Sidee shaqo loo abuuraa qeybtii 2aad Final

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Shaqo waxa Loo Abuuraa:
    1. Wax Jira oo ad sii hagaajiso.
    2. Wax Jira oo wax ka dhimanyihiin oo ad wax ku darto.
    3. Wax cusub oo aan hore u jirin oo ad abuurto.

ความคิดเห็น • 105

  • @saskill10
    @saskill10 7 ปีที่แล้ว +32

    Intan youtope vidoe ka daawanayey kii ugu faidada badna waakan👍 1000 kun jer ayd mahadsanthy wll

  • @abdirizak3569
    @abdirizak3569 4 ปีที่แล้ว +2

    masha alah waa video marka dawato hamigaga is badalaayo .
    waa inan is badel dhab ah la imana hada nahay dhalinyarada soomaliyey✍

  • @saacidhussein4655
    @saacidhussein4655 7 ปีที่แล้ว +2

    weligay maan arag video ka faaido badan jazakalah kheyr ustaad.

  • @awomahamed5386
    @awomahamed5386 5 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhhhhhhhhhh alla beerka wallhi ninkan beerka icasaadey maashallah U are good teacher maashallah tabaraka alleh

  • @Yaasir_1
    @Yaasir_1 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alaah walle waa waxaan ku fikirayo oo diyaarsan ❤

  • @mohamedaamiin1330
    @mohamedaamiin1330 5 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah Aggaasime waa cashar qiimo leh, thanks agaasime Maxamed Cali Bille,

    • @dr.kaahin2905
      @dr.kaahin2905 3 ปีที่แล้ว

      Waad mahadsantay huno wlhy waanka faa iiday

  • @aidarousmohamedsugaal3764
    @aidarousmohamedsugaal3764 7 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid mohamed ali bile ilahay ha kaa abaal mariyo talooyinkaa aad dhalinyarta u soo jeedisay

  • @miraa1755
    @miraa1755 6 ปีที่แล้ว

    Shukran Ustaad somali deena waxey u baahan yihiin figrado badan in lagu kordhiyo oo wacyi galin ah , xagga shaqo abuurka oo dhan walbo leh hadey noqoto cunto karinta, tusaale hilibka hodan ayaan kunahay xoolo badan ayaan leenahay Alxamdu Lillaah marka dadkeena mayaqanaan hilibka qaabab badan oo loo isticmalayo sida kababka Birta lagu dubo

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa video gii 2 aad alle hakaa ajarsiyo masuul waad noo faa idaysee

  • @hoosweeneshow286
    @hoosweeneshow286 ปีที่แล้ว

    Asc shukran no kaftan ninki lacag la,aan ah AA laan gaab ah
    Hada waxan raadino waa lacag
    Mid naga sii laan gaabsan aan wadan kiisa karaadinay

  • @hudaaabdulahi167
    @hudaaabdulahi167 6 ปีที่แล้ว

    waan runtaa macalin qofka lacag la aanta ah baa laangaab ah dadkeena ma dareensano in nolosha hoos kabilaabato wexeey um raadiyaan wax weeeynoo aanu weligeen gaareeyn waad mahadsantahay ustaad Ajarbadan Alle hakusiiyo baraamij loobaahnaa baad uma usoobandhigtay

  • @kawsarismael6765
    @kawsarismael6765 7 ปีที่แล้ว

    thkz u mudane qof dadka baahidoda garanayad tahy vid somali keliya ee aan is idhi wu i anfacay👍👍👍

  • @abdikadirmohamedahmed3193
    @abdikadirmohamedahmed3193 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah aad baan ula dhacay casharkaas Agaasime Mohamed Ali Bile Waxaan jeclaan lahaa in aan qaybriisii kalena la socdo kuna taxnaado

  • @ahmedhajiadaawe7023
    @ahmedhajiadaawe7023 6 ปีที่แล้ว

    macha Allah Adeer rabi ku xifdiyo intay nolol jirto
    xaqiiqtan wax badan waan ka fa iidnay kumana iloobi dono incha allaah

  • @khadaradam6601
    @khadaradam6601 5 ปีที่แล้ว

    wax badan baan wlhi kaa faaidaa masuul bile, Allaah haku jeclaado wlll

  • @abdinursacafa350
    @abdinursacafa350 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks agasime

  • @qancisokukis2496
    @qancisokukis2496 6 ปีที่แล้ว +1

    Thankz Aqoon yahan aad ban Uga faa iidaystay barnaamijkan

  • @Altoz_eight
    @Altoz_eight 2 ปีที่แล้ว

    Thnks so much

  • @dahirahmed572
    @dahirahmed572 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid aqoonyahan somaliyeed
    Walee waa aqoon laga faaidey.

