Haddaa Ku Riyooto Qof Dhintay Marku Kula Hadlo 4 fariin Alle Kaaga Wadaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Haddaa Ku Riyooto Qof Dhintay Marku Kula Hadlo 4 fariin Alle Kaaga Wadaa

ความคิดเห็น • 987

  • @rayatulcayn1438
    @rayatulcayn1438 4 ปีที่แล้ว +33

    Wlhi hoyadeey iyo abaheeybo wnku riyooday dhoowr jeer lkn inta badan hoyo ayan ku riyooda on waqti wada qadanaa yaa rabi hoyadeey iyo abaheey iyo walalaheybo najada nagu kulmi yaa allah 🤲🤲

  • @nasteexomaxamedc.caraay2681
    @nasteexomaxamedc.caraay2681 3 ปีที่แล้ว +79

    Dumashideyda ayaa ii imaatay hawen hore
    Walipo iyadoo farxsansan oo qosleyso illoow janadaada geeY🤲 😢

    • @Khayr120
      @Khayr120 2 ปีที่แล้ว +10

      Anna wll saaxiibkay oo dhintay ayaan uduceeyay habaynkii ugu horaysay si aada waliba Isla habaynkii xigay sagoo qoslaya ayuu hab isiiyay oo aan kuriyooday xalayna saaxiibka oo isna dhintay ayaa kuriyooday sagoo qoslaya oo ila sheegaysanaya allaahu akbar

    • @zumiizuzu7181
      @zumiizuzu7181 2 ปีที่แล้ว +3

      @@Khayr120 ducdada we kacda m.a🥺

    • @Khayr120
      @Khayr120 2 ปีที่แล้ว +1

      @@zumiizuzu7181 haa wll

    • @zumiizuzu7181
      @zumiizuzu7181 2 ปีที่แล้ว +3

      @@Khayr120 Anna ii duceeY wllo kuwi jannada Ku wda kulma a allh Naga yelo

    • @riyaadofficial9978
      @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว +1

      AAAMIN yaarabi

  • @ayaancali5891
    @ayaancali5891 2 ปีที่แล้ว +11

    Hoyadee anoo umul ah 3bari aduunka jogo ee dhimaty mar walbana alle waka baryi jiray ina riyo ku arko hooyade weena ii imaty iyadoo idhaheso hooyo wa ikan iyadoo Qurux bdn oo ii qosleso allaha unaxaristo hoyadee🥺😭😭iftiin Qurux bdn ka baxayay hooyade dhar madowna wee wadatay yarabi😭😭🥺

  • @anisaumumumtaaz5478
    @anisaumumumtaaz5478 4 ปีที่แล้ว +43

    Sheekh aniga hoyaday ayaa ilaa xiligay dhimatay ilaa hada ku riyoodaa way ii imaanee Isla shekaysanaa Isla faraxnaa hadhow markaa tooso waxan jeclaystaa inay ii noqoto oo Ila sii joogto hoyo ilahow janadada ku arsaaq amiin yaa rabi🤲🤲🤲

    • @yousufabdulahi9373
      @yousufabdulahi9373 2 ปีที่แล้ว +3

      Aniso Wlshey ilaaahay Hooyo Haunaxariisto ilaaahay Jano Fardowso Hageeyo

    • @adoontialle4681
      @adoontialle4681 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin aamiin dhamaan hooyoyinkeen unaxaruuso

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 2 ปีที่แล้ว +1

      Aniga manta ku riyooday eedade 7sano ka hor geeriyootay oo soo noolaatay ila shekesaneyso Eedo Allah haku naxariisto rabbi janada fardowso haka waraabsho Qalbikeyga ku jaceeleed 😭🤲

    • @rahmahassan1150
      @rahmahassan1150 ปีที่แล้ว +1

      Abayo aniga xita sidokle hoyaday 2 sano ayay motanthay ilaa hada wanku riyooda haben dhaaf ama halki isbuc haal😢 mar yaa rabi uu naxariso hoyoday mcn 😢

  • @bahaliyke9032
    @bahaliyke9032 4 ปีที่แล้ว +164

    Ani abeheey anigo yar u igadinteey😭😭 waligey kumariyonin😢Allah igubarya inu janatul firdous Alle ubishariyo please 🙏🙏🙏🙏

  • @faraxhoodo6897
    @faraxhoodo6897 4 ปีที่แล้ว +66

    اللهم ارحم أمي واغفر لها واجعل قبرها روضة من رياض الجنة يا أرحم الراحمين 🤲😭😭😭😭

  • @nishaanyousof6602
    @nishaanyousof6602 2 ปีที่แล้ว +13

    Hooyo aya xalay ii imatay wayna faraxsaneed 😔Allow janada geey 🤲❤

  • @aishaali1338
    @aishaali1338 4 ปีที่แล้ว +5

    Sheikhow aniga abe heyga oo 2015ki qarax ku dhintay aya ku riiyooda mar walbona oo riyada ku arko waxa dhahaa Abe qaraxa aya ku dhimatay aya ley dhahay ee run miyaa markasuu idhahaaa may abe so ima jeedid Waa cafimaad qabaye markaasu hab isiiyaa aniga farxad aya la ooyaa 😭😭 allow ku naxariiso adiga iyo intii Muslim ah 🤲🤲

    • @xurriyo16
      @xurriyo16 4 ปีที่แล้ว +1

      Waad iga ilmeysiiyay waan jiriricooday wlhi Allah haw naxariisto aabahaa iyo dhamaanteenaba😭😭

    • @aishaali1338
      @aishaali1338 4 ปีที่แล้ว +1

      Queen Araweelo Ameen 🤲

  • @latiifacimraan6231
    @latiifacimraan6231 ปีที่แล้ว +3

    Alloow u naxariiso walid kaygii iyo intii musline geeriyootay dhamaantood janno fardawsa alloow ka waraabi yaa rabbi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @queenluula2294
    @queenluula2294 4 ปีที่แล้ว +63

    اللهم ارحم ابي وموتانا وموت المسلمين اللهم يمن كتابهم ويسر حسابهم وثبت على صراط اقدا مهم
    Aabehey geeriyoday uso duceya waa malin jimcee iyo dhaman musliminta

