- 31
- 385 728
Goray Podcast
United States
เข้าร่วมเมื่อ 13 เม.ย. 2023
GORAY PODCAST Waa Barnaamij aannu kula sheekaysanno dad aan u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan aqoon iyo khibrad nololeed, ogaalkoodana kobcin kara.
ALLE-DIIDKA (Noocyadiisa iyo Asbaabihiisa) | GORAY PODCAST
ALLE-DIIDKA (Noocyadiisa iyo Asbaabihiisa) | GORAY PODCAST
Marti Galiye: Goray Daahir
Marti ku ah: Mohamed A Qadir Wiish
Producer: IBrahim CM
Production: @sultaanfilms
Listen Goray Podcast
Spotify open.spotify.com/show/2eY8w1M8888LYHRAyBSGDC?si=a06ab47805774e64
Apple Podcast podcasts.apple.com/gb/podcast/goray-podcast/id1729100147
GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno
dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan
aqoon iyo ogaalkoodana kobcin karaan.
...
Follow SULTAN FILMS on
@sultaanfilms
Sultaanfilms
Sultaanfilms/
www.tiktok.com/@Sultaanfilms
Sultaanfilms
...
For bussiness inquieres
Sultaanfilms@gmail.com
...
The official TH-cam channel of Sultan Films
Subscribe for the latest entertainment, music videos, and more.
th-cam.com/users/sultaanfilms
Home of Entertainment
©2024 SULTAN FILMS. All rights reserved.
...
#SultanFIlms
#GorayPodcast

มุมมอง: 4 769
วีดีโอ
AF SOOMAALIGA MAAN AQOON BILOWGEYGI | Geedi Sahan | GORAY PODCAST
มุมมอง 37K2 หลายเดือนก่อน
GORAY PODCAST | SAFARKA & TH-cam Marti Galiye: Goray Daahir Marti ku ah: @GeediSahan @Dhakhtarrr @PerfectZizou Producer: IBrahim CM Production: @sultaanfilms Listen Goray Podcast Spotify open.spotify.com/show/2eY8w1M8888LYHRAyBSGDC?si=a06ab47805774e64 Apple Podcast podcasts.apple.com/gb/podcast/goray-podcast/id1729100147 GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno dad aynu u aragno inay bu...
SAFARKA & YOUTUBE-KA | Geedi Sahan - Dhakhtar - Perfect Zizu | GORAY PODCAST
มุมมอง 83K4 หลายเดือนก่อน
GORAY PODCAST | SAFARKA & TH-cam Marti Galiye: Goray Daahir Marti ku ah: @GeediSahan @Dhakhtarrr @PerfectZizou Producer: IBrahim CM Video: Ayub Omar - Munasar - IBrahim CM Edit: IBrahim CM Production: @sultaanfilms Listen Goray Podcast Spotify open.spotify.com/show/2eY8w1M8888LYHRAyBSGDC?si=a06ab47805774e64 Apple Podcast podcasts.apple.com/gb/podcast/goray-podcast/id1729100147 GORAY PODCAST Waa...
DHALINYARADA & DIMUQRAADIYANTA PUNTLAND | ENG. BOOTAAN | GORAY PODCAST
มุมมอง 2K4 หลายเดือนก่อน
Marti Galiye: Goray Daahir Marti ku ah: Eng. Cabdullahi Bootaan Producer: IBrahim CM Edit: IBrahim CM Production: @sultaanfilms Listen Goray Podcast Spotify open.spotify.com/show/2eY8w1M8888LYHRAyBSGDC?si=a06ab47805774e64 Apple Podcast podcasts.apple.com/gb/podcast/goray-podcast/id1729100147 GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan aq...
