Heshiiska Maraykanka iyo Somaliland ma saamayn ayuu ku leeyahay Arrinta Laasacanood?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Waraysi Ilig iyo Saacadaale.

ความคิดเห็น • 116

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 ปีที่แล้ว +6

    laascaanood oo kaliya maaha Muuse Biixi iyo Nuux Taani maxkamada sare iyo Maaliyadda Sacad Cali Shirre waa isku reer Habar Awal markaa maxaa Dhulbahante lagu haystaa

  • @ibraahimomar9979
    @ibraahimomar9979 ปีที่แล้ว +2

    Maashallaah guulaysta meel walba waxaa jooga fariido👍👍👍👍👍👍👍

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj ปีที่แล้ว +8

    Guuleeysta daraawiish walaalayaal inshallaha

  • @shaficicabdiguuleed
    @shaficicabdiguuleed ปีที่แล้ว +3

    رحم الله أهل سول/لاسعانود لقد صبروا وتحملوا كثيراً بالبلاء والأذاء رحمكم الله تعالى ورحم أمواتكم

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 ปีที่แล้ว

      They evil always changing alliance murdering their own people that work for somaliland and than accusing somaliland of killing them

  • @samt_alward
    @samt_alward ปีที่แล้ว +5

    Allah bless lascanood

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 ปีที่แล้ว

      Allah help somaliland and punish the liars

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 ปีที่แล้ว +3

    Wax hishiis ooo. Jiraaa. Majiroooo. Somaliland hada malahaaa in eee ka buxaaa la ogaaday. Habarjecloo calanka somali bee qaadatay

    • @Borama1960
      @Borama1960 ปีที่แล้ว

      Habarjeclo What?😆 🤣 😂 Poor kid. Beenta, no good kiddo. 😆 Stop, or I tell ur hooyo about your gigantic lies. Smh.

    • @somaliano99kingkonghimself75
      @somaliano99kingkonghimself75 ปีที่แล้ว

      @@Borama1960 well we have to do something about the enemy was telling us lies I mean somaliland fake cry baby. Leader have raced you on a fake historey plus cry like the Jews. Masakiiin. Borame. Lascanood samaroon. Isaaq. Dexdiiisa war CID kucawinesooo majjirtooo. Maanta

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 ปีที่แล้ว +3

      Habar Jeclo oo jeegaanta ahaan jirtay calanka buluuga qaadatay maxaad kuwa kale ka filan kartaa

  • @Hooyo6570
    @Hooyo6570 ปีที่แล้ว +1

    Prof saacadaale

  • @dhagantiaxmed2860
    @dhagantiaxmed2860 ปีที่แล้ว

    Qodobkaasaan kuraracsanahay shaqadii siirayo ayuuhayaa waxba muse maqaban

  • @sacdiyaa1
    @sacdiyaa1 ปีที่แล้ว

    Laascaanood/Sool/Dhulbahante are gone.. They refused to be part of so-called Somaliland. Do you still want to fight?

  • @cige3636
    @cige3636 10 หลายเดือนก่อน

    MADAX WAYNE KASTAABA. WUU SII WADAA SHAQADII. MADAX WAYNIHII HORE AMA DOWLAFII HORE

  • @faysalmuuse7026
    @faysalmuuse7026 ปีที่แล้ว

    Nin wax badan fahansan political science , even look xitaa warayihii suaal waa weydiin kari wayey.
    Gap ka fahanka concepts ka uu dhiibayo aqoon yahankani

  • @maxmaxamed2199
    @maxmaxamed2199 ปีที่แล้ว

    Kani iyo adigunba aqoonyahan ma tihidin waxaad tihiin rag u shaqeeya farmaajo

  • @qudhacc2441
    @qudhacc2441 ปีที่แล้ว

    Waxaasa aqoon sheeganaya walhi way Ku dhex waln lahayd hady fadhido kursiga gab gable

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt ปีที่แล้ว

    Ma ogtihiin laba bilood oo dakhliga dekadda Berbera ay daboolaan dhammaan mizaaniyadda dawladda ee sannadka oo dhan. Waxa iswaydiin leh 10ka bilood ee dakhliga Berbera xagey maraan. Lacagtaasi madaxda Somaliland ayaa jeebadda ku shubata. Waxa intaas dheer dakhliga ka soo xerooda dhammaan goobaha kale, lama arko. Sidee markaa dawlad Somaliland ku jiraysaa.