  • @faysalomar1820
    @faysalomar1820 2 ปีที่แล้ว

    Mashaalah

  • @SOMALIBADBOY
    @SOMALIBADBOY 2 ปีที่แล้ว

    Muuqaalka qudhiisa ayaan fikrad ka helay noo soo update garee

  • @ahmedtaajir9950
    @ahmedtaajir9950 7 ปีที่แล้ว

    Heersare sxb aqoonyahan mahadsanid... kolay anigu kaa faaiday

  • @mohamedidiris7581
    @mohamedidiris7581 6 ปีที่แล้ว +3

    Mncha allaah ninki fahmaya ayuunba fahmaya , shaqoyin way buuuxaan laakiin fikir aya loo bahanyahay jazakallaah macalin bile 😍😍

    • @hothag5865
      @hothag5865 6 ปีที่แล้ว

      mohamed idiris exactly

  • @axmedfilibiin7560
    @axmedfilibiin7560 6 ปีที่แล้ว +1

    waad mahad santahay wax badan ayaan kafaa iday laakin qofka muslimka ah waa in urunta sheegaa sida arinta arooska

  • @abshirbarre7092
    @abshirbarre7092 2 ปีที่แล้ว

    Run ahaantii aadbaan waxbadan kaaga faaiidaystay

  • @abdulaahialasoow6923
    @abdulaahialasoow6923 6 ปีที่แล้ว +1

    Firada wanagsan aad daka lawadageso ayaaba deqsinimo kugu filan dadbadan oo waxan arkay markaa rayiyadan usoo bandhigto ku dhahayo war qarso lama shegshegee thanks kunjer

  • @anisamohammedomar7558
    @anisamohammedomar7558 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid pro rabbi haka ajarsiiyo

  • @Cadale63
    @Cadale63 ปีที่แล้ว

    Wcs wr wb❤️❤️❤️❤️❤️❤️
    Waa sax

  • @danielpubg5769
    @danielpubg5769 6 ปีที่แล้ว

    Thank u very much it is amazing vedio

  • @iqroshukrimohamed1077
    @iqroshukrimohamed1077 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaaah walhi wax badan ka faa iday casharkaan

  • @saidali6428
    @saidali6428 5 ปีที่แล้ว

    Waad inoo faaideysay mahadsanid walal

  • @zaabiriintiizamirkabadnyd1788
    @zaabiriintiizamirkabadnyd1788 7 ปีที่แล้ว

    masha allh adeeer alle haku dhawro jazaakallaah inbdn

  • @mobedrito9890
    @mobedrito9890 5 ปีที่แล้ว

    Allah Yacisak Aqoonyahan Maxamed Cali Bile

  • @abdiwalisaid2997
    @abdiwalisaid2997 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Agaasime

  • @libanali5629
    @libanali5629 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi been maha lacagta laan dheere kuma yaalo😅😅

  • @alihassan8900
    @alihassan8900 6 ปีที่แล้ว

    Wax badan baan ka faaidaystay mahadsanid mudane

  • @iqroyarey486
    @iqroyarey486 6 ปีที่แล้ว +1

    l'm new friend tnks adeer wx jiraa 18 wx jclhy in aan hada abuuro shaqo wx walbo ha noqodee ilow aan ka shaqeeyo maqaayad lkin wxn jeclhy in aan sameyo warshad ween oo sameyo wxlga so saaro dalga beeraha lanawarshadeyo inshal l hope oneday

    • @dahirahmed572
      @dahirahmed572 5 ปีที่แล้ว

      Iqro Yarey
      Waa fikrad wanaagsan abaayaday
      Dadaal samey allane talasaro waad gaari insha allah.

