WAXAAN FURAY HABEENKII AQAL GALKEENA KADIB MARKAY IIQARISAY😭😯🤫

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • #ayaangobdoon#qisooyinka#somaalida#

ความคิดเห็น • 233

  • @fridasson848
    @fridasson848 2 ปีที่แล้ว +38

    Abaayo macaan aad iyo ayaad u mahansantihiin adiga iyo asxaabtada oo dhan jisadiinana ilaahow janatu fardowsa ka dhigo wali cudukii faro kulu ayuu nagu hayaa ilaahow danbe dhaf idikana ilaahow idinka faxido

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +6

      Alaha idinka dul qaado abaayo caafimaad alaha idin siiyo xbbt

    • @hanushnaturallife5495
      @hanushnaturallife5495 2 ปีที่แล้ว +2

      Ilahy cafimd tam ah haidin siiyo abayo mcn

    • @aminahaji9076
      @aminahaji9076 2 ปีที่แล้ว +2

      🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹

    • @fanaxmaxamudcali5786
      @fanaxmaxamudcali5786 2 ปีที่แล้ว +2

      Ale haucaafiyo aamiin yaa alaah

    • @fanaxmaxamudcali5786
      @fanaxmaxamudcali5786 2 ปีที่แล้ว +1

      Inaali laahiwainaalileehi jaanucuun

  • @MohamedHassan-jg1fy
    @MohamedHassan-jg1fy 2 ปีที่แล้ว +5

    Ilhy abayadas iyo qoskeedaba cafiimad sariic ah ilhy hasiiyo xanunkana haka dulqadoo amiin yaa rabbi,.. adnaa allah ku cafiiyo abayo ayaney

  • @laylaluul3397
    @laylaluul3397 2 ปีที่แล้ว +11

    Abaayadan ilaahey haucaafiyo xaajiga iyo ciyaalka ba ilaahey haka dulqaado xanunada insha'Allah

  • @safiyoahmed1902
    @safiyoahmed1902 2 ปีที่แล้ว +11

    Walaasheen iyo xaajigeeda iyo caruurteeda caafimaad sariica allaha siiyo abaayo🤲

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Xabiibti love you Allow ku Xafid Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall

  • @anabmohamed8725
    @anabmohamed8725 2 ปีที่แล้ว +9

    Asc wallo ilaahay caafimaad degdega ha siiyo fariido iyo reerkeeda oo dhan inshaallah ♥

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 2 ปีที่แล้ว +3

    Qofkii qof la mid ah kurbo aduun ka feydaa isna rabi kurbada maalinta qiyaame ayuu ka feydaa sida c/xakiim oo dhibaato aduun soo arkey wllkeen iyo marwadiisa qisadan nala soo wadaagey caafimaad iyo cibaado suuban allah ugu deeqo iyaga iyo owlaadooda
    Sidoo kale ayaan samo kuwaar abaayo waadmahadsantihiin kuli jasaakallahu kheyr 👍👍👍

  • @bilehassan478
    @bilehassan478 2 ปีที่แล้ว +6

    allaha caafimaad taam ah hasiiyo abaayo caruurteeda iyo xaajiigeeda iyo inii muslim ah ooxanuunsan insha Allaah

  • @adoontiialle3162
    @adoontiialle3162 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allh waa wiil fiican oo qalbi fiican oo dad la dhaqan leH mnsha allh
    Dhibkii uu soo marayna waa iska imtixaan aduun hadii aad qof ceebtiisa qariso 10 ceebood oo aad lee dahay baa alle weyne kuu qariyaa mnsha allh ilaahay reerkii isku waara oo wanaagsanaada ka dhigo ubad saalixiinana kala hela

  • @ikraancabdi841
    @ikraancabdi841 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle cfmd taam ah ha idin siiyo dhamteena 🤲🤲🤲

  • @shugricaliwarsame7310
    @shugricaliwarsame7310 2 ปีที่แล้ว +2

    wacaleeykumu salaan waraxmatulaahi wabarakaatu ayaan qxuruxeey illaaheey ha caafiyo allaahuma aamiin ya rabbi ducada islaamka allaha u aqbalo allaahuma aamiin ya rabbi 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @nasraismail4230
    @nasraismail4230 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax miskiin wayjiraan gabdho badan oo la khayaamo wiilka walaalkeen ah illahay khayr fara badan hasiiyo illahay wuxuu ina amray inaan isu naxariisano Isuna ceeb asturno walalkeen waxaan leenahay sidaas iyo si kasii wanaagsan uwanaaji walaasheen allaha isu kiin barakeeyo

