7 Xaraf Hadii mid kamida magacaaga kujiro cimrigaada Arsaaq waasica ku noolaan farxad iyo faraj

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2023
  • 7 Xaraf Hadii mid kamida magacaaga kujiro cimrigaada Arsaaq waasica ku noolaan farxad iyo faraj

ความคิดเห็น • 513

  • @MuhudinAisha
    @MuhudinAisha 4 หลายเดือนก่อน +16

    Alllh ayaa wax arsaaqo wixii allh ku qorayna ma gefeeside umadda ha Wallin intaba kuma jiro magaceega waligeena wax aan allh waydisty ma wayn allh wax ksto aya agtisa yaalo dadoow waydiista allhi idin abuuray wixii at ubaahatiin

  • @user-uh4qr6cs7j
    @user-uh4qr6cs7j 4 หลายเดือนก่อน +8

    Fadlan ku saliya nabi muxammed scw ❤❤❤

  • @ikranabdikadir1017
    @ikranabdikadir1017 7 หลายเดือนก่อน +6

    Aniga magaceygu waa ikram alhamdulillah like isaga hee

  • @user-lw4uu7zd9e
    @user-lw4uu7zd9e 3 หลายเดือนก่อน +2

    Fardowsa ayaan ahay ❤❤ Maasha Allah

  • @FarduusSaleebaan-xh4rt
    @FarduusSaleebaan-xh4rt 4 หลายเดือนก่อน +2

    Alxamdullillah rabil caalamiin

  • @user-xd7iu3wb6b
    @user-xd7iu3wb6b 4 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alaah Ani c,raxman

  • @abdullahigelle74
    @abdullahigelle74 4 หลายเดือนก่อน +2

    ILLAAHAY was yursiqu manshaa EE Xafuhu waxna bixiyaan EE ALLE UGA toobadkeen curaafyaysiga

  • @ducaysanaddoontiiallaah5920
    @ducaysanaddoontiiallaah5920 6 หลายเดือนก่อน +21

    Ilaahay muraadkeena Hanoo sakhiro cafi iyo caafimaad na ilaahoow nasii yaa raxmaan🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @atharhassan9373
    @atharhassan9373 4 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha ALLAH, Aniga magaceygu waa CADAR Sheekh Jizakallahu kheyr

  • @Araweelodayo-hl2zy
    @Araweelodayo-hl2zy 7 หลายเดือนก่อน +6

    W , M , R, D , K, S, B , illahay ayaa irsaqada bixiya, alle kuligeen Tu khairqabta oon nafidmayn ayaan ka barinay.

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 4 หลายเดือนก่อน +3

    Magacaygu waa KhAdra
    Waligay waxbad weynaysa kuma fakarin mana shaqeeyo guri jooga allxamdu lilaahi allaanumada arsaaqa

  • @macalimDhahar
    @macalimDhahar 7 หลายเดือนก่อน +16

    إن الله يرزق من يشاء بغير حساب.
    Arsaaqdu kuma xirna xaraf Ee Allah baa u qorey qof walba isagoo caloosha hooyadii ku jira. Youtoupe si xun wax ha uga raadin iskana hubi waxad dadka uso gudbineyso.
    Mahadsanid

    • @cfataaharabin772
      @cfataaharabin772 7 หลายเดือนก่อน +1

      Adeer waxan waa asbaab ma'aha wax risiqa la,aantii aan la helayn 😅😂

    • @barwakoabdikadir2532
      @barwakoabdikadir2532 6 หลายเดือนก่อน

      Wa runta ninkan waha lagamaqleynin majiro

  • @iqlaasmaxamudmuse-ur6po
    @iqlaasmaxamudmuse-ur6po 4 หลายเดือนก่อน +2

    احبك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

  • @LibanAbdoulkader
    @LibanAbdoulkader 5 หลายเดือนก่อน +3

    Harafka (B) ayaa ku jiira magacayga waa nassib ee allaha sidaad sheegtay nooga dhigoo amin waa bishaaro fiican ee jazakallahu khayr wallahu aclam waa ahkam.❤🎉☝️🇩🇯

