Sheeko Gaaban----Sodoh Sariig Beeshay Part 2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • Sheeko gaaban oo ka turjumeysa dhibaatada Sodohyaasha qaarkood leeyihiin. Waxaa noo jilay Faadumo Shaxshaxleey, Ilhaan Xarago, Xanaan Shidane, Laki H. Wacays, C/Wahaab Booska iyo C/laahi Ceydiid.

ความคิดเห็น • 733

  • @yusraabdullahi1894
    @yusraabdullahi1894 7 ปีที่แล้ว +5

    Allow intii wali aan guur san iyo ani guur Qeer badan nasii iyo reer fiican iyo nin fiican wax noo go wada dar aamiin yaarabi

  • @drrazan5239
    @drrazan5239 7 ปีที่แล้ว +118

    wlhi Duq nocana iyo sodoh nooca baa aduunka jiran rerahana burburiyaan acuudka Tan cml inta ka duceysatay like i dhaha

    • @Hamzalii1
      @Hamzalii1 7 ปีที่แล้ว

      Lady Like rocky hhhhh

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 6 ปีที่แล้ว +1

    Taallo wa it till RABBI taaachoooo LACKI nacaam dahabgogaa hougaa taakkkee ounougaa Allah sinabadhaaa kagadaliwoooo isga ninkaaa dornocgaaa yo hoyoadissa hounnne ya walay good luck my sister LACKI is BESTED Actrice sifianne ma JILAISSA Gurux BADANNE Wawenne Longue life AMINE ALLAH Amine Allah Amine

  • @farxiyomaxamedqolif7758
    @farxiyomaxamedqolif7758 5 ปีที่แล้ว +1

    laki sodoh deed say u gaylayso inta ka xanaaq san like

  • @fatimaabdirahman1437
    @fatimaabdirahman1437 7 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭😭😭 laki sida lokalaayo wlh wn ka xumaday sodoh kuwan okle wey buuxan ee allow kuwa qeyr qabo nasoxiji amin yarabi

  • @muhuboaidid4401
    @muhuboaidid4401 7 ปีที่แล้ว +473

    inta laki ka naxsan xaalkeda please like i dhaha

    • @fatoumaosman7271
      @fatoumaosman7271 7 ปีที่แล้ว +4

      ax sida lo galayo gabadha waan ka naxee wlh xataa aan is illobay inay filin tahay lkn waa jiraa qisadan oo kale allaha hablaha u gargaro

    • @hanaabdi2184
      @hanaabdi2184 7 ปีที่แล้ว +1

      jjj

    • @Danishboy--77
      @Danishboy--77 7 ปีที่แล้ว +1

      Muhubo Aidid
      kkkkkkkkk wixii sodoh diirato ahaa oo dhan baa mesha isugu yimid

    • @faatimaabdow8329
      @faatimaabdow8329 7 ปีที่แล้ว

      Muhubo Aidid kkkkkkk saar iyo nus iga dheh miskin waa kanaxay

    • @tttggg3238
      @tttggg3238 7 ปีที่แล้ว

      Muhubo Aidid 😂😂😂

  • @ruweydamohamed6452
    @ruweydamohamed6452 7 ปีที่แล้ว +3

    Qof dumar ah oo aan hooyaday ahayn iimaba gacan qaadi karto. Sodoh xuna ilaahay ban ka hoos galay balayada 🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @naimaali9829
    @naimaali9829 7 ปีที่แล้ว +2

    Aniga hadu alle i gaarsiiyo wiilkeyga ilmaha ow dhalay iyo xaaskisa inan arko Wlh ma dhibayo waxana ula dhaqma sidi gabadheyda o kale
    Insha allah😍hooyadey macan o kale alle ha iga dhigo hoyadey wa sodoh fican sida ay iskaga ilaalineyso gabdhaha wilkeda qaban ex dumashidey iyo hoyadey wali Way wada xiriraan 😍 love you mom ado kale alle ha iga dhigo 😍ane sodoh fican alle ha i sahlo

  • @suubansaxarlasubansaxarla9877
    @suubansaxarlasubansaxarla9877 7 ปีที่แล้ว +52

    islaantii gabadh somaaliyeed xumaysa iyadana tay dhashay xabaalaha halagu daro inta igu raacsan igu tuura like

    • @najmaali4995
      @najmaali4995 6 ปีที่แล้ว +1

      anigu kuguma raacsani walal sababtoo ah khalad ayaan u arkaa qof dhibtuu sameyay in ku kale laga jaro. haday sodohi gabadha wiilkedu qabo xumayso iyada ilaahay ayaa la xisaabtami lakin gabadhay dhashay khaladka hooyodeed in loo ciqaabo khlad ayaan u arkaa.