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว

    Masha Allah nin ragadhe Alle wuxuu yiri inalaah macasaabiriin samra Ayaan Qaali.Quruxay Alle ha kuxafido

  • @cabdifataxmursal3440
    @cabdifataxmursal3440 2 ปีที่แล้ว +2

    alle hacaafiyo xaajegeeda iyo caruurteeda iyo yadaba aamiin
    illahay danbi dhaaf ha uga dhigo
    caafimaad taama alle hasiiyo
    aamiin

  • @fridasson848
    @fridasson848 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah ilaahow ku xafid adiga iyo famikaga ❤

  • @filsanmoha5911
    @filsanmoha5911 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlshy adi iyo caruurtada iyo xaajigaga ilhy hanii caafiyo amiin amiiin🤲🤲

  • @nasroabdullahi6997
    @nasroabdullahi6997 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc abaayo illaahay ha caafiyo walaashay iyo familkeeda.
    Mida kale walaalkeen iyo xaaskiisa allaha barakeeyo waxaas oo wanaag ah wuxuu ku helay gabadha uu allaah dartiis u asturay ilaahay haku asturo aaqiro iyo aduunba walaal

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaha cafimaad dag daga Allaha walasheen siiyo caruur teeda iyo xajigeeda ❤🙏🙏🙏

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @mohamedabdullah5286
    @mohamedabdullah5286 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ha caafiyo inta xanuunsan oo dhan

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay ha cafiyo cafimad taama insha allah abayada iyo qoyskeda aamiin

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha caafiyo wallsheen iyo familgeedaba rabi haka kor qaado🤲

  • @aishamohamed1522
    @aishamohamed1522 ปีที่แล้ว

    Qiso cajiiba ahayd wlhi masha ALLAH mahadsanidiin ayaan Iyo familka Qisadooda soo gudbiyey ILAAAHAY ha barakeeyo.

  • @kharasaalahiidle5800
    @kharasaalahiidle5800 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo ilahay abiti naxaristi jano ka warabiyo amin abowe abayayada iyo odeygeda iyo carurta ale hacafiyo amin

  • @seinabadam5224
    @seinabadam5224 2 ปีที่แล้ว

    Waa qiso aad ucibro qadasho leh Alle ha asturo gabdhaha somaliyed

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan7812 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abaayo wiilkas dhibaato iyo wanaagba allah ayaa uqoray wiilfiican

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo alle ha caafiyo gabdha walaasheen ah😥😥

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 2 ปีที่แล้ว +1

    😁🤣MaaH MaaH Ayaa tidhaa gabadh Abaal how galin Amaahse how diidin.
    Gabadhasi bilaa abaal ayey aheyd

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah abayo ILLAHAY hacafiyo abayo iyo familigeda iyo inta xanunsan musliminta

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว +1

    WAXAAN KA WADEY GABARTA IYO FAMILKA.ALLE HACAAFIYO AMIIN AMIIN YAA RABI 🤲🤲🤲

  • @hoganhulk9794
    @hoganhulk9794 2 ปีที่แล้ว +3

    Illahay Caafimaad degdega allaha Siiyo Abaayo wax walba waankula dareemaynaa wiilkaasna insha allahu wuxu helidona mid uqalanta wllo samirka badso insha allah

  • @farhiyamohamud5466
    @farhiyamohamud5466 2 ปีที่แล้ว +1

    Illahey subxana watacala cafimaad taam allaaah siyo xanunka dhanbi dhaaf allaaah uga dhigo aaaaamiin yaa rabbii

  • @saidaabdihashi5142
    @saidaabdihashi5142 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo ilhy hacaafiyo anaga dhan waaaa isku baahanaha 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sihaamaxmed8323
    @sihaamaxmed8323 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo qali Allah ku xafido abyo Iyo carurteda Allah caafiyo inshlh abyoy plz plz ayaan melaa kala xariro ushega ayaney hadaa i aragto ila soo xarir 😪

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว

      Xbbt nstgram ayana ina gobdoon ama fcbook pej ayan gobdoon 2 daaas meel ayaad iga heli kartaaa