  • @Mohamedismail-sb6pd
    @Mohamedismail-sb6pd ปีที่แล้ว

    somaliga aqoonta sheegtaa waa shisheeye daba socod. isma waadiin karaan maxay tahay danta guud ee somaliland? gooni isu taaguse muxuu inoo tarayaa ? miyaad ilowdeen ujeedadii marka hore aynu u midownay ? dalalka derisku kama tanaasulin sheegashadii dhulkeenna inaguna waynu is qaybinayna si aynu cadawga ugu fududeyno guusha.
    aqoonteenu ma taas bay noqotay?

  • @seysicuro5934
    @seysicuro5934 ปีที่แล้ว

    Ururada la sameeyay macnaha ku jiraa waxaa weeyaan in muuse ka adkaado wadani iyo ucid si uu u cimri dheereeysto ta kale arinka kale muuse waa kaligii taliye aan ruuxna dhagaysan xataa salaadiinta iyo cuqaasha iyo wadaadada iyo dadka caqliga sxbkau ah midhba midhkuu ka xunyay ayuu masuul ka dhigay reerkasta oo somaliland ka tirsane dee intii waxmataraha ahaa ayuu wataa ee aan bulshada dhexdeeda sharaf iyo qiimo ku lahayn

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 ปีที่แล้ว

    Waxani horumarka somaliland ayaa laga xanaaqayi

  • @itsari629
    @itsari629 ปีที่แล้ว

    Maxaa kuu baxay marka aad weydiiso in reer Bari ah wuxuu ku jawaabaa Booew aa moodey! Bal adba garo

  • @daudabdirashitawill4062
    @daudabdirashitawill4062 ปีที่แล้ว +5

    Warwaa nin waalan oo hadalkiisu sugnayn marba meelbuu isku qaadayaa mm tv dhagaha shacabka halaga xishoodo

    • @ibraahimomar9979
      @ibraahimomar9979 ปีที่แล้ว

      Ma runtaad ku haystaa? ilig iyo kuwa lamidlka ah waa madaxda mustaqbalka💯

    • @daudabdirashitawill4062
      @daudabdirashitawill4062 ปีที่แล้ว

      @@ibraahimomar9979 waxba arki maysid maqlina maysid ninka hadalkiisa iyo wxa la waydii isma waa faqsana markaa isdaji guucaaga ha ka dheerayne

  • @Latara297
    @Latara297 ปีที่แล้ว +1

    Arin aad u muhiim kulahaa ceeb badnaa yaa gumeesi jecel
    Engilish wasiduu ku wasi jiray maq ku faanee kkkkkkkk ceeb

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 ปีที่แล้ว +1

    Hadalka uu qudhqudhinaya mana sugi-karayo suaalsha

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 ปีที่แล้ว

    war dhulbahnte iyaga weligood ba is dilayay intan somaliland tegay bay is madhiyeen cid la joogtayna ma jirin iyaga islanaya aragaxisda ku jirtaa inay iska saran bay ahayd inay somaliland gardaraystan ma ahayn

  • @suusmagaalo1991
    @suusmagaalo1991 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣BABAA🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @seysicuro5934
    @seysicuro5934 ปีที่แล้ว

    Wariye waar ninka hadalka udaa ha hor ordine

  • @seysicuro5934
    @seysicuro5934 ปีที่แล้ว

    Waa ruuuxii koowaad ee aan arko inuu aragtidheeryay oo aan ahayn ruux caadifaadi ka muuqato kana aragti Duwan macal salaadiintii hadlay shakhsi ahaan waxaan leeyay maashaallaah allaah haku xifdiyo caqligana allaah hakuu saaidiyo waana kaaga mahadcelinayaa fikirkaaga wanaagsan

  • @maxmaxamed2199
    @maxmaxamed2199 ปีที่แล้ว

    Adiga iyo kan Aad soo kaxeeysatay

  • @thementor.4697
    @thementor.4697 ปีที่แล้ว +2

    Completely lies 👎😡

  • @abdillahifarah2256
    @abdillahifarah2256 ปีที่แล้ว +1

    M. Ilig dawladdani ayadaa dayacday masuuli-yadeedii. Completely

  • @guledsm
    @guledsm ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid mudane. Wareeysi caqli saaxib ah baad noo soo bandhigtey.
    Runtii Siyaasadii gooni istaaga dhaawac baa soo gari.
    Waxaan cadeeyn inuu dhaawacan noqon doono mid aay ka soo kaban doonto.