    • @haniabdi4411
      @haniabdi4411 6 ปีที่แล้ว

      Suuban Saxarla Suban Saxarla wllhi waaku racasanahay

    • @maryamcumar5894
      @maryamcumar5894 6 ปีที่แล้ว +1

      @@najmaali4995
      Waa runtaa 👍👍

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว +36

    Hooyo saan eh gabar la joogi karto ayaanbo jirin wlhi .ilaahow wiilkeeyga xaaskiisa shaydaan yuu iixumeynin subxanallh 😭😭😭😭😭😭

    • @abdallaomar1434
      @abdallaomar1434 7 ปีที่แล้ว

      Asma Curada cida apaayo faceboogada isheeg sharafey

    • @munalizamunaliza1735
      @munalizamunaliza1735 7 ปีที่แล้ว

      Asma Curada cida wlhi qof wax garada ayaa tahay allow Ku daa sister ❤👍😘😍

    • @princessamia7130
      @princessamia7130 7 ปีที่แล้ว

      Asma Curada cida
      Iffklck xl

    • @marizamalika3905
      @marizamalika3905 6 ปีที่แล้ว

      hye

    • @ibrahimhasan7511
      @ibrahimhasan7511 6 ปีที่แล้ว

      Asma Curada cida Asma Vurada cida Asma

  • @nimcaaa3004
    @nimcaaa3004 7 ปีที่แล้ว +66

    subxanalah illahow sodoh san u xun hanala kulmin aniga iyo inta wali gursan

  • @abdullahihassan9819
    @abdullahihassan9819 7 ปีที่แล้ว +98

    wlh caadi maaha farhabaar ama farduco midqabsada qof kii like iisaara walee ducoow gadharki

  • @fariixaxaaji7403
    @fariixaxaaji7403 7 ปีที่แล้ว +31

    laki waa majaajiliste dhamestiran wlh yaaigu raacsan

  • @saidoilyas5891
    @saidoilyas5891 7 ปีที่แล้ว +2

    axla riwaayad wlhi waa riwaayad fcn oo wali riwaayadaha socda iydaa ugu fcn i lovo like sharaf

  • @barwaqodhemanyartajwxo4949
    @barwaqodhemanyartajwxo4949 7 ปีที่แล้ว +2

    wlhi wan ka naxay xlka laki hayta kkkk illahayow sodoh no hagaji anu wan jecelahy iyaduna way i jeceshahy Alxmdulilah illahay ha i barakeyo Amiin

  • @queenanuu
    @queenanuu 7 ปีที่แล้ว +1

    allahu mana jinaa sodoh xun allow sodoh xun sodoh ha iga dhigin

  • @ashaibrahim3139
    @ashaibrahim3139 7 ปีที่แล้ว +9

    Cilmi Wakaas wax ayuu taraa aqli weeyn ayuu kuu yeelaa booyaso iyo doqonimo kuuma keeno
    Wallahi weey ka raaysay 5 sano cago dhigo ku tiri jamacadeeyda iga daranee Nin mala weeynaa waa maya

  • @saabiriinsiman6333
    @saabiriinsiman6333 7 ปีที่แล้ว +2

    saan usugaaye waxaan gaare inaan you Tubeka aan hurdo marka like plz plz😢😢

  • @saabirarts6462
    @saabirarts6462 6 ปีที่แล้ว +3

    Inta laki la oydey Like isaara 😢

  • @nanaxasanmanafanax5767
    @nanaxasanmanafanax5767 6 ปีที่แล้ว +3

    ilaahayaw hooyo waan ahee wiilna rabi waa isiiyee arxan la aantaan ha igu beerin

  • @maandeeq2246
    @maandeeq2246 7 ปีที่แล้ว +140

    intii sodoh neceb liketiina hala arko sheydaanta war waba insi yar sodohdaan laki see ugashay aa unaxsanahaybo walhiye😂😂😂😁

