Wareysi: Ciyaaryahan Maxamed Ismaaciil " Siteey"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 19

  • @anwarahmed5342
    @anwarahmed5342 3 หลายเดือนก่อน +7

    Dribbling ayuu khatar ku ahaa, Left winger number 11, the legend Maxamed Ismaaciil.

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaas guduudka la siiyay cayaartaas Ciraaq lala cayaaray wuxuu ahaa MUXUDDIIN difaac bidix ka cayaara ayuu ahaa.... Waxaan xasuustaa Maxamed Ismaaciil oo ahaa ninkii cayaata ugu fiicnaa labada dhimacba buuxshayna inuu booskiisii iyo booskii ninki guduudka la siiyay buuxiyay, nasiib darra hal rigoore ayaa looga badiyay... Lagend buu ahaa run ahaantii....❤

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 2 หลายเดือนก่อน +3

    Adduunyo! Alloow soomaaliya nabadii iyo barwaaqadii usoo celi!Alloow muqdishow iyo qurruxdeedii,qiimaheedii iyo nabadgelyadeedii dib usoo celi(Haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo)

    • @aadamisports446
      @aadamisports446 2 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yaa Rabbi 🤲🤲🤲

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 4 หลายเดือนก่อน +1

    WAXAA JIRAY SITEEYMANOOGEH OO AHAA AHAA

  • @ayanyousef5175
    @ayanyousef5175 6 ปีที่แล้ว

    Maansha allah tabaaraka raxmaan Huuno hore u soco wariye toolmoon.👌
    Sido kale wax lagu farxo in wax laga barto quruxdi berisamaadki.😍

  • @abdifatahduale3967
    @abdifatahduale3967 4 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed ismaciil waa ciyaaryahankii goalkii ugu horeeyey
    Ku furey Garoonkii kubada cagta
    Ee stadium muqdisho

    • @HusseinHAbdi
      @HusseinHAbdi 2 หลายเดือนก่อน

      3 gool buu ka dhaliyey maalinkaa koox ka timid gobol Shiinaha ka mid ah 1977 baay ahayd.

  • @nem2tact
    @nem2tact 5 ปีที่แล้ว +1

    Muhamed ismsaciil longlive
    Brother
    Xerada horseed jaar ayaanu
    Ahayn ama deris qofba sida uu u yaqaano
    Ex player seria A ninkii yaqaana
    Ayuun baa yaqaan
    Waxan xusuustaa maxamed kooxdiisii horseed
    Waxa ka mid ahaa:
    CAFIIF
    BURCI
    XAMAAMA
    JAAHUUR
    JEYLAANI KHALIIF
    IBRAHIM SHAASH
    INTA AAN XUSUUSYO
    ALLAH YACIZAK MAXAMED ISMACIIL
    MAXAMED MASCADE
    WAAD KU MAHAFSANTAHAY
    BARNAAMIJKA

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 4 ปีที่แล้ว

      @Laserbeam Lazerbeam jr Jaahuur Kismaayo buu kaga soo biiray kooxda

    • @HusseinHAbdi
      @HusseinHAbdi 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@roblemaer4834Jaahuur keligii ma ahayn. Cafiif. Shaash, Madoole AUN, Khaliif Da'uud AUN baa ka mid ahaa.

    • @Peaceman1.
      @Peaceman1. หลายเดือนก่อน

      Guriga horsed ku dhehana degana xerada horsed boicboic no dhaceyey

  • @abshirali313
    @abshirali313 3 ปีที่แล้ว

    Mascadde waan ku salaamay

  • @HusseinHAbdi
    @HusseinHAbdi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa hubaal ah inuu ahaa cayaar yahan guulo badan u soo hoyey kooxdii Horseed iyo xulkii qarankaba.

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 ปีที่แล้ว +2

    Alla maxaan daawaday Maxamed Ismaaciil iyo Xasan Cafiifi iyo rag kale sida Siciid Ducaale iyo Shaash.?

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 4 หลายเดือนก่อน

    Mohamed ismaciil siteey waxa loogu bixiyay wa speed siteey waa Babur dheereya m ismaciil wuu ka fiicnaa Ronaldo iyo mesi wuxu ahaa mucjisadii kubada cagta Qaranka iyo Horseeed

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 4 หลายเดือนก่อน

    44 Columnbus Ohio

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน

    11 kii Horseed

  • @ahmedisse9165
    @ahmedisse9165 4 ปีที่แล้ว

    Maxamed Ismaaciil waxaad illoowday walaal Markii ay MUNISHIIBIYO horyaalki idinka qaadeen iyo 2 mar ay JEENYO idinka badiyeen , Hal HOYAAL iyo 2 JENERAL DAAUUD waa la idinka badiyey waxaana idinka badiyey MUNISHIIBIYO iy JEENYO