Xidid Guur ah oo Argagixisada loogu adeegay & Kiiska Dilka Abaanduule Caydiid.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 165

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 2 หลายเดือนก่อน +26

    Cuquubo kugu dhacaday 80 jir dhagar qabe ah Ala Kuma asturo

  • @KhadraYusuf-yt2el
    @KhadraYusuf-yt2el หลายเดือนก่อน +2

    Xasbunalaah wanicmal wakil
    Qawarijta iyo inta la socotaba ilahay cudur xun haku rido aamin

  • @maryansheikh4128
    @maryansheikh4128 2 หลายเดือนก่อน +31

    SUBXAANA ALLAH ILLAHOW UMADAADA KA QABO INTA XUN EE MASIIBADA

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 หลายเดือนก่อน +51

    Ciidanka dowlada iyo saraakiisha waxaa ka buuxo argagixiso illaahay umadda ha badbaadiyo aamin

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 2 หลายเดือนก่อน +5

      😢😢

    • @Gyyhir1134
      @Gyyhir1134 2 หลายเดือนก่อน

      Argigixiso yaa ah doqonimo ayaa kaa muuqato fake New

    • @abdirahmanlibaan5850
      @abdirahmanlibaan5850 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@Gyyhir1134 wacalada sidaada bilaa aqlaaqda bilaa diinta ah bilaa aqoonta argagixiso waa jaahil sidaada mangaab u ah

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Gyyhir1134waa qofka gaystay qaraxa zoobe

  • @lagendarygamer349
    @lagendarygamer349 2 หลายเดือนก่อน +30

    Nacalad Haku dhacdo qawaarijta iyo wixii lashaqeeyo.

  • @mahadroble1184
    @mahadroble1184 2 หลายเดือนก่อน +10

    C qadir cise sxb sharanshuurti waad ka guuleysatay 😂😂

    • @abdifatahomarhussein95
      @abdifatahomarhussein95 2 หลายเดือนก่อน

      Hahaha

    • @AbdullahiBarre-b6l
      @AbdullahiBarre-b6l 2 หลายเดือนก่อน +1

      Yaa sharanshuur ah abgalow HG waad kadaba dhimaneysa cunugaan yarka c.casiis Afrika aya taba baray Ee energy ha iska dhameynin 🫏🫏

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 หลายเดือนก่อน +15

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FahmoSaciid-p9t
    @FahmoSaciid-p9t 2 หลายเดือนก่อน +15

    Ninkan waan kanaxey sidii lodilley yaan ladeen hadhadhamiyeen xanuunka 😢😢😢😢😢

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 หลายเดือนก่อน +1

      Madaxa ayaa xabad laga galinaa kuligood cid deeyneyso malahan haka wal walin taas.

    • @Taleex2015
      @Taleex2015 หลายเดือนก่อน

      Wax bila damiira ah weeye waxa isugu wada tagay dilka ninkaas

  •  2 หลายเดือนก่อน +15

    Axmed Madoobe Siduu ula dhaqmo Qawaarijta oo kale waa inaad ula dhaqantaan. Hal guri hadii ay soo cadaawe in ay shabaab ku shireen ama qarax ku sameeyeen asaga dhan waa la duminayaa waligiisna lama dhisi karo. Qof kii lahaana ma sii lahaanayo waxuu noqonayaa hanti dowladeed. Soomalida Khawaarijka ah gurigiisa ka taabo waxaad ka taabatay meesha uu daciifka ka yahay

    • @warfaa_soysoy
      @warfaa_soysoy 2 หลายเดือนก่อน

      Waxaas Puntland baa samayn jirtay laakiin weli lama dabar jarin shabaab waa joogaan magaaloyinka Boosaaso iyo Gaalkacyo iyo kuwo kaleba

    • @warfaa_soysoy
      @warfaa_soysoy 2 หลายเดือนก่อน

      Waxaas Puntland baa samayn jirtay laakiin weli lama dabar jarin shabaab waa joogaan magaaloyinka Boosaaso iyo Gaalkacyo iyo kuwo kaleba

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 หลายเดือนก่อน

      Waa la sameeynaa sidaas cidii lagu arko argagixiso la shaqeen waa la wasaa. Cid ka hadli karto ma jirto.

