Faadumo ibraahim oo Fashilisay Fanaaniin is Guhaanay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV TH-cam Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

ความคิดเห็น • 191

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 ปีที่แล้ว +18

    Fahmad fiican ayaa ilaahay ku siiyey maamo isku day inaad quraanka iyo diinta xagooda u baydh waa aduun

  • @amiraa.ibr2
    @amiraa.ibr2 ปีที่แล้ว +20

    Fadumo waa khatar 😂 arooskaygi waxaan saranay xidigti haweenkay Alxamdulilah 16 sano ayaan xajigayga is qabna wali jacaylki si koraya

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 ปีที่แล้ว +27

    This lady is well ahead of her peers. I hope, young generation pay attention to her priceless life experiences. Her competence in Somali language literature is second to none, Masha'Allah.

    • @AhmedMohamed-tv6kr
      @AhmedMohamed-tv6kr ปีที่แล้ว +1

      To you maybe brother, she is amazing.
      Ninkaan dhaqankiisa iyo
      Dhawaaqa afkiisa iyo
      Dhismaha murtidiisa hoy
      U dhaadhicin Hooyadii
      Dhabtiyo hoobeeyadiyo
      Dhagaysanin Hooyadii
      Ka dhigan cilmi Aabihii
      "Amaizing" dhabtii u tahay.

    • @Shifaavlogs
      @Shifaavlogs ปีที่แล้ว +1

      Asc walaahi you are absolutely right ✅️ 👏

  • @abditaallo4217
    @abditaallo4217 ปีที่แล้ว +3

    Faadumo arinta Axmed Calii Cigaal dib hawgu noqoto.
    Qabtu Xamar bay ugu dhacday,Kenya ayuu mudo joogay.
    Tan kale Axmed xabad baa ku dhacda,marka walaashiis Switzerland's
    Wuuna wuu soo noqday,wuxuuna u qaaday heesta WALAASHA GACALISOY.

  • @salmaanmoomin1138
    @salmaanmoomin1138 ปีที่แล้ว +5

    fanaanada farxiya cali qudheeda ayaa is gubtay oo is dishay heesaha guhaan ka ah liibaan maleh waxa ereyada kamida
    adigoo ku leday nabad
    kolbay lugtaadani
    luxudka kuu tilmaanta
    ka xareed ladaabta marbuu libiq cantuuga
    qofka leebka kugu muday
    kolbay libin u noqota saado cali warsame fanaanad degan NORTH AMERICA nolol qurux badan haysata ubad haysata intiiba intay ja tagtay ayay somalia iyo Mogadiscio aadey wayna sababsatay marka heeso badano la aqbala jira

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 ปีที่แล้ว +12

    Faadumo Ibrahim waa halyeeyad qurux badan insade and out sade Maanshallah

  • @abdirashidmohamud6550
    @abdirashidmohamud6550 ปีที่แล้ว +13

    Maa Shaa Alah, Sucaad (Xiddigta Somaaliyeed ee soo kaceysa), iyo Abwaanad Faadumo ibraahim, Soomaali kewnyaan ayaan ahay wax badan ayaan kaa faaideystay. Waxaan aad uga helay siday cilmiga badan iyo maskaxda weyney ee abwaanadda Faadumo. Cimri dheer iyo caafimaad ayaan kuu rajeynayaa. Barnaamijkaas qiimaha badan huray usii wada.

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 ปีที่แล้ว +16

    From Djibouti mamada waxaan lehaay iskaa diid raaga wareeysigogah .Markastee gabadh haa ku waareysato. Nolow mamo.

    • @zamzamabdi5279
      @zamzamabdi5279 ปีที่แล้ว +1

      She is old.she dosent want to be married

  • @kadrafuaadismaeil9492
    @kadrafuaadismaeil9492 ปีที่แล้ว +11

    Farhiya ali way dhimatay Allah ha u naxariisto aamiin aamiin

    • @faizam523
      @faizam523 ปีที่แล้ว +1

      Allaya raxma raximiin Farxiya Ali iyada iyo intii islaam ahba.