  • @habzameapdirahman8133
    @habzameapdirahman8133 6 ปีที่แล้ว

    Macalin bile
    xayatda guul ku
    Joog
    Talooyin wax ku ool ah
    Ayan ka fa,idney

  • @mubarakmoha4468
    @mubarakmoha4468 7 ปีที่แล้ว

    mnsha allah alllah yacisak proffiser

  • @azizxassan555
    @azizxassan555 5 ปีที่แล้ว

    mahadsanid casharadan okale inad no badasid ayan jeclanlaha

  • @abdiasisabdi2104
    @abdiasisabdi2104 5 ปีที่แล้ว

    Thanks for your helping

  • @carafaadaleeli5144
    @carafaadaleeli5144 6 ปีที่แล้ว +1

    Thank you for your help wllhy kugu qoslaY mcaliN surwaaL suun lagu dudubaY

  • @hagardaamotube3873
    @hagardaamotube3873 6 ปีที่แล้ว

    Masha alh aad ayaan aga faaiday runtii taloyinkagag waa in aan ku dhaqaaqaa

  • @drdaahirofficial5308
    @drdaahirofficial5308 5 ปีที่แล้ว

    masha allah whi waxbadan ayaa igabaxay oo aan kafahmay

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 5 ปีที่แล้ว

    Nin Joonyad ku dhex jira kkkk Thanks Ina Bile

  • @xaliimoali1962
    @xaliimoali1962 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allh shuruud la aan kugu soobiiray😍

  • @abshirbarre7092
    @abshirbarre7092 2 ปีที่แล้ว

    Masanid mclin

  • @MotionBubbleTV
    @MotionBubbleTV 6 ปีที่แล้ว +2

    Sei grande uomo , a punto e cabiare modo di pensare creare credersi stesi . Nostre giovani sono tera . E fugano un tera rica pieno sorse . Quando ci sara questa sorse che ha la tera si avera ???

  • @drabdikanimaacir7243
    @drabdikanimaacir7243 6 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid aqoonyahan

  • @cabdisamad1716
    @cabdisamad1716 7 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsan tahay dhiiri galinta Aad nasiisay wax badan baan ka faiday runtii

  • @israismail8590
    @israismail8590 6 ปีที่แล้ว +1

    يسلموووو

  • @khadraelmi1386
    @khadraelmi1386 6 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah faaido fiicn jasaaka laah

  • @jamaljeego2753
    @jamaljeego2753 6 ปีที่แล้ว

    Macalin qliya machallah alle haku dayo

  • @axmedkhayr5791
    @axmedkhayr5791 4 ปีที่แล้ว

    Thanks bariis yar oo shiilan

    • @Khayr120
      @Khayr120 3 ปีที่แล้ว

      Asc wll

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 5 ปีที่แล้ว

    20 shaqaad sheegtay, macalin cabdi bile.

  • @habzameapdirahman8133
    @habzameapdirahman8133 6 ปีที่แล้ว +1

    Mazha
    AllaH

  • @abdillahiosman6412
    @abdillahiosman6412 5 ปีที่แล้ว

    masha allah wa fa ido qali ah

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 5 ปีที่แล้ว +1

    Alaylehe macalin

  • @MotionBubbleTV
    @MotionBubbleTV 6 ปีที่แล้ว

    Hashallilah war ma dosana wa dadki layaqiin day daimo wa ideeqay deq ayaa tahay darus ayaa dhigtay daal nurshe . Halke ku noshahay
    shegayaa in dalkooda wax uu taran iyo dadkoda . .. s.uaal qalabka wax la

  • @mohaa10
    @mohaa10 7 ปีที่แล้ว

    ma sha allah waan ka faiday

  • @HassanAli-ig5md
    @HassanAli-ig5md 6 ปีที่แล้ว

    Thnk u bro

  • @xamdaxuseenaadan2256
    @xamdaxuseenaadan2256 2 ปีที่แล้ว

    Qof aan 50 dolar hayin see bu shaqo u bilaabi kara wll

    • @mohamedabdi6399
      @mohamedabdi6399 2 ปีที่แล้ว

      Lacag soo daynso kadib ku bilaw waxaad jeceshahay inaad bilaabto.