  • @mohamudgeeseygacal6506
    @mohamudgeeseygacal6506 4 หลายเดือนก่อน +3

    Sowdo maxamuud maashalaah

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 7 หลายเดือนก่อน +17

    Ilaahay baa ummada diisa arsaaqa

  • @ifraahhaaji7127
    @ifraahhaaji7127 6 หลายเดือนก่อน +4

    Mashallah magacey kuu waa haweya

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 4 หลายเดือนก่อน +2

    Magaceyga waa ismaaciiil ibraahin aabo markuu ibixinaayay waxuu oga deysaday labii Nabi ee is dhalay ❤❤❤

  • @warisabdi2278
    @warisabdi2278 4 หลายเดือนก่อน +2

    Man sha Allah waye alxam

  • @KawsarXuseen-ei6tc
    @KawsarXuseen-ei6tc หลายเดือนก่อน +1

    Kawsar baa laydhahaa waa Alxmdulilaah ilaahay baa mahad leh

  • @user-gn8hu5gy8s
    @user-gn8hu5gy8s 5 หลายเดือนก่อน +2

    Allaahuma Salli wasllim calaa nabiyinaa muxamad

  • @alijama6723
    @alijama6723 4 หลายเดือนก่อน +2

    Al xamdu ĺillaah labo xaraf baan kahelay

  • @AbdirahmanHussain-zu9ej
    @AbdirahmanHussain-zu9ej 6 หลายเดือนก่อน +2

    Qof kasta wixii ALLAAH u qoray cidi uma diidi karto beenta kada umada islamka oo caqiidada haka xumeynin qof kasta oo islam ah wuxu ku imman qaba wixii ALLAAH u qoray war kada khuraafaadka.

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 4 หลายเดือนก่อน +1

    Magaceygu waa farhiya R baa igu jirto waa nasiib badanahay Allhamdulilah

  • @hawoahmed8759
    @hawoahmed8759 7 หลายเดือนก่อน +3

    Alxmdulilaah magaceygu waa xaawo

  • @abdisamadmohamed714
    @abdisamadmohamed714 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh magaceyga waa CaBDiSaMad . Sidan arko magaceyga wuxuu kulunsade 5 xarfood oo kamid ah 7dii xarfood ood soo sheegtay.
    Allahu Aclam inad run shegeysid iyo in kale . Hadey runtahay Allaha ii aqbalo . Hadey been tahay na sidoo kale Allaha ii wanaajiyo. Ameen Ameen

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 7 หลายเดือนก่อน +14

    Xarfaha dhan Ilaah ayaa nabaray waana iskumid warkiisa ha dhageysanina

  • @qaliahmed6962
    @qaliahmed6962 6 หลายเดือนก่อน +4

    Subxasnalaah waa caaqidalaan sidan

  • @user-lz2hd6gm1x
    @user-lz2hd6gm1x 7 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah Sheikh Badbaado. Magacaygu waa Xasan oo hal "S" ayaa iigu jirto, waa ii
    shaqeysaa siiba marka xaalka igu xun yahay meel aan fileynin ayaa wax ka helaa.
    Laakiin saaxiibadey seddex ka mida 4 xaraf ayaa ugu jirta oo kala ah: 1- Abubakar,
    2- Warsame, 3- Daadirow. Haddaba, saaxiibkeen Daadirow waxaan ku dhahnay kuuma
    shaqeyneyso, waayo, Daadirow magac ma aha ee waa naaneys. Isaguna wuxuu la soo
    taagan yahay Abdulqaadir iyo Daadirow wey ii shaqeynayaan, oo 8 xaraf ayaan heystaa.