  • @shaaficimaxamuud4109
    @shaaficimaxamuud4109 ปีที่แล้ว +10

    Maamo faadumo cimriga iyo caqligaba alle hakuu barakeeyo

  • @zakariamohamedabdi220
    @zakariamohamedabdi220 ปีที่แล้ว +6

    Halkaa quraan ku badal

  • @khalid9264
    @khalid9264 ปีที่แล้ว +3

    Faadumo heesta Muxammed mooge liiban tafaafulka ku noqotay waxa lagu sheegaa heesta UU yidhaa ana wehel la'aan haydilin wedkow.

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 ปีที่แล้ว +7

    Baal sidaa deegan aay u waareesaneso . Raali ahaada somaliga qoritankisa kuma ficnii .waxaan u qooraya sidaa luqada fransiiskaa.

    • @abdifatahmohamed7544
      @abdifatahmohamed7544 ปีที่แล้ว +1

      Si fiican baad u qortay waana fahmay ee sidaa ku wad

    • @yusuufcaqiibo1576
      @yusuufcaqiibo1576 ปีที่แล้ว

      Qoritaankaagu waxa uu dhaamaa qaar badan oo aqoonyahan sheegta oo weliba geyiga soomaalida wax ku bartay. Qaarkoodna waa kula mid xagga qoraalka. Qolyaha saxaafadda iyaguna waa kula mid. Haddad rabto ama danaynayso qoraalka waad ila Soo xidhiidhi kartaa.

    • @mustafemaxamed6085
      @mustafemaxamed6085 ปีที่แล้ว

      Wuu facanyahey sidaa kuwad, waadna dhantaa kuwa faransiska aqoon ee wax xarxariiqa

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 ปีที่แล้ว

      @@yusuufcaqiibo1576 aniga ibat walaalo anigaa idhibaayaa

  • @dhamoibrahim5154
    @dhamoibrahim5154 ปีที่แล้ว +7

    Guhadku wa wax jiraa wa runteed

  • @saidma1683
    @saidma1683 ปีที่แล้ว +2

    Mama..axmmed.cali.cigal...waka..hoos..baxday...walashi..waxu..u.qaaday.heesrii..WALASHAY.VACALISOY...waxaa..lagu..dhaawacay..hargaysa..isaaq..baa..xabad.ku..dhuftay..walashina.yurub..uqaday..dhaqtar..makabu.yiri..heesta..walashay.gacalisoy..waa.fanankii..ugu..horeyo..hees.u.qaaday..habar..walashiis.ah..tariiqda..axmed..waxkama..haysid..heesta..WAALISKU...SOO..NOQON..WIXII..NOOL.ADUUN.YADA...WAXU..U.QADAY..MARKAY...JABHADA..RERKISA..U.BAXEEN..S.S..D.F..MARKAA.BUU..YIRI..WAA.LA..ISKU.SOO..NOQON..WIXII..NOOL.ADUUN..YADA..WAXAN..HEESTA..ALIFAY..CABDU.QADIR..CIHAAL...MARKA..MAMO..WAXA.TIRI..RUWAYAD..BUU.KA..HEESAYO...ASOO.QADRO.DAAHIR..LA.JOOGTO...MA..NIN...DHAAWAC..AH..BAA..RUWAYAD.KA..HEESAYA.🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @xafsaxaaliofficial2085
    @xafsaxaaliofficial2085 ปีที่แล้ว +6

    Mamadaa wanjeclahay alaha barakeeye😍😍

  • @nimcoabdi2609
    @nimcoabdi2609 ปีที่แล้ว +4

    Hambalyo mamo lkn inanki kula dadihin jiray mee

  • @shukriwehliye1295
    @shukriwehliye1295 ปีที่แล้ว +7

    Allaha u Naxariisto Farxiya Cali Wey Dhimatay Mar Hore

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 ปีที่แล้ว +7

    Maansha allaah mama fadumo waa kayd buuxa maskaxdeedu

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 ปีที่แล้ว +2

    WAARUN FANAANADII FARXIYA CALI WAXEEY KA SOO JEEDAY SAMAROON WEEYNA DHIMATAY ILAAHEEY HA UNAXARIISTO INANTEEDII CURAD OO KA SOO JEEDA ISAAQ BAA IS GUBTAY OO DHIMATAY FARXIYANA MURUGADII KU DHACDAY DARTEED KAMEEY DAMBEEYN GEERIDII INANTEEDII ILAAHEEY LABADOODABA HA UNAXARIISTO