  • @jaamacmaxamad4544
    @jaamacmaxamad4544 5 ปีที่แล้ว +1

    meel dabaasha lagubarto haday igudhintaanna

  • @abdirisakali9636
    @abdirisakali9636 6 ปีที่แล้ว

    Thnks

  • @osmanshariif2544
    @osmanshariif2544 5 ปีที่แล้ว

    MAASHA ALLAH

  • @abdirisaqmohamedali1966
    @abdirisaqmohamedali1966 6 ปีที่แล้ว +2

    Funniest part was when the elder teacher had put off his pants which was 9x bigger than his size 😆😆😆😆😆😂

  • @samiyoshueib9302
    @samiyoshueib9302 8 ปีที่แล้ว

    woow waa mahaad santahaay

  • @nurheute9665
    @nurheute9665 6 ปีที่แล้ว +1

    indheer garadnimadu waa sidaan

  • @khalidsulub3215
    @khalidsulub3215 7 ปีที่แล้ว

    mahadsani macalin

  • @xamdaxasan7354
    @xamdaxasan7354 4 ปีที่แล้ว

    Aqoonyahan anigu waxaan rabaa inaan hadda helo shaqo macalinimo ah wax fiii ahna kama fakarayo zababto ah halka ugu hooseysa shaqda laga bilaaaba

    • @Khayr120
      @Khayr120 3 ปีที่แล้ว

      Maheshay shaqo wll

  • @mawlidmuxumad2257
    @mawlidmuxumad2257 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid

  • @bakarbiixibootan4742
    @bakarbiixibootan4742 6 ปีที่แล้ว

    Wlh wan la dhacay tusalaha ragiis laha ayanba ku qancay

  • @MotionBubbleTV
    @MotionBubbleTV 6 ปีที่แล้ว

    Aad ayaa ka mahaad celiinaya walahi nin gob ayaa tahaay dadka uu caqli celiine masha . Ku dhafaaya dhaman

  • @saynabjama87
    @saynabjama87 3 ปีที่แล้ว

    Maa shaalaa

  • @qawdhanquule2746
    @qawdhanquule2746 5 ปีที่แล้ว

    zxp halkaa filimadaan isaga midnahee hayga sheegin imikaa .......

    • @mrsahane
      @mrsahane 5 ปีที่แล้ว

      😂

  • @cagaymedia5414
    @cagaymedia5414 7 ปีที่แล้ว

    mshll casharkaaga wuu i anfaccay

  • @nurheute9665
    @nurheute9665 6 ปีที่แล้ว

    insheer garadnimadu waa sidaan

  • @omarahmed7382
    @omarahmed7382 6 ปีที่แล้ว

    Asc maxamed cali bile aad ayaan kuu salaamay
    Aqoonyahan arrimo badan ayaan kaa faa idnay messagena waan kuu soo direy messangerkaa hawlo jiro awgood ee bal hoos noo eeg aqoonyahan

    • @maxamedmasri6975
      @maxamedmasri6975 6 ปีที่แล้ว

      Omar Ahmed
      Asm szp
      Xaged masege uga dirty
      Ciwaankisa hysaa miyaa

  • @zuzumakeupartis9995
    @zuzumakeupartis9995 6 ปีที่แล้ว

    haa runta

  • @simasabcachannel1500
    @simasabcachannel1500 6 ปีที่แล้ว

    14

  • @cabdidoolar5802
    @cabdidoolar5802 7 ปีที่แล้ว

    ninkanin waa aqoonyahanka noloshee dhabtaa

  • @anasxasan7169
    @anasxasan7169 7 ปีที่แล้ว

    waxaa fila inaa kasoo daahay casharkaan waad kumahadsantahay

  • @abdirisakali9636
    @abdirisakali9636 6 ปีที่แล้ว

    Aqoonyahan

  • @shakourhajji5406
    @shakourhajji5406 11 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @xidigtacirkakutal2720
    @xidigtacirkakutal2720 6 ปีที่แล้ว

    kkkkk lacagta landheere kum qor iyo langab

  • @axmedfilibiin7560
    @axmedfilibiin7560 6 ปีที่แล้ว

    walaashaa ayaa loo dhiibaa kaamiro ayadaa sawireyso qaadeyso

  • @hakiimfuad3443
    @hakiimfuad3443 6 ปีที่แล้ว

    Tnx

  • @zuzumakeupartis9995
    @zuzumakeupartis9995 6 ปีที่แล้ว

    mash allah

  • @cabdiqaniaxmed652
    @cabdiqaniaxmed652 6 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid