"Aabahay wuxuu Yemen tagay 100 sano ka hor" Siciid Ismcaiil Inijineer

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ธ.ค. 2024
  • Kabtankii hore ee Kooxda Horseed. || Q 1aad

ความคิดเห็น • 142

  • @monasaid3385
    @monasaid3385 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah aabo macan the soccer legend of the national team of Somalia (horseed)I’m so proud of all the hard work you have done. May allah give you good health and continue to bless you. Sincerely his daughter muna.

  • @aidgab1196
    @aidgab1196 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wa adeerkay Sicid Ismaciil injineer Khadiija Walalyihiin. WA reer Cadceed.
    2000 Reer Gadiid ba Ka Joogay.
    Tijaarta HA BA ku Haysatay
    All Top Hotels belongs to Them.
    When the British left the Yemeni Government Nationalised Everything.
    Somalilanders lost Everything.
    They Bounced Back & Moved to the Gulf.
    Landers just like the Phoenix rushed from the Ashes.
    From Dulcad& Xarshin we rise like a phoenix from the Ashes to build Hargeisa & Somaliland Republic ❤❤❤❤😂
    Geerash Aw Cali.
    I met him @Xaraf Restaurant outside Muqdisho when I was A Child.

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w 4 หลายเดือนก่อน +7

    Kkk dalkii la isku oranjiray Somalia Ku lahaa wariye booc booc.....,
    Siciid ismaciil waa legend waa halyeey Somaliyeed .

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j 4 หลายเดือนก่อน +5

    Aniguba waa daawan jiray oo waan garranayaan, Illaahay caafimaad ha siiyo inshallahu bidmilaahi Kariim.

  • @kulmiye5
    @kulmiye5 3 หลายเดือนก่อน +2

    Legend Duale, Anwar, Killer, Mohamed Ismail

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 4 หลายเดือนก่อน +7

    Saciid Ismail waa laacib weyn. Xusuus ku leh umadda soomaaliyeed. Allah ha caafimaad ha siiyo, cumri dheer iyo cibaado suuban

  • @abdirahmanabdilleh8776
    @abdirahmanabdilleh8776 4 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah waraysi xiisabadan oo Siciid Ismaaciil si fiican taariikhda noogu waday,laakiin iyadoo meel fiican maraysa ayaad part 2 kusoo qorteen oo sheekadii oo dhammaan ayaad waraysigii xidheen,waxa quruxbadanayd inaad part one iyo part two isku xigsiisaan.

  • @nasserabdi2630
    @nasserabdi2630 4 หลายเดือนก่อน +2

    MashAllah legend Saeed Ismail oo tariikh haye

  • @gulledmahdi9117
    @gulledmahdi9117 4 หลายเดือนก่อน +7

    100 sanno ka hor iyo tarikhda ajiiiba macha allah

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 4 หลายเดือนก่อน +4

    Seeydi , waa hj Aduruxmiin

  • @HassanMire-l2l
    @HassanMire-l2l 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan kale oo aan xusuustaa oo Horseed wadda ahaydeen oo Booliiskana
    wadda ahaydeen Abdi Kuus, Jeylaani Khaliifa, iyo Abdi Liino, waqti macaan
    oo lasoo wadda qaatay ayuu ahaa, ha ahaadeen cayaartooydii ama dadkii
    aadka u jeclaa cayaarihiinii, waan ku salaamay legend Siciid Ismaaciil.

  • @husseinabdulkadir6707
    @husseinabdulkadir6707 4 หลายเดือนก่อน +7

    Weeraryahankii ugu wanaagsanaa ee Soomaaliya soo mara waa "SHIIKHAALOW"

    • @husseinabdulkadir6707
      @husseinabdulkadir6707 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@abham8021
      Mahadsanid, waa rayigaaga laakiin aniga sidaas uma arko.

    • @husseinabdulkadir6707
      @husseinabdulkadir6707 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@abham8021
      Mahadsanid, waa fikirkaaga laakiin aniga sidaa uma arko.