M. Cali Mahdi Wuxuu Yiri: DALXA WUU NOO DHAXAYN KARAA | GORAY PODCAST
มุมมอง 1.4K6 หลายเดือนก่อน
GORAY PODCAST | AQOON IYO WAAYO-ARAGNIMO NOLOLEED Marti Galiye: Goray Daahir Marti ku ah: Prof. Mohamed Cumar Dalxa Producer: IBrahim CM Vid&Edit: IBrahim CM Production: @sultaanfilms Listen Goray Podcast Spotify open.spotify.com/show/2eY8w1M8888LYHRAyBSGDC?si=a06ab47805774e64 Apple Podcast podcasts.apple.com/gb/podcast/goray-podcast/id1729100147 GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno...
WARBAAHINTA MAANTA | Waziir/ DR ASHKIR NUUR | GORAY PODCAST
มุมมอง 3.1K6 หลายเดือนก่อน
GORAY PODCAST | WARBAAHINTA MAANTA | DR ASHKIR NUUR Marti Galiye: Goray Daahir Marti ku ah: Waziir/Dr. Ashkir Nuur Producer: IBrahim CM Vid&Edit: IBrahim CM Production: @sultaanfilms Listen Goray Podcast Spotify open.spotify.com/show/2eY8w1M8888LYHRAyBSGDC?si=a06ab47805774e64 Apple Podcast podcasts.apple.com/gb/podcast/goray-podcast/id1729100147 GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno ...
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
มุมมอง 129K7 หลายเดือนก่อน
GORAY PODCAST | AQOON IYO WAAYO-ARAGNIMO NOLOLEED Marti Galiye: Goray Daahir Marti ku ah: Prof. Mohamed Cumar Dalxa Producer: IBrahim CM Vid&Edit: IBrahim CM Production: @sultaanfilms Listen Goray Podcast Spotify open.spotify.com/show/2eY8w1M8888LYHRAyBSGDC?si=a06ab47805774e64 Apple Podcast podcasts.apple.com/gb/podcast/goray-podcast/id1729100147 GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno...
BARE IYO BARBAARIN | FAARAX CALI YUSUF | GORAY PODCAST
มุมมอง 3.8K8 หลายเดือนก่อน
GORAY PODCAST | BARE IYO BARBAARIN Marti Galiye: Goray Daahir Marti ku ah: Faarax Cali Yusuf Producer: IBrahim CM Vid&Edit: IBrahim CM Production: @sultaanfilms Listen Goray Podcast Spotify open.spotify.com/show/2eY8w1M8888LYHRAyBSGDC?si=a06ab47805774e64 Apple Podcast podcasts.apple.com/gb/podcast/goray-podcast/id1729100147 GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno dad aynu u aragno inay...
SUUGAANTA SOCDAALKA | HASSAN QORANE | GORAY PODCAST |
มุมมอง 4.6K8 หลายเดือนก่อน
Marti Galiye: Goray Daahir Marti ku ah: Qoraa Hassan Qorane Producer: IBrahim CM Edit: IBrahim CM Production: @sultaanfilms Listen Goray Podcast Spotify open.spotify.com/show/2eY8w1M8888LYHRAyBSGDC?si=a06ab47805774e64 Apple Podcast podcasts.apple.com/gb/podcast/goray-podcast/id1729100147 GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan aqoon ...
ABWAAN GOROD JARE & SHEEKO FURAN | GORAY PODCAST
มุมมอง 12K8 หลายเดือนก่อน
Marti Galiye: Goray Daahir Marti ku ah: Gorod Jare Producer: IBrahim CM Edit: IBrahim CM Production: @sultaanfilms Listen Goray Podcast Spotify open.spotify.com/show/2eY8w1M8888LYHRAyBSGDC?si=a06ab47805774e64 Apple Podcast podcasts.apple.com/gb/podcast/goray-podcast/id1729100147 GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan aqoon iyo ogaal...
BEYDAN COFFEE MAXAY WADANKA KUSOO KORDHIYEEN? | GORAY PODCAST
มุมมอง 1.3K8 หลายเดือนก่อน
Marti Galiye: Goray Daahir Marti ku ah: Najiib Abdullahi Producer: IBrahim CM Edit: IBrahim CM Production: @sultaanfilms Listen Goray Podcast Spotify open.spotify.com/show/2eY8w1M8888LYHRAyBSGDC?si=a06ab47805774e64 Apple Podcast podcasts.apple.com/gb/podcast/goray-podcast/id1729100147 GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan aqoon iyo...
GORAY PODCAST | ABWAAN GOROD JARE | DHAWAAN
มุมมอง 1.5K8 หลายเดือนก่อน
Marti Galiye: Goray Daahir Marti ku ah: Gorod Jare Producer: IBrahim CM Edit: IBrahim CM Production: @sultaanfilms Listen Goray Podcast Spotify open.spotify.com/show/2eY8w1M8888LYHRAyBSGDC?si=a06ab47805774e64 Apple Podcast podcasts.apple.com/gb/podcast/goray-podcast/id1729100147 GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan aqoon iyo ogaal...
SHEEKADA HADIID INDUSTRIES GROUP | GANACSIYADA GUULEYSTAY | GORAY PODCAST
มุมมอง 15K8 หลายเดือนก่อน
Marti Galiye: Goray Daahir Marti ku ah: AbdiHakim Mohamed Ismail Producer: IBrahim CM Edit: IBrahim CM Production: @sultaanfilms Listen Goray Podcast Spotify open.spotify.com/show/2eY8w1M8888LYHRAyBSGDC?si=a06ab47805774e64 Apple Podcast podcasts.apple.com/gb/podcast/goray-podcast/id1729100147 GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan a...
GORAY PODCAST | SHEEKADA HADIID INDUSTRIES GROUP | DHAWAAN
มุมมอง 9188 หลายเดือนก่อน
GORAY PODCAST | SHEEKADA HADIID INDUSTRIES GROUP | DHAWAAN
$100 MILLION WAAN KU GADAN LAHAA | BEYDAN CAFE | GANACSIYADA GUULEYSTAY
มุมมอง 3.1K9 หลายเดือนก่อน
$100 MILLION WAAN KU GADAN LAHAA | BEYDAN CAFE | GANACSIYADA GUULEYSTAY
BEYDAN COFFEE | GANACSIYADA GUULEYSTAY | GORAY PODCAST
มุมมอง 51K9 หลายเดือนก่อน
BEYDAN COFFEE | GANACSIYADA GUULEYSTAY | GORAY PODCAST
GORAY PODCAST | YAA KA DANBEEYA BEYDAN CAFE | DHAWAAN
มุมมอง 1.5K9 หลายเดือนก่อน
GORAY PODCAST | YAA KA DANBEEYA BEYDAN CAFE | DHAWAAN
MACALINKA KU DAYSHADA MUDAN | NAWAAL SHARIIF | GORAY PODCAST
มุมมอง 4.9K9 หลายเดือนก่อน
MACALINKA KU DAYSHADA MUDAN | NAWAAL SHARIIF | GORAY PODCAST
GORAY PODCAST | MACALIMAD NAWAAL SHARIIF | DHAWAAN FILO
มุมมอง 7819 หลายเดือนก่อน
GORAY PODCAST | MACALIMAD NAWAAL SHARIIF | DHAWAAN FILO
GORAY PODCAST | WACYI/ Madasha Baraarug iyo Mashruucii Akhriska
มุมมอง 2.5K10 หลายเดือนก่อน
GORAY PODCAST | WACYI/ Madasha Baraarug iyo Mashruucii Akhriska
GORAY PODCAST | WABAAHINTA CAALAMKA & QOFKA SOOMAALIGA
มุมมอง 2.7K10 หลายเดือนก่อน
GORAY PODCAST | WABAAHINTA CAALAMKA & QOFKA SOOMAALIGA
GORAY PODCAST | WABAAHINTA CAALAMKA & QOFKA SOOMAALIGA | DHAWAAN FILO
มุมมอง 77210 หลายเดือนก่อน
GORAY PODCAST | WABAAHINTA CAALAMKA & QOFKA SOOMAALIGA | DHAWAAN FILO
GORAY PODCAST | HALGAN AQOONEED & AASAAS JAAMACADEED | SH. YUSUF CABDICASIIS @sultaanfilms
มุมมอง 3.8K11 หลายเดือนก่อน
GORAY PODCAST | HALGAN AQOONEED & AASAAS JAAMACADEED | SH. YUSUF CABDICASIIS @sultaanfilms