  • @sacdiyaali2132
    @sacdiyaali2132 ปีที่แล้ว +6

    Mashaa alaah faadumo wasiirka warfaafinta halaga dhigo

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 ปีที่แล้ว +2

    Faaduma waxaa badanaa heesaha loo tiriya qof ayku dhacdey qisada kadibna waxaa uu iiman Abwaanka heeti oo ku socoto qofkii oo dhab ah ayaa Fanaanka loo dhibaa

  • @zaynabcali8671
    @zaynabcali8671 ปีที่แล้ว +3

    Qoftaan waa soo jabtay 😂😂😂

  • @mkaid-lk3gu
    @mkaid-lk3gu ปีที่แล้ว +4

    Asc. Salaan. Ma is daawatey Walalo faduma Waa iga nasteexo hor ilaahey isaga daa. .

  • @karti-soor
    @karti-soor ปีที่แล้ว +7

    Mash Allah tabarallah... Dad hodaan ah ummadda Soomaaliyeed Afka iyo Suugaanta...

  • @CabdixakiinBarre
    @CabdixakiinBarre หลายเดือนก่อน +1

    War qofkan dumarka ah media mar walba ka hadsha waxan Akhiro iyo Aduun u ficneyn maxa xishoodkii ka qaaday subxanalaah Waa khatumada seega ugu wacan

  • @asmahad1276
    @asmahad1276 ปีที่แล้ว +16

    If somali ppl know how to appreciate a person Mama Fatima Ibrahim deserves to be a ward and write books how she have history and literature our heritage our music mama shukran ❤🎉

    • @yonisman2089
      @yonisman2089 ปีที่แล้ว +1

      She belong to marqanland not somali ppl know the difference dhagaxow.

  • @abdishakurabdixuuf2174
    @abdishakurabdixuuf2174 ปีที่แล้ว +2

    Maamada iyada vaar soo qaban jirte iyada vaar ku haya fanaanka wuxu dhahay ereyada nafeyda maxaan ka waabshay waxyeela halkey utaalo iyadana waxey leedahy nafteyda maxan ka waanshay bal ila so arka asxaabey 🤣🤣🤣🤣

  • @shukriwehliye1295
    @shukriwehliye1295 ปีที่แล้ว +5

    Faaduma Waan Ku Salaamay Walaal Aamina Dhool aad Bay u Xanuunsatay Laakiin Hadda Allaa u Gargaaray oo Kelli Baa Loo Helay Walaal.

  • @faisawade195
    @faisawade195 ปีที่แล้ว +4

    War faadumo waan ku haysta War I caawiya oo lanbakeeda ha la ii soo dirty ama iga gaadhsiya salaam gobonimo fadumo hanbalyo hanbalyo

    • @amaalawil2945
      @amaalawil2945 ปีที่แล้ว

      Hadad so hesho igu caawi anigana
      Please
      Fadumo waan jeclahay

  • @hayaanhotel212
    @hayaanhotel212 ปีที่แล้ว +2

    heestii maryaneey ama malyuumaadka mootan ee cabdinaasir macali saciid qaaday kasoo hadal

  • @monagoth
    @monagoth ปีที่แล้ว +1

    She's full of nonsense, fabrications and misinterpretation.
    Go'ahaan has no islamic basis and it's myth. And fatuma knows these are absolutely nonsense but she's deliberately misleading youngers for her to become relevant

  • @axmedcumaribrahin8032
    @axmedcumaribrahin8032 ปีที่แล้ว +1

    anigu inanta weriyaha ah ayaban codkeda ka helay

  • @tariqmahamed8321
    @tariqmahamed8321 ปีที่แล้ว +1

    Maha fadumooy was xabed waxa kudhuftey sargaal ogadeena ah oo hargeysa kilaab kuwada cabeen khamri Kansas bestowed kudhuftey

  • @tariqmahamed8321
    @tariqmahamed8321 ปีที่แล้ว +1

    Wuu soo noqdey makii kadibna wuxuu waxey 1991 xamer kadibna wuxuu geely 1999

  • @Idiris17
    @Idiris17 ปีที่แล้ว +1

    Farxiyo calidu ma gabadha layiraah farxiya cali faarax oo maxamed nuur giriig heesta la qaadee daydayo asaagaa tiraahda

  • @yusufmohamed7539
    @yusufmohamed7539 ปีที่แล้ว +2

    Gadhka, bidarta iyo guradaa icadaatoo... War ninkasì mxu ahaa ilaa guradii cadaatay waayeel dartii hhhhh

  • @abdirashidmohamud6550
    @abdirashidmohamud6550 ปีที่แล้ว +5

    Maa Shaa Allaah, Faadumo ibraahim, Abwaanad ayaad tahay ee Alle ha ku daayo.

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 ปีที่แล้ว +2

    Maama faadumo ibrahim ismaaciil waa luguu xiisay baryahan xageed ka baxday noolaw maama faadumo horyaal tv qoka aan ku daawado waa adiga caafimaadka allah hskuu daayo cimrigana hakuu dheereeyo

  • @fahadkeynan5001
    @fahadkeynan5001 ปีที่แล้ว +2

    Tan yare wariyaha iyadaaba cod macaan oo fanaanad ku fiican

  • @cabiiralive
    @cabiiralive ปีที่แล้ว +1

    erayada guhaan ka ah waa layska ilaashaa waa layska baaraa heesaha mirahooda la iskagama heeso

  • @ebrahimhirsi4229
    @ebrahimhirsi4229 ปีที่แล้ว +2

    This is fact!!

  • @tariqmahamed8321
    @tariqmahamed8321 ปีที่แล้ว +1

    Salaad maxamed Sharif salaad darbi daruurtuba Balkan boro Kumar soo dayso

  • @Rahmamohame19
    @Rahmamohame19 ปีที่แล้ว +2

    Heesaha aay fanaaniinti qaadan fanaaniinta qaada ma wada qusayso waxaa jira hees abwaanka sameeyey u ka sameeyey qiso isaaga ku dhacday ama saxiibkiis ama u bulshada dhexdeeda u ka sameeyey marka heesha fanaaniinta qaaday dusha how wada saarin

    • @hayatmuze4139
      @hayatmuze4139 ปีที่แล้ว

      Kkkķkkk
      Maadaama ay qaadaan weysaameysay
      Fahan macnaha
      Inay saameeysana looma sameyn laakiin alle ayaa nagu waxtusaya
      Waana run waxay sharaxayso kaa caqli iyo cilmiba badan

    • @Rahmamohame19
      @Rahmamohame19 ปีที่แล้ว

      @@hayatmuze4139 waa run lkn waxaan diiday in aay dhehdo fanaanka heesta qaaday wuu is guhaamay dee heesaha dhan fanaaniinta qaada ma quseeyaan

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 ปีที่แล้ว +2

    faadumo caadi maaha 🤣🤣🤣👍

  • @murshidgeyfane4908
    @murshidgeyfane4908 ปีที่แล้ว +3

    Taageero qaas ah ayaa uhay aamino dhool allaha cafiyo

  • @Kowtharkiin
    @Kowtharkiin ปีที่แล้ว +2

    Allow maalin uun jcyl iyo farxad igula kulmi wiilkaan jeclaaday🤲🤲#qays qeyser

  • @mohamedabdi7827
    @mohamedabdi7827 ปีที่แล้ว +3

    Asc fadumo tariikhda ahmed ali igaal waad ka beensheegtay rabi haka cafiyo

    • @missjano8249
      @missjano8249 ปีที่แล้ว

      Isaga shegay inu walashi europe u qaatey isago xanunsanaya Ahmed cigal baa shegayey

    • @faizam523
      @faizam523 ปีที่แล้ว

      Islaantu waa islaan wanaagsan laakiin meelo badan bey ku yara rafatey.