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 4 หลายเดือนก่อน +1

      Aaway cafiifa,siciid ducaale

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 4 หลายเดือนก่อน

      Sh​@@husseinabdulkadir6707 6:51 shiikhaalow I

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 4 หลายเดือนก่อน

      @@husseinabdulkadir6707shiikhaalow iy

  • @Suldaan-Maakhiri
    @Suldaan-Maakhiri 4 หลายเดือนก่อน +6

    13:16 Warsangeli magac weyn bay ku lahaayeen Cadan, ganacsatada ugu badan ayay ku lahaayeen, Cali xeedhe geesi aan loo gelin buu ahaa oo somalida qofkii u dhowaada baakoorad la dhici jiray, Cabdullaahi cawaale isaguna Ganacde magac weyn ayuu ahaa sida uu sheegay naadiga نادي الحسيني الرياضي wuxu asaasay 28-april-1924-kii.
    Taliyaha ciidanka police-ka Cadan wuxu ahaa Ismaaciil Xudaydi, Boqorkii Cuudka Maxamuud Ismaaciil Xudaydi aabihii.
    Ganacsatada waaweyn waxa ka mid ahaa xirsi shammad, gadhseef waa odayaashii warsangeli ee reer ceerigaabo oo cadan deganaa.

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaa alaah legend Siciid Ismaaciil

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 4 หลายเดือนก่อน +3

    Anigoo yar ayaa waxaan ku fiirsan jiray Siciid waa laacib watay no 10 sida aan filaayo

  • @ahmedshire7429
    @ahmedshire7429 4 หลายเดือนก่อน +7

    rabul kura Mohamed ahmed cumar saydi AHN, isaga walaalkiiba way dhinteen saed

  • @abdifatahduale3967
    @abdifatahduale3967 4 หลายเดือนก่อน +5

    Cawo iyo maalin Horseed

  • @altamodahussein9452
    @altamodahussein9452 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allaah

  • @abdiqani5753
    @abdiqani5753 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka dalka uso halgamay ayu kamid aha somalida tarikh qaliya usameyay ❤❤❤

  • @maxamedabiib3035
    @maxamedabiib3035 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha alaah daliye siciid ismaciil

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 4 หลายเดือนก่อน +4

    ISMAACIL JERMENI , HJ ADURUXMII

  • @kulmiye5
    @kulmiye5 3 หลายเดือนก่อน

    Legend from Adam Anwar Abkow

  • @MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu
    @MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu 4 หลายเดือนก่อน +2

    Cawil Cali ducaale Faysal Xaaji jaamac Ismaaciil Axmed Ismaaciil
    IbraahinAxmed Ismaaciil, intuba waa muuse care garxajis

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 หลายเดือนก่อน +1

    Taariokhdeena Maqorano .Baleega ❤

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 4 หลายเดือนก่อน +2

    Hutelkiisii buu Hargeisa ISKA hystaa Mxamed ismaciil Cimri dheer

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 4 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkii soomaaliya ugu laacibsanaa wuxuu ahaa maxamed ismaaciil

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 4 หลายเดือนก่อน

      Waa wallaalkii

  • @mohamoudfarah197
    @mohamoudfarah197 4 หลายเดือนก่อน +2

    Cadan hadaan maqlo waxaan ku xasuustaa Aabay Alle hakunaxariisto Cadan ayuu waxka kubartay oo markii wadanka uu yimina waxaa uu ahaa turjimaan.

  • @wabery98
    @wabery98 3 หลายเดือนก่อน

    My father Ibrahim Waberi was the player since 1965 with his friend Ismael Kariye from the team player cimentery Dire Dewa ethiopia Allayaramo both them. Waberi IBRAHIM Waberi

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 4 หลายเดือนก่อน +2

    JSL maad National Team usamaysid dhalinyaradu ha idinka faaidaane

  • @abdulalahmohamed4227
    @abdulalahmohamed4227 4 หลายเดือนก่อน +1

    I loved walaahi barnaamijkaan kkkkk

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed ismaaciil iyo siciid ducaale ayaa ugu laacibsana

  • @IsmaacilAbdi-m6c
    @IsmaacilAbdi-m6c 4 หลายเดือนก่อน +3

    Markii calanka la qaatay.wasiirkii ugu horeeyey ee maaliyada HAANTOONI JAMES,ayaa cadan tegay kana soo kaxeeyey 60 nin oo mutacalimiina oo ka soo jeeda gobolka sanaag iyo togdheer,ayaa dhidibada u taagay dawladii somaliyeed