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 6 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah xafidullah 🙏🙏🙏🙏🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ibrahimali2860
    @ibrahimali2860 4 หลายเดือนก่อน +2

    اللهـم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما
    اللهـم أرزقني رزقًا حلًا وأسع من حيث لاأحتسب

  • @mrsayid3640
    @mrsayid3640 6 หลายเดือนก่อน +5

    Cabdiqani,Sedex xaraf ayaa iigu jira hadaanan qaldanayn insha allaah kheyr, jazaakumulaahu khayran jazaa Sheekh cabdulaahi

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 3 หลายเดือนก่อน +2

    Cumar haadi

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 7 หลายเดือนก่อน +5

    qofka dhulka muslimiinta kunool waa qof Nasiib leh

  • @user-lu6zf6my3y
    @user-lu6zf6my3y 4 หลายเดือนก่อน +2

    War ilahay ka baq oo akhiradaada ha dhumin subxanalah 😮 c'est un vrai charlatan

  • @drmukhtaryusuf9606
    @drmukhtaryusuf9606 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mukhtaar masha allah I have here mkr

  • @user-sp3yx8sq7m
    @user-sp3yx8sq7m หลายเดือนก่อน

    Wlalo adiga garka ma dasatid wayo wa sunada nabigena scw scw

  • @najmaali17
    @najmaali17 6 หลายเดือนก่อน +4

    Aniga iyo odaygaga iyo gabadhayda m waa wada wadanaa d iyo m odayga waa wadawataa

  • @UmaRayaan146-rf2mq
    @UmaRayaan146-rf2mq 7 หลายเดือนก่อน +3

    Horta ma maqal balse alhamdoulilah wa ka mid ahay xarfahas

  • @muxumedamir
    @muxumedamir 5 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤ Maasha.allah Insha.allah

  • @MaxamedcaliIbraahimbuuniBuuni
    @MaxamedcaliIbraahimbuuniBuuni 6 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم صلي وسلم على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين يارب العالمين❤ 1:14

  • @kinsiaden8246
    @kinsiaden8246 6 หลายเดือนก่อน +1

    As sheikh ك wa carabi mawaxad kawada somali ahaan k iyo s aniga magaceygu waa k-I-n-s-i

  • @aadancadde7362
    @aadancadde7362 5 หลายเดือนก่อน +18

    Waxaas waa shirki, Allah ayaa arzaaqa ciduu doono, arintaan oo kale qofkii ictiqaada shirki ayuu ku jiraa Allah ka cabso.

    • @ashaalali1221
      @ashaalali1221 5 หลายเดือนก่อน

      You A jaxiiiil.ilmi marabtit.quranka aqri...fiiri..mecca.madina.Muslim..harafa m...qurank kubilayta..b...firi..bush..Barack..billgate..biden...letter j...firi.

    • @user-py6jy9wd4w
      @user-py6jy9wd4w 5 หลายเดือนก่อน

    • @user-mz1qb6um4n
      @user-mz1qb6um4n 4 หลายเดือนก่อน

      99999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999​@@ashaalali1221

  • @abdinurissebarre128
    @abdinurissebarre128 4 หลายเดือนก่อน +2

    Abdinur masha alaaah

  • @MaxamedcaliIbraahimbuuniBuuni
    @MaxamedcaliIbraahimbuuniBuuni 6 หลายเดือนก่อน +4

    الحمدلله رب العالمين❤ 1:45

  • @wafanaji9255
    @wafanaji9255 4 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم صّلُ ْعلُيَ سيدنا محمد وعلي ال محمد

  • @HassanHonest1
    @HassanHonest1 6 หลายเดือนก่อน +3

    جزاك الله خيرا

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 4 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekadan faqlalow warkiisa weeye inta fahamtey like waa lniasoogakey

  • @user-ni9nl9wt2z
    @user-ni9nl9wt2z 5 หลายเดือนก่อน +2

    صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤

  • @runeyiskufilin4806
    @runeyiskufilin4806 7 หลายเดือนก่อน +3

    Jazakallaahu khyr mclin I

  • @SHAAKIRALPHA-ei2bd
    @SHAAKIRALPHA-ei2bd 3 หลายเดือนก่อน +2

    Anigu kuma jiro waan nasiib xumahay 😢😢😢😢

  • @user-qr3de2qe7j
    @user-qr3de2qe7j 6 หลายเดือนก่อน +4

    Sch scw scw ❤

  • @user-kj3nt4kv4z
    @user-kj3nt4kv4z 7 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha Allah Nuur Allah nuur Allah xaku dhaafo badbaado