  • @abshirmohamed9935
    @abshirmohamed9935 ปีที่แล้ว +1

    Waa xamda kuwiin oo uu waayey weeye deee maxaad u qarinaysaa waa isku rafdeene

  • @tariqmahamed8321
    @tariqmahamed8321 ปีที่แล้ว +1

    Walaashiisna waxey joogta swws jineefa markaa xabadii halkaas ayaa jooga daaweeyey

  • @mukhtarmuhumed1304
    @mukhtarmuhumed1304 ปีที่แล้ว +2

    asc bahda horyal tv fadumo ibrahim iyo dhaman horyal tv oo isku Duuban 🤣😂🤣👍✍

  • @abdikadirfarahateye6648
    @abdikadirfarahateye6648 ปีที่แล้ว +1

    Lakiin siday uwada xasuusanayso dhamaan heesaha waa mucjiso islaantan yari😄

  • @abdallahadan9991
    @abdallahadan9991 ปีที่แล้ว +1

    issaaaqow gurigiin ba maxamad mooge idin kaa dilay😡😡😡💔💔💔

    • @ayaansiciid3819
      @ayaansiciid3819 ปีที่แล้ว +1

      Sidee u dilay

    • @abdallahadan9991
      @abdallahadan9991 ปีที่แล้ว

      @@ayaansiciid3819 nin isaaq ah baa xabad kilida kaga dhuftay dhaawaciisibaa jigjiga loosii qaaday cadowbaana dhexda usii galay oo dhameestiray dhaawiciisi

    • @ayaansiciid3819
      @ayaansiciid3819 ปีที่แล้ว +1

      @@abdallahadan9991 waxa adiga waxa lagaa waydiinayo Maaha caanyo saad isqaaq isaaq uhayseen baad horumarkii caalamka Ka dhacdeen

  • @hodanomer9402
    @hodanomer9402 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂 she is funny walahi arooska yaan laga shidin istaqrulah inta ku jecla hhh
    Lkn islaanta biyo siiya dee way xiiqdee

  • @zuhurkaabachannel652
    @zuhurkaabachannel652 ปีที่แล้ว +2

    Jah Fadumo matasig weeye 😂

  • @abshirjimale9691
    @abshirjimale9691 ปีที่แล้ว +1

    Horta GUHAAN ma aha erayga ee KUHAAN, farxiya Cali way dhimatay Jabuuti markii ay fanaaniintu ka soo noqdeenba may daahin, waxay dhimatay 1997

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 ปีที่แล้ว +2

    Jiraan banu ahan way waaatay illaahay ha soo hanuuniyo itay xanuunsatat iyuu agtanaa Ahmed kuluc iyaana halkay shuriiyi lahad yaya walatay amini

  • @ruqiyoabdulkadir3111
    @ruqiyoabdulkadir3111 ปีที่แล้ว +2

    alaaha u naxariisto 1995 tii bay dhimatay

  • @ubax7758
    @ubax7758 ปีที่แล้ว +2

    Fadumo waa xigmadii o qof ah weyan alle hadaaye🤩🤩🤩

  • @caashobashiir6695
    @caashobashiir6695 ปีที่แล้ว +6

    Mamo maalin walba gabadhaan dagan haku waraysato manshalah ninkii hadalka kaa boobi jirAy ma rabno

    • @bashiirsalaad7709
      @bashiirsalaad7709 ปีที่แล้ว

      Inanka ayaa kaga haboon ayaan is leeyahay dhanka eray bixinta yacni maamada wax badan ayuu la fahmayey oo la saxayey inantuna dhanka wareysiga waa ok

  • @Beledweyne
    @Beledweyne ปีที่แล้ว +2

    Alla maamadaan maxay war haaysaa.

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 ปีที่แล้ว +3

    Tafaafu Maxamed Moge waxa ku ahayd heestan : Jacayl Waa Gantaal Waa Biixi-geed oo Halbawlaha Goysa Waa Guluf Ku Guudyimi Adoo Gacan-la'aan Qaba iyo Gumuc Rasaas Ah. Tafaaful rumoobey ayay ku noqotay Maxamed Moge . Rabbi ruuxiisa meel wanaagsan ha geeyo

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 ปีที่แล้ว +2

      !MmFadumo Ibrahim wa aftahanad ficN mShLLA À H Mm fDumo qa guul

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 ปีที่แล้ว +1

      MAMAFADUMO WABA FANANAD HES WALBA WAY TAQANA MASHAALLAAH VIVA MAMA

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 ปีที่แล้ว +1

      ZMAMAFADUMO QURANKA SIFICAN MA UTAQANA HESAHA WAXA KAGA FICAN QURANKA KUSOCO MAMA QOFWEYN AYA TAHAY TUSBAXA QADO

    • @Maria-wb7lj
      @Maria-wb7lj ปีที่แล้ว +1

      @@faizaabdulla3604 maxad ka ogtahay iney quran iyo tasbixba aqriso yaab Somali

  • @xisaab-algebra1iyo2bilaaw
    @xisaab-algebra1iyo2bilaaw ปีที่แล้ว +1

    Aqyaarey Asc, Sawirka "X" taabo oo kudarso qolka xasiibta Algebra oo maalin kasto cashir free lasoo galinayo. mahadsanid

  • @mohammedamir9541
    @mohammedamir9541 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh faadumo ibraahin qof waxbadan og codmacaana leh

  • @nathirabdirahman6182
    @nathirabdirahman6182 ปีที่แล้ว

    Warr iska saax Amina dhool 1988 miye caruur laheed

  • @halimamaxamud4190
    @halimamaxamud4190 ปีที่แล้ว +1

    Ku darso hooyo faduumo fananada sagal arts xaa laga raace heesti looli ma iskatuura xariig ma iskalaliyaaa # accident aye gasheee luugaha aye beeshe hadeer bira ayaa uga Kiran # xiita hadeer been moodi wareysiyaha hooran ay bixise dageysooo # islaaa darrantii ey duubte heeestas kameyso noqon baaaa # ee hadlkga wa ruuun Allha kuxfidho hooyo mcn

    • @missjano8249
      @missjano8249 ปีที่แล้ว

      😢ilahay ha u gargaro

  • @sirayahmed8310
    @sirayahmed8310 ปีที่แล้ว +2

    Istaaqfurllah inta ku jecla kuwa laga shido ka waran😂😂

  • @mullerkay4743
    @mullerkay4743 ปีที่แล้ว +2

    Maansha alaah weeye faaduma aloow kuu siyaadi wax garadkaaga ❤❤❤

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 ปีที่แล้ว +1

    Aamino kuluc odaygii ey caruurta udhashy ishiisa heshay

  • @KsA-um4ko
    @KsA-um4ko ปีที่แล้ว +1

    Mama fadumo iska dhaaf heesaha xafid quraanka kariimka waxaani wa aduun

    • @balqeisahmeth1037
      @balqeisahmeth1037 ปีที่แล้ว +1

      Oo miyada heesaysa wax bay dheegaysaaye teeda kale inay quraan xiftido ma ogtahay adigu cibadayso

  • @makoelmi1020
    @makoelmi1020 ปีที่แล้ว +1

    run cheek fatoumo wad niyad ficantay wahan ka codsanaya ama ku wanagsan walal maskasdada wanagsan inad u isticmasho nanka kheir od ka kudumto heesaha walal wan ku hiseeya machaAllah

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 ปีที่แล้ว

    Niman hilllac hesta jacel qabyobay wuxu gabhad layida suucad oo reer borame markas walaga gursaday wakhtigasi xalad buu kujiray waa qiso dhaba hestasi edo

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 7 หลายเดือนก่อน

    Waxlaataliyaa miyey weydey daa'abay jooktaa may tafsilkaa gur'aanka baratoo ooye fasishoo

  • @abdikadirfarahateye6648
    @abdikadirfarahateye6648 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah faadumo waxbadan baan ka faaiidey

  • @hibomahamed2005
    @hibomahamed2005 ปีที่แล้ว

    Barnaamijkanai hadalo iyo faadumo ku so baxayaa halagu soo celiyo hadalo

  • @hothanali6340
    @hothanali6340 ปีที่แล้ว

    Iskadaa hesuhu waa xarane adan wxd tahay qofwyn inta ku hadhay cimriga ku khatin khar hoyo sehuhu waa malycni