    • @hodandhuxo2161
      @hodandhuxo2161 7 ปีที่แล้ว

      Maandeeq Aynab hhh anaa ka kowba

    • @sagalfarah1000
      @sagalfarah1000 7 ปีที่แล้ว +1

      Maandeeq Aynab kkkkk wa iga qoslisay ana kuusaraya sxb

    • @maandeeq2246
      @maandeeq2246 7 ปีที่แล้ว

      Sagal Farah sodoh naceyb aakuhayo nooh kkkk walhi ibliisad

    • @sagalfarah1000
      @sagalfarah1000 7 ปีที่แล้ว

      Maandeeq Aynab ☺☺☺

    • @shamsomahmudfarah5370
      @shamsomahmudfarah5370 7 ปีที่แล้ว +2

      mamada. sas mayneyso lkn waxey mataleysa islamo sa udhaqma

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 7 ปีที่แล้ว +27

    lakiyeey tusbaxa dhirirka badan inaad qoorta ugu xirto jaran jaradana katuurto ayay aheed inkaar qabtada tan sodoh maahane.

    • @quruxiwaadiin539
      @quruxiwaadiin539 7 ปีที่แล้ว +1

      Sahra Hussein
      kkkkkkkk ar duqda wax u reeb jarn jarada katuur aaa

    • @farhiyafarhad1235
      @farhiyafarhad1235 7 ปีที่แล้ว +2

      kkkkkkkkkkkkkjkkkkkk hadii lagu tuuro dhib aay la dhimanee walaga nasanaa cml

    • @surmindiwalasheedkawayn1143
      @surmindiwalasheedkawayn1143 7 ปีที่แล้ว +1

      Sahra Hussein kkkkk walaahi waa qoslay jarkaad u dagtay alla fariid sanidaa

    • @saqiqa
      @saqiqa 6 ปีที่แล้ว

      Sahruja you are right ku laha hadan babe maqlo bidarta ay igu kacdo

  • @nastehabdulahiadan1263
    @nastehabdulahiadan1263 7 ปีที่แล้ว +1

    ruwayadan saan ugu qoslay walahi waligey uma qoslin

  • @maandeeqclaahi3364
    @maandeeqclaahi3364 6 ปีที่แล้ว +6

    Intii sodah neceb like isaar 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @qadriinaabdi4079
    @qadriinaabdi4079 7 ปีที่แล้ว +1

    😭😭 alla duqda xasisanaaa
    runbaan mooday walhi ax 😭
    Laki jilitaanka waad ku guukeesaday walhi run baaanmoody Halkiina kasiiwada top 👌 film

  • @daarulmaqam3371
    @daarulmaqam3371 6 ปีที่แล้ว +6

    Ilhow sodoh saana ka magan galay iso duceya in alllh sodoh miskina igu so aadsho ileen miskina aheye 😜😜😜

  • @samaahircadey1121
    @samaahircadey1121 7 ปีที่แล้ว

    acuudka tan sodoh lama dhihi karo yahuu magan alle ayaa kaga jiraa sodoheey inta igu racsan liketa plz

  • @saidamohamed703
    @saidamohamed703 6 ปีที่แล้ว +2

    laki waa aktaraad sidey ujishay cadi mahan inta laki igu racsan

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxay ka hadlaysaa dhaqan xumada Somalida uuuf necbiya maryooleey

  • @ahmedjabril1965
    @ahmedjabril1965 7 ปีที่แล้ว +2

    walalayal ishega qeebteda xigta waqtigay so gasho iyo malmaha laso dayo?🙌

  • @fosshassan7742
    @fosshassan7742 7 ปีที่แล้ว +2

    Alx wlhi anika nasiib leh sodoh fican hesta 😍😍😍😘😘😘😗😗❤❤ Hooyo xasno ❤😍

  • @marwoinibtuhamse6580
    @marwoinibtuhamse6580 7 ปีที่แล้ว +1

    habaaar walatay iga dheh yaaahuuuuu galabed weyan ee like ha igala bakhaylina

  • @gabadhakufaantosomaalinima5708
    @gabadhakufaantosomaalinima5708 7 ปีที่แล้ว

    alloow sododan caaml haa ilaa kulaaaminin iyo intaaa aan guursaanin allow ha tuusin

