Quraanjo Guryaha Maku Aragtay ogow sababta keenta iyo sida Looga saaro si sahlan uga takhalus

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 53

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 11 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahayoow.xasadka naga qabo aamiin.aamiin.aamiin🤲🤲🤲🤲😰😰😰😰

  • @shamsohagi2373
    @shamsohagi2373 11 หลายเดือนก่อน +10

    Asc sheiq badbaado gabar wLaashey ayaa iga xanuunsaneysa ee illaaheydartii iigu soo duceey

    • @safiyokjarsafiyokjar9704
      @safiyokjarsafiyokjar9704 11 หลายเดือนก่อน +3

      Allah cafiyo walasha iyo dhma muslimta xanunsan amin

    • @shamsohagi2373
      @shamsohagi2373 11 หลายเดือนก่อน +2

      Aamiin Yaa allah walalo mahadsanid

    • @xamseabdirahman4826
      @xamseabdirahman4826 11 หลายเดือนก่อน +1

      Allah ha caafiyo wll

    • @farxiyoabdirzaaq860
      @farxiyoabdirzaaq860 11 หลายเดือนก่อน +1

      Ilahy.caafimad.sarecaleh.hasiiyo

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 11 หลายเดือนก่อน +4

    🥺🥺🥺🥺🥺 Rabbiyoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir
    (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex).
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @hoyomacan8074
    @hoyomacan8074 11 หลายเดือนก่อน +3

    Subxannallaah Shiikhow arrintaas wasn arkey Guri yar baan meel dhisay Guraanyo baan baan maro uga waayey marka aad waxaan u aminsannahay Xasad inney tahay Illaahay ha naga badbaadiyo

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 11 หลายเดือนก่อน

    Wcs sheikh Jazakallahu khaira, Amin ya rabbi

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 11 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs sheikh badbaado ajir iyo xasanaad rabi ha ka siiyo

  • @KhadarAli-b5z
    @KhadarAli-b5z 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 11 หลายเดือนก่อน

    HASBUNALLAHU Wa NICMAL WAKIIL

  • @nasraraage
    @nasraraage 11 หลายเดือนก่อน +2

    Lkn xiligaan lama ogaan karo lamana dhihi karo waa xasad xili kuleylaha bananka ayey usoo baxdaa allahu aclam

  • @mahmedabuhasan8217
    @mahmedabuhasan8217 11 หลายเดือนก่อน +1

    حسبي الله ونعم الوكيل حسبي الله ونعم الوكيل حسبي الله ونعم الوكيل يارب العالمين اللهم امين

  • @Siciid22
    @Siciid22 11 หลายเดือนก่อน +6

    Shiiikh guriga kor iyo hos haysataa❤😂

  • @aslinur3228
    @aslinur3228 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa allah guulayso sh

  • @WardiIbrahim-iy8ic
    @WardiIbrahim-iy8ic 7 หลายเดือนก่อน

    الحمدالله حي لا يموت الحمد الله على كل شيء قدير

  • @hassanibrahim9420
    @hassanibrahim9420 11 หลายเดือนก่อน

    Asc shiikh allah ha ku xafido
    Goodaadaan khaati ka joogaa oo gurigii haysata maxaad igula talin lahayd

  • @KhadradhoolDhool
    @KhadradhoolDhool 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid sheekh

  • @casiloGedi
    @casiloGedi 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa Allah

  • @filsanmire4714
    @filsanmire4714 10 วันที่ผ่านมา

    Dariska Xaasika mu ku keeni kara, xasidka ka sheenayaaya guriga iyo caruurta, naag ilmaha ka xumadeen

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 11 หลายเดือนก่อน

    Shukaran sheekh

  • @hawamaxamud3869
    @hawamaxamud3869 11 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh 2 bilood ayeey Quraanjadu ay gurigayaga joogtaah wey nadhibtay waxeey joogtaah kaliyah Jikada iyo barsada ama fadhiga.mahadsanid.

  • @MarwoMaandeeqShaRaf
    @MarwoMaandeeqShaRaf 11 หลายเดือนก่อน

    asc qeer allaha ku siiyee quraanjada hada kahor. guriga meel aan wax kadhigto ayaan garan waYay wax kasto wey gashaa kaaga waxn ahaa qof aad unadaafadbafan lkn marki iigu yaabka badney waxn dhay wlil guri markii la’keenay guriga ee aan isbitaaka kasoo baxay 2 maalin markaan joognay sariirtii aaku jiifnay aniga & cunugu waxey noqotay joodariga oodhan quraajo yaab. gaas kushib quraan ku aqri ladagaal kadib ilaah wuu iga kaxeeyay