    • @aashapeipe181
      @aashapeipe181 4 ปีที่แล้ว +1

      Alle ha u naxriisto

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 4 ปีที่แล้ว +1

      ALLAH ha Unxariisto AMEEN YAA RABBI

    • @feysalhersi8099
      @feysalhersi8099 4 ปีที่แล้ว +1

      Allah unaxaristo

    • @unique9663
      @unique9663 4 ปีที่แล้ว +1

      Ilahey qabrika haunuriyo💯cadabtisana hakabadbadiyo

    • @rahmahassan2530
      @rahmahassan2530 4 ปีที่แล้ว +1

      Allaha u naxariisto qabrigiisana Allaha u waasiciyo

  • @saabriinsalmaanaadan9265
    @saabriinsalmaanaadan9265 4 ปีที่แล้ว +92

    Wlhi wan iska oynayaa waqtigaan ilahow hooyo una xariiso quuf wanagsan wayo 😭😭😭😭

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis หลายเดือนก่อน

    Shiikh mahadsanid khayrka allaha nawaafajiyo

  • @leylahaji2029
    @leylahaji2029 4 ปีที่แล้ว +23

    Masha allah aniga ayeeyadey oo dhimatey aya wada shekeysanay habeeen riiyo ahaan walahi iyo walasheey dhimateey iiko dhaar qurux bdn waato waxaaan kuwada seexanaay sariir weyn allow najada Nagu wada kulmi iyo inti islam ah🥰😘😘

  • @waraabecadde7726
    @waraabecadde7726 3 ปีที่แล้ว +1

    Adeerkay oo bari hore dhintay oo meel bad agtiisa ah aan kula kulmay dabadeed maad igaraysaa aan ku idhi marki hore kuma soo saarayo yuu igu yidhi hadana markii dambe wuu isoo saaray ilahay naxariistii jano haka waraabiyo adeerkay iyo walidiintay iyo umada nabi muxamad ba Aamiin yaa rabi.

  • @ramlomuhudin9566
    @ramlomuhudin9566 4 ปีที่แล้ว +63

    Shek ilaahay kheer ha ku siiya aniga markan murugeysanahy ban ayeeyadey ban ku riyoodaa markan dareema ciriir iyo qaladka la iku sameynaya aan ka hadli Karin ama la i aamineyni dhanka famlikayga dhibta weeny ban ka la kulmey.Markan ayeeyadey ku riyooda wan farxa waxey iku dhahdaa waad ka bixi doonta ha murgoonin riyada dhaxdisa .

    • @hoygakheyrka6120
      @hoygakheyrka6120 4 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/nh8PPQRMrvk/w-d-xo.html
      Fadlan subscribe iisaaar

    • @faisaofficial9833
      @faisaofficial9833 4 ปีที่แล้ว

      Ramla alle ha u naxaristo ayeyo 🤲😭

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 4 ปีที่แล้ว

      faisa official Amin abyo 10 ka hor bey dhimatey.

    • @لولعلي-ج1ط
      @لولعلي-ج1ط 4 ปีที่แล้ว

      Shiiq qabriiga hoyada oo gariirayo maxad iku fasiiri laheed jasa kalaah qeer

    • @habonabdi5238
      @habonabdi5238 4 ปีที่แล้ว +1

      asc waxan arkay sheekh sodogay waligey ma arag waxaan u diri jiray werdi wax badan markii aan waaridiintey u akhrinayo waagii dambe ayaa anigoo odagii naga guurey naago badan guursadey anigoo ka quustay ninkeygii qalbi xun ayuu ii yimid wuxuu dhahay Ku samir ninkaan xaga dhaqaalahana aniga ayaa kaa caawinayo adiga ayaanà Ku dambeyn doona dhamaan wuu ka soo tegi doonaa quraanka aqriso ha joojin anigana iga war sug haye I dheh sheekhoow ii fasir

  • @robleabdulqadir9868
    @robleabdulqadir9868 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay adeerkey alle ha unaxariisto waxan ku riyooday adeerkey anjeclaa riyuu igu yimid dhar qurxoon buu igu yimid wuxuu igu yiri nabi maxamed scw waxuu ku yiri dhaaman umada ha udeece marka wan amusey hadlkii buu igu sooceliyey wuxuu igu yiri hadal nabiga scw miyad dideysaa markaas ban ducadii bilabay waxan aqri ducadii ahy alahu mahdinaa fii mahdeyd wacafina udacadii markan dhamey adeee ilahy ha unaxariisted wuxuu iyiri isoo ducee ader wajigisa murug igama muqan waji furan bu igu yimid ilahy ha u naxariisto intii dhimatay iyo inta noolba iyo adeer

  • @nabeilaofficial5792
    @nabeilaofficial5792 3 ปีที่แล้ว +7

    Alle aya kabaryaya ind mrksta igu timdo riyada sida hdaba wehel igu thy hooyo inta adunka kga dnbeyo duco sadaqo iyo wxwlpa ku awodo wnku smeen I miss you hooyo wnku cidlody dunida adiga qofn ahen ima jeclen 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @ubaxclaahi120
      @ubaxclaahi120 ปีที่แล้ว +1

      Shiikow waxan ku riyooday anigo nin odageygayga reer kooda ah ooraba inuu igubo meeshana dad ayaa joogey igamana qaban wey iga carareen wuxuu watey gaas iyo taraq

  • @New-generation4
    @New-generation4 4 ปีที่แล้ว +2

    Kawaran qofka kuriyooda marar badan qof nool oo qaraabada kamida iyo axaaabtiisa ah ama qof uu yaqaano shaqsiyad ahaan.. igu kaalmee sheikh haddad cilmi uleedahay.,

  • @fartunmaxamed3200
    @fartunmaxamed3200 4 ปีที่แล้ว +31

    Sheeqow waxaa dhintay odaygeyga waxaa kuriyooday asagoo isoo Booqday ina dhahayo weyso Iishub waliba asagoo qurux badan

    • @ridwaanmohamedridwaan2340
      @ridwaanmohamedridwaan2340 4 ปีที่แล้ว +2

      Fartun Maxamed m.a abyo alle haunaxaristo

    • @user-NNN_
      @user-NNN_ 4 ปีที่แล้ว +4

      Walashey ale ha u naxariisto xaajigaaga amiin🤲🤲. Mida kale masha Allah baariyad baad u ahay wadaadkaaga hadaabad riyo ku arkeeyso isagoo wayso ku waydiisanay 😊 madaamaad aragtay asagoo qurxoona shaki igama jiro in uu ehlu jannah yahay adigana insha Allah xuurulciintiisii janada ale galaa dhigo amiin🤲🤲.