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 4 หลายเดือนก่อน +1

      Anthony James dheh

    • @anisaduela9784
      @anisaduela9784 3 หลายเดือนก่อน

      Ilaahey hownaxariisto Adeer Cawil janatal fardowsa Allah ha geeyo Amiin amiin yaa Allah,

  • @IsmaacilAbdi-m6c
    @IsmaacilAbdi-m6c 4 หลายเดือนก่อน +4

    Saydi reer ceerigaabo buu ahaa,from XIIS

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sheeko Cajiib 😂❤

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 4 หลายเดือนก่อน +2

    SICIID DUCAALE🎉ayaa ka caansanaa!!! CAAN CAAN DHALAY BUU AHAA!! KOOXDII AL ZAMALIK, ee MASAR ayuu u CIYAARI JIREY !! IYO XULKA QARANKA!! KOIXDA HIRSEED🎉CAAWA iyo MAALIN 🎉SICIID🎉DUCAALE🎉

  • @calimaxamuudaxmed5781
    @calimaxamuudaxmed5781 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa fiicantahay taariikhda aad sheegeyso lkin xoogaa faana baa ku jiro

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 4 หลายเดือนก่อน +3

    Nin kani ma caawa iyo maalin horseed kooxdii la oran jirey baa

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 4 หลายเดือนก่อน +1

      Maya!! SICIID DUCAALE 🎉AYUU AHAA!! CAAWA iyo MAALIN SICIID DUCAALE🎉

    • @AHMEDAHMED-v7l5c
      @AHMEDAHMED-v7l5c 3 หลายเดือนก่อน

      @@shukri114mohammed2waa runtaa Siciid Ducaale ayuu ahaa balse kooxdii magaca laheyd waa ka mid ahaa siciid kan walaalkii ka yaraa Maxamed Ismaaciil (Siteey). Cabdi Kuus,Xasan Cafiif, Siciid Ducaale iyo Ibraahim Shaash.

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ahmed Jama, iyo Sayidka , iyo Saciid Ducaale, iyo Husen Ducaale, iyo Ismail Germany iyo Hantoni maryam a iyo intaas maykal maryam intuba waysku Reer Waa H Jeclo Udurxmiin Reer Ceergabo intaas uu sheegayaa

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂!! H/Jeclo 😂?? waa NIN SACAD MUUSE AH!!

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 4 หลายเดือนก่อน

    Labo walaalo miyey ahaayeen aniguba waan xasuustaa maalintii iigu danbeysay fiat ku arkay asaga kiler

  • @ahmednalayeh2656
    @ahmednalayeh2656 4 หลายเดือนก่อน +1

    Koobkii la dhigaba Xuseeni muu Qaadi Jirin, waxaa Qaadi Jiray Nadi Al Axraar oo uu Hogaaminayay Abu Bakr Abdulla Awad.

