-

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • #Sidee loo helaa shaqooyinka UN-ka: Baro habka loo codsado looguna guuleysto.
    #UN Jobs in INSPIRA: A 7 Step Application Process.
    inspira.un.org
    wadarsan.com
    #Email info@wadarsan.com
    #website wadarsan.so/to...
    #Part one • -#PartOne# Sidee loo ...
    #Part two • -#PartTwo# Sidee loo ...
    #Part three • #PartThree# Sidee loo...
    / @wadarsan

ความคิดเห็น • 22

  • @Dalkaafwah
    @Dalkaafwah ปีที่แล้ว +3

    Masha Allaah team wadarsan, howl wanaagsan ayaad heysaan.

  • @eidabdilahi5564
    @eidabdilahi5564 5 หลายเดือนก่อน +1

    mansh allah mahasanid wllo

  • @nadamahir6111
    @nadamahir6111 ปีที่แล้ว +1

    I will work United nation inshalah

  • @abdisalad7084
    @abdisalad7084 ปีที่แล้ว +1

    Masnsh’Allah Team Wadarsan hawl wanaagsan oo aad uqiima badan ayaad haysaan. Ustaad Barre Mahadsanid, si clear ah oo aad u fudud ayaad noogu soo koobtay kuwa dhimanna waa sugayna JazaakaAllah.

  • @AhmedMohamed-tv4zt
    @AhmedMohamed-tv4zt ปีที่แล้ว +1

    Mahadi ha kaa gaadho ustaad barre

  • @abdinasirmacalimhassan2261
    @abdinasirmacalimhassan2261 ปีที่แล้ว +1

    Maashallah wax badan Baan faaiday Thank you very much brother

  • @aqoon-kaalacademy3373
    @aqoon-kaalacademy3373 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanidiin Teamka wadarsan.
    Ustaad Barre shukran.

  • @muniiraxasan1287
    @muniiraxasan1287 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid lkiin sidèe ayaan magaalo kale uga ragin karaa sidee garoow ama borama ama Kuwa kale oo list gan aan ku jirin

  • @ahmedabdinasir2005
    @ahmedabdinasir2005 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @Honmorgan
    @Honmorgan 10 หลายเดือนก่อน

    SHARAF IYO KARAMO MAHATSANIT

  • @warsamedirie905
    @warsamedirie905 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad.

  • @ziizuinahaaji8733
    @ziizuinahaaji8733 11 หลายเดือนก่อน

    Zhp waa mahasanid wx bdn Ayn ka faiday
    You tube ka wxa kentay wx dhalinta an facaaya

  • @nimcoomar255
    @nimcoomar255 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wll shaqada wash program kaso same adoraliya

  • @Nooradan-y5b
    @Nooradan-y5b ปีที่แล้ว

    i love

  • @FatumoadenMohamed-zo7ft
    @FatumoadenMohamed-zo7ft ปีที่แล้ว

    Okeu

  • @cabdisamaddaarood8011
    @cabdisamaddaarood8011 11 หลายเดือนก่อน +3

    Shuruud miyaa inuu qofku haysto shahaado jamacadeed😊

    • @nickypo8
      @nickypo8 2 หลายเดือนก่อน

      Maya shahaado dugsi sare waa lasoo dhiga

  • @deeqaabdale6248
    @deeqaabdale6248 14 วันที่ผ่านมา

    Waxaan marna buuxin waayey password ka wan ku wareeray

  • @CISHQI27
    @CISHQI27 ปีที่แล้ว

    Mahadsnid wll sidad fursadaha nola so wadagtay
    Wixi xoga e ku sabsan hay adaha calamiga ah iyo fursadaha kle taloyinka jiilkena hada so koraya fursadahas nala so wadag mahadanid

  • @nimcoomar255
    @nimcoomar255 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wll password ka wu diidaya

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 ปีที่แล้ว

    Maqof shahado jamacaded haysta uunbaa codsankara

  • @mahokhan9122
    @mahokhan9122 4 หลายเดือนก่อน

    UN's WORLD'SC1 UNO's