    • @mukhtarcqadir9322
      @mukhtarcqadir9322 3 ปีที่แล้ว +1

      Mashallah fartuun waxa thy ruux alle raali kaa yhy sbbta eh baari aya aheyd mrba hadu ku dhhy weso ii shub

    • @xafsocaday6391
      @xafsocaday6391 3 ปีที่แล้ว +1

      Sheeqow hooyadey ayaa ku riyootay dhowr jeer eedaday lala qabay oo mar hore dhimatay mark fisiradeedu maxay noqonaysaa

  • @ILhaanMaxamuud-t1r
    @ILhaanMaxamuud-t1r 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh waxan ku riyody marar badan ano janada tagy marna nabi maxamed an lajogo meel biyo ku jiraan igu dabalsiiyay laba jeer marki sadexad igu dhahy ku dabalo marar kalenaa ano qiyamihii la jogoo oo nabi maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw igu dhahy miskintan yar danbi malaha sheekh iso fasil

    • @SimraanQurux-mq5mz
      @SimraanQurux-mq5mz 7 หลายเดือนก่อน

      mnshall tabarakallh nabiga csw digrigiisa ma badisaa wa arin qeyr leh alha kugu wado

  • @nemoabdilahi4254
    @nemoabdilahi4254 4 ปีที่แล้ว +12

    Abahay si cadiyan uwada shekaysan jirnay allhamdulilah intu kijada ku tukaday ayuuu madaxa isalaxay wuuna naga tegey illahayaw abahay unaxariso🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hafsoabdulahiduale1395
    @hafsoabdulahiduale1395 4 ปีที่แล้ว +7

    Anigo hoyadey 4sano kahor dhimatay 😢😢 anigana caruurta uguwynaa markaste waaku riyaada anagoo shekysanena qoslyno farxsan allow kunaxariiso hooyo macan❤❤❤🤲

  • @nafisasiman4207
    @nafisasiman4207 4 ปีที่แล้ว +23

    Hooyday oo dhimtay saddex sano ka hor
    Wanku riyoodaa habeen kasta
    Iyadoo caadi ila sheekaysanysa
    Ama shaqo ii dirysa
    Alle haku naxriisto Hooyo mcn 🤲🤲🤲

    • @huurshowchanel3222
      @huurshowchanel3222 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

    • @istarhassan5870
      @istarhassan5870 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin yarabi😭😭

    • @rahmoali8157
      @rahmoali8157 4 ปีที่แล้ว

      Ilhyaw unaxariisto

    • @axmedciise1207
      @axmedciise1207 3 ปีที่แล้ว

      aamiin aamiin aamiin

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 4 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh shukran awalan aabahey qurux badan oo labisan
    Baan ku riyooday asagoo ordayo ayuu meel jiira ah iga so baxay waxuuna igu yiri reerkii ma soo gudbeen haa baan ku iri waxuu igu jawabay alxmdulilaah illaah baa ina badbaadiyay
    Salad ma tukado ilaa inaa u duceyo

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 4 ปีที่แล้ว +3

    mahadsanid sheikh inbadanaa arkey dad qarabada oodhinty😭😭😭allaha unaxariisto dhantooda gaar ahaan waridiinteena

  • @abdiaziiiz4744
    @abdiaziiiz4744 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh ani su,al ayan qaba su,ashaydu wxa weeyan ayeeydey oo dhimatay sanad ka hor ayan ku riyooday iyado mar kle dhimanaysa marka wxn so bararuga anigo ilmay naya marka sheekh alle khyr haku siiye riyada iso fasir adigo raliya

  • @sumeyoqlnjo4550
    @sumeyoqlnjo4550 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah aniga walidke Aya riyo igu imadane ayago iducenayo madaxa isalsalaxayane runti ade bane ugu farxe Allah unaxaristo janatul fardows Allah nugu kulmiyo suasha malinta xisabta Allah u fududeyo amiin amiin ya Allah 🤲🤲💖💖💖💖💖💖💖💖💖💋💋🤗🤗 jazakumu Allah kheyr walalkey 💖 baraka Allah Fike 💖😊😊😊💖🤗🤗

  • @KhadroCusman
    @KhadroCusman 21 วันที่ผ่านมา

    Asc shiikhow setay waxn karaba marka uurka leyahay un ba arka farabadno iyo dibqalow waweyn awal farbadno le arki jiray hda dibqalow ama haran weyn ocad ah ayan arkay gurigeyga

  • @sakinhajji7231
    @sakinhajji7231 4 ปีที่แล้ว +5

    Aniga waxaiga dhimatay ayeeyo isokorsatay waxan ku riyoda anigolajoga iskusoduceya in ilhy igunaxaristo amiin amiin 🙏😭

  • @mahadabdullahimahamud4364
    @mahadabdullahimahamud4364 3 ปีที่แล้ว

    Skeash abdullahi allaha ku xifdiyo marka hore
    Lkn ani mararbadan waxaan ku riyoodaa macalinkeegi quraanka allaha u naxariisteey
    Asigoo sumac illa aqrinaayo marna asoo cashir ii dhegeesaayo

  • @caaqilyare6416
    @caaqilyare6416 4 ปีที่แล้ว +6

    aniga wu dhintay abaheey marar badan wan kuriyoodaa aad ayaan ujeclaa asigana sidookale markaan kuriyoodo wlh jclkisa wa igu siisaidaa ilaa aan ooyo wlh hada aan qoraalka qoraayo wan ilmeynayaa jclkisa darteed illahow janada nagu kulmi inta walidkood dhintayna aalaha unaxariisto😭😭😭😭🤲🤲🤲

    • @naimam.9551
      @naimam.9551 2 ปีที่แล้ว

      Ilahay how naxariisto jano fardowsana rabi haka waraabiyo aabo aabahayba anigoo yar buu dhintey rabi how naxariisto jano fardawsana haka waraabiyo dhamaantood waan ku dareemi karaa waan ku riyo on jirey waliba markaan aad u yaraa waliba isagoo la,sheekeysanaya hooyadey iyo adeerkey oo nasoo koriyay uudhexda ugu jiro markaan u sheego adeer wuu i waydiin jirey siduu u ekaa waxaan u arki jirey qof qurux badan waasaad u aragtey buu odhan jirey intuu madaxa iga dhunkado laabtana igaliyo adeer isna wuu dhintey isna waan ku riyoodaa marmar makala garto way isku ekaadaan waxaay lahaayeen gadhadh waaweyn waan hinbirirsadaa keebuu ahaa Adeerkey marbuu igu yidhi ogoow hooyadaa nafteeda uma roonaa dadka kale bay hor marisaa ee ogoow