    • @aishaabukar7256
      @aishaabukar7256 7 ปีที่แล้ว

      wllhi laki wnka naxay inasto filim thy

  • @sharaafbadaan4163
    @sharaafbadaan4163 7 ปีที่แล้ว +19

    istaqfurula iyo qof la garacayo ismaleeh ya igu racsaan like i saraa pls

  • @umumarwan6745
    @umumarwan6745 7 ปีที่แล้ว +94

    inta laki jecel like haisarto

  • @malmo4235
    @malmo4235 7 ปีที่แล้ว

    Ilahayooowww Sodohdeey Waa Qeyr qabto Ilahay Ha Idhaafeee Like. my Mum Cml Waaye My Sodoh Janadaaa Noo Balan Ah Hoooyo Madiiinooooowww

    • @nawalqaran2291
      @nawalqaran2291 5 ปีที่แล้ว

      M.a mcn bdn kula mid ahay sodohday hoyaday cml ii thy wlhi allow ii xafid hoyo madiino

  • @abdirahman77
    @abdirahman77 7 ปีที่แล้ว +6

    Great directing with excellent storyline. Also each background sound matches the mood which makes the movie outstanding, unlike Ubukar Mahdi's crab.
    "Hooyo waxbaradashada Facebook'ga ka buuxi" made me 😂😂
    Well done

    • @faankakamaheloasalreerqard5583
      @faankakamaheloasalreerqard5583 7 ปีที่แล้ว +1

      Abdi Barre
      I was just about to say that. Beautiful story based on the reality of some of the mother and daughter-in-law relations.
      For Abukar Mahdi I don't even know what he is doing can be called entertainment. Rubbish! I tried to watch his videos and by the second video I gave up all together.

  • @maxamadedbileabshir6330
    @maxamadedbileabshir6330 6 ปีที่แล้ว +1

    Waxan idin ka codsanaa wilasha somaliyeed in aad kala qarisaan walidka iyo xaaskaaga oo adan isla dajin walhi mafiicno hadii adan dhaqalo heesan haku dagdagin guurka wayoo haku ciyaarin gawadha walashaa mustaqbal fican u rajeey

  • @sahrayusuf7468
    @sahrayusuf7468 7 ปีที่แล้ว +1

    Sodoh sana iyo wilkeda ilaheya ka megan galay nin xaskisa San ugu faraxsan wa nacaydadka San ushaqmay qebta labad away

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 7 ปีที่แล้ว +4

    Waala'ihaayey kulahaa oo waxbaa iga kacay. Alla illaahoow umadaada!

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว +1

    Bal day iyaaah soo hawshaado maa imisa kusoo jiray waa isku diraysaa mise

  • @Yasmin-rf9hd
    @Yasmin-rf9hd 6 ปีที่แล้ว +3

    Wey jiraan sodoh yaal saan eh waase gabadhi kayeesho tasbiixda Alle kaama aqbalo

  • @ifrahsandhere4406
    @ifrahsandhere4406 7 ปีที่แล้ว +14

    like bay kuwaasheen dadkii yaab

  • @xamdafeeroole574
    @xamdafeeroole574 6 ปีที่แล้ว

    Xagee cilaan ugu saaree sodohaaba nacee saabka saabuun halooga xogee

  • @aishaladan137
    @aishaladan137 7 ปีที่แล้ว +2

    naag noolba sodoh unoqatay laki yeey wale walagu helay mashallah intii mama shax shaxleey tagersan like haley saaro

  • @farxiyoahmed9339
    @farxiyoahmed9339 7 ปีที่แล้ว +1

    Dahabka Aniga ma gadeno kulaha kan baqiilsan îlahoow ninkii kan cml ha ka dhagen🙌🙏🙏