  • @mohamedabdiyoussouf3225
    @mohamedabdiyoussouf3225 4 หลายเดือนก่อน +1

    SICIID DUCAALE IYO XUSEEN DUCAALE IYO SEYDI HJ MUSE ABOKOR UDURUXMIIN REER CEERIGAABO IYO XIIS

  • @IsmaacilAbdi-m6c
    @IsmaacilAbdi-m6c 4 หลายเดือนก่อน +2

    Somalidu xafiis kastana somali baa haysatay

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 4 หลายเดือนก่อน +2

    Siciid Ismaaciil Injineer, waa nin Soomaali ah,Marka wariyaha waa in oo iska daayo dalkii Soomaaliya la oran jiray, Hargeysa waa waqooyi Galbeed Soomaaliya ,iyo Gobolka Togdheer waa Soomaaliya, Sida Awdal, Sool iyo Sanaag, Bari, Nugaal, Mudug, Galgaduud,shabeelada Hoose, Shabeelada dhexe ,Bay, Bakool, Gedo , Jubada Dhexe, Jubada Hoose iyo Gobolka Banaadir, waa taasi Runto Soomaalido waa Dal qura, waa in wadan iyado aysan dhiman.
    Waa in duulaanka cadowga soo jireenka ah, re Soomaaliya madaxa u yahay, Abiy Ahmed .
    Waa in si Shacabka Soomaaliyeed si ay dunida uga mid noqoto, oo ay qaranimadeeda iyo dowladnimadeeda u hanato oo jiilasha soo socda ay nool leh Nabad iyo horumar ku noolaadeen.
    Qabyaalada iyo kala qoqobka Soomaalido ha iska dayso.
    Wuxuushta argagixisada al shabaab, waa in Dalka Soomaaliya laga sifeeyo,si deg deg ah, waa in laga saaro Gobolka Jubada Dhexe mar dhow.
    Soomaaliya Hanoolaato.
    United we stand.

    • @HalyeeyGA
      @HalyeeyGA 4 หลายเดือนก่อน +1

      Real united we 'll really stand

    • @tayaysteinayuusuf3776
      @tayaysteinayuusuf3776 4 หลายเดือนก่อน

      Somalia wan kala baxnay sxb ama ka nax ama.ku farax hada dalkayaga waxa la yidhahda somaliland somaliana 33 sano ka hor ban kala baxnay 😂😂😂 ha ooyine aamu

    • @elmiabdullahi1960
      @elmiabdullahi1960 4 หลายเดือนก่อน

      @@tayaysteinayuusuf3776 magaca runta ah ee ee labada gobol ee gooni u goosatada ah, waa Togdheer iyo Waqooyi Galbeed, waana wax aan sii socon doonin,Awdal State SSC Kgatumo State iyo Maakhir State ayaa waxa ay ka midyihiin Dowlada Soomaaliya.
      Dowlada Soomaaliya waxa xaq u leedahay in ay Dalka Soomaaliya midinmadiisa ilaaliso, waa sharci calami ah,Sidii Biyafaa ee Dalka Nigeria ayaa gooni u goosata looga hortagi oo Dalka Soomaaliya dib loogo soo diri, Shacabka Soomaaliyeed ee Gobolada Togdheer iyo Waqooyi Galbeed.
      Soomaaliya HANOOLAATO.

    • @MohamedSalah-wb7ie
      @MohamedSalah-wb7ie 3 หลายเดือนก่อน

      Soomaalia Waa One Country Hadaad Adoo soo jeeda riyoonaysid yeel ka

    • @elmiabdullahi1960
      @elmiabdullahi1960 3 หลายเดือนก่อน

      @@MohamedSalah-wb7ie Beel Soomaaliyeed oo degta,Gobolka Togdheer iyo waqooyi Galbeed Soomaaliya, waa labo maamul goboleed oo la baxay Somaliland oo gooni u goosata,sharciga dunida oo ka jira waxa Soomaaliya xaq u leedahay, sidii Maraykanka yeelan 1862 ilaa 1865 ama Nigeria ay Biafra 1967 ilaa 1970 in ciidamada Soomaaliya ay labada la gobol, dib Soomaaliya ugo soo daran, sidii hore arinto noqoto, maamulka Abiy Ahmed, ku hongoobo Badda Soomaaliya.
      Waa Sida ay arimaha hadda taagan ay ku dhamaan doonaan.
      Soomaaliya guul iyo gobanimo.

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 4 หลายเดือนก่อน +2

    Saciid Ducale iyo Sayid iyo Husene Ducaale iyo Ismail Germany intuba waa H Jeclo Udurxmiin Reer Ceergaabo

  • @mohamedahmednur7440
    @mohamedahmednur7440 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qatbta 2 away

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 4 หลายเดือนก่อน +1

    Brexit inuu Soomaaliya kalajaro ayuu Yurub ugabaxay lkn godkiisa ayaa biyo ugu galeen.

  • @yastayonis4007
    @yastayonis4007 4 หลายเดือนก่อน

    Soomaalidu markay qurbaha joogaan intooda badan waa dad wanaagsan oo runta liqa kuna faana Soomaalinimadooda iyo Afrikaanimada bal fiiri hadalkaa waa koox Soomaali ah oo magacoodu yahay African Star ⭐. Carab ama nin midab cad agtiisa Afrikaan madow baad ka tahay xataa Soomaali kuuma yaqaanaan waa kii ifriiqiga ahaa ayey ku leeyihiin inana waynagan Soomaalinimadii intaynu ka daadegnay sidii basasha odayaal boqolaal qarni ka hor dhintay magacyadoo ukala safaney oo birta iska aslayna hada ma ogin cadaab iyo janno meel ay ku xisaabsan yihiin dadkaasi walaahi😢. Qofka markuu dhinto ee xabaasha ladhigo waxa ugu horeeya ee malaa'iigtu waydiinaysaa waa rabigaa waa kuma diintaatu waa tee iyo nebigaagu waa kee? Walaahi baan lagu waydiinayn qabiilkaaga iyo qowmkaaga Soomaaliyey. Markaa maxaad waxaa liita ee aan aakhiro iyo aduun waxba kuu tarayn laabta ugu siidayni ee aad caqiido uga dhigani? Dadka maanta aduunka ugu liita dhinac akhlaaqda, tuugnimada(musuqa) iyo dawlad la aanta waa Soomaali.

  • @bayleolad9953
    @bayleolad9953 4 หลายเดือนก่อน +1

    Siciid ducaale habarjeclo uduruxmiin

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 4 หลายเดือนก่อน +1

    Salaamu calaykum reer gadiid ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bashirabsher5011
    @bashirabsher5011 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed abshir muse the first general of somalia AU usa Minnesota ayuu ku dhintay

  • @abdiyousuf3157
    @abdiyousuf3157 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan maynan aqoon maxaa qabyaalad meesha socota waxaana waxa inoogu wacan tiktok ga oo qof aan qabiilkisa aqoon abtirsiinadiisa mooye qabiilada somalida oo dhan baray

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 4 หลายเดือนก่อน +1

    Siteey, siteey manookto waayo wayo

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w 4 หลายเดือนก่อน +1

    Igadaa qabiil. Meel xun buu na dhigay

  • @bashirabsher5011
    @bashirabsher5011 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wallahi waan qiirooday lkn xoogaa kadaaya reer walleeyn lengd baa tahaye anigu Mohamed Isma uil Ayaan copyyayn oo aan Aad u jeclaa cayaartiisa dadkiinaan danbe cuqdad baa laydin ku beeray iyo qabyaalad iyo waxaan waxba inoo tarayn (cawa iyi maalin Horseed )Ayaan dhihi jirnay !!!!

  • @SacdaQurux-h6m
    @SacdaQurux-h6m 4 หลายเดือนก่อน +2

    Cajib weyi talikhdasi

  • @Yasmin-ub2tv
    @Yasmin-ub2tv 4 หลายเดือนก่อน

    Ilig

  • @alielml8735
    @alielml8735 4 หลายเดือนก่อน

    Waad fiicantahay. Nin ODAY ah oo waayo arag ah
    ayaadtahay
    Waxaanse kayaabay inaadku cel celiso oo aadxayaysiiso baadariga
    Cadan ku daa cid ku qod qodaysaayi ma jirtee
    Kadaa afka baadariga

    • @IbrahimAhmed-kf3lv
      @IbrahimAhmed-kf3lv 4 หลายเดือนก่อน

      Skoolka baadariga cadmeed mu ahayn mid diinta kiristanka lagu barto ee wuxuu ahaa iskuul caadiya ayaan qalad laga fahmin.

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed ismacil oo horsed u ciyaari jiray bay walaalo sihiin ex.footbolaris 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴somali waa somalia kagan wariyaha.ahoow laangab ciilan baad tihee somalia hanolato

  • @yastayonis4007
    @yastayonis4007 4 หลายเดือนก่อน

    Iligoow dadka hadalka uga hadh oo ka aamus qofku ha godladee markuu mawduuca ka hadho wax kawaydii laakiin ha hor ordin biliis ama Abdishakur hawaraystee fursad sii dadka noocana.

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ahmed jaamac muuse , ex somali police commeder

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 4 หลายเดือนก่อน +1

    Cajiib killeer xataa cadan uuku dhashashay yaah cajiib sanca a oo joogay kamana muuqanin inuu cadan ku dhashay, mudo badan kadib ayaa leegu yiraahday kani waa killer kadib waan salaamnay si un buu mashquul u ahaa wax shaqana ma haynin guriga misaajidka mararka qaarkoot maqaayada shaa ha oo fadhiissan jiray bis waa iska cibaadeen sanjirey. hadeer intuu ku danbeeya wakilleeree?

