5 meel oo aad ka qarsan karto Whatsapp-kaaga.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Whatsapp-kaaga waxa uu leeyahay qeyb loogu talagalay in aad wax qarsato. 5 waxyaabood oo aad qarsan karto ayaan muuqaalkan kuugu sheegi doonaa. Fadlan la wadaag asxaabtaada.
    ----------
    Subscribe: / im252
    Like: / im252

ความคิดเห็น • 772

  • @gurey-ology
    @gurey-ology 5 ปีที่แล้ว +403

    Nabiga ku saliya waa maalin jimce ah wlyaal

  • @YahyeHussein252
    @YahyeHussein252 5 ปีที่แล้ว +168

    iM252 waxaa tahay boqortooyo,sida ay asxabta ila qabaan

    • @mohamedhassansoorow3836
      @mohamedhassansoorow3836 5 ปีที่แล้ว

      Sxbw mid maiigaaga caawin kartaa midaas oo ah qaabka loo soo ceshan karo baqshadaha ama meesejyada adigoo raali ah wll

    • @bashircali3268
      @bashircali3268 4 ปีที่แล้ว

      K..m.

    • @blackedit3798
      @blackedit3798 3 ปีที่แล้ว

      Waa run

  • @mr.blackball6628
    @mr.blackball6628 5 ปีที่แล้ว +25

    Cilmi baan kaa faa'iidey run ahaan tii mahadsanid keep going do'nt stop please!!

  • @mohaxaajidahir9668
    @mohaxaajidahir9668 5 ปีที่แล้ว +40

    Im 242 adaa u mahadsantahay
    Wax badanaa noo faideysay oon anigu ugu horeyo tnks wall

    • @handadde2493
      @handadde2493 4 ปีที่แล้ว

      Masha allah faaido ku arkey

  • @Roro_feghi
    @Roro_feghi 4 ปีที่แล้ว +19

    صلو علي النبي صلى الله عليه وسلم

  • @sagalindhojecel1870
    @sagalindhojecel1870 5 ปีที่แล้ว +1

    hayska wada dhihina hora u naqanay lkn qof kazta marka wax zo bandhigo waxa u baahan yahay dhiiri galin si bari wax anad garaneen uso bandhigo ani waxan ku dhihi laha wll hore u soco alle haku fududeeyo wax kazta 💪💪💪💪💪

  • @mankaofficail2176
    @mankaofficail2176 5 ปีที่แล้ว +28

    M. A tnx brouh you have thought me something I doesn't know

    • @globlecollege3508
      @globlecollege3508 3 ปีที่แล้ว

      𝐦𝐚 𝐤𝐮 𝐰𝐬𝐚𝐚𝐚

    • @libanali626
      @libanali626 3 ปีที่แล้ว

      @@globlecollege3508 anaa ku wsa

  • @iamartan8870
    @iamartan8870 5 ปีที่แล้ว +5

    Tnx teacher inkastoo
    Aa jeclaa inaad gasho casharada kusabsan lptopyada sida lo format greyo sida anti virus logu shubo iyo mcluumadyada ku sbsan brnamijyadaas

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 4 ปีที่แล้ว +11

    Thank you for your wonderfull skills

  • @maxmudahmed3700
    @maxmudahmed3700 5 ปีที่แล้ว +23

    Masha Allah my dear brother aad ayan ku jeclahay

  • @mohamedameen4439
    @mohamedameen4439 4 ปีที่แล้ว +1

    waad mahad san tahay zhp wlhi iyadoon cidna i barin ayaan hore u bartay dhamaan sheekooyinka ku saabsan whatsapp taasna waxa suurto-gal iiga dhigay luuqada English-ka qof kastaana wuu samayn karaa lkn dadkeenu maba eegaan ee waxay yaqaanaan uun calling iyo text la isku qoro👍👍👍

  • @Monanageye
    @Monanageye 5 ปีที่แล้ว +9

    @iM252 walal aad ayad u mahadsan tahay
    Allaha Ku guuleeyo aad ayan Ku tagera
    Intii xaqiiqdisa aragtay like Ku qabta
    Waliga waxad shegayso xaqiqda ayaa la taabta sida wllken oo kle

  • @alidahirmahamed4334
    @alidahirmahamed4334 4 ปีที่แล้ว +1

    Thank u waa baramij macqul ah oo ad u fcn fikir ahanteyda

  • @Ahmednuur_Cismaan_Ciise
    @Ahmednuur_Cismaan_Ciise 5 ปีที่แล้ว

    im252 waa meesha kaliya ee aan ka baadho marka aad doonayo shey ku Saabsan technology oo af Soomaali ku turjuman hore u soco

  • @ciraaqozilofficial454
    @ciraaqozilofficial454 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah sxb horay usoco aqoon tada alla haku zacidiyo wixii kugu faidnay alla haka abaal mariyo

  • @abdifatah5288
    @abdifatah5288 2 ปีที่แล้ว

    Cajib ustaaz mohamed waxad sameyso halagugu sameyo mcl qima badan an waxbadan kaa baraney think you so much

  • @amalaxmed7193
    @amalaxmed7193 5 ปีที่แล้ว +13

    Wlle Waan kawarqabey 2016 ku shaqeysan jirey arintaas💯👏🏾👏🏾 any way Thanks

  • @aisha6661
    @aisha6661 5 ปีที่แล้ว +1

    Wiilka maasha allh aad baan ujeclahay waa wiil wanaagsan allh nookaa xafido wllkey

  • @al-ixsanjinaayow8179
    @al-ixsanjinaayow8179 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc wrx wbr
    Sxp macn waxn rabaa telegram inaa lanbaradiisa io waxii kusabsan wax nooga faideysid

  • @mohamednoor5084
    @mohamednoor5084 5 ปีที่แล้ว +8

    aniga ugu horeeyo dadka is qariyaa

  • @calisaacid5569
    @calisaacid5569 4 ปีที่แล้ว +2

    16/12/2019 inta fiirsahosa like dhaha

  • @hodannisja841
    @hodannisja841 4 ปีที่แล้ว +1

    Thank you so much wahanbartey wahbadan an u bahnay

  • @Dunida191
    @Dunida191 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah mahadsanid brother , Ramadan Mubarak 🌙

  • @Footballerdrip
    @Footballerdrip 5 ปีที่แล้ว +34

    Qofka kaliyee clip badiisuyihiin run go fourwoad zhp

  • @aishaaadammohamed8788
    @aishaaadammohamed8788 4 ปีที่แล้ว +1

    mahadasanid wll wax badan ban kaa faaidny , jasaka Allahu qayr.
    ( sidaad adiga yeeshy halagu Yeelo waaba funny 😂😂).

  • @mohaacadde3184
    @mohaacadde3184 5 ปีที่แล้ว +6

    Bro hda maxaad inoo fa'ideysyna
    Caruur garasho baad hada inoo tilmaami 🤔🤔

  • @maxamedaadan7980
    @maxamedaadan7980 4 ปีที่แล้ว

    Walale waxad ii sheegtaa marka aad wax qarinhayso keepsafe la.aan sidee loosoo ceshaana
    Cashirkaas ayaan rabay bro

  • @nasteexoindho1304
    @nasteexoindho1304 5 ปีที่แล้ว

    Ang wan cusub hay hala isoo dhaweeyo waxan rabnaa imada wakhtig ugu danbeysey in aan qariyo ee blz nala wadaag kher alh haku siiyee imaa la igu dhibey

  • @b-heroofficial
    @b-heroofficial 4 ปีที่แล้ว +1

    Cilmi ayad faidaysay xp tnx so much

  • @umuimraanabdullahi1750
    @umuimraanabdullahi1750 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah wax aan u bahna ayan ka faiday walalkay jazakallaahu khary waa axsanu ileeyk

  • @idilabdi7817
    @idilabdi7817 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah Allah haku barakeyo caqliga wanagsan

  • @maxmudahmed3700
    @maxmudahmed3700 5 ปีที่แล้ว +26

    Aad iyo aad Ayan ku taageersanahay

  • @bilegarad9350
    @bilegarad9350 5 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid ustaad

  • @asadking1251
    @asadking1251 4 ปีที่แล้ว +1

    Thank you im252 wAx badan ayd into fa ideyday

  • @khabiirkhadarkhibra3029
    @khabiirkhadarkhibra3029 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid sxb waankugu soo biiray waxna waankaa faaiday mahadsanid sxb qaaliya wallaahi

  • @naimaahmed2704
    @naimaahmed2704 4 ปีที่แล้ว

    Ha lagu Dhameeyo wax Ad Sameeysay cajib horey u soco wll

  • @abdallashow
    @abdallashow 5 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah Nice video bro

  • @roodakhadaryaasiin9188
    @roodakhadaryaasiin9188 2 ปีที่แล้ว +2

    صلىﷲ عليه وسلم

  • @fahadaadan1425
    @fahadaadan1425 5 ปีที่แล้ว +6

    Thanks my dear pro

  • @xaliike.abtiyuu9324
    @xaliike.abtiyuu9324 5 ปีที่แล้ว

    Walal mahadsanid waxbadan yaan kaa faa'iidnay ,allah haku barakeeyo

  • @muxsincadde1435
    @muxsincadde1435 3 ปีที่แล้ว +1

    Bro waxaan Rawaa provelkeyga sawirka iisaaran ee what's app ka Qofna inuu Arko Qofna inuusan Arkin mala sameyn karaa

  • @omerabdulaziz9660
    @omerabdulaziz9660 5 ปีที่แล้ว

    Tnxz wll mr wlpo wxaa nasiisaa sida aan telfonkena ugu qurxusan lahayn iyo sida aan aan wxa uqarsan lahayn

  • @aminablockstar4274
    @aminablockstar4274 5 ปีที่แล้ว

    walaalo wa mahadsan tahay mana bari karde acounka paypalka side lofurde adigo rali ah adigo Somalia jooga

  • @caynicabdilahi7939
    @caynicabdilahi7939 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll wan ku taageera wanan kaa fa'iidna mhdsnidna wll insha allah khyr bdn bn kuu rajeynyaaa ....

  • @muhiyadinyisse8439
    @muhiyadinyisse8439 3 ปีที่แล้ว +1

    Zxb waxbaan ku weydiin lahayeen bal isoo wac hadad aragto fariintan

  • @abdallamohamedhusein5860
    @abdallamohamedhusein5860 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah Mudane wllhi wax,bdn ayad ino fa'ideysay. Allah ka abal mariyo Mudane.
    Dadal bdn iyo baxsi bdn ayad inogu soo gashay si aan uga fa'ideysano..
    wllhi wan ka fa'ideysane..
    shkrn.
    hore usoco fadlan waxa tahay qof na cajabiyey

  • @user-fr9jv5tr8s
    @user-fr9jv5tr8s 7 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran ustaad

  • @aliabdalla1623
    @aliabdalla1623 4 ปีที่แล้ว

    SHARIIF SHARAXAADA. QEYBTA STATES KA. KUNOQO. DADKA AAD XULATAY. MA ARKAAYAAN AYAADLEEDAHAY. MISE IYAGAAA AAN XUSHAY. WEY ARKI KARAAN. KALA SAAR SIFCN. THANKS 🙏

  • @nadaarajs8129
    @nadaarajs8129 5 ปีที่แล้ว +5

    horaan u arky sxb mcn mhdsanid waxn waa shqadeysii eh
    Nnnnnnnnnnnnnnnnnnnnn allow alle

  • @sumayocabdinuur1885
    @sumayocabdinuur1885 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا

  • @ogaaanshokhaliif4271
    @ogaaanshokhaliif4271 5 ปีที่แล้ว +7

    Intee jecel inay badalaaan qorshayaashodi xumaa ee nolashi hore oo raba inay cashr unoqdan

  • @OGAADENIYAHAXEROWDO
    @OGAADENIYAHAXEROWDO 5 ปีที่แล้ว +3

    Asc asxaabta qaLiga ah subscribe igu qabo mahadsanid

  • @Aaqilka
    @Aaqilka 5 ปีที่แล้ว +1

    Manoo fah faahinkartaa zida imo live ka dheman. Ka ziloohelaaya
    Adigoo mahadsan waan arkaaayay marar badn ayagoo dad sharaxaayaan lkn waa luqad aankazeen 🙏🙏🙏

  • @rockyali5876
    @rockyali5876 5 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad u mahad sanathy sxb tan waa ii muhim angu ahaan lkn waxa sida badan aan is ticmaalo ayaa ah whatsapp anyway good job bro and go forward

  • @user-ef9sg8sm3c
    @user-ef9sg8sm3c 5 ปีที่แล้ว

    Thanks wale wareer wuudhamaday ale haku xiftiyo

  • @gobolnimosoomaaliyeed4362
    @gobolnimosoomaaliyeed4362 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlo adigoo raaliya waa uu ii qarsoomiwaayey online siiba WhatsApp ka

  • @enghonest5335
    @enghonest5335 3 ปีที่แล้ว +1

    Sami meelaan kaasoo qabto waan waaye sidaa darteed page kga uso aaday plz hdaa fariinteeda aragto sida ugu dhaqsi yaha bdn igula xali waxaan u baahnaa whats up laptop keega maku usticmali karaa aniga oo mobilkeyga io pc aan isku xireenin oo laptopka kaliya yhy ? Sideesa igu suurta galeesa ? mobilkyga maka maari makaraa laptopkrygana xal ma ii noqon karaa inan whats up kega aan ku kacsado ? mahadsanid mudane jwb taadu waa ii muhiim Adiga kusugaa

  • @ikraanmuxidin5050
    @ikraanmuxidin5050 2 ปีที่แล้ว +1

    Maclin sida call Reading kaaga loo qariye soo dhig plz

  • @kidk4127
    @kidk4127 5 ปีที่แล้ว

    asc mahadsanid waad icaawisay shugran jazakallaah kheiyr

  • @Mùhàññàď.ìbñù.màhàmùùď
    @Mùhàññàď.ìbñù.màhàmùùď 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxad ku samays waxa Lagugu samyeey😂😂

  • @abootacommunitychannel9085
    @abootacommunitychannel9085 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa allh maamo I'm aad ayaad u mahadsanthay sida wacan oo aad NOOLA wadaagtay aniga hadaan kugu soo biiray fadlan sida wax loo edit gareeyo barnaamijyadaada inoogu soo dar codsi

  • @xaawokiin3852
    @xaawokiin3852 4 ปีที่แล้ว

    Thanks wllo wax bdn o iga maqna aya ka faiday wlh keep going bro

  • @sumayahassan7258
    @sumayahassan7258 5 ปีที่แล้ว

    Intaan waa aqannaye brada online inaa ahay sidaa uqarin lahaa iso sheg🤣

    • @deromar4803
      @deromar4803 5 ปีที่แล้ว

      Naag horeysa alla maxaad qof hadalkii aqriso shib tiri hhh guuleyso walaaley

  • @hanadkafi2140
    @hanadkafi2140 5 ปีที่แล้ว +2

    Mohamad #im252# Keep going

  • @qaalidumar1951
    @qaalidumar1951 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll sual aan kuwydiiyo wll moobelka iga xidhmy wuxu leyhy mobel notwork not available

  • @abdifatahgaban199
    @abdifatahgaban199 5 ปีที่แล้ว +11

    Intii muslim ah
    Like iisaar

  • @abdiaziizoffacill4267
    @abdiaziizoffacill4267 3 ปีที่แล้ว +1

    Sax sxb wlhi aqon ficn uleyahay damatoda wan sameyay kuli

  • @hamdajaceyl6246
    @hamdajaceyl6246 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa halagugu sameyo waxd ku samyzay😅🤣🤣🤣

  • @msktube9800
    @msktube9800 5 ปีที่แล้ว

    Waad ku mahad san tahay zxp waan ku gu xeranH ee halks kawad

  • @munaawil3405
    @munaawil3405 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll soo gali saan mobilka ugu dhex qaryo dadka waths aapkayga

  • @sbclub6910
    @sbclub6910 5 ปีที่แล้ว +4

    Nawal Abdullaahi

  • @nurhassan4167
    @nurhassan4167 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb

  • @dirisleabdi3807
    @dirisleabdi3807 5 ปีที่แล้ว +3

    Videogan markaan arkay subscribe kuu zaray qaar padan paan nacayeka qarin doona statuska

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel 5 ปีที่แล้ว +1

    Hadan ku soo biiray chenelka #iM252
    Ani ahaan waan ku faa iiday Hormar wacan sxp

  • @ashaluulchunnelofficial1002
    @ashaluulchunnelofficial1002 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll sare aadban uga faideystey

  • @jaamacgarbiye9881
    @jaamacgarbiye9881 5 ปีที่แล้ว +2

    Waan fahmay macalin

  • @hudeyfaabdukadir
    @hudeyfaabdukadir 5 ปีที่แล้ว

    Codsi waaye akhii. Si of layn laiskaga dhigo. Imowga ayaan rabaa

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 5 ปีที่แล้ว +24

    war cilmigaaz wan ka diyarsanaa wx kle u malenayy any way keep go🖒🖒

  • @amatallahwaan9678
    @amatallahwaan9678 4 ปีที่แล้ว +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جزاك الله خير وبارك الله فيك
    Waxaan rabaa in aan one week groupyada qaarkood ka mqnaado oo aanan arkin waxay soo direen waxaan dhib ku qabaa wataapka shaqo maqabsado marka casharo ayaan ka qaadaa ma jiraa xal in aanan arkin wixii la soo qorey ama la soo direy from Monday ilaa Monday da kale please please please

  • @khadraomer1819
    @khadraomer1819 5 ปีที่แล้ว

    Thanks wllky jazakallaah khayr

  • @WeBorn2DieAnyTime
    @WeBorn2DieAnyTime 4 ปีที่แล้ว

    Maisheegi karta sidaa lootirtiro ama lagasaaro kaameraha live-ka ah ee what'sappka ?
    Mahadsanid walaal, waa cashar wanaagsan.