  • @beerlulabigix4344
    @beerlulabigix4344 7 ปีที่แล้ว +1

    sodohaha isku mid maahan kuwa fican ban argney oo modo iney na dhaleen msha allah

  • @marwaabdirahman9471
    @marwaabdirahman9471 7 ปีที่แล้ว +19

    bisinka waxay sodohdan dadkoo hurda dilaysa ilahow taaso kale haytusin

  • @fartunali2615
    @fartunali2615 6 ปีที่แล้ว +1

    Allh sodoh cadi ma ahan gabar hoyo ku so dashay ayey rabta iney silciso allh habarh qar garda yaridod ayey ka shekeyne ruwyda

  • @faankakamaheloasalreerqard5583
    @faankakamaheloasalreerqard5583 7 ปีที่แล้ว +1

    Aaaax walaahi waan ooynaayey caawo oo dhan laki plz inaga daa calool xumada intaan ka badan ma dulqaadan karo 😭😭😭😭😭😭🔐🔐🔐🔐

  • @kaafiyaaragsanxaaji2179
    @kaafiyaaragsanxaaji2179 7 ปีที่แล้ว

    Illaaahayooow adaa qaadireee sodoh sidanaan kaa magan galay

  • @nazapciiltirasomalander8435
    @nazapciiltirasomalander8435 7 ปีที่แล้ว

    subxanalah ilahow sodoh sidan ah baan ka magan galnay aniga iyo dhaman hablaha somaliyeedba😢😢😢

  • @sowdocadey6275
    @sowdocadey6275 7 ปีที่แล้ว +35

    7ahay wll Like hala igu caaawiyo
    😍😍

  • @kawsarali302
    @kawsarali302 5 ปีที่แล้ว +2

    laki miskiin 😭😭😭😭 run ayaanbaa moday

  • @Asli256
    @Asli256 7 ปีที่แล้ว

    sodoh walan wa tan oo kale inan an isku class nahy ba ka maqli jiray wiil an hooyo qabin an ku ducaysana show sodoh waa tan oo kale

  • @raxmaxasanbariyadwalidalan1825
    @raxmaxasanbariyadwalidalan1825 7 ปีที่แล้ว +40

    anigu qolya an sodoha tagerin ban ku jira Allah khayr haka dhigo

    • @latatare2795
      @latatare2795 7 ปีที่แล้ว +5

      hhhh isku qoom baan nahay

    • @safiyaomar8339
      @safiyaomar8339 7 ปีที่แล้ว +1

      Raxma Sagala asc abayo sodoh yaasha isku mid ma'ahan kuwa fican wey jiraan

  • @osmanidil7533
    @osmanidil7533 7 ปีที่แล้ว +1

    waaw laki iyo shax shaxley aya ku gadhi kara jilitaan. wa riwaayad ad uu macan ssoo wada inta kale.

  • @lalaalin5919
    @lalaalin5919 7 ปีที่แล้ว +6

    He's wearing a Tshirt with "I love Somalia" on it 😆😆😆😆 Xameri's are repping it 😂😂😂

    • @dhekoelmi5973
      @dhekoelmi5973 7 ปีที่แล้ว +2

      aalaa hadana mika

    • @hanayucuf5006
      @hanayucuf5006 7 ปีที่แล้ว

      Lala Alin love nawal🤘😍😍😍😍😍😍😎😥🍷😆😃 gil

    • @maryanjama6436
      @maryanjama6436 7 ปีที่แล้ว

      Lala Alin m

  • @mahadahmed2396
    @mahadahmed2396 7 ปีที่แล้ว +1

    Inta ilhan isku dirgeed. Ka yaabtay like isaara

  • @sagaladen6246
    @sagaladen6246 7 ปีที่แล้ว +3

    Habro sidana ma jiiran ilahayo naga qabo kuwan oo kale 😳😣😅

  • @ayaaniina1228
    @ayaaniina1228 7 ปีที่แล้ว +1

    I love this film hanaga joojinina please🙏

  • @najaahfaisal84
    @najaahfaisal84 5 ปีที่แล้ว +3

    Inta ila aragtay ilhaaan mazkqxded farta taaga

  • @kowsarKowsarcadey
    @kowsarKowsarcadey 7 ปีที่แล้ว +18

    sodohdo waa waalid marna waa wad ku qarsoon tlhi😃alow sodoh naga qabo😅amen dhaha plz