  • @Inakulmiye
    @Inakulmiye 4 หลายเดือนก่อน +14

    Saed Ismail waa Habr Awal /Saad Muse/ Reer Gadid.

    • @koracaalami8863
      @koracaalami8863 4 หลายเดือนก่อน +8

      Maad wax ku baratid wakhtigaad qabiil ku xiftiday waadigan gaajaysane 😂😂

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 4 หลายเดือนก่อน +3

      SICIID DUCAALE WAA HALYEY MUDAN IN TAALO LOO DHISO. WALAAHI WAXAAN XASUUSTAA BUUGAAGTA SCHOOLKA AYAA SAWIRKIISU KU DHEGANAA SIDA LOO JECLAA. ILAAHAYOW CIMRIGA U SIYAADI. WAA NIN QAALI AH.
      TAARIIKH DAHAB AH AYUU KU LEEYAHAY GEYIGA SOMAALIYA OO IDIL.
      SICIID NIN QABIIL MA AHA EE WAA NIN QARAN. ❤️❤️

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 4 หลายเดือนก่อน +1

      Gaajadiisa halkeed ku aragtay? Habar jir hayaa dadba inuu wada hayay moodaa kkkkkkkk waamaxay Sidan shakhsiga ah eed uga dhiriftay allow yaa ku ogaada qabyaaladaada adiga

    • @cabdinaasirbootaan
      @cabdinaasirbootaan 4 หลายเดือนก่อน +2

      Waa soomaali😊

    • @hassanabdulahi2593
      @hassanabdulahi2593 4 หลายเดือนก่อน +2

      Aabihiis wuxuu ahaa legend football ah Alle ha u naxariisto.

  • @DH-yi5dx
    @DH-yi5dx 4 หลายเดือนก่อน

    waxa saxsanayd in ADAN IYO SOMALILAND PROTECTORATE MIDOOBAAN WAAGII INSTEAD OF Somalizing southern tribes

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq 4 หลายเดือนก่อน +1

    waxad ilowdey Tubeec iyo Xariir baad xuseeni ka ilowdey. Zeedi waxuu ahaa reer cerigaabo. Anigoo yar baad gacanta i qaban jirty oo aad igelin jirtey groonkii malcab almudreg albaldi. reer daweela ayaan ahaa. deris baynu ahayn, makhaayaddi aabbaha ee Turkey shop k sheekee.

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 4 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkkk 100 sano

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi หลายเดือนก่อน

    SICIID DUCAALE CADHOOME WAA HALYEY SOOMAALIYEED OO KASOO JEEDA BEESHA BAHSANBUUR

  • @rahmaabdi2689
    @rahmaabdi2689 4 หลายเดือนก่อน +1

    Tarikhda rer somalilanders ama isaaq un ba somali ku fanta

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 4 หลายเดือนก่อน

    🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 4 หลายเดือนก่อน +1

    Reer xamarku waxay yiraahdaan Mohamed Ismaaciil waxaa siteey loogu bixiyey, waxaa jirtay gabar niiko aad u taqaanay oo ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka ka niikin jirtay. Mohamed ismaaciil markuu banooniga ciyaaray waa googayn jiray wuxuuna u muuqday nin uu niikinayo siday Siteey.

  • @calimaxamuudaxmed5781
    @calimaxamuudaxmed5781 4 หลายเดือนก่อน

    Da'daada iyo taariikhda aad sheegeyso is waafaki lixdameeyadi

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 4 หลายเดือนก่อน +1

    ميدان الحمرا.......حسين فارح، اسماعيل جرمن.....كلهم من عيرجابو

  • @hadsmohamed5671
    @hadsmohamed5671 4 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkkkkkkk liintu qadhaadhaa kulahaa dalkii leysku odhan jirey kulahaa