  • @mobarakjoseph6680
    @mobarakjoseph6680 ปีที่แล้ว +1

    Waar ileen anagaa yaab aragnay. Reer hargaysow hadaa si wax noola arkaysaan oo. Aa aragtaan inuu muuse dawladii kharaabiyey maa nala qabataan ninkan oo aynu dalka badbaadsano. Mise sheekadiinu waa ilyaro galbeed. Iyo. Dhegadhegayn

    • @ali-gl1gm
      @ali-gl1gm ปีที่แล้ว

      ina jaahil tahay magacaaga laga arkaa

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 ปีที่แล้ว

      @@ali-gl1gm waar ninku kaa cilmi badane ka xishood, adiga iyo kan aqoonyahanka isku sheegaya please iska yareeya jaadka maskaxda iyo neerfayaasha ayuu wax udhimaa.

    • @ali-gl1gm
      @ali-gl1gm ปีที่แล้ว

      @@beerkaaicadaaday2057 waar iska ilaali waakaa beerkagu sii dhamaaneye qabriga tankale illaahey baa xaraamtiyey

  • @maxmaxamed2199
    @maxmaxamed2199 ปีที่แล้ว

    Ilig u tag daaroodka

  • @abdowali463
    @abdowali463 ปีที่แล้ว +8

    Jamhada argagaxisada SNM 15sano waxay xasuuqayeen si isir nacayb ah caruurta, dumarka iyo wayeelka Dhulbahante. Qabiil, qabiil kale uma dawladayn karo. Waa balan in laga aarguto dhiig yacabayaashii xasuuqyadii Kalshaale, hagoogane, maygaagle, sooljoogtay iyo Laascaanood Siilaanyo, Muusa Biix, Ina Kaahin iyo Nuux Taani.

    • @abdidiriye6133
      @abdidiriye6133 ปีที่แล้ว

      Tii afwayne yana maxay waday isir nacayb saw maaha ader 15 qof bad la gariiraysa walhi 50k oo qof baan miiska soo saari kelaab yahay bila akhlaaqda

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 ปีที่แล้ว

    Dood qiimoleh

  • @zamzamjama9798
    @zamzamjama9798 ปีที่แล้ว +1

    M.biixi.awr.buu.canokalisyaa

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 ปีที่แล้ว

    Maskaxdii tigreegii ayaa wali somaliland ku shaqeyneysay . public policy Kii ka duwan iyo isbadalkii dhacay ayaa hargeysa dib UGA dhacday!!!

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn ปีที่แล้ว +2

    Garhaijs are destroy somailand.

    • @abudarda00
      @abudarda00 ปีที่แล้ว +1

      Aamus waryaa garxajis afkaaga ka leexi. And if you’re going to speak English, speak properly.

    • @JamalAli-pz6kn
      @JamalAli-pz6kn ปีที่แล้ว +1

      @@abudarda00 hooyadaa hawso

    • @JamalAli-pz6kn
      @JamalAli-pz6kn ปีที่แล้ว +1

      @@abudarda00 Garhaijs falastiin

    • @JamalAli-pz6kn
      @JamalAli-pz6kn ปีที่แล้ว

      @@abudarda00 Garhaijs falastiin

  • @mohamednur2797
    @mohamednur2797 ปีที่แล้ว +2

    ILIG please u daa professerka, hadaad adigu mucaarid ku tahay Dowladda, fikirkaaka rakhiiska ha
    dhex galin, You are trying to maneuver the interview.

  • @umalkhayrmohammed8931
    @umalkhayrmohammed8931 ปีที่แล้ว +1

    Very impressive..

  • @abdillahifarah2256
    @abdillahifarah2256 ปีที่แล้ว

    HAL QODOB AYUUU TAABTAY, X. WAA XIL GAADHSIIN, QODOB KAASUU RUNKA SHEEGAY, MUUSE MUXUU KEENAY TAASI WUU KUDHIIRADAY!.

  • @omergul4363
    @omergul4363 ปีที่แล้ว

    Iligow adigu bal waxaad is weydiisaa dhibta miidhiyaha aad haysataa dhibaatada aad Mosul ka noqonkartaa

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว

    Allahayoow nabad iyo Nasteexo 😢😢😢😢

  • @Johnson-gb9yf
    @Johnson-gb9yf ปีที่แล้ว

    Ilig waa Inan gumeed, ninkaasi Ethiopia markuu wax ka sheegay fiiri sidii uwada gariirayo iyo siduu u difaacayo. Akbar calooshisa ushaqsyste maanta agtaydii ka dhimatay ay waaxid

  • @abrahimali1529
    @abrahimali1529 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha inaga qaboojiyo

  • @istaahilismail5117
    @istaahilismail5117 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah dood heersare ah ayey ahayd runtii. Dowladu waxay wanaajisey iyo wixii ka xumaaday labadiiba si wacan ayuu u sharaxay. Fikirkiisa iyo aragtidiisa siyaasadeed iyo jawaabihiisa waxay ahaayeen qaar asluubeysan oo aqooni ku dheehantahay. Soomaaliland ha guuleysato. Guul iyo gobanimo

  • @queency7943
    @queency7943 ปีที่แล้ว

    Balaayo la gariir ciilkiisa xataa ma qarsan karaayo muuse biixi iyo xukuumadiisa ayaa u cad hadaan anigu ahaan lahaa mmtv waan xidhi lahaa ilal abad ilig dheerna alam baqan u diri lahaa runtii

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 ปีที่แล้ว

    Allow adeer muse sinabada noodhaafi bedel khayr qaba yaa allaah allow cadow hanoo jebin yaa waduud

  • @Mohamedismail-sb6pd
    @Mohamedismail-sb6pd ปีที่แล้ว

    maanta waxa ugu weyn oo u baahan in laga hadlo goorma ayay dadka reer somaliland ka doodi karaan gooni isu taagga iyo midnimada. ilayn dadka go'aanka gooni isu taagga gaadhay maanta dhalinta ma matalaan.

  • @banadir5032
    @banadir5032 ปีที่แล้ว

    Waryaa iligaw meel soke baadka hadlaysaa ee qofka lagu dilay laascaanood waxaa dila ku wa aan jeclayn jiritaanka somaliland

  • @abdillahifarah2256
    @abdillahifarah2256 ปีที่แล้ว

    WARIYE , WAXAN ARKAYAA NIN KAJAWAABI KARI WAAYEY SU’AALIHII MIISKA LOO SOODHIGAY, OO MADAXA DHUKA LADHACAYA, ,
    MAXAA DIIDAYA IN QOFKII AQOONLIHI ARIMAHA MEESHOODA UGUTAGO, AQOONTU HADAYNA XAQQA CADAYNAYN, WAA MID XANUUN SANAYSA, AMA LAGA BEEN SHEEGAYO. TAN AQOON, AH.
    MAXAA DIIDAY QOFKA AQOONTA LIHI , INUU KATARJUMO ACADAMICALY AUDIOLOGY OO TOOSH KU IFIYO XAQQA. AQOONEEY XAAL QAADO.
    (CANAAN KAYAABE CEESAAN MADOOJIYO)
    (HAL LIBAAX ARKAYSAA MA GODLATO.)
    QUUD KIISU AGTAADA YAALLO , WAA HANTIDAA.
    ( KUDHAC MALAHA, MANOOLA)
    LA, MALIKTAU.

  • @abobasement346
    @abobasement346 ปีที่แล้ว

    Kan lah waraysanayoh waa munafaq wuxuu kah war waregayah runtah sorry nocan bah Aqonyahan u Ah

  • @hodanahmed2020
    @hodanahmed2020 ปีที่แล้ว

    Kan lawaraysanayo ma nin fiyow baa mise waa nin majnuuna

  • @ismailmohamed3417
    @ismailmohamed3417 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkjjjkkkkkkkkkkkk kkkkjjjjjj

  • @Mohamed-OLOL
    @Mohamed-OLOL ปีที่แล้ว +2

    Muuse cooshaddii yarayd wuu soo xidhaye nin walawba meeshaad rabto aad

  • @1962yusuf
    @1962yusuf ปีที่แล้ว

    Afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid ปีที่แล้ว +2

    waxa uu ka hadlay xaqiiqda dhabta
    aa jirta ila inta uu barnamijku socday
    waan la socday muuse codbu ku imid
    codku ku imidna wuxu noqday mid
    khasaara ee waa uu iska tagidona
    wakhti kiisu marku dhamaado

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 ปีที่แล้ว

      MUUSE WUU SOO NOOQON MEEYDA DHIIMAN

    • @clxakiinsiciid
      @clxakiinsiciid ปีที่แล้ว +1

      @@safiaibrahim8513
      cuqdad nafsi ayaa aad
      Qabta walaalow hadii
      Allah uu qoro inuu sonoqdo
      Waxa aan udiraya duco inu
      Allah hakajiyo wuxuu Allah
      Hakajiyo majirto cid xumayn
      Karta

  • @mohamesabdirahman8613
    @mohamesabdirahman8613 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mohamed ilig

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 ปีที่แล้ว

    Beeneey waa run

  • @happycustomer9720
    @happycustomer9720 ปีที่แล้ว

    Ninkan waa Ethiopian

  • @khaderyousuf7338
    @khaderyousuf7338 ปีที่แล้ว +1

    Ilig you are a trater. Waxii lagu xidhay Waa dhab waxaad tahay CBB sida aad waraysiga aad u daaadihinayso ayey ka muuqata. You body language says it all. You are desperate to be decent.

    • @abudarda00
      @abudarda00 ปีที่แล้ว

      Ma in dadka runta la weydiiyo ba traitor ah. Naga aamus adaaba yaab leh

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 ปีที่แล้ว +1

    sheekh umal baa manta ina haysta wana oday aragaxiso ah ogada

    • @maxamedcali3910
      @maxamedcali3910 ปีที่แล้ว

      😂😂🤣🤣😁😁 bal waxaad ku hadashay ee muxuu kugu haystaa runtuu shegayee adaa haysta sheekh umal isagu runtuu kahadlay dadka dhulkodii gubteen AMA dumduminaysaan

  • @ahmeda5470
    @ahmeda5470 ปีที่แล้ว +1

    Horta MANSHALLAH hadii somaliland sidaa loo doodayaa waa guul waxaan Allah ka baryeyaa iin dagaladaa lascanood ka dhacayaa iin aqliguu shaqeeyo reer lascanood waxaan leyahaay walaayal Xusbiyadii hadii la furaay reer
    Somaliland oo dhaan wediin jeceel yihiin oo idinkaa Madaxweyne ka noqoon doona ee is dajiyaa walaayal
    Somalilaand cidii kamaa xigtoo cidnaa umaa dabaa fadhisanaysiin

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj ปีที่แล้ว +6

    Ha lagu jihaado jabhada argagixisada ah ee soomaali diidka ah free sool iyo sanaag iyo ceeyn iyo awdal inshallaha guul

    • @abdidiriye6133
      @abdidiriye6133 ปีที่แล้ว +2

      Nin aan ku furi doonin yaanu ku rarin afwayne ayaad daba oroday wixi kugu dhacay wad garanaysa mantana hadad darod kuso adegsado walhi ta kugu dhacda wad yaabaysa mida kale somaliga isaaq noqon waayay ee adigoo Oromo ah noqonayso garan maayo

    • @istaahilismail5117
      @istaahilismail5117 ปีที่แล้ว

      @@abdidiriye6133 jawaab wanaagsan ayaad siisay adigoon caytamin sidaas ayaa loo baahanyahay in ay reer Soomaaliland u garnaqsadaan. Soomaaliland guul iyo gobanimo. Maasha Allah muwaadin mahadsanid

  • @kiikoosahmed6019
    @kiikoosahmed6019 ปีที่แล้ว

    Bulshada somaliland iyo dhamaan umada somaliyeed waxaa iskaga qaldan mucaarad nimada iyo dhex ahaanshaha ,waxii xagiigo jirta

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 ปีที่แล้ว

    Eng. Osmanito huu haa
    Waxa ka dambeeya dagaalka lascaanood kooxahan soo socda:
    1.0. Farmaajo.
    2.0. Cagjar oo soo abaabulay.
    3.0. Faarax macallin.
    4.0. Dani iyo puntland.
    5.0. Abii ahmed oo xagga dambe cagjar ka taagan, kaasi oo weli raadinaya dekeddii uu adeegsan lahaa ciidankiisa baddo, waxna kala soo dego.
    Haddaba arrintu waa daaroodism, waxana ka soo horjeedda irrirriism. Dagaalku waa dir iyo daarood. Ethiopia /somaliland iskuma fiicna. Abii ahmed R/W ethiopia wuu ku jiraa arrimaha jigjiga ka dhacay, kamana maqna si mugleh ayuu ugu jiraa.

    • @waabayaab7238
      @waabayaab7238 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk…muse ayaad iloowday mise parallel universe baad kunooshahay

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 ปีที่แล้ว

    dadki siyad bare cunay itoobiya haday na doonato ma u dahaayan wa maya tan kale itoobiya dhig ba isugu kaayo yaala weligeed dagalki 77 mooye qof isaaqa ma doonan anaguna ma doonano balse hadi ninkan is walow walahay inay midhnaga qadayn dowlado hore aya ku rogmaday isaaq dooshadiisa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว

    Shaqao qaran baayla tami ciidmadadana waay dhistey

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว

    Very impressive and outstanding 👏 ❤

  • @omergul4363
    @omergul4363 ปีที่แล้ว

    Waxay ahayd in aad ku difaacdo dalkaaga halka aad laba gacmoodka ku jirtaa

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 ปีที่แล้ว

    OGI OGI SHIRKA JIGJIGA WAXA KA HOREEYEY KUWO BADAN OO KA DHICI KIINIYA IYO MEELO KALEBA.

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

    maxaa la soo ban dhigaa markii 6 qof oo daarood ah la qabtay bay daarood futada ka siraateen bigdam bigdan! sida gaaraa bidhaanka

    • @ahmedbronchi2155
      @ahmedbronchi2155 ปีที่แล้ว

      Ijooy, gabadh baa tahee xisho. Waa yiqyiqsi inaad futo & waxaan loojoogin ka hadasho!

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

      @@ahmedbronchi2155
      yaqyaqsi iyo waxaan nasab ahayn waa idinka dadka nabada u fadhiyay maxaa dabka u geliseen ee argagixisad ukeenteen laas caano? somaliland waxba mayeeli kartaanee masaakiinta dhibta ka daaya

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 ปีที่แล้ว

    Beenaale iska hadlaya

  • @sagal626
    @sagal626 ปีที่แล้ว

    SAAN MUU PROFESOR KU YAHAY?
    WALAAHI REER XAMARKU BAA HOREY U TIRI INDHIHII DHIMAN WAAYAA GEEL DHALAAYEEY KU TUSAAN

    • @istaahilismail5117
      @istaahilismail5117 ปีที่แล้ว

      @sagal626 horta aad professor wax ka sheegtide adigu akhlaaqna yeelo tan kale horta afsoomaaliga aad qortay iska sax. Kkkkkkkkkkkk maahmaahda aad qortayna waad khaladay aan kuu Saxo reer Xamar waxay dhaheen ( cimrigaaga oo dheeraaday geel dhalayna waa ku tusaa) waxaad qortay dhamaan waa khalad. Soomaaliweyn ay idinkaga dhegtey idinkoon afsoomaaliba garaneyn. Soomaali sax ah waxaa ah Jamhuuriyada barakaysan Soomaaliland guuleysta weligiin. Cadowgooda ha jabo. Aamiin

    • @istaahilismail5117
      @istaahilismail5117 ปีที่แล้ว

      Macaa English kaagu waa khalad kelmada waxaad qortay (Profesor ) waa khalad waxaa sax ah (Professor ) I can teach you both language if you want kkkkkkkkkkk wax soo baro ka dib dadka wax ka sheeg inkastoo ay markasta khalad tahay in aad banii Aadamka wax ka sheegto ama aad yasto. Saaxiib hadaad Soomaali tahay afsoomaaliga qoraalkiisa iyo ku hadalkiisa ku dedaal. Saaxiib guul baan idiin rejeynayaa adiga iyo Soomaaliland ba Jamhuuriyada barakaysan. Kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 ปีที่แล้ว +1

    labadaa arimood weeyan halkay xaajadu ka qudhuntay,cadawga s/lnd ayaa ka danbeeya Arinta kuguma raacsani xukumadan muuse waxba maqaban, lkn waxaan ogohay in xukumadani joojisay lacagihii lagu baadhiyijiray wixii dadkan u kaydisay inamay soomarin xukumad qabata laba doorosho oo isku sidkan cashuurti dadkana ku qabata

    • @hassanfarah8417
      @hassanfarah8417 ปีที่แล้ว

      OGI OGI BEENI RAAD MA LEH.

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 ปีที่แล้ว

      @@hassanfarah8417 Been buu ku raftay. Reer gabilay beentoodu waa qaawan tahay, xataa kastuumo uma xiraa 😗😗😗😗😗😗.