    • @hulunike707
      @hulunike707 7 ปีที่แล้ว

      can't stop laughing

    • @hindasubxnlaahyusuf6393
      @hindasubxnlaahyusuf6393 6 ปีที่แล้ว

      Tanoo kle ilhy nama tuso amin amin amin inta nasiibku ugyeyna basbaas ha ushidaan oo dawdii jiirka shaah ha ugu dareen odhan lahaa inty ku nolaan lahyd noloshan xun ha udirto meel lga so noqonyn oo lawda ogsoon yhy inta igu raacsan like isaara

  • @hamdimohamud4970
    @hamdimohamud4970 7 ปีที่แล้ว +2

    waan is ilooway runaan mooday istaq furullaah markey tiri waxan iri illaahay kuma cafiyo

  • @Danishboy--77
    @Danishboy--77 7 ปีที่แล้ว +7

    nagihii sodog diiratooyin ahaa oo dhan baa meesha buuxa allahuma najaynaa naag hooyaday la tirsata yahuuu

  • @nimcooslo1459
    @nimcooslo1459 7 ปีที่แล้ว

    Alle sideey ujishay sodoh khaliifaa shaxshaxleey wey ku taqasusutay jileen Axsan

  • @suleekhaosman6397
    @suleekhaosman6397 7 ปีที่แล้ว +2

    part 2 waa noo soo diyaariseen fanaaniinteena qaaliga ah.

  • @khadraxaddi2263
    @khadraxaddi2263 7 ปีที่แล้ว +28

    first comment Ramadan mubarik

  • @aamino500maxamed3
    @aamino500maxamed3 7 ปีที่แล้ว

    waa sheeko fiican ee qeebta sadaxaad noosoo dadajiya 👍👍👍👍

  • @salmamaxamed3179
    @salmamaxamed3179 7 ปีที่แล้ว

    azhapta qaybta 3aad soo dadajiyaa
    aniga waanku haystaaba
    sheekadan

  • @edebsanadan6273
    @edebsanadan6273 7 ปีที่แล้ว +4

    wlhi laki waa jilaa weyn booski naagaha hindida ayeeba inoo gashay allah ku desto abayo

  • @mahadbiif1556
    @mahadbiif1556 7 ปีที่แล้ว +15

    5 Somali like Igu hurgufa

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Tanaaaa layaqaaan gabadha khatraaaaaayqarancaday yarey.5👋

  • @yartalasiiyayawoodiidumark6217
    @yartalasiiyayawoodiidumark6217 6 ปีที่แล้ว +1

    Sodoh noocaan ah wlh waa dhimasho lkn waa la iska edbiyaaaaaaa habar saas oo kle ah ilaahy sodoh iigama dhigoh lkn naagaha somalidu ayaga masakin ah riwaayadan wax jiroo run ah bay ka turjumaysaaaa😓😓😓😓😓

  • @yussufaden3537
    @yussufaden3537 5 ปีที่แล้ว +1

    ilahow nalakulminin tan okolate subxanallah wayab wlhi

  • @fiizaanalidhoon1155
    @fiizaanalidhoon1155 6 ปีที่แล้ว +1

    sodoh saan eh markin qeer qabtoyna wey dhahee waana garaacee walhi caadi maha

  • @Qezah-b7t
    @Qezah-b7t 7 ปีที่แล้ว +13

    sodoh agteeda ilaaahy imadajiyo
    lkn sxbky amuuuuuu imaqlaaaa ooo lesofuraaaa 😅😅😅😅😅

    • @surmindiwalasheedkawayn1143
      @surmindiwalasheedkawayn1143 7 ปีที่แล้ว

      Drs Balqizah aamus yuu ku maqline sxbeey marka lagu soo eryo nin iyo meel aad seexato kuuma haynee