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 4 หลายเดือนก่อน +2

      Sow lays kuma odhan jirin soomaaliya waagii hore

    • @hadsmohamed5671
      @hadsmohamed5671 4 หลายเดือนก่อน

      Dadka ayaan been loosheegin

    • @AsagaKalay
      @AsagaKalay 4 หลายเดือนก่อน

      Walid kaa taariikh kaga ma tagin ee xidig ta calan ka soomaalia ka dhex muqata imisa gees ayay le dahay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 4 หลายเดือนก่อน

      @@hadsmohamed5671 soco abahaa iyo beentaba wase

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 4 หลายเดือนก่อน

      Siilkii hooyadaa bay leedahay dhuqda labada dibnood hal ka kintirka laga jaray dhaliga intaas bay leedahay

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 4 หลายเดือนก่อน

    Milatariga Somalia cali samatar 1967 taliye uma ahayn sidaan maqlay
    Maxamed siyaad ba ahaa taliyaha see wax u jiraan maalin ba ma midbaa wax qaldan dhalinyarada u sheegaya

  • @ahmedfarhan447
    @ahmedfarhan447 4 หลายเดือนก่อน +1

    Barnamij ilig wadaa faa'ido ma leh waa barnamij khasaaray walahi
    Qaybti 1 oon 2aad lahayn weeyan ama aan dhamanayn
    Zero weeyam ilig ee ha iska daayo barnamijyada uu qabto

    • @khalidfiir9919
      @khalidfiir9919 4 หลายเดือนก่อน

      Adi maxa ka galay hadad rabin maad iska dhaftid ka TV lehna ma tihid ka mamula ma tihide

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 4 หลายเดือนก่อน +1

    Siciid ducaale,siciid ismaaciil iyo maxamed ismaaciilba show reer waqooyi bay asalkoodu ahaayeen, anigu waxaan u haystay in reer waqooyigu aanay kubbada ku wanaagsanayn kkk.

  • @abdikanialzuffi9468
    @abdikanialzuffi9468 4 หลายเดือนก่อน +1

    odaygu waa say wlhi afsomaliga ayuu calaalinayaa 64 sano ayuu ka so maqanyhy cadan

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 4 หลายเดือนก่อน

    Isaaq Waa dad wax weeyn is Mooday.

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 4 หลายเดือนก่อน

    Ismaaciil tuun buu hayasyee miyuuna aabahay odhan karaay??????? Ama awoow gay

  • @hassancadde5151
    @hassancadde5151 4 หลายเดือนก่อน

    Inta gumeysiga lashaqeyn jirtay oo hada waxmey noqdey

  • @4ktsalah
    @4ktsalah 4 หลายเดือนก่อน +1

    Reerkan faan badanaa

    • @IbrahimAhmed-kf3lv
      @IbrahimAhmed-kf3lv 4 หลายเดือนก่อน

      @eclipse836,
      Adiga reerkiinu xasad badana 😂😂😂😂😂

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 4 หลายเดือนก่อน

    Horta ninkan Ilig waraysi xumaa. Unprofessional 😢

  • @abdiabdi4390
    @abdiabdi4390 4 หลายเดือนก่อน

    Isaaq aan faanin ma arkin weligeey

    • @LibanAli-zo9ic
      @LibanAli-zo9ic 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ragan uu sheegayo horta magaranaysaa reer waqooyi Ma Isaaqa uunbaad utaqaan warsangali oo daarood ayuu sheegay oo kabuuxay kooxaha

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ma faano adeere waxaanu nahay ayaanu sheegnaa. Adigu maxaad sheegilahayd ileen taariikh malihide

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 4 หลายเดือนก่อน

    Waa tuugii illig ee ay chanelka u fureen fuley yaasiin iyo armaajo ey ey doofaar

  • @abdiabdi4390
    @abdiabdi4390 4 หลายเดือนก่อน

    Beenloow waligeed nin isaaq isaaq eh Uma Ciyaarin Somali national team

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 4 หลายเดือนก่อน

      Ma dumarkii Isaaq guray ayaad tahay waadigan masayrsani

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 4 หลายเดือนก่อน +1

    Anigoo yar ayaa waxaan ku fiirsan jiray Siciid waa laacib watay no 10 sida aan filaayo

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ahmed jaamac muuse , ex somali police commeder

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ahmed jaamac muuse , ex somali police commeder