  • @gargaar66
    @gargaar66 6 หลายเดือนก่อน

    XIDIGTII HAWEENKA WAN OGAA CIDA LOO SAMEEYEY MUSTAFAA INAN COLUMBUS OHIO NALA JOOGTAY U SAMEEYEY. XAYAAAD FYI

  • @nura2876
    @nura2876 ปีที่แล้ว +2

    Masha.alaah

  • @saidjama583
    @saidjama583 ปีที่แล้ว +2

    Fadumo waa legend

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 ปีที่แล้ว

    Islaantu heesta maxamed mooge way lawayday waayo mooge wuxuu ahaa nin dagaal kujira oo qorigiisa sida geeri ama nolol wuu udiyaarsanaa

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 9 หลายเดือนก่อน

    Waa cajiib siday ey heesaha u taqaan waa in abaal marin lasiiyo
    Suugaanteeda Amazing 🤩

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 ปีที่แล้ว

    Maxamed cali Fourchet guitarist oo axa

  • @qeysarsenal4065
    @qeysarsenal4065 ปีที่แล้ว +1

    aniga maamadaan faadumo vaar baan ula baxay

  • @shawrcabdulahi2601
    @shawrcabdulahi2601 ปีที่แล้ว

    Farxia cali way noshahay waxatna jogtaa buhodle waaana qofweyn wadaad ah mana jecla in lagu so qaado fanaanimadii magaciina waxay ka dhigatay fadumo cali.

  • @saeedosman3016
    @saeedosman3016 ปีที่แล้ว

    Intaa kaa dhaheysany.balse BK iyo Nimcaan kala daa

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 ปีที่แล้ว

    Lkn nimcaan hilaac waa run gabadh ayasi jeceayeen ayay iswayeen

  • @Iftiin-q3f
    @Iftiin-q3f 4 หลายเดือนก่อน

    Hooyo ilaahay haku xafiido wanku jeclaay

  • @gargaar66
    @gargaar66 6 หลายเดือนก่อน

    Axmed 1988 hargaysa dagaalki ugu dhacay fadumooooooooy. Qofkaad doonto waydii walal 😂

    • @gargaar66
      @gargaar66 6 หลายเดือนก่อน

      DEE XANAR BAD JOOGTAY SHOW.

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 ปีที่แล้ว +1

    Islaanta yar waa xaraabe socda keep gowing maam

  • @djilaniosman1211
    @djilaniosman1211 ปีที่แล้ว

    Hees ay horay u qaaday khadra daahir dibna ay ugu ciyaartay farxiya fiska

  • @abdiciro7610
    @abdiciro7610 ปีที่แล้ว +1

    Ascww wlaal jigjiga ayuu mudo nala joogay axmed cali cigaal

  • @faisawade195
    @faisawade195 ปีที่แล้ว +1

    Faadumo waa wasirka fanka iyo suuganta soomalida oo dhan

  • @jinnijiz8965
    @jinnijiz8965 ปีที่แล้ว

    quraanka saas ubaro habaryeey xunta

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 ปีที่แล้ว +2

    Guhaan. Tafaaful

  • @mahamedabdielmi8741
    @mahamedabdielmi8741 ปีที่แล้ว

    Faadumo abaayo wax badan oo iga maqnaa ayaad ii faaideeysay ilaahay waana runtaa in waxa aan loo fiirsan dib kuugu soo baxeeyso

  • @Hibomm1
    @Hibomm1 ปีที่แล้ว

    Nimcaan armuu markaa nimco ku jirin loool

  • @abdiali1017
    @abdiali1017 5 หลายเดือนก่อน

    Kuhaan baanu niraahnaa. Waana eray asalkiisu carabi yahay

  • @sadiyohassan5347
    @sadiyohassan5347 11 หลายเดือนก่อน

    Tani been badanaa waa sheydaan way iska alife beenta

  • @samiya096
    @samiya096 ปีที่แล้ว

    Kadaaya Nimcaan ha usaadininee

  • @Shafie211
    @Shafie211 ปีที่แล้ว

    Qayla dhaan Wa wareeeeeeey 😂😂