    • @caaqilyare6416
      @caaqilyare6416 2 ปีที่แล้ว +1

      @@naimam.9551 Aaamiin allaha unaxariisto dhamaantood

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 4 ปีที่แล้ว

    Jizaakalahum wajizaa sheekh abdulahi sheekadan waan ubaahan waad ku mahadsan tahay

  • @manuushmaxamad7452
    @manuushmaxamad7452 3 ปีที่แล้ว +11

    Aniga hoyadey aya mar walbo riyada igu imado sakay aya igu danbeysay o Ramadan ay tahay ilahayo janada gey🤲

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah riyada aan ku riyooday barmaajkaan ayaan helay shukran sheekhaw

  • @hibaqlaki9151
    @hibaqlaki9151 4 ปีที่แล้ว +9

    Hooyaday oo dhimatay 2018 haben walbo waa ku riyooda allow u naxariiso iyada iyo intii muslim dhimatayba allow janada gee allow qabriga u nuur

    • @user-NNN_
      @user-NNN_ 4 ปีที่แล้ว

      Walaalo ale ha unaxariisto hooyo🤲🤲 ee sadaqo badan u bixi insha Allah.

    • @ladancraxmaanladancraxmaan5906
      @ladancraxmaanladancraxmaan5906 4 ปีที่แล้ว

      aniga abahey waxoow shintay 2018

    • @cabdiwalimohamed2672
      @cabdiwalimohamed2672 3 ปีที่แล้ว

      Sidoo kale aabahee 2018 dhintay 4maalin cml kuriyooday

  • @zamzamjama2339
    @zamzamjama2339 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh illahay haku barakeeyo adiga iyo rerkagaba waxan ku riyoday awoowahay oo dhibtay marhore oo aan wada hadlayno Oon leyahay awoowe dharka waalagu dhaqaya hooyo way xanusan

  • @qureysh6434
    @qureysh6434 4 ปีที่แล้ว +5

    Aniag walashey ayaan mar walbo kuriyodaa waliba wan shekeysanaa mar mar xitaa waxaa igo yaabka badnaa iney itiri ilmaheyga iga wrn ilmahane abohooda wudhintay iyadoo nool kadib iyadane wey dhimatay mar xitaa gurideda ayee igo sodhaweysi weyficneed wiil ey dhashay u ladhintay ayaa jiri xitaa habeen bana lakulmay lkn cuniga wuujifi hako istaagin cunigaan ayee itiri qolka ayaan ugu galay 2016 ayee dhimatay hadda hebn hore xitaa wan arakay wbaa iski naxaa

  • @faaisadahir6173
    @faaisadahir6173 3 ปีที่แล้ว

    Asc shekh rabi hakudhawro ajar iyo xasanad hakasiiyo intabadan hoyo mcn ilahay haunaxariisto wan kuriyoda wana wada shekaysana ilahay nabigeda maxamed halakulansiiyo

  • @naimomuhudin9956
    @naimomuhudin9956 4 ปีที่แล้ว +13

    Aniga gabadh sxbo aheyn ku arkay dhowr jeer dhar qurxon ayey wadatay ilaahey ha u naxaristo toos ayan sual u weydiyay ah aakhiro ka wrn wa caadi ayey igu tiri 😭😭 ilaahey ha u naxaristo

    • @munaomar1188
      @munaomar1188 4 ปีที่แล้ว +2

      Ameeen Ya Allah Aniga Hooyaday iyo Abahay ba dhintay marwalba waxan ku riyoda hooyaday ilahy how Naxariste 😭😭😭😭

    • @faraxhoodo6897
      @faraxhoodo6897 4 ปีที่แล้ว

      Aaamiin

    • @naazuniquechannel
      @naazuniquechannel 5 หลายเดือนก่อน

      Abayo hada videogan waxa iso galiye walahi wa gabar saxiibo eheyn dhimatay kuriyoday ayado dhar qurux badan wadato hab isa sinay😢

  • @maxamedadan3654
    @maxamedadan3654 6 หลายเดือนก่อน +1

    asc sheikh badbaado waxaan ku riyooday saaxiibkee oo dhintay riyada dhaxdeeda aan ku arkay asaga oo idhahaayo waad inacday miyaa aniganeh marwaliba aan salaad dukado aan dambi dhaaf udhalbo waliba isniin waliba aan sadaqo ubixiyo lkn ramadaan oo maraayo 13 sadaqo uma bixin yacnii 2 isniin wax uma sadaqeenin lkn 11 ❤qulwalle aan u aqriyaa xalay aan riyo ku arkay riyada dhaxdeeda aan ku dhex oo naaye aniga oo ooy naayo ayaan soo kacay maxaa lagu fasiraa riyadaas sheikhow

  • @huddahassain5839
    @huddahassain5839 3 ปีที่แล้ว +4

    Wiila asxaab nahay ku riyooday subhanallah 20 days buu mootan yahay 😭 Ilhoow ku naxariiso dhimashadada walwal bay iku abuurtay 😣😣

  • @xuseenmaxamad1106
    @xuseenmaxamad1106 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga abahey wuu dhintay allahunaxariisto
    Caadi ayaan wada sheekeesanay

  • @ayaanyusuf7113
    @ayaanyusuf7113 4 ปีที่แล้ว +5

    Anigu waxaan ku riyoday aabahay rabi ha u naxariisee waxan ku idhi aabo aduunka kugu waayee waxaad ii balan qaadaa in aakhiro meel wada Galno waayahay buu yidhi bal ii sheeg shiekh arinkaa

  • @NimcoUmmuxabiib
    @NimcoUmmuxabiib 3 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah ❤ wax badanaan arkay dad walaalahey eh oo aan riyada ku arkay oo aan wada sheekeysanay anagoo faraxsan waliba

  • @nabeilaofficial5792
    @nabeilaofficial5792 3 ปีที่แล้ว +5

    Hooyo wnku jeclhy wndremyy ind ijecled hooyo😭😭😭😭❤

  • @bilanfarah645
    @bilanfarah645 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhow plz igasoo jwb hooyadey wexe dhimatay 22jan2019 waqti yar ayaa kaso wareegtay habeen wlba wxn ku Toyota iyado nooso laabatay oo an leyahay hooyadey ma dhiman gurigeenii sidii u camiranyahay ....sheekhow hooyana dhakhatirtu wexey dhehen wadnaha istaagay dagdagna wa lagu aasay riyadaas ifasir marban isdhaha hooyo iyadoo nool amaa la'aasay?

    • @aaaAaaa-yy6vq
      @aaaAaaa-yy6vq 4 ปีที่แล้ว

      Walaley ani inaa iga haleydaa modaye walahi wa ilmeye aniga 2009 ayee hoyadey geriyote intasle iga duwan tahay inaa aniga iga hadleyda modaye lkn tariqdawa isma lahan😭😭

  • @feisalmowlidabdi3329
    @feisalmowlidabdi3329 4 ปีที่แล้ว +13

    xalayto iyo habeenkii ka horeysayba riyo masiibo badan ayaan ku riyoodaaa ALLAHAYOW sharta naga xijaaab

  • @rahmaabdi2214
    @rahmaabdi2214 3 ปีที่แล้ว

    Shiekhow waxaa ku riyoode qof saxibtey ah oo nool hada p geriyooneso riyo ahaab taas iso macnee please

  • @ancaamcaaqil9328
    @ancaamcaaqil9328 4 ปีที่แล้ว +5

    Tamam sheqow hadada wali arkiiin ba kwrn anika abahay mar walba wan u duceya lkn wali riyo kuma arkiiin ?

  • @zuhraelhassan8449
    @zuhraelhassan8449 4 ปีที่แล้ว

    Jazakallaah wll waligy waxaan is weydiin jiray halka halka nafta aado xilliga hurdada

  • @ahmedabdigutale5391
    @ahmedabdigutale5391 4 ปีที่แล้ว +50

    Sheik Allah hakuxafido Amiin. Shiiq Aniga wiil iladhashay ayaa lasooweeray hada kahor waa is diaacyay Waxeyna aheeday habiin jimco ah. 06 June 2016 ayay aheed asioo isdifaacaya oo aan cararin ayaaa ladilay oo hantiidiisa difacaya aa ladilay waaa geeridiii uu iigu naxtinta badneed. Markuuu dhinty habiin kasto waxuuu iiimaamjiray asigooo faraxsan wuuu iisheekeyn jiray waxey ila aheed in uusan dhiman ooo uuu noolyahy waxaana in uu dhinty waxaan ogaan jiray markaan hurdada kakaco lkn sanadkaan ma arkin sorry farxad ayey ii aheed rayadiisu.

    • @fowsiyamahamedm8845
      @fowsiyamahamedm8845 4 ปีที่แล้ว +4

      Sadaqo muu bixinjirtay marka adiga Hada kufaraxday riyadiisa asagana waxa farxadiisa owkaaso doontay sadaqo iyo duco e ubixi sadaqo iyo.qur.an walalkaa janadina alaha geeyo

    • @sharafahmedchannel7557
      @sharafahmedchannel7557 4 ปีที่แล้ว +1

      Walaal u aqri wardi iyo quraan markasta ood salaad tukatid u aqri quluwale iyo faataxada sadaqana u bixi markastood wax heshid.

    • @nacnaciinapea8984
      @nacnaciinapea8984 4 ปีที่แล้ว

      @maslah Mideye cadi miyaa riyad ugu arktaa anig awoowahey ayn 2 mar kuriyodye markst wajeclhyr in riyad ku arko marks anku riyodan wan farxaa

  • @MdMamud-cy5ro
    @MdMamud-cy5ro ปีที่แล้ว

    gawadhey da yir oo Mel iga soodhaceyso marina iga lumeyso marina LA igawadanaayo ee maxaa kafurantaa ii soo sheg Jazakalaa kheyran

  • @ayaanabdullahi7465
    @ayaanabdullahi7465 4 ปีที่แล้ว +5

    Sheikhow intee kala so xariira su,al qaas ah baa ku weydin rabaa iso jwb ado mahadsan sheikh

  • @nadifomoktarjimale9848
    @nadifomoktarjimale9848 2 ปีที่แล้ว

    Hoyadey mcn baan kuriyodaa wlhi waliba idoo qurxoon rabow janada kugu warabshi allahuma amiin adi iyo abe iyo dhaman intii muslim ah oo geriyotay 🤲🤲🤲🤲

  • @Abdikafi-Hashi
    @Abdikafi-Hashi ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭 wllky 6sano kahor ayuu dhintay Wlh hada hurdo kasoo kacay ayaa isku keen danbaysay gurigeena ani lee arko maxaa yeelay saaxibo ayaa eheen mrka hurdada kasoo kaco waa iska ooyaa waa u xiisay inaa arko Wlh😭😭😭😭

  • @yahyeabdiahmed9793
    @yahyeabdiahmed9793 4 ปีที่แล้ว +1

    waxaan marwalba ku riyoodaa aabahay xaaji cabdow sheekh Axmed oon wliba saxibo ahayn cidiyaha ka guri jiray caano udooni jiray balse nasiib daro waa dhintay anoo dalka ka maqan kana soo dhoofay,wuxuu dhintay aabahay alle u raxme November 2018 dardaarankiisii markan dalka kasoo baxayayna wuxuu ahaa aabo diintaada haka tagin iskana ilaali khamrada iyo macaasida yurub waxwalba way yaalaane waxgarad ayuu ahaa habeen walbana wanku riyoodaa isago qoslaya isago dabaal i baraya 😭😭😭😭😭😭😭😢

  • @queenali9475
    @queenali9475 4 ปีที่แล้ว +3

    Ang waxaan ku riyoodaa aabhey marabadn alle ha unaxriisto aabe maxaa intaa ingu maqaneeda ayaan dhahaaye aabe is ka keey dhaaf waxan waan guurasady gbr ayaan la ii dhy farxda ayaan ku noolahay ayuuna i dhahy inta jeer aan ku riyooday tiro ma lahan aabehy rabi ha unxariisto aad u jeclaa wuxu ku dhinty xajka dhulka barkeesan rabiyoo unaxriiso😢

  • @anzalmaxamed3595
    @anzalmaxamed3595 4 ปีที่แล้ว

    Asc shikh wan xanusanhy waxan ku riyode anigo cafimde shikh isheg riyadas ilhy haku xafide walalheyga muslimenta iso ducey waxan ahy walashina oo xanusaneso 2sano

