dadkii jaziira lagu laayey waxay ahaayeen 46 qof. hal qof baa ka badbaadey oo weli nool. waa qiso caan ah, waxa la yaab leh in aan weriyahu kaba war hayn arrintaas.taasi waxay tusaale u tahay in aan dhillinyarada danbe ee wax baratay aanay wixii dhacay warba ka haayn.
Mashallah....very humble. Inshallah we'll work with you and for Somaliland's future. Thank you Mohammed, MMTV
Masha Allah legend Siciid Ismail, wareysigaada waqtigii cayaaruhu aadka
u xiisaha badnaayeen ayuu dib noo xusuusiyey, oo weliba kooxo dibedda ka
yimaada oo aad la cayaari jirteen ayaa jirey oo very classical tournament
ahaa. Cayaarahaas waxaan ka xusi karaa 2 kooxood Brazil ah oo la oran jirey
ABC Natal iyo Corinthians. Kooxda Corinthians waxad uga badiseen 1-0 goolka
wuxuu ahaa rigore, waxaana idiin dhaliyey Fu'aad oo aad LL.PP kasoo qaadateen.
Waxaa kaloo jirey cup loo dhigay waddamadii hantiwadaagga ee Ruushka iyo wa-
ddamada yurubta bari, Kuuba iyo Yementii koofureed oo lagu qabtay Muqdisho, oo
Horseed Soomaaliya uga qayb gashay. Waxaana cayaarta finalka isugu soo baxay
Midowgii Soofiyeetiga iyo Jarmalkii bari, waxaana cup-kii qaatay Midowgii Soofiyeti.
Waxaa kaloo dhinac socday kubadda koleyga iyo tan laliska gabdho iyo wiillalba oo
lagu cayaarayey garoonkii kubadda koleyga ee naadiga Horseed ku dhex yiilay.
Legend Siciid Ismail, caafimaad iyo nabad waasic ah ayaan kuu rajeynayaa, amiin.
History repeats it self
Next Maxammed ismaaciil (siteey) plz❤
Ilig waxaan leeyahay soo wararkale oo kusaabsan Ragii laacibinta ahaa ee soomaray Taariikhda Xusuus ka warayso qof run sheeg ah sida Siciid
dadkii jaziira lagu laayey waxay ahaayeen 46 qof. hal qof baa ka badbaadey oo weli nool. waa qiso caan ah, waxa la yaab leh in aan weriyahu kaba war hayn arrintaas.taasi waxay tusaale u tahay in aan dhillinyarada danbe ee wax baratay aanay wixii dhacay warba ka haayn.
Guilwaduu ku dambeeyay ninkan waraysigiisu.
Waar odaygu ma jasiira iyo xalane kala garan waayay
Siciid waa mahadsanyey Taariikh dhaba oo aan ku dardar lahayn