Faadumo iyo Hadalo oo 8 Fanaan Saaray Miiska Faaf-reebka Fanka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 306

  • @zamy528
    @zamy528 ปีที่แล้ว +20

    This lady should be given top award for her knowledge and lyrics analysis. Thank you

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 2 ปีที่แล้ว +40

    OMG 😳 This Habaryar is doing great job walhi.
    I'm learning through her. Without her this new crap artists would have mislead us long ago. Thank you mamah💓

    • @rashidawad5825
      @rashidawad5825 2 ปีที่แล้ว +2

      WE ARE LUCKY WE DID NOT GET MISLED THANKS TO FADUMO GREAT JOB!

    • @shukrihasan5765
      @shukrihasan5765 2 ปีที่แล้ว +1

      Haye adinkuna ma sey walaahi baad tahiin
      Afka baho waad ba fahanteene ma qoralka idinku adkaday dadka

    • @waasugeone7191
      @waasugeone7191 2 ปีที่แล้ว

      @@shukrihasan5765 intaan u qori rabay. Kkk

    • @shukrihasan5765
      @shukrihasan5765 2 ปีที่แล้ว

      @@waasugeone7191 Somali badan dhulka Somalida dagto kuma noola marka dhib malah weey iska baran doonaan hadeyba fahmen waa Alxamdulilllaah Ilaahey SWT hano barakeeyo dadkeena

    • @omardeek2585
      @omardeek2585 ปีที่แล้ว

      ​@@rashidawad5825
      😊😅

  • @deeqajamaali9906
    @deeqajamaali9906 2 ปีที่แล้ว +9

    Maamadan walhi waaba Fadumo Qaamuus.
    Wlhi fankay badbadinaysa Pleace Faadumo Qaamuus halogu daro🥰 magaca walqashisa keen🤩🥰

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE 2 ปีที่แล้ว

      Fadumo qaamuus adaa iska leh magac bixintaa

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 2 ปีที่แล้ว +34

    Waad fiican tihiin oo Faadumo waxba lagama qaban karo waana qof loo baahnaa siday af Soomaaliga u taqaan,maansha Allaah.
    Heeska Istar HALEEL markii aad soo haleesho ood waqti u hesho maaha oo taas macno weyn abwaanka u sameyn maysee waa inaad hal dhashay maashid ayadoo ah HALEELO.
    "HALEELO AAD KU MAASHAA"
    Mar kale waa tuu AHUN Maxamed Cali Kaariye inala lahaa :
    HALEELADA XAYAABLIYO
    XIDH CALEEN LEH DAAQDAA
    XISKINTAY LA OLOSHAA
    @@@@@@@@@@@@@@@
    Just HALEELO waa RAMAD ama geel markaas dhalay intaan ka qiyaasi karo; waana la i sixi karaa degaanada qaarkood haddii wax kaleeto looga yaqaan.
    Dhallinyaradu ma qaldana balse kuwo waaweyn oo ilaa Waaberi la soo shaqeeyey baan misana ereyadii ka sixi karin; bal iska dhaaf inay saxaane malaha aan af Soomaaligaas aqoonin.
    Burburka dalka keliya kumuu dhicine xataa afkii baa bulshadu hilmaamay hubaal. Kolay jiil sidii hore afka u abtirsha laba heli mayee aan dedaalno baan qabaa.
    Sixid: Deyrtu waa labada xilli ee dalkeennu roobka helo midkood oo ah saddex bilood " Oct- Dec 2022; bisha ugu dambeysa deyrtu waa tan ugu dhaxanta badan waxaana la yiraahdaa DAMBASAME. Marka laga yaabee inay dayradhaafku ku yahay bishaas Dhaxanta badan ee bilaha deyreed ugu dambeysa ama bisha koowaad ee diraac oo ah January aadna u qabow ahna bisha loo yaqaan "WAJIINE".
    SAYIDKU WUXUU YIRI:
    Deyr-dhaafyadaan waxaan shidanahayaa dogobyo waaweyne!!.
    Kolay afkeenna ma naqaan Faadumo wax waa ka faa'iidi doonnaa wixii ay qaladana waa la sixi karaa.
    GAWRE anigu haddaan macneeyo dhaxan habeenkii niska dambe soo dhacda baan ku sifeyn lahaa. Bal heesahaan ila dhadhansha:
    Cumar Dhuulle wuxuu yiri:
    " Gawraha habeenkii
    Gidaarradaa cidlaan
    Ka goohayaa"
    Heeska Gufaaco usna waatuu nala lahaa Tubeec:
    Dhaxanta iyo gawraha
    Aawadaa go'doomee"

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว

      Legend sare Waad ku mahad san tahay sida aad u caddaysay misna u sharaxday intaada 💙🙏

    • @xaliimomaxamedonlineshop183
      @xaliimomaxamedonlineshop183 2 ปีที่แล้ว

      abdiaziiz botan ayaad umahadsan tahay waanaad ku saxantahay lkn afkeena somaligu aad ayow umicno badan yahay oo waxaa laga yaaba hal erey inow dhowr fasir yeesho,
      ereyga haleelo sida ay ku macneeyeen way ku saxanyihiin oo haleelo waa Helid ama marka aad wax la kulanto oo faaladaada qoraalkaaga ayeyba ku jirtaa :::":::; dalkeenu roobku helo ::;;;
      inta badan waa kugu raacsanahay qaabka aad usharaxday Gawraha waxaan umalaynaa waa qabow ama dhaxan ama dabayl xiliga habeenkii soo dhacda ( Gayraha geel maalka iyo gawre inay iska ag dhow yihiin
      ayaa laga yaaba )

    • @ahlam7108
      @ahlam7108 2 ปีที่แล้ว +2

      Mash Allah adiga ayaaba khabiir ah sidad af soomaaliga uu qortay

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 2 ปีที่แล้ว +2

      @@xaliimomaxamedonlineshop183 Mahadsanid wll, haleelo maahan HALEELID ama waxaad kansho ama firaaqo u heshay lkn waa hal dhashay sidaan anigu qabo:
      Haleeladii xayaabliyo
      Xidh caleenle daaqdaa
      Xigsintay la oloshaa
      @@@@@@@@@@
      Erayadaas markaad fiirisid HAL irmaan oo soo daaqday oo caano badan yeelatay baa AHUN Maxamed Cali Kaariye ka hadlay. Mar kale wllshay Xaliimo mahadsanid. Guuleyso in badan.

    • @mohagalgal3634
      @mohagalgal3634 2 ปีที่แล้ว +2

      🎉 mashallah
      haleelo io dayra dhaaf labadaba afkaygad kala bxdy dayr ma qabooba yaa yiri so tan gaalkacyo nugu dishy hada maha 😅😅
      gabadanayna ledahay bilaha ugu danbeya so tii la yori
      gabadanada dayreed
      gaxanadhada gar loo gubay io godadlaa lakala dhigay

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 2 ปีที่แล้ว +10

    Legend Maamo Faadumo Allaha ku xafido .
    Somali festival in lagugu casuumo waayee ...karbaash Faniinta sida kuwa soo socda wax ugu qaataan...👌💯🙏

    • @Hantaara
      @Hantaara 2 ปีที่แล้ว

      mhadsanid hooyo

  • @hodhare961
    @hodhare961 2 ปีที่แล้ว +2

    Faadumo iyo Cabdiqani waa dad isla helay si fiican baad isula jaan qaadeen Maashaa allaah

  • @aminadahir6295
    @aminadahir6295 2 ปีที่แล้ว +2

    Faduma waa faduma- faafreeb ayaan u bixiyay hada kadib waa cabsi cabsi fanaaniintaay is ilaaliyo oo faduma ha idiin ka saxdo erayada heesaha hadii aadan aqoon faduma waan idin salaamayaa adiga & wariyaha halkaa
    Ka sii wada shaqo dowlad qaban lahayd
    Ayaad haysaan waad mahàdsàn tihiin

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 ปีที่แล้ว +18

    جمعة مباركة
    ان الله وملائكته يصلون على النبي يا أيها الذين آمنوا صلوا عليه وسلموا تسليما
    ﺍﻟﻠَّﻬُﻢَّ ﺻَﻞِّ ﻋَﻠَﻰ سيِّدنا ﻣُﺤَﻤَّﺪٍ ﻭَﻋَﻠَﻰ ﺁﻝِ سيِّدنا ﻣُﺤَﻤَّﺪٍ ﻛَﻤَﺎ ﺻَﻠَّﻴْﺖَ ﻋَﻠَﻰ سيِّدنا ﺇِﺑْﺮَﺍﻫِﻴﻢَ ﻭَﻋَﻠَﻰ ﺁﻝِ سيِّدنا ﺇِﺑْﺮَﺍﻫِﻴﻢَ فِي العَالمِين ﺇِﻧَّﻚَ ﺣَﻤِﻴﺪٌ ﻣَﺠِﻴﺪٌ ، ﺍﻟﻠَّﻬُﻢَّ ﺑَﺎﺭِﻙْ ﻋَﻠَﻰ سيِّدنا ﻣُﺤَﻤَّﺪٍ ﻭَﻋَﻠَﻰ ﺁﻝِ سيِّدناﻣُﺤَﻤَّﺪٍ ﻛَﻤَﺎ ﺑَﺎﺭَﻛْﺖَ ﻋَﻠَﻰ سيِّدنا ﺇِﺑْﺮَﺍﻫِﻴﻢَ ﻭَﻋَﻠَﻰ ﺁﻝِ سيِّدنا ﺇِﺑْﺮَﺍﻫِﻴﻢَ فِي العَالَمِين ﺇِﻧَّﻚَ ﺣَﻤِﻴﺪٌ ﻣَﺠِﻴﺪٌ

    • @nadarabdilahi6663
      @nadarabdilahi6663 2 ปีที่แล้ว

      Bada fanka inaa u daysaan
      Shaqadooda miyaaney qumanayn
      Waayo shaqadiinii maaha jiq oodan bay idinla geleysaa

  • @sharifmohamed4989
    @sharifmohamed4989 2 ปีที่แล้ว +5

    Msha allah faadumo Ibrahim waa qabiirka fanka ee maanta nool waa ku mahadsan tahay sidaa noogu saxdo erayada ❤❤❤❤❤❤❤

    • @Hantaara
      @Hantaara 2 ปีที่แล้ว +1

      mahadsanid

  • @amirahmed5003
    @amirahmed5003 2 ปีที่แล้ว +4

    Faadumo markaan daawado bad jacayl ayaan galaa alloow waqtigu soo celi

  • @hamzehassanabdillahi9284
    @hamzehassanabdillahi9284 ปีที่แล้ว +6

    maybe they just match the right words to their rhyme.
    but when she sings this wonderful woman, she makes me want to listen.
    Masha Allah mama, peace be upon you.

  • @Youfav_riyan
    @Youfav_riyan 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah.alot of pp say this habo is my twin❤🎉.mashallah.yoir smart and country n pp.need u.your voice.

  • @abdimeigag4410
    @abdimeigag4410 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah si fiican ayaad u tihiin Macali miin wanaagsan

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha alaah aad baa umahadsantahay cod macaan tahay keep doing ❤🇸🇴

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 2 ปีที่แล้ว +4

    Qurux, labiskaa I dilay mashaa alaah tabarakalaah

  • @mohamedabdi7630
    @mohamedabdi7630 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanidin barnaamijkan faaf reebka fanka aad ayaa loogu baahnaa, intaas waxaa dheer Afsomaliga aanan aqoon oo aan macnahooda ka faa’iday ayaa badan.
    ✅✅✅✅✅

  • @munaabdi9706
    @munaabdi9706 2 ปีที่แล้ว +12

    Wooow masha Allah eedo faadumo you are doing great job, keep going 👍 👏 💪

  • @AbassCadceed
    @AbassCadceed วันที่ผ่านมา

    Mamadhu waa manshaallh 😍👑

  • @qaranbileproduction147
    @qaranbileproduction147 ปีที่แล้ว

    Kaalay Faadumo Ibraahim xagey ku jirtey intuu Abdi God Abeys na qaribayey. Faadumo xitaa waxay ka warheysaa dhacdadii ay ku timid heestu, lakiinse Abdi God dhankaa iyo dhankaa intuu la aado ayaa adoon waxba ka fahmin ka gudbi jiray. Subxaanaka yaa cadiim.

  • @fugasima658
    @fugasima658 2 ปีที่แล้ว +4

    Fadumo wale wa jamacad guraysa wa somali festival laso casumo 🌹🌹👍👍

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 2 ปีที่แล้ว +2

    Xabadaa ku noqo faadumo khadra silimoo baa kaa saxan

  • @Iidle-b9t
    @Iidle-b9t ปีที่แล้ว

    Fadumo ibraahin xbbti aadiyo and bean ku slamaya

  • @abdulkadirguleid2819
    @abdulkadirguleid2819 2 ปีที่แล้ว +1

    Halkaas Heesta Sahra Axmed ee Deyra Dhaaf bay sax ku tahay.

  • @fuadmohamud4801
    @fuadmohamud4801 2 ปีที่แล้ว

    Faadumo waa soomaaludii saxda ahayd
    Alle ha dhawro aduun iyo aakhiraba

  • @mrm.whalene3409
    @mrm.whalene3409 ปีที่แล้ว

    ❤ 🎉Fadumo ku heystaa

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 2 ปีที่แล้ว +2

    Banrnamijyada somaliada kan an ugu jcelahay thanks

  • @abdulkarimahmed7584
    @abdulkarimahmed7584 ปีที่แล้ว

    asc bahda horyaal tv maama faadumo ibraahim heesta xasan aadan ee igu dheeridaa oo uu dib uqaaday saciid qalinle heestaas dib ufiiriya

  • @abshirjimale9691
    @abshirjimale9691 2 ปีที่แล้ว +16

    Allaah arrinta waxaan idinka codsanayaa in aad baaritaan xagga luqadda ah aad ku dartaan, sababtoo ah waxaan arkaa erayada qaar oo aad la maraysaan meelo kale, Tusaale waxaa tiraahdeen DAYRTA DHAXANI MA JIRTO xiliyada afarta ah ee jira waxaa ugu dhaxan badan dayrta waxaaba jira GABADANA DAYREED, bal u fiirso bal eraygaas (gabaddano m.dh Dhaxan badan oo dabayl
    wadata; dayradhaaf) waxaan ka soo qaaday qaybta bisha ku jirta Qaamuuska Af soomaaliga ee aAnnarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar MansuurAnnarita Puglielli iyo Cabdalla Cumar Mansuur.
    Qaamuuska Af soomaaliga ee Yaasiin Cismaan Keenadiidna waxaa uu leeyahay sidan (dhaxan dayreed oo aad u daran) marka dayrtu waa xilli roobaad aad ay u badan tahay dhaxantu laakiin in ay gabadhu heesta khaladay muran kama taagna, illowse dadka af yaqaanka ah la waydiiyo macnihii isma uu badalin laakiin waxay badashay eraygii uu abwaanka isticmaalay taasi oo xad gudub ku ah xuquuqda dhawriseed ee ERAYADA, heesta waxaa alifay Baashe nin la yiraah Laxankana Cabdi kariin Faarax Qaareey "Cabdikariim Jiir" baa leh.

    • @archialleli6516
      @archialleli6516 2 ปีที่แล้ว +1

      Deyra dhaaf ayaa jirta
      Waxa kale oo jirta gabadano/gamadano
      Dhaxamaha iyo qaybahooda
      Deyra dhaaf
      Gamadano
      Juube
      Qayood
      Coolin
      Samalaho
      Dardho
      In kalena waan ilawsanay hada9

    • @mustafehallazi.21
      @mustafehallazi.21 2 ปีที่แล้ว +2

      Taaa anba kuma raacsani dayrta waaa dhaxan jiilaalka uunbaa ka dhaxan badan waana xilliga ku xiga

    • @w410921
      @w410921 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa run, taasi way ka qaldantay

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid mudane abshir

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว +1

      Wax badan ayey qaldaan iyaga lafttoodu.

  • @soulehassan
    @soulehassan 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxaad isku daydaan inaad erey-bixin isku daydaan dadka jaraafiin-faneedkaa, kubaduunbaan ku naqaanaye, waan ini salaamey.