    • @amananima7189
      @amananima7189 7 ปีที่แล้ว

      Drs Balqizah Kkkkkkkkkk wlhi funny ayaa tahay

    • @fartuuncabduqadir5609
      @fartuuncabduqadir5609 6 ปีที่แล้ว

      Balqiza beellah kkkklnnn

  • @dekohassanali1289
    @dekohassanali1289 7 ปีที่แล้ว +41

    sohdey saan yelay Lee markee magaceyga maqasho isteegee ikaga kacdaa Deeqa Cadeey hoyo waxaan aheen mawa idhahdo yaqeey iska edeeeb bara sodahyada like neh isara

    • @dekohassanali1289
      @dekohassanali1289 7 ปีที่แล้ว

      unique sis bintu A iyaaaaaah

    • @sameerahajia4600
      @sameerahajia4600 7 ปีที่แล้ว +1

      DEKO HASSAN ALI comments kaga maxad ulajeda inay kabaqdo sodohda awged clarify uso qoralkaga plz

    • @dekohassanali1289
      @dekohassanali1289 7 ปีที่แล้ว

      unique sis bintu A waxan ula jeedaa inee sodahdeyda IGA cabsanesaa sheegeyaa oo eyna I gumesan Karin

    • @sameerahajia4600
      @sameerahajia4600 7 ปีที่แล้ว +1

      DEKO HASSAN ALI qali taas wax fican mahan dhankale u qaty sorry habar weye hooyada ka baqaysa, ilaan sodoh waa hooyo hope inad kaftamayso hhhh

    • @dekohassanali1289
      @dekohassanali1289 7 ปีที่แล้ว +1

      unique sis bintu A walale hooyadey IMA dulmiso lkn sodoh waxeyba modesaa inaa wiilkeda ka qadaneeso see ku cunesa iyo 2 oo ficn moyeee

  • @nimcaanabdi4643
    @nimcaanabdi4643 7 ปีที่แล้ว +10

    ka tag dheh laadna sii si sid ay ehed cajusada

  • @idilyareey9910
    @idilyareey9910 6 ปีที่แล้ว

    Kkk fbga kabuuxi jamacada kulaha sodoh manaxdo wlhi inantay habaryarta u ahayd xitaa way ku ken kenty alle ku qaad sotohey

  • @nawalqaran2291
    @nawalqaran2291 5 ปีที่แล้ว

    Alla ciil badanaaa laki jilinka xita ani ma u adkeysam Kari dulqaad badanidaa wll duq xun istaqfurullah kulaa xay istaqfurulaysataa islankay dhibaysahe lagu cadab sodoh xuneey lagu qaad idim alla

  • @laylahassan7741
    @laylahassan7741 7 ปีที่แล้ว +1

    aniga waxaan
    la yabaa sababta
    ay wiilka hooyadii
    gabarta uu soo guursado
    uu nacdo oo ay uu
    colaadiso badanaa

  • @boqoradabeshasadezamzamruu9457
    @boqoradabeshasadezamzamruu9457 7 ปีที่แล้ว +43

    Sidaan usokufkufayeeey 😢oo mudu maamlmoo ah uu sugayeey hadaan part 2 helaay Please duqdaa daashay seey rabtoo haloo yeloo😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @aliyaali4527
      @aliyaali4527 7 ปีที่แล้ว +1

      BOQORADA BESHA SADE zamzamruun Allah runti caloshs ihurtay xasid sana islanta😢😢😢😢😢😢

    • @haponali9488
      @haponali9488 7 ปีที่แล้ว +3

      BOQORADA BESHA SADE zamzamruun hhhhhhhh hye

    • @boqoradabeshasadezamzamruu9457
      @boqoradabeshasadezamzamruu9457 7 ปีที่แล้ว +6

      aliya ali Anigubaa sidoo kale 😢😢😢😢walaashey waan kanaxaay lakii💕Alle haa uu gargaroo intaa dhibaan oo sidaas ah .wayo rawadayadaa waa jiroo oo dhab ah beey kaa hdlaan😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @aliyaali4527
      @aliyaali4527 7 ปีที่แล้ว +5

      sax xabibti wayo nolosha waa is fahan tan kale sad wiilkaga o dhashay baa gabadha maskinta ah na lodhalay tas was in ay fahman suduhyasha soomalida hhhh