  • @hibaaqhussein3224
    @hibaaqhussein3224 7 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallh shiikh Shugran🥰

  • @SaadaqMaxamed-us8db
    @SaadaqMaxamed-us8db 7 หลายเดือนก่อน +3

    Shiikh maasha ALLAH

  • @haawolool1860
    @haawolool1860 7 หลายเดือนก่อน +5

    masha allah sheikh ilaahey haku xafido ani Rdaa iigu jirto mageceeyga alxamdulilaah

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 7 หลายเดือนก่อน +6

    Masha allhhh Masha walalkey allxmduliilh ❤❤

  • @user-sm6oc1vl5i
    @user-sm6oc1vl5i 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mhdsanid sheekh

  • @hdduudu9053
    @hdduudu9053 5 หลายเดือนก่อน +2

    صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @user-dt4ll3lb8s
    @user-dt4ll3lb8s 6 หลายเดือนก่อน +1

    sax macalin wa arkay❤

  • @zahruja125
    @zahruja125 6 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah allah ku xafido

  • @afkaxaaji5477
    @afkaxaaji5477 6 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdi rashiid

  • @mahamudmohamed6624
    @mahamudmohamed6624 4 หลายเดือนก่อน +1

    Alxamdulilah masha Allah ❤

  • @user-lv8dl1ur2v
    @user-lv8dl1ur2v 5 หลายเดือนก่อน +1

    M.a kabadan bankahelay sida m r ❤

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ilaahay ha noo rumeeyo ❤❤❤

  • @hiboabdirisack8792
    @hiboabdirisack8792 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah shekh

  • @adamalimaygag9903
    @adamalimaygag9903 4 หลายเดือนก่อน +2

    D.B.S intaba way ku jiraan lkn ma aaminsani waxaas wa quraafaad

  • @shukriali6708
    @shukriali6708 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allaah sedax ayaa wataa

  • @CibaadoMuhumad-no6ys
    @CibaadoMuhumad-no6ys 6 หลายเดือนก่อน +2

    س❤مشالله mahadsanid sheekh❤❤❤

  • @user-yg2tm1bw9o
    @user-yg2tm1bw9o 5 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha alaah 3baan wataa

  • @MusaHamza705
    @MusaHamza705 5 หลายเดือนก่อน +1

    Salalaahu calaaye wa salam❤❤❤❤

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 5 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer Doofaarkii Xalaasha ahaa nooga Sheekee

  • @yaamapoi7482
    @yaamapoi7482 6 หลายเดือนก่อน +2

    Salalaahu caleyhi wasalam

  • @MameenasiirIbraahim
    @MameenasiirIbraahim 3 หลายเดือนก่อน

    SAW mashaall allh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qt1mq6rt2n
    @user-qt1mq6rt2n 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤ lamo xaraf waa kaheytaa d iyo r

  • @ahmedharoun8768
    @ahmedharoun8768 4 หลายเดือนก่อน +1

    salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤

  • @wardaaden9764
    @wardaaden9764 7 หลายเดือนก่อน +2

    mashallah alxmdullah kawaran qofka w

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b 7 หลายเดือนก่อน +3

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 🩵❣️

  • @user-zh7dh9do1i
    @user-zh7dh9do1i 6 หลายเดือนก่อน +4

    Maaido wasiim ibraahim aniga iyo wiilsheyda mgyadena

    • @sadiamohamed15
      @sadiamohamed15 4 หลายเดือนก่อน +1

      3 xaraf mid kasto 😂😂😂😂 ilaah baa bani Adamka karaameeyey, kalana fadiley sida Qur’aankaba ku jiro وفضلان يعكم على بعلن . Mida kalena Rizqiqa qaarna waa loo ziyaadiyey qaarna waa loo qiyaasey. Wa laahu yabsudhu Rizqa li man ya shaa. Wa yaqrido liman ya’shaa. Waan aragnaa Alxd waa Nasiib Alle iyo fadli burji ma aaminsani

  • @samiirasm1834
    @samiirasm1834 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah ❤

  • @ramlanaasir1246
    @ramlanaasir1246 4 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh badbaado Adi iyo faamilka Ramadan Mubarak baarakalaah R ayaa Ku jirtee kheyr alaha kadhigo