  • @queenlion251
    @queenlion251 2 ปีที่แล้ว +2

    Ascw waxaad tihiin labo qof oo isla helay murtida iyo sharafta muga weyn ee afkeena Hooyo hadaalin masha allah 👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mrm.whalene3409
    @mrm.whalene3409 ปีที่แล้ว

    Fadumo Expert 🎉🎉🎉🎉

  • @yasminesalmo7772
    @yasminesalmo7772 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah woow walasheyda qaaliga ah waan ku salamay

  • @siyadabdullah68
    @siyadabdullah68 2 ปีที่แล้ว

    M.a sharaf Io karama hooyo faduma
    Xasusin
    Allah haunaxaristo
    Faduma Axmed Dinbil
    Hesti Gudcurkoo madoowbaan baa xidigaha ku gudhay guraha hilaca galacdisa raca
    Garaa bidhanka hadbaaa gees u racaa
    Nimca happy qaxey Tiri
    Gudcurkoo madoowbaan baa xidigaha ku gudhay guraha hilaca galacdisa raca
    Garaa bidhanka hadbaa meel ku gara
    🙏🙏🙏🙏

  • @jowharsh-ibrahimcadde2763
    @jowharsh-ibrahimcadde2763 2 ปีที่แล้ว +6

    Dayro dhaaf waa xili aad u qabow , u fiirso faadumoy gabaygii hadraawi ee durdur baytka 212 ( dad bakhtiyey Kul iyo dayro dhaaf Diqim wax laynaysa ) wuxuu ula jeedaa dayro dhaaf iyo bisha diqim dhaxan bay wax Ku dilaan, abwaan kalena waa kii lahaa ( Dugsi kii aad moodaa, dhaxan kugu dareershee , dayro dhaaf Ku dhigay baad , weli daba ordaysaa ) yacnii meel qabow oo aan dugsi ahayn ku dhigay , u jeedka heestuna waa xili dayro dhaaf ah oo qabow la dardhanayo baan anigu dhididaa u fiirsada nuxurka heesta Sahara axmed

    • @zahramaxmud2350
      @zahramaxmud2350 2 ปีที่แล้ว +4

      Dayra dhaaf ama gabadano ama Banne waa qaboow daran waana xiliga dayrtu dhamaato jilaalkuna soogelayo 100%100 waa qabo daran aad baan u garanaya

    • @user-xe1nj4qr5z
      @user-xe1nj4qr5z 2 ปีที่แล้ว

      Absolutely halkaas dib ha ugu noqoto dardhasho iyo dayradhaaf labadaba waa dhaxan markaa halkaa qadra sinimoo waa ku sax Sahra Ahmed iyana dayradhaaf bay tidhi ma odhan dardha

  • @MohamedAhmed-oe1sl
    @MohamedAhmed-oe1sl 2 ปีที่แล้ว

    Halkaas ah Haleela aad ku maashaa ma aha markaad haleesho Maamo Faaduma halkaas inaga sax Halleela waxa la dhehaa hasha madida ah

  • @abdijama6521
    @abdijama6521 2 ปีที่แล้ว

    We love fadumo and horyaal tv

  • @qaassimahmed3871
    @qaassimahmed3871 ปีที่แล้ว

    War ninkaan caadi maahan waa idin salaamay adiga iyo mama faaduma waxan la yaabay dadkaan heesaha orginal kooda iyagoo aan soo xafidin ama soo dhagaysan ay qaadayaan
    Walaahi ceebtooda banaanka la keenay
    🙏👋✅salaamu laahi faaduma iyo adiga sida aad noogu soo sharax deen war nin yohow aaway fanaaniin tii aad marhore qabiilada aad soo daynay say somalilannd ugu danbayday qabiilada sida ay ugu kala badan yihiin fanaaniinta aaway qabiilada kale Hawiye iyo raxanwayn ma aadan soo dayn waa kaa sugaynaa waan ka xumahay magacaaga kuma qorna mama faaduma ku qora
    Please noo soobadi dadka heesaha kufsada
    I love somaliland from muqdisho ❤

  • @maxamedherdi2286
    @maxamedherdi2286 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc faadumooy waa dayra dhaaf way saxan tahay khadri dayra dhaafkuna waa xili jira oo qabaw waana marka dayrta la dhaafo waaana horaanta jilaalka halkaa ku noqo sida kaloo dhan waanu ku wadanaa ee

  • @AhmedHassan-yu2oy
    @AhmedHassan-yu2oy ปีที่แล้ว

    Maasha Allah
    Horyaal tv

  • @adenshire1349
    @adenshire1349 ปีที่แล้ว

    Yaa salaam dadka wax garadka ah Allah hainoo xafido, cimrigod Allah ha dhereyo.e dadka hawtul hamagga ah E an waxba GARANEYN wax ay hagaajiyaan iska daaye E dad iyo dal iyo taariiq iyo wax waliba wey baa bi.inayaan

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 2 ปีที่แล้ว +2

    Karbash fadumooy ❤

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว +1

    Cimriga allaha ha u daayo hakana raali ahaado Maama FAADUMO IBRAAHIM 💙💙🙏

  • @fathiaabdi7300
    @fathiaabdi7300 2 ปีที่แล้ว +2

    Labdiinuma waxaa tihiin amazing 🙏👋

  • @khalid9264
    @khalid9264 2 ปีที่แล้ว

    Cabdiqani haleel Baad ku mashaa maahee
    Waa haleelo oo ah hasha irmaan ha qaldin adigu

  • @allow3397
    @allow3397 2 ปีที่แล้ว

    Ku soco saaxibeeu oo ka sax

  • @fahmohersi4197
    @fahmohersi4197 2 ปีที่แล้ว

    Maanshaaalaah yaa salaam fadumo waxaad tahay qof aad u oculus waxaad kahartay dadkii qiimaha lahaa ee soomaaliyeed waan dhagaystaa marwalba alah ha idin xafido adiga iyo wariyaha saad isgu jiibisaan baan jeclahay labiskaagu😍😍 waa maanshaaalaah cilaanku ka daran😍😍💙 you are beautiful soomali woman keep going 💕😍😍

  • @sucadcolad7825
    @sucadcolad7825 2 ปีที่แล้ว

    faaduma ibraahin xarrago badan waan ku salaamey

  • @zakeriye6995
    @zakeriye6995 2 ปีที่แล้ว +3

    Legend fadumo

  • @salahhassan50
    @salahhassan50 2 ปีที่แล้ว

    Maansha allah afkii si waynbaad uga shaqayseeen alla haydin ku garab galo

  • @nimcoabdi2609
    @nimcoabdi2609 2 ปีที่แล้ว +1

    Salan gobeed mamo shaqo muhiima ayad haysaan

  • @hodanmaxamuud4827
    @hodanmaxamuud4827 ปีที่แล้ว

    Ku soco wayna jabsadaane naga qabo

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 2 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha Allh Faadumo Ibraahim Fankii Way Soo Noolaynaysaa Runtii Qoladii Heesihii Hore Bililiqaysatayna Cashar Lama Ilaabaan Ah Bay U Dhigtay Dhanka Kalana Faadumo Waa Macalimad Afka Soomaaliga Hodan Ku Ah
    Wixii Danbe Inay Faadumo Ibraahim Soo Mari Doonaan Ayaan Rajaynayaa Si Ay Faaf Reeb Ugu Samayso Haday COPY Danbe Isku Dayaan..

  • @jibriilahmed1817
    @jibriilahmed1817 2 ปีที่แล้ว

    Faadumo ciyaalkii hore

  • @mohaabdi3534
    @mohaabdi3534 2 ปีที่แล้ว

    Adinka laftiina waan idin haysanaa haleel aad kumaashaa ma a ha
    Haleelo aad kumaashaa waasidaas

  • @hodanmaxamuud4827
    @hodanmaxamuud4827 ปีที่แล้ว +2

    Maamada vaara fanka😂😂

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 2 ปีที่แล้ว +2

    Barnamujka waxa dawada dhalinyaro badan. Plz habeenkii 2-3 heeso ka dhiga oo sifiican Fadumo erayada ha umacnayso. Waa naga codsi🙏

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 2 ปีที่แล้ว +1

    VAAR ADAG--FEAR MS FAADUMO WAA RAGEEDII

  • @ruqiyaxasan3196
    @ruqiyaxasan3196 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah caawa Erebus badan baan idinku bartay

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 2 ปีที่แล้ว

    Mama Faadumo waa iftiinka fanka. Ereyada iska eega dhaha.

  • @Mohamed-ey3qe
    @Mohamed-ey3qe 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah fadumo fanka meel bay uga so baxday

  • @abdikanifarah4685
    @abdikanifarah4685 ปีที่แล้ว +1

    khadra siliimo iyadaa idinka saxan waa dayra-dhaaf eraygu ma ahan dardho leh oo qabaw. micno ahaan waad saxantihiin lkn heesta sahra ahmed markay qaadayso dayro dhaaf bay leedahay. mahadsanidin.

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay ha unaxariisto Khartoum daahir hotel juba muqdisho I ku qaaday heestan berisamaadkii somaliya fotootje beeyd❤❤🇸🇴

    • @aminohassan4104
      @aminohassan4104 2 ปีที่แล้ว

      Isku magac baan nahay. Amina Hussein

  • @gorgor855
    @gorgor855 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw waxan islahaa afsomaliga Sufican a ukase lkn fadumo waxey itustay inaaba beerta kujiro

  • @mohamedabdullahi3738
    @mohamedabdullahi3738 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan nigu abaal gudo magaran karo sidaa noogu soo gudbisaan faaf rebka fanka guuleesta guuleesta guuleesta 🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏

  • @somcaafimaad7009
    @somcaafimaad7009 2 ปีที่แล้ว

    Maashallah soo noleynta afka hooyo

  • @sharahadi7876
    @sharahadi7876 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc.faafreebka.maashaa,llaah waad na xaqab tirteen sixida Eradayada sharaxaadooda halkaa ka Sii wada waad ku mahadsantihiin.

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 2 ปีที่แล้ว +3

    Walee Fannaaniintii waa lahelay

  • @abdirahmangelle9322
    @abdirahmangelle9322 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsantihiin ee Kalkaska ka sii wadda wax fiican

  • @cabdulaahimaxamed2730
    @cabdulaahimaxamed2730 2 ปีที่แล้ว

    Halleelo waa weelkii hasha laguna maalayay ee Afka ha ku dheeluna

  • @xxxlmhjuof7667
    @xxxlmhjuof7667 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah mahadsanidiin

  • @salahahmed7576
    @salahahmed7576 2 ปีที่แล้ว

    Faadumo way kabiyaysay kadabaqadayashii yaryaraaaakkkkkk

  • @wiziirranaa1725
    @wiziirranaa1725 ปีที่แล้ว

    War ree hargeisa afsomaliaga halagabarto iyagu kudanveyaye🇸🇴💪

  • @hibaaqali2679
    @hibaaqali2679 2 ปีที่แล้ว

    Maamo faadumo allah ha ku sharfo adiga qudhaada ayaa sixid u baahan
    Dayrodhaaf waa xili jira oo ah qabowga dhaca xiliyada bilaha october ilaa january xiliga jiilaalka

  • @zahramaxmud2350
    @zahramaxmud2350 2 ปีที่แล้ว +5

    Xaajiya faadum labo aan kaa saxo adigana. Daayra dhaaf waxaa la yidhaha xiliga dayrto jeesado ama dhamaato. Waxaa looyaqaan .dayra dhaaf. ama gabadano. Ama Banne. Waan la qadhqadhaa. Ta 2 waxay tahay haleelo waxaa looyaqan ama la yidhaha geela irman ee aan la marin. Waa haleelo ama maraqla

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 2 ปีที่แล้ว +1

    Vaar faadumo faartaan ku hayaa heesta sahra axmed dayra dhaaf dhaxan loo qadhqadhey aan dhididayaa

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 2 ปีที่แล้ว

    Faadumo aad baan uga helaa sheekadeeda, halkeen kala xidhiidha aan casuume

  • @ruqiyaxasan3196
    @ruqiyaxasan3196 ปีที่แล้ว

    Afsomaligii fanaaniintani waa lumiyeen

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 2 ปีที่แล้ว +4

    Haleel maaha waa haleelo haleelo waa hasha marka ay dhasho oo ilmaha u kobco ayaa la yidhahaa haleelo mar kaa waa haldhashay oo neefkeedii wadata sidaa u fahma

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 2 ปีที่แล้ว

    I love Isha sacabka mari

  • @deeqawaeys2376
    @deeqawaeys2376 2 ปีที่แล้ว

    Mam fatoum guul

  • @mohamedmukhtaar6929
    @mohamedmukhtaar6929 ปีที่แล้ว +1

    Heesta najma nalka qaaday iyadana Farxiyo fiska qaadayo khaladkaas oo kle gashay 25:21