  • @fatimhmohammed3570
    @fatimhmohammed3570 4 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi waaruntaa sheekh hoyadey o aduunka isku jeclen aa IGA geeriyotey 10sano kahor mar walbo weey ii imaataa riyada hadeen Aniga murugesanahay iyo hadaan faraxsanahay wexey ii timada iyadoo faraxsan hadaan murugesanahay wey ifiirinee kadib murugta wey ideynee fadlan igusoo duceeya hoyadey MCN iyo abahey mcn kuwii jannada isku arko in Allah naga dhigo ربي ارحمهما كما ربياني صغيرا😥

  • @fadumoikran1604
    @fadumoikran1604 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh qof dhiintay hadana dhiimanayo hada ku riyooto fasiirkeda muuxuu noqo karta

  • @naimaanur.2228
    @naimaanur.2228 4 ปีที่แล้ว +14

    sheekhow inan aan ilaamdeer nahay 2007 dhimatey ilaa alnadaa habeen yoomi waan ku riyoodaaa
    maanta wax baan ka faaidey barnaamijkaadan

    • @asmiitaabdik9869
      @asmiitaabdik9869 4 ปีที่แล้ว

      Wllo anigu habaryartay baan kuriyooda habeen walba waxan sameeyo ma aqaan in arko majecli waayo way igusoo noqnoqotay wax lasameeyo si aan loogu riyoon magaranaysaa

    • @qiimobadan4681
      @qiimobadan4681 3 ปีที่แล้ว

      @@asmiitaabdik9869 uducee wll wadado uwac quraan haloo aqriyo sidaa baan maqlay ani

  • @ummusuldan3318
    @ummusuldan3318 4 ปีที่แล้ว +1

    sheikh aniga riyadan ku arkay islan ii ayeeyo ahayd oo dhimatay 5sano ka hor tiiyoo webi quruxbadan oo cagaaran meel qabaw gadhida oo nuuraysa manaanan wada hadal way iga yara durugsanayd

  • @mustaqiimnoor8583
    @mustaqiimnoor8583 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭أمي الله يرحمك يا نور عيني برحمته الواسعة ويسكنك فسيح جناته

  • @fartun9664
    @fartun9664 4 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh qeyr badan alle haku siiyo riyadan walahi waanbo u baahnaa anaa ku riyooday habaryertey dhimaty oo ku dhimaty ayadoo xaj ku danesoo eyey geeriyooty waxan arkey ayadoo meel jiifto waxaa la joogay gabo yer yer oo aad u qurux badan markaa waxan dhahy hooyo maxan kugu cawiyaa markasey tiri qaad roogan ee geey masaajidka walHi gabdhaha yer yer waxey ahan 4 isla eg I eg oo dhar isku nooc xiran masha allah

  • @kowtharbare7594
    @kowtharbare7594 4 ปีที่แล้ว +4

    Sheeq aniga habryartey o iga dhimaday haben kasto wan arga aydo iqsleyso wlhi wan iska oya

  • @Carafaadbarkhad
    @Carafaadbarkhad 2 ปีที่แล้ว

    Shekh alle hakubarakeyo shekh edaday oo dhimatay ayaa riyo igutimid iyado xanusanaysa

  • @Abdullahifiigaay
    @Abdullahifiigaay 4 ปีที่แล้ว +16

    Adeerkey Allaha u naxariisto
    Ayaa riyo igu imaaday
    Waxoo ii dirsaday biyo musqul oo ku galo oo na ku weyso qaato

    • @raqad4642
      @raqad4642 3 ปีที่แล้ว

      Sadaqo ubixi inu Dhiban yahay ba laga yaaba oo adiga naxariis kaa so raadiyo quraana u aqri oo u ducee markasta oo aad xasuusato ama tukato

  • @HaliDahir
    @HaliDahir 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekh hadii aad kuriyooto qof aad taqaano hooyadii oo dhimatay oo aadan arag waligaa mana gara naysid inay nooshay iyo in kale ii soo jawaab please

  • @ismalura3607
    @ismalura3607 4 ปีที่แล้ว +11

    Shiikh ani Abahay mcn wuxu dhintay 8/5/2019 malin arbaco ah allah unaxaristo Abahy mcn runtii qof dunida jogay ama aakhiro Aday oan ka jeclaa majirin isna dadka dhan wu iga jeclaa ilaa malintu dhintay ilaa hada mar wlbo oan so xasuusto wan iska ooyaya hadan seexdo oan riyoodo riyo Abahy ka maqanyahy kuma riyodo mar kasto isago ila jogo ila shekesanyo ila farxayo ku riyooda farxadayda lamaso kobi karo san ufaraxsanhy markas riyadii markan ka tooso mise waba ani kaligey iska murugooda😭😭😢😢

    • @Halleyte
      @Halleyte 4 ปีที่แล้ว +1

      Ilahay wllo niyada ka ku adkeyo qoofkasta waa dhimanaya

    • @I.A.IBRAHIM
      @I.A.IBRAHIM 4 ปีที่แล้ว +1

      Illaahay ha u naxariisto abahaa insha allaahu amiin yaarabi adigana illaahay samir iyo imaan sadiqa alle haka siiyo insha allaah amiin yaarabi

    • @nimcoahmed641
      @nimcoahmed641 4 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭😭 ilahy haw maxriisto wll adna u ducee oo qurka u aqri inshaalh

    • @fowsiyamahamedm8845
      @fowsiyamahamedm8845 4 ปีที่แล้ว +2

      Sadaqo ubixi wll abaha macane marwalba xasuusnay o xus bankawada iyo qur.anka sadaqada

    • @anisanuur6334
      @anisanuur6334 4 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭 ilahey swt ha u naxariisto

  • @khalidmusse8589
    @khalidmusse8589 ปีที่แล้ว

    Sheekh waxan ku riyodey hoyadey oo shiid batiya xiran oo timahedunu aad u jilcan yiihin oo Mel Jaran jaro fadhida oo idhahayso hooyo waxaa iso qad🤲🏾🤲🏾🤲🏾😢😪🤲🏾allow kunaxariso😢😪🤲🏾

  • @ehranaabdullahi9459
    @ehranaabdullahi9459 4 ปีที่แล้ว +16

    Ani wxan mar walpo ku riyoda ayeeyaday oo dhimaty illhy ha uu naxaristay ayoda 10 bil sariir sarned aye dhimty lkn mar walpo wxan arka ayado xanunki ka cafimadeyso
    Xanuunki ka bogsaty

    • @hoygakheyrka6120
      @hoygakheyrka6120 4 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/nh8PPQRMrvk/w-d-xo.html
      Fadlan subscribe iisaaar adoo mahadsan

    • @siadhassan8657
      @siadhassan8657 4 ปีที่แล้ว +2

      Wall Aniga hoyady ay dhimaty sand ka hor sidas o kle iyado cfmdysaa ku riyodaa sida ine dhimaty ba la i ilowsiyaa o iyado cfmdysa arka

    • @fadimasicid7875
      @fadimasicid7875 4 ปีที่แล้ว

      meel ka khayr badan ayay aday wlo wayna ka raysaty dunidi dhibkedi ان شاء الله sas ayay fasiradu noqo.

  • @libra8732
    @libra8732 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaalo
    Waxaan rabaa inaan kuway diiyo kawaran hadii aad aragto qofkii dhintay oo kugu xanaaqsan maxay katurjumi kartaa?

  • @nasrachannel2167
    @nasrachannel2167 4 ปีที่แล้ว +4

    Aabohay ayaa markasta kuriyoodaa xataa hadan seexdo bacdo qabo 20mint hadan hurdo wan arkaaa masha alah wan uduceeyaa salaad kasta oon tukado

  • @ikramabdirizak7465
    @ikramabdirizak7465 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh jasakalahu khayr hadan ku riyodo qof aan aqano oo dhintay lkn aan dhiman maxay noqonkarta iyo hadan ku riyodo anigo dhintay

  • @ayanaamoha4226
    @ayanaamoha4226 4 ปีที่แล้ว +32

    Hoyadeya ayan kuriyoda intabadan o dhimatay hoyadey ayado guri kle dhaqaneso an leayahy hoyo no imow maxa nogamaqantahay ayan dhaha

    • @mohamedabdulkadir2465
      @mohamedabdulkadir2465 4 ปีที่แล้ว

      Allaha unaxariisto Hooyo walaal

    • @anaschiesa1437
      @anaschiesa1437 3 ปีที่แล้ว

      Aniga waxn kuriyoday gawar an isnaqano oo dhimate wana shekeysane farxad ku kala tagne😥😥😥😥😥

  • @dagan6219
    @dagan6219 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekhow. Waxaan Ku riyodaa.aabahey oo dhintay.wuxuuna.markan.uu ila.hadlayey.idinka.ayan.marti.idin.ahay.riyada.dhexdeeda.aniga.walaalhey.ma.aniga.kaligey.baa.mise.waa.kuligeen.

  • @beerlularaage779
    @beerlularaage779 4 ปีที่แล้ว +2

    Aabehy Ayaan riyo ku arkay asigoow Qurux badan jirkiisane Aad u dhisanyahy Hal xabo oo dufaax ah ayuu gacanta ku hasayo oo cunayo tufaxane woow cunaka lakin isma badalaayo wona faraxsan markas baa dhahay aabe Aakhiro Qurux ayaba ku noqotee anoo kaftan aahn udhahy naa Aad u faraxsan waxuuna iku dhahy aduunyo ilaha ika gargaaray waan ka reestay alxm❤❤😥 imss you bbaa Allah kuu naxariisto janadane kawaraabiyo Alxm Aabe markii nafta kabaxeesay Wooow Ashahaade alxm alle towxiidka hainuku dilo❤❤❤❤❤😥😥😥😥😥

    • @istaahilcabdullahi2671
      @istaahilcabdullahi2671 4 ปีที่แล้ว

      Mash allah ilaah naxariis jano ha siiyo wllo mash allah waa riyo wanaagsan

  • @Sirta_nolosha_7
    @Sirta_nolosha_7 4 ปีที่แล้ว

    Sheekh inan aanu asxab nahay ayaan habeen dhowed ku riyooday isagoo dukaan haysta dabeedna cabaar si caadiya u sheekaysanay hadalkisi u danbeeyey ee aan sii xasuusto wuxuu ahaa madaxa i xanuunaya markaa bal riyadaa iisoo fasir sheikh alle haku barakeeyee

  • @bintuabuukar1413
    @bintuabuukar1413 4 ปีที่แล้ว +13

    😭😭😭😭💔💔💔Abahey mcn marar badan riyo igu imaday badana ano qalbiga iguso dhacy duceyay ano qalbiha kuhayana sexday wu ila hadla hadlkisna maba xasusto hadan jifka kaso kaco allah yaraxam abe mcn 💔😭😭😭😭😭

  • @leilaali2449
    @leilaali2449 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc Shekh waxaan ku riyooday hooyaday Makaasaan weydiiyay hooyo xagee lagu Geeyay markasey igu Tiri meel fiican ayaa la geeyay

  • @hodanscooking4652
    @hodanscooking4652 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashallaha tabaarakal sheqa

  • @isrihassan7758
    @isrihassan7758 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiiq waxaad isheeta qof dhinday ood kuriyoda aso marlabaad dhimanaayo

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 4 ปีที่แล้ว +4

    Shiikh habeen ayaan ku riyo Oday wiil aan jecelaa oon waali u ahaa waxaa korkiisa ku yaala dhawacay waxan way diiyey maxa dusha kaa Helay wuxu igu yiri isagoo farxsan ood moodo Nin xabsi laga soo fasax Ay walal Disa u shekaynayso ayuu iigu jawabay waa xabsiga aad baan u murgooday dhimishadiisuna way igu cusbeed Mar walba waan ka welwel aa waan u duceeya Mar kale ma arag sadaqo waan u bixi yaa soon hadii lagu lahaa waan u soo miyaa salaad kama sacidinkaro maxad ku fasilahayd asxabay iigu duceeya gacan ka xaq daran ayaana dishay isagoo iska socoda gaari wata

    • @ayuxasan9101
      @ayuxasan9101 4 ปีที่แล้ว

      Illahay janatul fardawso hageeyo kitsabkisana midigta hakasiiyo aamiin 🤲🤲🤲🤲

    • @somalihanolato741
      @somalihanolato741 4 ปีที่แล้ว

      @@ayuxasan9101 amiin walal macan adiga iyo inta aad jecedhahayba

  • @nastexonalka223
    @nastexonalka223 4 ปีที่แล้ว

    Sheikh illhy hakaa rali noqo waxan ku waydiyay haddi aad ku riyooto qof dhintay oo ku xanaaqsan maxay noqon kartaa waxa jirtay ayayday aan aad ujeclaaa way dhimatay hadana mar wlba wan ku riyooda marki iggu dambaysay labo jeer ayan ku riyooday iyadoo ixanaqsan