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 หลายเดือนก่อน +14

    Masha Allah Guul Dowlada dhexe e Somaliya hora lo socon Cadawga umada somaliyed iyo Cadawga Dowlada Somaliya ha jabo insha Allah

  • @indhagelle5803
    @indhagelle5803 2 หลายเดือนก่อน +4

    Cabduqadir Ciise what a talent journalist welcome back 👏🏽👏🏽👏🏽

  • @liicade7629
    @liicade7629 2 หลายเดือนก่อน +5

    Qof wanaagsan mawaaro allah allah janada ka waraabiyo

  • @MohamednoorHassanIbrahim
    @MohamednoorHassanIbrahim 2 หลายเดือนก่อน +16

    M.A abdiqadir wuu soolaabtey

    • @loolan01
      @loolan01 2 หลายเดือนก่อน

      Ya weye

    • @Mukhtaar2004
      @Mukhtaar2004 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ninkaan codkiisa ayow ku joogaaa

    • @AbdullahiBarre-b6l
      @AbdullahiBarre-b6l 2 หลายเดือนก่อน

      @@Mukhtaar2004🫏🫏

  • @abdirahmanaxmed7652
    @abdirahmanaxmed7652 2 หลายเดือนก่อน +2

    Taliye shuute allah ku xafido

  • @CabdulaahiQamaan
    @CabdulaahiQamaan 2 หลายเดือนก่อน

    Alaha unaxaristo wixi dadka dhibateya alaha soqabto

  • @XaliimoSheekh-ql5tt
    @XaliimoSheekh-ql5tt 2 หลายเดือนก่อน +20

    Cabduqaadir ciise ma soo noqotey ishcalaa wariye talanti leh

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mnsha allah sarkaalkaan dhalinyarada ah ee dawlanimada iyo somalinimada ka muuqato,ilaahay ha xifdiyo

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน +3

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa Allaah Ilaahoow naga badbaadi

  • @Sisfatimahaji
    @Sisfatimahaji 2 หลายเดือนก่อน +9

    Wariyaheenii baa soo labty❤

  • @aweysmusse9227
    @aweysmusse9227 2 หลายเดือนก่อน +4

    shabab ka dhan waxey ku shaqeystan belaha yar yar o wada cuqdadesan 🤣😂

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 หลายเดือนก่อน

      Haa wlhi waanba arkay arintaas kaligeey inaa arkay aan u maleeynaayay. Ileen dad badan baa ila arkay arintaan

  • @JuniorKnowledge
    @JuniorKnowledge 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah, intiiba ay maxkamad socoto wadanka cadaaladiisi way socotaa.

  • @AfrikaFaarax
    @AfrikaFaarax 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xeer ilaaliye C.casiis ❤❤❤❤❤ wa lipaax wlhi wa ideeqday poowe garoowe ayaan ku cazuuuma

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 2 หลายเดือนก่อน +7

    Halagubo khawarij faido maleh

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 2 หลายเดือนก่อน +5

    🤔🤔🤔takale saraakiishii dalka iyo dadka u adeegilahaa ayaaba la adeegsanayaa oo bilaa damiira

  • @DekoMohamud-x8i
    @DekoMohamud-x8i 2 หลายเดือนก่อน +4

    Si looga badbaado tan iyo wax lamid ah waa in askarta lasiiya wax ay xoolahas ugu baahan
    Cudur daar uga dhigimayo in umad lalaalyo balse Askari 200 qaadanaya hadana qayilaya waxkasta ka suuroobaya

  • @Raul_77I
    @Raul_77I 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ani barnamij yadaan wxa ku nacay 30daqiiqo ka badan adigo dawanayo wxu kuso dhamana maxkamada aya war ka so saari donto halkasee ku xeran tahy shirka ciil maba arkeysid wxasaa lagu xukumay iyado la dhahaayo

  • @abusa3adS
    @abusa3adS 2 หลายเดือนก่อน +1

    Inkastoo ay danbi tahay laakin walaahay nolosha ayaan ku gubi lahaa ama 10 midh oo libaaxyo ah oo 7aad wax cunin ayaan meel ugu xidhi lahaa al shabaabka iyo cidii taakulaysa