  • @nasirmohamed5602
    @nasirmohamed5602 5 หลายเดือนก่อน

    Asc walaal waan kusalaamay salaan kabacdi waxaan gurigayga ku arkay shimbirka hud hudka oo qolkayga ku dhex jira waxaan damcay inaan ka saaro waanu diiday maxay ka dhigantahay arintaasi fadlan iisoo kawaab

  • @habibamoussa-js5cm
    @habibamoussa-js5cm 11 หลายเดือนก่อน

    Jazakala kayr

  • @KhadijaMohamed-x1o
    @KhadijaMohamed-x1o 11 หลายเดือนก่อน

    AllAh ayaan kamegen galnay

  • @aminaabdulahi1743
    @aminaabdulahi1743 11 หลายเดือนก่อน +1

    jinaca naftii ii keenay

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 11 หลายเดือนก่อน +1

    Subaxnalah

  • @SahraAdan-tb1qw
    @SahraAdan-tb1qw 11 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga jinac baa ku badan ka soo hadal jinaca

  • @cabdullahiloor5950
    @cabdullahiloor5950 11 หลายเดือนก่อน +2

    Wale anageey nafta noo keentey biyo yar hadaad meel dhigtit wey kabuuxda haamihii wey kabuuxda qaboo jiyihii weey kabuuxda ilaa aan ku fikiraayey ber yahan in aan farmishooyinka aan kadoonto sun lagu baabi inkaro

  • @guledwalqiye23
    @guledwalqiye23 11 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @a.j2428
    @a.j2428 11 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekhoow noo sheeg meeshaad kasoo daliishatay xadiis ama aayaad quraana, inay quraanjada guriga ay laxariirto, jin sixir iyo wixii lamida.
    wax la iska sheego ilayn waxay noqonaysaa fikirkaada uun hadii kale.

  • @Fatxisacid-i8n
    @Fatxisacid-i8n 7 หลายเดือนก่อน

    Sheeqow jirka kawarn

  • @fosiyaabdi
    @fosiyaabdi 11 หลายเดือนก่อน

    Sheekhow marhorana sikalad nogufasirtay

  • @HasanHarun-sr8hk
    @HasanHarun-sr8hk 28 วันที่ผ่านมา

    Haa

  • @abshirbiici7375
    @abshirbiici7375 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheq wariiq iyo caaro aan uga maara waayay meelkasta oo guriga kamida xitaa wariiqu boorsada dharka ee maxaan kudaweeyaa

    • @NasraNuux-nf6qq
      @NasraNuux-nf6qq 11 หลายเดือนก่อน

      Wariiq maxaaa laga wadaaa wlo

  • @farxiyoabdirzaaq860
    @farxiyoabdirzaaq860 11 หลายเดือนก่อน +2

    Asc.hadii.an.3.guri.ay.nooga.dabatimado.waxba.madhafato.macaa.dhar.waa.cuntaa

  • @AbdiwaliBeris
    @AbdiwaliBeris 11 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga badan baro aya I dibte

  • @sahradiriye3026
    @sahradiriye3026 11 หลายเดือนก่อน

    M.a❤

  • @KhadijaMohamed-x1o
    @KhadijaMohamed-x1o 11 หลายเดือนก่อน

    Maxaan sameya guriga ayey magu dumin rabtaa

  • @FoziyaCabdi-xm8yk
    @FoziyaCabdi-xm8yk 11 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga wanyabsanahay ila habenki ayesocota gurigena

  • @xamdicabduqaadir4102
    @xamdicabduqaadir4102 11 หลายเดือนก่อน

    Shekh maalinti ma arko lkn habeenki markaa seexdo ayee I cunta Wanana mida gaduudan

  • @AdenahmedIfiye-vk2uo
    @AdenahmedIfiye-vk2uo 5 หลายเดือนก่อน

    Scws scws scws scws

  • @sacdiyacumar8113
    @sacdiyacumar8113 11 หลายเดือนก่อน

    F 6

  • @AyanAyanaa-z3q
    @AyanAyanaa-z3q 11 หลายเดือนก่อน

    Shekow wayna dhibtay wlhji

  • @abdidawood33
    @abdidawood33 11 หลายเดือนก่อน +3

    Dilqada ka waran

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 11 หลายเดือนก่อน +1

    Quraanjada way nagu badan tahay quraan jadasi

  • @lalulala-hl1ey
    @lalulala-hl1ey 11 หลายเดือนก่อน

    Sheqow no so ducee

  • @safiyokjarsafiyokjar9704
    @safiyokjarsafiyokjar9704 11 หลายเดือนก่อน +2

    Guriga iridis joogta waba kayabey

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah