DEGDEG: Faadumo ibraahim oo Wacdaro Soo Bandhigtay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.พ. 2023
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV TH-cam Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

ความคิดเห็น • 38

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +5

    Wax kaste macaan waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan like

  • @maryanabdi7338
    @maryanabdi7338 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @khadarmohamed295
    @khadarmohamed295 11 หลายเดือนก่อน

    waa runta faadumo waxaan dhagaystaa heesi hore markan fahmiwaayo dhalinyartan danbe oo khaldaya heesi hore ayaan dhagaystaan

  • @ifrahjama2840
    @ifrahjama2840 ปีที่แล้ว

    Masha allaah fadumo qaali ❤

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 ปีที่แล้ว

    Waa mahadsantihiin horyaal tv laakin please sheega heesah qofkii or gobalka qaadi jiray si wixi loo fahmo

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 ปีที่แล้ว

    Faadumo hore u soco qof saamayn leh marka aad tahay waa lagu mucaaridayaaye haw joojin

  • @nurbehi5293
    @nurbehi5293 ปีที่แล้ว +4

    Caadi u sii deysey...I don't think she is taking her medication...

    • @Layla6793
      @Layla6793 ปีที่แล้ว

      What medication 💊 are you talking about. Afagaadadu ma fiicna

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah maanta macal durmaan olalaay

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 ปีที่แล้ว

    Habartan walaan TV Yada Maalaea daayo

  • @hodhare961
    @hodhare961 ปีที่แล้ว

    Yaa salaam faado

  • @kaalaynoo
    @kaalaynoo ปีที่แล้ว

    Sida labo walaalaha, Cabdulqadir Xassan Nageeye waaye

  • @Mohamed-oi6oi
    @Mohamed-oi6oi ปีที่แล้ว +1

    Maamo Faadumo way ku saxsan tahay waayo waa kayd dhaqan waxa ay saxasaa

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤💐💐💐💐

  • @mohomedbashe4410
    @mohomedbashe4410 ปีที่แล้ว +1

    waa hala dararan oo dhalay

  • @nuradinmansur
    @nuradinmansur ปีที่แล้ว

    Sixitaan @horyaal 24 Tv, Fadumo Ibrahim way mahadsan tahay. Lakin Heesta Sacada sixitankeeda ayaa ay yara gashay…. #Dhulka Kii dareen leh - Dareen Waa Caws. #Dal Madheedh Kasoo baxay, Kala #Daaq (Daaqsin) wacnaade. Ku noqda halkaa….. Mahadsanidiin

  • @kayzekayzeadan1029
    @kayzekayzeadan1029 ปีที่แล้ว

    Faadumo maanta iyadaa ku jirta halkay kadhigtay dhulka oo madaw maaha heesku sidaa we waaa dhulka oomanaa kudul meeri jiray

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 ปีที่แล้ว

    Kuwan wax soo qorqoraya ee ku macaaridaya waa kuwan aad qaladaadkooda u sheegayso iyo qaar kaloo la socda

  • @nurbehi5293
    @nurbehi5293 ปีที่แล้ว +1

    Alla Habartan miyaaney told laheyn

  • @rashidnaleye2002
    @rashidnaleye2002 ปีที่แล้ว

    Habar waalan Oo Cid Qabta waydday

  • @ifrahmaxamed7436
    @ifrahmaxamed7436 ปีที่แล้ว

    Dhalinyarada heesaha soo qaaday soomalibaay ku heesayaan haba khaldeene, laakiin maamadu af ingiriisi baay wax saxaaysaa iyo carabi sida (siiqad iyo system)

    • @mohamedamiin4961
      @mohamedamiin4961 ปีที่แล้ว

      Adigu maand ahayn tii facebook lahayd

    • @abdimohamed2886
      @abdimohamed2886 ปีที่แล้ว

      Waxaa saxafaadumoo geela daran Haloo raro loda webi kusii daa

  • @nurbehi5293
    @nurbehi5293 ปีที่แล้ว +1

    Tanu waa mama malyuun oo heeso xafidey

  • @naima_mohammed
    @naima_mohammed ปีที่แล้ว

    Inantu "calaa" ma ay odhane waxay tidhi "caano dararan" sidanina macno way samaynaysaa ha khaldanaato ba'e

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 ปีที่แล้ว +1

    Hoyadan way qaylo badan waa ceeb ee iska aamus baaan oran lahaa

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 ปีที่แล้ว

      Waruntaa wa ceeb ba taganee

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 ปีที่แล้ว

      Waxa fican inada waxa fahntin hada hoooyo xitirmisan taba waa hoooyo e xitirama waxa qaldan Mi samin qof walo baa tada hagajiso

  • @yusufahmed-re9vh
    @yusufahmed-re9vh ปีที่แล้ว

    Dadka gogol aan laqadin miyaa mise gobol aan laqadin

  • @haldhaa804
    @haldhaa804 ปีที่แล้ว +4

    Heesta ugu horaysa ay ku heestay islaantu miyaanay fahmin. Iyadii baaba afkeeda ka leh 😄😄😄.
    " dadka lama jujuubee ruuxii ku jeclbaa lala ciyaaraa). Markaa dee Laascaanood intaasay ku tidhi eedo maad fahamtid heestaba wa adiga fahmayee afkaagana ka yidhiye. 🐴🐴🐴🐴

    • @hindamoha8357
      @hindamoha8357 ปีที่แล้ว

      Hhhh wixii ladona la fahma waxakalana walaiskadadamiya

  • @jamaelmi
    @jamaelmi ปีที่แล้ว

    Faadumo maanta way dhex fadhiisatay, geela Daran ha loo raro lo'da webi ku sii daa weeye inanta qaadaysa ayaa saxsan, faadumooy tafsiir jeebkaaga ah ayaad saartay, darantu waa cawska ama doogga ugu waxtarka badan ee geelu daaqo, lo'duna haday webi ag joogto waxba kama dhina, marka dhibkii hore ka guur oo barwaaqo u guur, dadab iyo aroosna aynu galo weeye macnuhu.

  • @hayatmuze4139
    @hayatmuze4139 ปีที่แล้ว

    Faadumo falanqeeya waanku jeclahay allaha ku daayo
    Laakiin isaaq dadxun oo ceeboobay
    Ayeey noqdeen siday muuse dadqal isaga qaban weydeen
    Oo idin gumeeyay

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 ปีที่แล้ว +1

      Markada bila caqli tahi hadan waxa sheka is ledahi wa sidatan ilahye haku cafiyo umadi isaaqa baa cil maba arkan odayashan 90 jirada aha e dagalka wada e isira nacibku ka buxo

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 ปีที่แล้ว

    habartan waalan maxaad ummada u hor keentaan waa waalid kulay ee ceebteeda astura waxani majaajilo maaha waa waali cad