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 ปีที่แล้ว

    faadumooy khadra silimoo heesta ay qaaday waa sax deyro dhaaf waa dhaxanta loo yaqaan diqinta

  • @barkhaddayib6521
    @barkhaddayib6521 2 ปีที่แล้ว +1

    alla faadumo maxay waxbaratay

  • @araweelo728
    @araweelo728 2 ปีที่แล้ว +5

    9:15 Hal irmaan, sidig, haleelo aad ku maasho weeyaan, eddo iyadaaba maanta is xidhay, hasha markii la haleelaba lama maalayo, haleelo aad ku maasho weeyaan, haleelo waa neefkaa la maalayo, inta afsomaliga qadiimiga ah u saaxiib ka ahi way i fahmaysa waxan u jeedo😂

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk iyada lafteedii baad ku soo qabatay miyaa way afeeftay waxay tidhi iniga laftayda waxan qaldo iga saxa oo ila soo wadaaga

    • @yasmin8196
      @yasmin8196 2 ปีที่แล้ว

      Marka, sidig, haleelo waamaxay?

  • @fathiaabdi7300
    @fathiaabdi7300 2 ปีที่แล้ว

    You are amazing

  • @galeyrfafale4438
    @galeyrfafale4438 ปีที่แล้ว

    Faaduma VAR oo aan taagere u ahay se maanta ayadaan VAR ka haaya 33:40 waxey leedahay ”dhirtaan iyo geedahaan baxay hadey ilmadeydu gaarto weey gubanayaan, weey qalalayaan” micnaha saxdaahuna waa taas kaso horjeedkeeda oo dhir abaarsatay waa dhir qalashay oo ilmada iga socota badideeda dhir qalashay ayay waraab u noqon kartaa waaye.

  • @ruqiyaxasan3196
    @ruqiyaxasan3196 ปีที่แล้ว

    Dhibka waxaa keenay qoraagii xeesta iyo qaadihii midna xaq ma leh qof aan Afkii Somaliga aqoon baa iska qaadi. Waa wax laga xumaado.

  • @munanur113
    @munanur113 ปีที่แล้ว

    Islaantu wax heesaha ka khar badan may xafido

  • @fahadfarah95
    @fahadfarah95 ปีที่แล้ว

    Barnamish waxtar leh mahadsanidin mamada wan jeclanahay nolow cimri dheer iyo cibado suban

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle4186 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah xafido Allaah

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 2 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkk mamo funny wlhi

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 2 ปีที่แล้ว

    War waa naga soo daaheen team kaan

  • @momo-389
    @momo-389 2 ปีที่แล้ว +1

    Astaan music heesaha qaraamiga halaga qabto

  • @ismahannor8249
    @ismahannor8249 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah maamo fadumo waxaan var wa dhafeen hhh

  • @AhmedMohamed-qh4je
    @AhmedMohamed-qh4je 2 ปีที่แล้ว +1

    Mama faaduma waa hooyo ilbax waye oo aad u aqli badan…

  • @halimamaxamud4190
    @halimamaxamud4190 2 ปีที่แล้ว

    Faaarax murtilee iyo faniinta London so qatooo waaaalaayallll

  • @kingadnan8128
    @kingadnan8128 2 ปีที่แล้ว

    Team Mudug boy, iyo lyrics ka dadka qora ayaa dadka waalaya. Raggaa halagu dhego.

  • @abdikanimohamed4078
    @abdikanimohamed4078 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc wanidinsalamy dhamantin anu waxn idinku darayaa arin hala igarali ahado waxkalemahee waa marky fadumo wado falanqynta wax yar sug si ay ufahansiso qaladka aykujirn fananitu
    ALAAMAHADLE

  • @eleyehwali2513
    @eleyehwali2513 2 ปีที่แล้ว +2

    Qof kasta oo hees faraxumayow walle inaad var-ta dhafayn 😅😂

  • @ladanxaaji6671
    @ladanxaaji6671 2 ปีที่แล้ว

    Alla m.a.mama fadumo maxey afsomaliga dadka deeqsiin taqaan ilaahow kudaa .....