GORAY PODCAST | SHIIKH YUSUF CABDICASIIS | DHAWAAN FILO
มุมมอง 66911 หลายเดือนก่อน
GORAY PODCAST | SHIIKH YUSUF CABDICASIIS | DHAWAAN FILO
GORAY PODCAST | WAXQABADKII DR. GULED SALAH @sultaanfilms
มุมมอง 734ปีที่แล้ว
GORAY PODCAST | WAXQABADKII DR. GULED SALAH @sultaanfilms
GORAY PODCAST | DR. GULED SALAH IYO DIMUQRAADIYEYNTA PUNTLAND @sultaanfilms
มุมมอง 405ปีที่แล้ว
GORAY PODCAST | DR. GULED SALAH IYO DIMUQRAADIYEYNTA PUNTLAND @sultaanfilms
GORAY PODCAST | WAA QAABKEE DAWLADNIMADA UU DR. GULED SALAH UU RABO @sultaanfilms
มุมมอง 452ปีที่แล้ว
GORAY PODCAST | WAA QAABKEE DAWLADNIMADA UU DR. GULED SALAH UU RABO @sultaanfilms
GORAY PODCAST | DAL & DAWLAD | DR. GULED SALAH @sultaanfilms
มุมมอง 10Kปีที่แล้ว
GORAY PODCAST | DAL & DAWLAD | DR. GULED SALAH @sultaanfilms
GORAY PODCAST | DR. GULED SALAH | DHAWAAN FILO
มุมมอง 1.3Kปีที่แล้ว
GORAY PODCAST | DR. GULED SALAH | DHAWAAN FILO
Geedi sahan LEGENDARY
Gedi San waxan kudihilahaa Africa soduub like East Africa segamada eey somalida dagaan
Nawaal zheriif.........❤
Abwaan macalin aqoonyahan aftahan Falanqeye siyaasadeed
Abwaan faalanqeeye siyaasadeed aftahan qoraa macalin aqoonyahan gorod jare bowe guuleyso ❤
ماشاء الله تبارك الله، شكرا جزاكم الله خير
M.a saasa leydiin karabaa bahda gorod waa in aad noso gudbisan dadka bulshada wax tarka uleh sida abwaan gorod oo kale
❤❤❤ professor dalxa full respect 🙏
TH-cam ayaan dhowaan bilaabay balse wali wax dhaqaale ah kama samayn, markii aan xoogaa ka caajiso muuqaalkan ayaan imaadaa si aan dhiiranaan uga qaado Malaha markani waa maarkii 5aad ee aan daawaday intii uu yaalay muuqaalku 😂
Best podcast 😊
Isoo subiskarayb gareeya
Ha sheegina meeshaa tagaysiin sababtoo ah cadowbaa jira shaqo aan qof waligeed qaban baa noo qabateen. Maansha Allah
Maashaallah ❤️
M.a hooyo
Yuo tubka aan ugu jeclahay Soomaalida ayaad ahayd.❤
Geedi Sahan waxaad tahay. Wiilka diinta ugu dhaw. Please sidaada ahow. Ha is bedelin oo muusigan naga daa.
Musica yar o saran wa cdi vdio wax qurxiyo waba ayada lama dawan lahyn😂
@ acuudubiLLaah Haduu nashiido ku badelo ayaa ka quruxbadan
@@Caqiidadaadatoosi nashiidadu ayadaba music bee leedahay
@@iqraabdulahi1113 qaar ma laha❤️
Clip yar ayaan tiktok kusoo arkay oo aan kasoo helay.❤
Maasha allaah ❤
Podcast kan wa kii igu horeyay een daawado ila dhamaadka
Jazakallah ustaad,mahadi haka gaadho saaxibkay m.harbi ayaa ila wadaagay barnaamijka.
Qiimo bdn hooyo nawal ❤️💐
waligay dhakhtar iyo qaysban ku xidhna lkn mntan ogaday in geedi sahan ninka la dhaho uu ka wayo aragsanyhy mcha allh wlhi caqli ba ku jira
Layaab war ninka markale inoogu so celi qaabka uu wax uu wax u sharaxaya layaab ah ❤🎉
Allahuma yaa muqalibal quluub thapit qulubanaa calaa diinikal xaq, hadadan ka baryin illahay inu xaqa kugu sugo wey fududahay inaad lunto.
Curadayda la dhaha Beydan aadban u jeclahay magacas hoyaday mcn ba u bixisay beydan I a Wan rajaynaya in aan gabadhayda samigeda so boqdo
💯 % TRUTH ,WAAGI YOUTUBKA KU CUSBEDEEN DIRISLE IYO CK WAREYSANEYSAY XITAA AFSOMALIGA WUU KUDIBI JIRAY
Shidaal buu ii noqday Bodcastigan
Integration, Somaliland, Somalia? I don’t think so. Tourism? Maybe yeah 😂
Adoo mahadsan abdifataxow, Mar walba ood waraysi qaadayso Qofka nolashiisa iyo Waxbarashadiisa nooga bilow. Dadka daawada Goray reer putland oo kaliya ma aha, oo dadka caanka ka aha Deegaankaas wada garanaya, balse waxaa daawada dadyow badan. Nawal shariif baraarug Liberary ayaan ku bartya balse si Wacan uma aqaani. Saaxiib intaas noo samee si aan u baro dadyowga saamaynta leh
Dhakh tar ban fahamaya uun de kuwa kle is ma fahmayno nio😂
❤🎉 dadka wax laga faaido weeyan
Manshallah ilahay ha in xifdiyo wiilasheena soomaaliyeed horay u socda.
Wuumahadsan yahay ustaadku
Ano muqaalka daawan baan waxaan le yhy geedi sahan iyo dhaqtar iyo qeys qeysar iskuma dhigmaan geedi sahan wuu kaaga horeeyay Number one then wuxu tarcket gareeya somalida ku nool dalalka aan laga fileyn kuwaan kale wa caruur waxaan kuso xigo geedi sahan in yar qeys qeysar
Masha Allah 🎉
Geedi sahan runtii aad buu u caqli badan yahay❤
Jawaabta uu kabixiyay su’aashi xumeed, Somalibaa degan.🫡
I realy enjoy it, dal jacalka waa lo dhashaa, guuleyso sxb and thanks sidaan dalkeyna noo kala bartay.
Ustaadka cuwaanadiisa Nala wadaaga
Goray Podcast suu 12k u heystaa faatalayaal eberkood ahna 1m u hystaan? Bulsho ahaan waa hoognay
Masha alah waa nin waxbadan ka warhaya ❤❤
Qayb 2aad hadday macquul tahay ka qabo ninkaas barnaamij muhiim ah oo waqtigiisii taagan weeye. Mahadsanidiin bahda Goray iyo ustaadkaba.
Podcast qiimo badan oo aad loogu baahnaa runtii. Mahadsanidiin
Baarakalaah
dadka mulxidiinta noqday kuma yaro xujo marwalba yaanan loo sameen marmarsiiyo ah dad laniqaasho ayaan yar, dad waxaa jiro rusushii oo nool ladagaalay marka yaanan caam laga dhigin in xujjo yari ee jirto
Hadaan dhamaystay
center-ka Solar system-ka waaye mudane maahan koonka, mahadsanid
Cajiib! Ustaad Gaalkacyo isku xaafad ayaannu ahayn wlh. Masjid Mubaarak iyo Shiikh Siciid❤️
Maaaha allah waa cinwaan loo baahnaa iyo qofkii ku haboonaa mahadsanid