  • @DhaxalDareen
    @DhaxalDareen 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ciidanku wuxuu ku dhaxmilmay Qushash ee Ha la dhax galo ciidanka ooqiimeyn joogta ah ha lagu sameyo Rag takhasusu u leh Lahalganka ciidanka iyo Hogamin Iyadu lafteeda ka madax banan ururkaan Ha looxulo
    Iyadoo Qaabka qiimaynta lagu saleynayo Qodobo
    1 maleyahay astamaha Alqushash
    2 cadowga ma lahalgamaa si dadban iyo si toos ah
    3 qarabo dhow Ma ku leyahay Qushata
    4. Qooskiisu ma ka madax banan yahay Qushashta
    5 lalushka ma Qaataa
    6Anshax askari maleeyahay
    7ciidanka ma Kala halgamaa khaladka
    8 Dadka uu la socdo Ama la sxb yahay ma yihiin ku wa Saxan
    9 Xogata cadow ga ma keenaa isagoon loodirin
    10 Ka go'nasho ciidan ma leeyhay mise waa mid Ciidanka Ku dhax dhiban Ama ciidanku ku dhiban yihiin dhaliili hiisa
    11Qabyalad ma ka madax banan yahay
    12 Ciidanka ka hor muxuu ka shaqeyn jiray
    13 siyasada ka ma madax banan yahay
    14 Nin jeclaysi ma leeyahay
    15 waardiga ma Ku xunyahay
    Qodobo sidaa u qoran Ciidanka sarkaalka ugu sareeya ilaa Dablaha udiyariya Qodobadaas haduu leeyahay Waxaa xaqiiq ah in uuna askarigu saxneeyn loona yeesho Fiiro Gaar ah
    From_Jigjiga
    Your friends Dr Abdi Nasir Amballas
    Mahadsanidiin

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 2 หลายเดือนก่อน +5

    Waa wax laga naxo waa dad waaweyn oo dhiiga umada baneystay Allaahu Akibar hala toogto ku ligood , isbitaalka shaqaalihiisana hala soo wada qabto ee hala baaro ,maxaa yeelay waxaa muuqata in uu ahaa meel ay ku kal soon yihiin.

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 หลายเดือนก่อน

      Wasaq waaye waa in la dilaa. Iyagane sidee wax u dileen walibo

  • @Hayiman100
    @Hayiman100 2 หลายเดือนก่อน +2

    Argagixisada umadda allaha ka qabto, madaxduna ha feejignaato oo askartooda mar waliba baaritaan update ah ha iska marsiiyaan.

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 หลายเดือนก่อน +1

    Inalilahi wainailey rajacun alshabab waxey kabuxan cidanka iyo dowlada wa wasiro iyo xildibano umad halaga qabto ilah dadk lakala sifeyo qarax ma jogsa dono cidanka wa in lagu xula wadani nimo iyo dacad nimo

  • @usaamemaxamed950
    @usaamemaxamed950 2 หลายเดือนก่อน +6

    Cidanka asluubta wayee shaqdooda ine qabtaan

  • @Taleex2015
    @Taleex2015 หลายเดือนก่อน

    Subxanallh bal waxa dhacaaya day.

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 2 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah waa wax laga xumaado marxuumka Allaha u naxariisto ciidan meeshaan ma joogo mooryaan is aruursatey illaahoow sharkooda umada ha ka qabto 😢

  • @saabiriincadey2608
    @saabiriincadey2608 2 หลายเดือนก่อน +6

    Horta odegaaan udodaayo Ee deysanayaasha Maxishodo miyaa Mar walbo wax aan jiiriin kashekeyaa walhi hadey chance ku heli lahayeen Madeynayaan

    • @AbdirisaqMahamud-lc4gw
      @AbdirisaqMahamud-lc4gw 2 หลายเดือนก่อน +2

      Bariiska meel xun kagalay😂 iyagana dambiilayaasha niyadaa loogu disaa malaha😂

    • @saabiriincadey2608
      @saabiriincadey2608 2 หลายเดือนก่อน

      @@AbdirisaqMahamud-lc4gw Haa u camir waye miyaa Awduqow hosha wado dheh🤣🤣

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 2 หลายเดือนก่อน

    Allahow umadaada fiicfiican badbaadi Aamiin yaa rabbi

  • @aminabirik5764
    @aminabirik5764 2 หลายเดือนก่อน +3

    This lawyer dnt fear Allah😢

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 2 หลายเดือนก่อน +3

    🤔🤔🤔🤔🤔waan daawadaa max kamadan ciidanka soomaaliya baadhuhu sida uu sil siladaha argagaxisada iyo u adeegayaashooda uu usharaxo ayaan ubogay aan kuugu daree bombada waxaa jira mid yar jalfis ayaa layidhaahdaa mid yar allaah swt cadawga soomaaliya haka dulqaado

  • @missmohamud1956
    @missmohamud1956 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahey ha u naxaristo 😢😢 manta waxa ay dhafiyen ciyalkisa iyo xaskisa Wlhi very sad Waxan Gorme naga dhamanayan ya rabi 😢😢😢

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 2 หลายเดือนก่อน +3

    Maxkamadan dil ayey ku xukunta dhagar qabayasha ee waliba alshabab ta ah hadana laguma fuliyo togashada ay ku cukuntay wa arinkan la yaabay maanu arag meel logu fulinayo xukunka 🤔

  • @maxamedsalad3955
    @maxamedsalad3955 2 หลายเดือนก่อน +3

    Bahaladas hanagu sideynina tarika geya sida ugu dhaqsiyaha badan

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy 2 หลายเดือนก่อน

    Inaallillaahi wa inaa illeyhi rajacuun kitaab kiisa midigta allaah kasiiyo amiin yaa rabi naga qabo idigaa awood lehee
    Qawaariijta baaba a dim allaah 😢😢😢😢😢😢

  • @RadioAayoAayo
    @RadioAayoAayo 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jareertu inta badan waa argagixiso

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 หลายเดือนก่อน

      Waa la qabanaa iyagane wixii danbe galay oo dhan

  • @AbdallaNasir-21
    @AbdallaNasir-21 2 หลายเดือนก่อน

    Allow unaxariiso geesigaaas gacanta ka xaq darani dishay🥹🙏🏻

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 2 หลายเดือนก่อน

    Illaahow qaatumo toosan ceeb badanaa dad waaween oo qof Muslim ah dilkiisa Ku hishiiyaan

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 2 หลายเดือนก่อน +2

    Nio janaale wado beeraha laso dhex marayo hada ka hor anoo adeerkey so aaday aya leyso marsiyay waxa baaritan ahna ma arag

  • @hassandeck4993
    @hassandeck4993 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abdulkadir iise Wajigiisa ku xumeyn maaa isugu sooo dartay muuqalka 😂

  • @AlexisSanchez-np2lv
    @AlexisSanchez-np2lv 2 หลายเดือนก่อน

    Insha Allah we are coming for Mogadishu

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adbaan uga xumahay caruurtii dumarkii , waxgaradkii iyo halyeyyadii Somaliyeed oo maalin walba argagaxiso somali sheegeynasa oo ay kudilaan dhuuni qaatinimo

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 2 หลายเดือนก่อน +3

    See u eg yihiin bal fiiri dulinimo ku xardhan musiibo idinku dhacday

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa cabdi casiis magaciise hadaan qaldanayn waa nin shaqo wanaagsan u hayo qaranka somaaliyeed

  • @fardowsa55
    @fardowsa55 2 หลายเดือนก่อน

    Subhana’Allah Accudubillah 😢 y’Allah

  • @FjrjrAsr
    @FjrjrAsr 2 หลายเดือนก่อน +1

    Raxweyn ileen somali iyga igu aqli xun meel walba ey sheydiin iygey ku shaqeystan

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 หลายเดือนก่อน +1

      Dadkaan afka. jini ku hadlaayo waa in leyska qabtaa. Waa cudur asigoo ku tuugsanaayo buu ku dilaa hadane.

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 หลายเดือนก่อน

      Waa dad baahan 1$ hadaa siiso labadiisa waalid buu soo dilayaa hadaa dhahdo soo dil

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 2 หลายเดือนก่อน +3

    Dhadar qabe ilashay Uma naxatiisto shayaadiinta

  • @mohhamari181
    @mohhamari181 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay umada soomalida ilaahay ha u gargaaro

  • @mustafNune
    @mustafNune 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga dalkega hda unolado ceeb miyaa madama lisku milanyahay

  • @abdiqaniahmad
    @abdiqaniahmad 2 หลายเดือนก่อน +8

    MARXUUN CAYDIID ILAAHAY QABRIGA HA U WAASICIYO, JANATU FIRDOWS HAKU ABAAL MARIYO 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @hindiafsomailah
    @hindiafsomailah 2 หลายเดือนก่อน

    Xayawankan xaguu kuso bartay qaynuunka guur maa laga hadlayaa mise taliye la diley nimankan foosha xun hala dilo in la keeno maxkamada maba ahayn 😢😢😢😢😢

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hala dilo eey weyi umadi somaliyed ayey bila macnii uu dilayan hala wada toogto dhamantod odayal wa weyn oo wanaga kaa talin oo xumanta umada ka shaqeynayo dila hampalyo ciidanka so qabtay

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 2 หลายเดือนก่อน +1

    waa wax laga murugoodo argagaxisadu falalka kukacayso ee joogtada noqdey . Dhuuni qaatayaashaas argagaxisada ahi waxay jiraan dhamaan qeybaha kala duwan ee dawlada somaliya iyo bulshada koonfurta somaliya markaa maxaa sigaar ugu dhaleeceysan argagacisanimada gobol waqooyi

  • @abdikade4218
    @abdikade4218 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wadanka hadii ciidanku argagiso noqdo sabab uu lacag ugu helo lama badbaadi karo

  • @saidmuktar
    @saidmuktar 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi wilkaan askariga ah ee kofida blue wata cadii mahan mashalah

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hi 2 หลายเดือนก่อน +1

    سبحان الله سبحان الله اعو د بالله من الشيطان الرجيم

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 2 หลายเดือนก่อน +2

    xeer.ilaaliyaha waa kiis oge af tahan ah

  • @KabaxumeMaharo-ky6sb
    @KabaxumeMaharo-ky6sb 2 หลายเดือนก่อน +2

    Haguuleysato cadaaladda

  • @ibrayare6581
    @ibrayare6581 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jarjarka vedowga saidka ka day wariye shaqadaada tartiib uqàbso🎉😊

    •  2 หลายเดือนก่อน +1

      Video edit ma taqaanid ama graphic design ee iska aamus. Jarjarka waxaa keena iftiin ama mugi ama wax aan loo baahneen oo ku habooneen video waxnkasta lama eedeeyo ee waxaa laga hadlaa waxaad taqaano

  • @LayJ-n1p
    @LayJ-n1p 27 วันที่ผ่านมา

    Very sad to hear that the young people 😭 why

  • @SharmarkeIsmail-g4m
    @SharmarkeIsmail-g4m 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kuli wada foolxuma

  • @InaDuwane
    @InaDuwane 2 หลายเดือนก่อน +2

    War waxaan wapa odayalee nacalaad idin ku dacdaay😢

  • @libaanibrahim137
    @libaanibrahim137 2 หลายเดือนก่อน

    shot al shabaab ciidanka qalab ak good

  • @Naasirudiin
    @Naasirudiin 2 หลายเดือนก่อน

    Dadkoodhanba waa shabaab

  • @walchalowwalsugow2143
    @walchalowwalsugow2143 2 หลายเดือนก่อน +1

    TOGASHADA WAAD KA BAQEYSIN CABDI WELI AMA AHMED MADOWE U GEEYA ASIGA KU FUDUD TOGASHADA

  • @libaanibrahim137
    @libaanibrahim137 2 หลายเดือนก่อน

    Xidid guur ah oo Argagixisada loogu

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 2 หลายเดือนก่อน

    Wariye c/qaadir ciise intuu maqnaa barnaamijkam madhagaysan

  • @mientertaiment5816
    @mientertaiment5816 2 หลายเดือนก่อน

    Xeer ilaalinta waxa weydiinaa dhoor su’aal ugu horeen side ku ogaateen dadkan aad so eedeeseen bilaa CCTV CAMERA la’aan dadkaan masakiinta laga yaabo ine ka war haayin ama ee shaqo eesan ku laheen waxan lagu so eedeeye mideeda kale qaabka hada wax u sharaxeesid aad u malesid qof goob joog eh Ilaahe halaga baqo aniga ma diidani nimankan hadi ee khawarij yihiin xukunkooda hala marsiiyo lkn waxa idin kula talin lahaa meel walba CCTV Camera halagu xiro jaahilnimada haleeska dhaafo qof walba in la iska so qabto la iska toogto😭😭😭😭😭

  • @Khaalid4220
    @Khaalid4220 2 หลายเดือนก่อน

    Welcome back abdi qadir esse

  • @susaancali5790
    @susaancali5790 2 หลายเดือนก่อน +2

    Abuukata yaasha qaar ayaaba baris ubaahan

  • @hashimosmannoor5780
    @hashimosmannoor5780 2 หลายเดือนก่อน

    Hadana wada foolxumada mid la fiiri karo kuma jiro
    Waxaa wajiyadooda ka muuqdo Nacal
    Iyo dulininmo

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 2 หลายเดือนก่อน +2

    askarti.hadey .iyaga.qaiimin yihiin waa dhibaato

  • @KaphiAk
    @KaphiAk 2 หลายเดือนก่อน

    M a wariyahena wusolabtay hadan daganan kudawanayna TV qaranka

  • @copypaste9067
    @copypaste9067 2 หลายเดือนก่อน +1

    WAXAA LAYAAB LEH SOMALI OO DHAN MAXKAMADAN IYO GARSOORAHAN LEE MAA 11million soomali kajiro?? Yaap walahi khofkey kaamirada ku fiicantahay un soo saar AAWAY KUWA AAN DADKA ARAG MA WAXAAS SOO SAARTAAN SI SHACABKA AA USHAQEYNEYSAAN AY ARKAAN SHAQADA KHABANEYSAN IDIIN SAXAQN WAXASE IDIINKA KHALDAMO

  • @abdiqadirabdullemohamed2883
    @abdiqadirabdullemohamed2883 2 หลายเดือนก่อน

    Wlh waa arin laga naxo

  • @toosiyeawtilmaame4354
    @toosiyeawtilmaame4354 2 หลายเดือนก่อน

    Odayga LOOYARKA LAGU SHEEGAAYO ASAGA AYAA UBAAHAN IN AF SOMALIGA LAGA SOO DHISO, Suu u hadlaayo waa lalabo.

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 2 หลายเดือนก่อน

    ☝️☝️🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dowlada waxaan su. aala dilka toogashadda maxaa loo joojiyaay maxkamadda ciidanka waa mahadsan tahay laakin furinta qalinka cadaalad ma.aha

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 2 หลายเดือนก่อน

    HADII GUGA KUU KORDHAA
    GABOW MOOYE KU TARIN
    GARAAD IYO WAAYA ARAG
    ILEEN WAX MA DHAANTID GEEED

  • @XasanWarsame-i4b
    @XasanWarsame-i4b 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay baa xaal og

  • @AbdullahiAadam-y8c
    @AbdullahiAadam-y8c 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa dad ka laayo waa laangaab ta dad ka lagu magacaabo waa ciil qabayaal nacala dhalee

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dhig muslim rabiya kamagan galay

  • @baashicade2507
    @baashicade2507 2 หลายเดือนก่อน

    sababta aan u diiday inaan ciidanka ku biiro waa sidan cml ayagaaba ku dilaa intan shabb lagarin

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 หลายเดือนก่อน

    Inkaar ala haku ridee toogta iyaga iyo aabayaashood ,naarta ala ha geeyo khawaariijta cadawga umada somaaliyeed ah

  • @libaanibrahim137
    @libaanibrahim137 2 หลายเดือนก่อน

    lid worden warbahinta

  • @cabaashashi2668
    @cabaashashi2668 2 หลายเดือนก่อน

    4tan tiirka degdeg halogeeyo wa khatar amni oo wayn naf ayayna goyeen

  • @mahadali769
    @mahadali769 2 หลายเดือนก่อน

    waaxid walba oo shabaab kaso goosta ciidan iyo sarkaal ka dhigta hadhowna ha idin dilaan waxaso dhan dabaalnimada iyo goofnimada dowladda ayey ku tuseysaa haduu amiir ahan jiraye waziir ka dhigta .

  • @AhmadNuuraani-
    @AhmadNuuraani- 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waabayaabee AS Jareerka iyo eelayga maxay qaraxyada uguxiraan
    Wasu aale

    • @hamdahussein1108
      @hamdahussein1108 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waa taa aan is waydiiyo

  • @HabibaBilow-k8o
    @HabibaBilow-k8o 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yaab badanaa bal naagtana waba hooyo maxa waalay hoyo waa tii naxariis badan garaneyso wiilka dhimanayo beerkeda oga jilcan abaha walahi wa niyad jab ween oo somali hadanahay intaxan inogu filan wiilashenii waxey kudhamaden bada tiirka is qarxis askarinimo qarkoda gaajo jeelasha dunida wey kabuxan xagee nagala hestaa runtii xanun kawen ma arkin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @NasteexAbdi-b9j
    @NasteexAbdi-b9j 2 หลายเดือนก่อน

    Xagee

  • @RealIslaamic
    @RealIslaamic 2 หลายเดือนก่อน

    Dhawaan waa laydin dili donaa kuwiina maxkamad shaydaanka xukumiyoow

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 2 หลายเดือนก่อน +1

    Soomli waa wiil jeceshahay see lola dhaqmaa