  • @mohamedHassan-bw6ze
    @mohamedHassan-bw6ze 5 ปีที่แล้ว

    maanta ayaan ku soo biiray this chanal waana aan ka helay runtii

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida2970 5 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwwww al ustaaaaad Macalin maxamed cashar aaan raaadinaaaayey ayaaad nooo keeeentey guuuleeeso

  • @dagandagan8433
    @dagandagan8433 4 ปีที่แล้ว

    Thank you wllo wxthy qofka kaliyee si sax ah aan oga faiido❤️🙏🏼🙏🏼✅

  • @shukriyaaxmed3656
    @shukriyaaxmed3656 4 ปีที่แล้ว +1

    shukraan wllo jazakallahu kheyr

  • @mahadmohamud939
    @mahadmohamud939 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxp thankz whatsapp banned iganoqday walaxayiray sidee iskagaqadaa igucaawi

  • @tanaadmedia7455
    @tanaadmedia7455 5 ปีที่แล้ว

    Waxaad iga cawisaa youtube keyga muqaal an iskatiray waxan raba inad iga caawiso sidan kusoceshan lahaa muqaalkas

  • @naiimazabrie7371
    @naiimazabrie7371 4 ปีที่แล้ว

    1: Walaal waxaan muhiim u ahay hadaa awoodid inaa soo galiso WhatsApp ka markaa qof qoraal u qorto aanan tigta green noqoneyn xataa aragto.
    2: adigoo kaa xirmayn inaa aragto view ga waxaa aad story ga soo dhigto.

  • @queen_nafisa7149
    @queen_nafisa7149 3 ปีที่แล้ว +1

    Abowe play storeka aya iga baxay oo iga delete gareysmay please sida loso celin karo noso geli wllkay🥺🙏

  • @apdihafidahmed
    @apdihafidahmed 5 ปีที่แล้ว

    Ok wa sax inta hore wn u aqanay lkn ano qiraya inan ahay arday ku xidhan channelkan wxn codsan laha inan ogado marka aan raedka dib u saro sixitanki aan hore uga qaday qofki aan mnzyjkisa egay ano raedku iga qarson yahay ma ogan kara inan raedka iska qariyay kdb markan mnzyjkisa akhriyay aan hadana dib ugu furtay raedki .intas ayan ku waydin laha wanad mahadsan tahay 🤝

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 2 ปีที่แล้ว +1

    Whatsapp sideen uga dhigi karaa Hal Tig Marka qofka fariintiisa u dhacday yacni qof qadka ka maqan camal ila Soo gaaray🤣

  • @caatocaato878
    @caatocaato878 5 ปีที่แล้ว

    Ila soo xidhiidh waxan ku barayaa sida loo ogaado hadii qof uu message what'sapp ka kugu soo dira oo ay deleted ku sameeyan sidii aad uhele lahayd

  • @hadaadiboy4794
    @hadaadiboy4794 4 ปีที่แล้ว

    Tnx sxb WhatsApp kega markaan bananka uga baxo qofka aanla hadlaayo codkisa wuu iga go 'goaa

  • @siigacasse100
    @siigacasse100 4 ปีที่แล้ว

    aad baad u mahadsan thy wll ilaahay hakaa abaal mariyo wll guul wacan

  • @drshanaaduqoow3835
    @drshanaaduqoow3835 5 ปีที่แล้ว

    masha allah jasaaka lahu qeyr walalkey...

  • @izmaeljapardi2125
    @izmaeljapardi2125 5 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid

  • @pillanhaibe7613
    @pillanhaibe7613 5 ปีที่แล้ว

    Inta im 252 ka heshay like iigu deeqa

  • @abdirahmanabdulllahielmi5795
    @abdirahmanabdulllahielmi5795 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid im 252 mahasanid

  • @user-qz1ik8dy1b
    @user-qz1ik8dy1b 3 ปีที่แล้ว

    Cilada I haystaa waa whtaspka marka wuu dhaco ee dib loo cusboonaysiinaayo dhamaan wixii lagu soo diray ee sawiradu ugu muhiimsanaayeen way baxayaan macal Galleriga way ka baxayaan

  • @queenlast9867
    @queenlast9867 ปีที่แล้ว

    Thnx you abwe wlhie wx bdan kaa faiiday thnx wll ❤️