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว +3

      aliya ali sida laki ayaan baari u ahaay wlhi lkn wey garan weyday sodohdey .xaax ilaahey ayaa ka weyn markaan arko caloosha ka horaa wlhi waxaan dareemaa iney qalbikeyga aysan ka go.in
      Wali
      Ayadana alle wuxuu siiyay mid aybo ka yaabto ayaa wiilkeeda guursay alle waa xaq soo saare

  • @hodanomer9402
    @hodanomer9402 7 ปีที่แล้ว

    sodoh sariig beeshay part 3 ma jirto miyaa intas miyay ku egtahy

  • @IkranCamaar
    @IkranCamaar 7 ปีที่แล้ว +9

    sohod maan maqli karaa. wiilashoda ayeyba u qaban adunka in dad la dhalay adigana an cid ku dhalin walhi sodoh wa necbahay

    • @shaficgaafaay9535
      @shaficgaafaay9535 7 ปีที่แล้ว

      Ikran143 Camaar143 hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhbhbhhhhhhhhbbbhh waligey tanokale marag shashaxley laki xaji iyo xanan shidane weriye qaran iyo boss ka dhamaan inta jishay iyo maskaxdi soo diyarisay wa salamantihiiin anigoo ah gobaad cbdule cbdi waxan. sii bogadina laki xaji fanan atirisho jila waxa noqotay koopka rer uk tiiqaday

  • @ruuneycalimaryanruun2374
    @ruuneycalimaryanruun2374 7 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢sodoh ma wada xuma lkn kuwa masiiba waaa jiraan allha naga qabto weey iso martay sidaaan

  • @yunesali44
    @yunesali44 7 ปีที่แล้ว +1

    laki xaji wacays nolow qaali

  • @biiimjeeyjeey9281
    @biiimjeeyjeey9281 7 ปีที่แล้ว +2

    qeebtii 3 away

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 7 ปีที่แล้ว +1

    Universal tv waa duntay oo dhaqan xumada ajakis kaliya ayaay dhagestaan ruwayadii qooto qooto dadkii bilaabay oo shidi jiray waka tageen hhhhhhhh

  • @مجنونةولكنمعقولة-ت1ث
    @مجنونةولكنمعقولة-ت1ث 7 ปีที่แล้ว +4

    wlhi wax badan aan sugaaye
    wa mahadsantihiin wllyal

  • @queenmaryanruun469
    @queenmaryanruun469 7 ปีที่แล้ว +1

    They should make many episodes about this film

  • @khadraqali8296
    @khadraqali8296 7 ปีที่แล้ว

    allow sodoh sidanoo kalaan gaamagan galnay bisinka waaba silcisee saxaraha liibiya ayeey kaba la aan marisay

  • @husnim.7810
    @husnim.7810 7 ปีที่แล้ว +3

    waa riwaayad directer fiican soo saaray

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 6 ปีที่แล้ว +1

    Sodoh hounne waway habartanne Allah kougabtoooo ALLAH kagabto lackihay sammirre bafanidaaa Allah hou Gargarroh HOUNO ha Waladde kheirgaba Allah Siiwoo GOOD my LACKI nafsigaa haikagachai inantaida hagoudabbsiwooooooo AMINE ALLAH Amine Allah Amine Allah Douhaahi

  • @akaabdulabdul506
    @akaabdulabdul506 7 ปีที่แล้ว +2

    When is the other part coming out 3

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Soomaali ihihihihihii iyaaah Xamarwadajir mugadisho

  • @fariidofaraxsan2411
    @fariidofaraxsan2411 7 ปีที่แล้ว

    ax ax laki calol xumo time sodoh falan allawnamoti caku sodoh xasid eh Ramadan kariim asxabay inta cida udiyargarowaysa like iisaar plz plz like igu cawiya

  • @cayuushmaxamad9101
    @cayuushmaxamad9101 6 ปีที่แล้ว +1

    illahow sodohdey san ha iga dhigiin

  • @nuuraabdirizak2083
    @nuuraabdirizak2083 7 ปีที่แล้ว +1

    tolow qayb kle manay lahayn inta ka heshay like isar

  • @marjanjejlani1104
    @marjanjejlani1104 7 ปีที่แล้ว +1

    waaaw filin iga dheh❤👍😃