  • @user-lu4wj3pc5g
    @user-lu4wj3pc5g 7 หลายเดือนก่อน +2

    Asc sheekhoow manshaa allaah 3 samda maxamed

  • @nasraahmed1706
    @nasraahmed1706 7 หลายเดือนก่อน +10

    Sheekhow mahadsanid lkn illahay subxaanahu watacaallaa illaa maalinkaan dhashay asagaa I arsaaqayay xarafna iguma arsaaqaynin ee illahay asagaa I abuuray risiqaygana isku waajibiyay oo yidhi dhulkan dhexdiisa daabadu ma ahaanin hadii ay ahaatayna risiqeedu alle dushiisuu ahaaday alxamduliilah adiguse marka aad leedahay qofka jaahilkaa dooda maxaa dooda keenaya ma iswaydiisay hadii aad wax sax ah oo aayad quraan ah ku cad ama xadiith nabiga csw ku cad nookeento yaaka doodi kara lkn xaraf baad risiq kuhelaysaan hana kadoodina ee iska aamina daliil cadna masheegayo cidii aaminaysa ayadaa cirka roob ku og illahay baa i arsaaqa asagaana raasiq ah

    • @ShucaybMohameth
      @ShucaybMohameth 7 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi waa runta wll arsaaqada ilaaHayba haya

  • @user-dz9vy3fw6v
    @user-dz9vy3fw6v 7 หลายเดือนก่อน +2

    Alxamdulilaah magaceyga wa raxmo

  • @mahmdsuldaan7182
    @mahmdsuldaan7182 7 หลายเดือนก่อน +9

    Waaar maantana gadhkiibaad xiirtay sidee noo wacdidaa talkale niyow waxaad sheegayso iska hubi😂😂😂😂😂

    • @cawilshidane5852
      @cawilshidane5852 7 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkk been ma aha😂😂😂😂

  • @NimcoXuseencali
    @NimcoXuseencali 3 หลายเดือนก่อน

    😮naxwo nimco raxmo deeqo kifax siham bashir ❤❤❤❤

  • @ConfusedBaseball-vv5ds
    @ConfusedBaseball-vv5ds 4 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @amiira8902
    @amiira8902 7 หลายเดือนก่อน +4

    ماشاء الله ♥

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed ii haay

  • @user-ty8mh8lz8h
    @user-ty8mh8lz8h 4 หลายเดือนก่อน +1

    Najmo waan kujiraa

  • @saadiqsaalax2971
    @saadiqsaalax2971 4 หลายเดือนก่อน

    Cabdiraxmaan
    Bdrm
    Intaasaa iigu jirta laakiin wlhy aqoon uma lihi laakiin rabigey ayaa irsaaqadeyda qorey markaan caloosha hooyadey ku jirey❤

  • @umuisraa
    @umuisraa 7 หลายเดือนก่อน +1

    Alx 3baa kujirta (R D S)

  • @AbaganaYabaroow-nf4qk
    @AbaganaYabaroow-nf4qk 7 หลายเดือนก่อน +2

    MAASHAA ALLAH

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha Allah 🥰

  • @user-cx7es3ct3w
    @user-cx7es3ct3w 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alh aniga waa ba

  • @user-vo9ss3ys5b
    @user-vo9ss3ys5b 5 หลายเดือนก่อน

    Allaahuma sali wasallam wabaarik caleyhi scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc ❤❤

  • @ExcitedBaseballEquipment-rq1tm
    @ExcitedBaseballEquipment-rq1tm 4 หลายเดือนก่อน

    Deeqo aya laydhaha 😢😢😢 laydhaha shekhow nasib wacan

  • @MubaarigCali-mn5pf
    @MubaarigCali-mn5pf 4 หลายเดือนก่อน

    Saleebaan allxamdulilaah

  • @user-yc7ff8ji4t
    @user-yc7ff8ji4t 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga M.S.R waana MURSAL

  • @user-oj9cr6wc6h
    @user-oj9cr6wc6h 4 หลายเดือนก่อน

    Xussen masha allah