WAX BADAN AYAANA KA FAAA,IIDAY HORE AYAAN UGA TASHADAY INAAN CID U SHAQEEYA I RUMAYSTA ANIGA OO LABA SHAQO HAYA AYAAN MARKALIYA KA DHAQAAQAY KADIB MARKII MID IGA HOOSEEYA XAGA CAQLIGA UU HADAL AAN QAADAN WAAYAY IGU YIDHI-WAXAAN GA,AANSADAY INAAN GABIGEEDABA NOLOSHAYDA BADELO OO AAN DHAMAAN KA TAGO SHAQEEEYINKA LA IGA SAREEYEY MHDSANID SXBOOW...........
Mahadsanid mudane, waa video waxtar waynleh waana duruursta ay soomalidu ugu baahi badan thay ee maanta ka maqan. fadlan casharada sii wad.
Ceynkaa weye sxb
M.a allah macalin thanks waad nala hadashay runtii
Masha Allaah Adeer
Masha Allah Thanks Professor wxad ii bildhaamisay wx iga dhinaa
Xazuuz GaL😄
mahadsanid aqoonyahanka Somaliland hlkaa ka sii wad aad baan utagaaree ganacsiga
MashaAllah aqoontaada Alle ha barakeeyo
Asalaam Caleykum waRaxmatullahi waBarakaatuh
Masha'ALLAH Tabaarak'ALLAH
Thanks for sharing walaal.
masha alh ustad wa mahadsanthy
Machallah wd i qancisay wlhi wixi an niyad ku hayey o dhan pad halkan ka shegtay o ad i tustay inay khaldan tahay
Masuuul maxamed bile waleeee runbaaaad sheegtay
mahadsanid mudane arin jirta ayad ka hadashay masha Allah
masha Allah jazakallah xafidullah wll
Mahadsanid inbadan sida ad nogu fa idaysay gaagsime
Mohamed wax badan baa kaa bartay, alle ha ku dhowro.
Nio nin oday ah baa tahay oo nacaawinaya marka horey usoco
Mashlh ale ha ku xafido
WAX BADAN AYAANA KA FAAA,IIDAY HORE AYAAN UGA TASHADAY INAAN CID U SHAQEEYA I RUMAYSTA ANIGA OO LABA SHAQO HAYA AYAAN MARKALIYA KA DHAQAAQAY KADIB MARKII MID IGA HOOSEEYA XAGA CAQLIGA UU HADAL AAN QAADAN WAAYAY IGU YIDHI-WAXAAN GA,AANSADAY INAAN GABIGEEDABA NOLOSHAYDA BADELO OO AAN DHAMAAN KA TAGO SHAQEEEYINKA LA IGA SAREEYEY MHDSANID SXBOOW...........
Mashalah
Machallah keep go father 💋
M.a aad iyo aad
msha allh ustaadi meesha kasii wad
Thank ustadad
❤❤❤❤❤❤❤😮🎉
mashlh waanka helay qaabka u sharaxsyd
Masha allh wll
Mahad badan Maxamed Bile..
Plz muuqaaladaa ka haqabtir dhallinyarada.
Mahad sanid Maxamed Bile.....waliba waxan jeclaa lahayn inaad youtube Chanel aad samaysato si aanu Subscribe ugu samayno oo kolba waxa cusub eed soo galiso aanu hore u helno. RAMADAAN Mubarak
side loo sameeya. maba aqaan
Qorane Bile anaaku sameen mudane
@@Bulqaasacademy anigana iisamee
@@QoraneDotCom waxad tahay ninkii ugu horeeyey ee somaliland condom keena 😆 🤣 😂
Qasab yaagey kudhahay wax barashad kursi yunofon babur leh uu isaga donan oo adiga lagugu xisabtamo isagana inukuqasbo adiga xirtay lagalaxisabtamaa inukuguxisabtamaa maxadiday iskis uradsaday iskulka dugsiga iskisuu utagay kugumaxirno qof wayel hataa hadusaqiryahay dhaqan wayelbuleyahay
Macalin su asha an kuweydiinayo aya waxey tahay 1waa maxey ganacsi abuur
Shukran wll
Wwww masha allah
Tanks zir
Fadlan Subscribe dhex boggayga si u heshid fikrado ganacsi ah and khadka KU samaysannkartid.
mash Allah thanks
walaahi runtuu daaha kaqaaday mahadsanid
thanks teachar
thank you
waa muuqal aad ufican
Mclin suaal gncsi ma usamyn karnaa koox ama dhawr qof oo leh hal ganacsi se faaido ma iiga soo galaysa
Isku suaal bay nu wabna wlhi
Hadii aan isku dayo Haa
Faaido qaybsiga iyo qasaara qaybsigana waxay ku xiran tahay xadiga lacagta uu qof kastaa keensaday
sidee loo bartaa macdanta dhulkaaga hooyo ( minerals gold and gemstones)
th-cam.com/video/lP8tJo7uQV0/w-d-xo.html
Mnsha allah
masha Allah
wan kahelayy
Thanks
Thanks sxb
waa mahim qudabka caad kahad shey🤔🤔🤔
mahadasanidiin
Sheekhaygii adigu maxad shaqo u abuuri wayday🤔waxan ad na barayso horta naftaada maku dabaqday😎car ka jawaab👊
Maxamuma dhirigalintadu lkn tusalayal raci
runta mash allah
Allahabad out for Diya cilmigaaga it fikradaada
Mahad sanid zxp
Muqaaale kale noosooogudbi wlo
Malinka nolosha alle haku dayo
SIDA LACAG DHEERI AH UGA SAMEYN KARTID TH-camKA
SIDA TH-cam LOO HORUMARIYO
pls muuqaalo kale noo soo gudbi
Annigu waan kugu raacsanahay
Mhdsanid mcln
h
Shaqo kusoo hel aqoonta aad sheeganayso markaa dadka wax u sheeg
hhhh camii Waa Ku dhamaa
Abdiqani Mohamud Caqli yarahaas oo miidhan ayuu beenta ka dhaadhicinayaa.
ninkan halkuu ka shaqeeyo maad garanaysaa stupid comment
Ismael Ismael Somali asxaan maleh hdaad wax ufaaaidayso way ku maagayaan hdaad khalad gashana way ku maagayan please hdaadn adigu ubaahnayn macalinka ha niyad jabin casharadiisa ha siiwado mcalin ilaah miisaanka xasanaadka hakuu saaro
Ixtiraam kudar hadalkaaga please