshop daawo way ku jiraan

    • @muniirahhusein6244
      @muniirahhusein6244 3 ปีที่แล้ว

      @@GARAADSO OK an wada eego thank u so much

  • @hireypro6846
    @hireypro6846 4 ปีที่แล้ว +3

    MA ARKO SETUPKA PHOTOSHOPKA XITAA HADAAN GALAY TETLGRAMEKA

  • @maankaab39
    @maankaab39 11 หลายเดือนก่อน

    Macalinow dadka hda ilaahay wax usahlay aa kamid ahay oo hda waqti u helay xiliga barnamijyadan so gelineysayna wxa manta heysto ma heysan marka applicationadana baahi weyn a u qabaa telegramkiina wan kawayy ee hda fursad heyso jabaabtaada wa ii mihiim thnks

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  11 หลายเดือนก่อน

      252626933412

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb aad baad u mahadsantay lkn code kii telegramka ayaa iisoo dhiciwaayay maxan sameya

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  3 ปีที่แล้ว +1

      WhatsApp number iga soo qabo . Page Facebook GARAADSO gal ka dib WhatsApp ku dhufo

  • @awsalool5313
    @awsalool5313 4 ปีที่แล้ว

    walaal photoshop portable eed bilow muuqaalka sharaxdey waan ka waayey garaadso telegram channel. ma meel kalaa laga soo dejisanayaa

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  4 ปีที่แล้ว

      La xariir 252626933412

  • @abdurahmanabdale4684
    @abdurahmanabdale4684 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @updikadirkuuku3420
    @updikadirkuuku3420 4 ปีที่แล้ว +1

    macalin uma jeedo ps cc 19 i caawi

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  4 ปีที่แล้ว +2

      wa.me/+252626933412

  • @logisticianmohamedalimoham325
    @logisticianmohamedalimoham325 4 ปีที่แล้ว

    walal group ka Teligramka seupka photoshopka waan ka waayay. ee igu caawi.

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  4 ปีที่แล้ว

      wa.me/+252626933412

  • @abdullahishukri2165
    @abdullahishukri2165 3 ปีที่แล้ว

    Waqti fogbey ahed xiliga so post gareysay

  • @hamsemohamedabdi7209
    @hamsemohamedabdi7209 3 ปีที่แล้ว

    sxp waan waaye halkeen ka helaaa
    photoshop program

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  3 ปีที่แล้ว

      La xariir number WhatsApp 252626933412

  • @abdullahishukri2165
    @abdullahishukri2165 3 ปีที่แล้ว

    Wll adigo rali aha qabkalo oo an kuso download gareysan karo miya jira

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  3 ปีที่แล้ว

      Ila soo xariir number-ka 0626933412

  • @GARAADSO
    @GARAADSO  4 ปีที่แล้ว

    hadii aad donayso setup lka photoshop booqo website-ka garaadso.so

    • @ahmedalii3203
      @ahmedalii3203 4 ปีที่แล้ว

      Sidee loola soo dagaa appka markii la jogo computerka

  • @abdallamaxamuudbaxwal2939
    @abdallamaxamuudbaxwal2939 3 ปีที่แล้ว

    sxb aaway telegramku kani waa whatsappe

  • @MN.4K139
    @MN.4K139 4 ปีที่แล้ว +1

    Marka crack ma leh

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  4 ปีที่แล้ว

      Kan waa dhacay waqtigisii ee midkale soo dagso

  • @newtechnology9940
    @newtechnology9940 4 ปีที่แล้ว

    sxpow uma jeedi likn telegram ee groupka

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  4 ปีที่แล้ว

      WhatsApp
      wa.me/+252626933412

  • @hndofficial2981
    @hndofficial2981 2 ปีที่แล้ว

    Nio wax cadiyah mad soo. Dubin wlhi

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  2 ปีที่แล้ว

      3 sano ka hor baa duubay hada waxaa la isticmaalaa photoshop cc2022 waxaan rajaynaa in waxbadan laga badalay nidaamkan

  • @wasmadafardahaiyodameyrada1364
    @wasmadafardahaiyodameyrada1364 4 ปีที่แล้ว

    Imika Muu bilaamey zxb

  • @CryptosomaliAcademy
    @CryptosomaliAcademy 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @hamsevlogs8714
    @hamsevlogs8714 3 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @hireypro6846
    @hireypro6846 4 ปีที่แล้ว

    MA ARKO SETUPKA PHOTOSHOPKA XITAA HADAAN GALAY TETLGRAMEKA

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  4 ปีที่แล้ว +1

      252 626933412