  • @ahmedanwar9688
    @ahmedanwar9688 2 ปีที่แล้ว +4

    Mᴀʀᴡᴀʟʙᴏ ʜᴏᴏʏᴀᴅᴇʏᴅᴀ ʙᴀɴ ᴋᴜ ʀɪʏᴏᴅᴀ ɪʟʜʏ ʜᴀ ᴜɴᴀxᴀʀɪsᴛᴏ🥺🙏

  • @queenganiglassdahab353
    @queenganiglassdahab353 4 ปีที่แล้ว

    Aniga hooyadey 8bil iyo bar ayey dugan tahay habeen walbo ama markaa indhaheyga isku qabto riyadeyda wee ku jirtaa hooyadey mcn allaha u naxriisto mar walbo aan salaad dugto waan u duceeya qulwale waan u aqriyaa allaha u naxriisto qabrigeeda allaha u waasiciyow hooyo mcn mar walbana waxaan u riyooda anaga oo wada joogno aan wada faraxsanahay ee hooyo gurigeena iyada joogto ee anaga dhan naga war heeyso hooyo mcn rabbi ha kuu naxriisto

  • @topvision105
    @topvision105 4 ปีที่แล้ว +5

    Waxan layabay dadka dislike saara xaqa ay ka hadlaya dadka ilahay cilmiga siyay subxanallah

    • @zaynab8abdi124
      @zaynab8abdi124 4 ปีที่แล้ว

      Lagayaapa ineyna kala garaneynba ooy like saar izleyihiin

  • @axmedaadamaxmedaadam8620
    @axmedaadamaxmedaadam8620 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiiqo waaxan ku riiyoday wiilkega awowi hiisa amah abgoow sada ata utaqano wanah dhintay waxana kuriyoday asago ilah shegenayo wona qurux baday yaahay masha Allah ale hau na xaristo Jana fardoowso ale hageyo

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 4 ปีที่แล้ว +6

    Jazaakalah 💕💚🍀🌹🤲🏾

    • @faadumojimcaale6335
      @faadumojimcaale6335 2 ปีที่แล้ว

      asc shiikh waa shaley iga saqirtay gabar oon weli qalkarin mantan waan ku riyotay iyado dhar dahab kasameysan kashaaan iyo borso iyadan dahab kasameysaan o ku waa karabka lasurto waatado maxey noqonkartaa shikhow

  • @rodaadbikadirosman
    @rodaadbikadirosman 4 ปีที่แล้ว +1

    Riyadiii iigu naxdinta badanyda iigunasamynta badanyda waxay ahy 12/3/2019 subax markaan salad tukaday baan salad ku laabtay waxaan ku riyooday madaxweynihii Somaliya maxamed siyaad barre mana arkin waligay swr ma ahne
    Wuxuuuna iga waraystay oo aan u sheegaya dhibka wadan ka haysta sida dhibatada somaaliya ku hayso Kenya iyo itoobiya ilaa iyo hada wllhi markasta oo aan oo aan xasuusto waan naxaaa subxanallah

  • @canabcuudchannel6882
    @canabcuudchannel6882 4 ปีที่แล้ว +3

    habaryartey oo 2010 ki dimatay aya kuriyonaye ayado isla joogno habeen dow

  • @abdullahisheikabdirahman5725
    @abdullahisheikabdirahman5725 26 วันที่ผ่านมา

    Maa Shaa Allaah sheikh

  • @sahrayusuf8169
    @sahrayusuf8169 2 ปีที่แล้ว

    Shiqow Allaha ku barakeye Aniga leyma qabo waxa ku riyode ido ley dhahayo Maxa nogu sheegi weyse ina nin kaga inow dhinte oo asay ku saran tahay bal ii fa sir pls

  • @FartuunXareed-o6p
    @FartuunXareed-o6p 3 หลายเดือนก่อน

    Aabahay iyo wlky ban ku riyoodaa allah ha unaxariisto

  • @najmamohamudhassan3965
    @najmamohamudhassan3965 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ayeydey allaha unaxariisto waxaa ku riyooday dhowr jeer
    1.mar iyadoo gaajeysan oon ihaya dhaheysa anna aan uqaboojinaya shaah hooyadey idhaheysa shaah wax uma tarayee cunta sii iyadan macuni karo conta dhaheyso
    2.markale iyadoo wadata xijaab beer ah ee dhaheysa ma fariisanaayi waa idin soo booqday wiilkeyga ma xariirisiin wax masiisaa haa hooyo maanta 5dlor utuuray leeyahay waana run wey noqotay
    3.marka ugu danbeysayna anagoo soo booqanay indhahana soo kala qaaday ee nasoo raacday iyadoo soo noolaatay dadka xaafada dhana dhahayaan waa dhimatay see u soo noolatay cunug aan dhalayna saar san waxey dhahday ilmaheyga ii imaaday waana soo noolaaday .
    Ii fasir shiiqoow plz😢

    • @najmamohamudhassan3965
      @najmamohamudhassan3965 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Cungeyga markey saar santahayna anigaa maqan iraadineysaa

  • @nimcofoos3321
    @nimcofoos3321 3 ปีที่แล้ว

    21March 2018 waxadhimatay gabar an sxb aheyn o an aad iskujecleyn waxan kuriyoday halmar ayada iyo aniga o shekeysaneyno wax horay udhacay o ani igusabsan intan so xasusanay qosleyno o faraxsan sual ah iney dhimatay inan maqlay weydi markan isdhahayna hurdadi ban kakacay maryan abayo allaha kunaxaristo qofkasto akhriya haiguso duceyo gabadhaas

  • @umuaniisa1124
    @umuaniisa1124 4 ปีที่แล้ว +2

    Walalkay igayar oon isku xiganay 2009kii ayuu dhintay sideenii hore ayaanu modaa wagaanu yaryareen aad ayaanu uwada cayari jirnay qalbigayga aad ayuu ugu weynyahay Alaha unaxariisto

  • @abdirahmaniska
    @abdirahmaniska 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxariisto dadkeenee dunnida shalay nagula noolaa ee naga hor maray
    Allah ha u naxariieto qabriganr Allah ha u waasiciyo.

  • @laztkingxadaari4490
    @laztkingxadaari4490 4 ปีที่แล้ว

    Alle misaanka xasanaadka hakuugu daro shaikh

  • @hawomacalin4073
    @hawomacalin4073 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiqow wiki hore waxaa ku riyota abahe alle ha u naxariste oo isinayo lacag marko i siye woo iska baxay hawen ku xikana walashisa kuriyoda oo dhimad micnahega edade alle ha u naxaristo oo i shekeneso