  • @maymuunmohamed167
    @maymuunmohamed167 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc abaayo allaha caafiyo iyada iyo ehelkedaba aamin

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq1559 2 ปีที่แล้ว

    subxaa nallaah alle ayaa ka abaal marin dono gafga eey kaa gashay gabadhaas xasbiya llaahu wanicml wakiil😥🤔

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo abti allaha u naxaroisto gabadhiina. xaqii ayaa ka soo baxay maskiinta asigana allaa u abaal guday

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy6514 2 ปีที่แล้ว +1

    alleh ha caafiyo 🤲

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha caafiyo fariido iyo reerkeeda abixakiin iyo xaaskiisa mahasanid

  • @abshiroxassan5224
    @abshiroxassan5224 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha shaafiyo qoyskaas soomaaliyeed.

  • @drssimondrssimon8824
    @drssimondrssimon8824 2 ปีที่แล้ว

    Allh ha caafiyo dhamantod wallahena

  • @xamdisalad4982
    @xamdisalad4982 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha caafiyo aby ilmaheeda iyo xaajigeeda dhamaan tooda

  • @aliyaabdiraxman6614
    @aliyaabdiraxman6614 2 ปีที่แล้ว

    Wlashy Abti illaahy ha u naxariisto aaamin yaa rabii illahy haw naxariisto
    Fariida awladeda xaajigeda io iyadaba illaahy ha caafiyo aamin

  • @fartunosman9010
    @fartunosman9010 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaah caafimaad ha siiyo tam ah aamiin yaa rabi mahadsanid ayaan

  • @shukricnaasir3688
    @shukricnaasir3688 2 ปีที่แล้ว

    Ilaaahay caafimaad taama hasiiyo asagoo awoodleh aaamiin aaamiin aaamiin 🤲🥰

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 2 ปีที่แล้ว +1

    Mxa adunyada qof fariida o dacada doqoni ciilaysa ilahayow adan ku tala saranay mrwalba xbbtii ayaanay adunkani wa yaab ilahay hyna dhwroo dhmntenba

  • @army-on8wp
    @army-on8wp 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah ilaahey hakudaayo kawadha uwadkeeda xalaasha aha doqonimo usooturto isagoo xalaal eh cuquwo ilahey kagashay waaye

  • @fartunadamchannel1971
    @fartunadamchannel1971 2 ปีที่แล้ว

    Maskiin gawarta lawaat ayaa calosha iga hurisay wlhi wan laciishoday wlhi wilkana waa rag rag dhafay isku wara my brother and sister ❤️🤲🤲🌹❤️

  • @HaniAbuukar-gd8be
    @HaniAbuukar-gd8be 10 หลายเดือนก่อน

    ilaaheey caafimaad dag dag hasiiyo😭😢😢🥲🥲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @khadraabdirahman6791
    @khadraabdirahman6791 2 ปีที่แล้ว

    Allah xaajiga allah nabad hawgu soo celiyo caruurt iyo Fariidona allah haw sahlo dhsmasn dadkeena inta jiran allah ha caafiyo dhib oo dhana sllah haynaga qabto

  • @farhiyahussein8937
    @farhiyahussein8937 2 ปีที่แล้ว

    Allaah caafiyo abyo anigana waxaan kuu hayaa qiso aniga igu dhacdey Ila Soo xiriir abyo

  • @amranabdirahman7060
    @amranabdirahman7060 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle hacafiyo familyka somaliyed amiin

  • @xamdimaxamed4200
    @xamdimaxamed4200 2 ปีที่แล้ว +7

    Allah casfimaad

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh Ayaanqaali Alle haku caawiyo gabdha iyo reerkeeda caafimaad deg deg alle hasiiyo

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว +1

    TEEBKA AYAA I KHALDAY ABTIGAA ALLE YAA RAXMA AMIIN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲

  • @madinomaxamud8410
    @madinomaxamud8410 2 ปีที่แล้ว

    Alle cafimada hasiiyo abayo iyo catuutida iyo abowe alle cafimada dadga alle hasiyo

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +1

    Qisadaan waxaa iiga xanuun badan maanta reerkaas cudurka haleeley oo weliba aabaha reerkaas oo isbitaalka yaalo ee allaha awoodda leh ha caafiyo allaahuma aamiin yaa rabi

  • @anfaciitacali9312
    @anfaciitacali9312 2 ปีที่แล้ว

    M.a waa qiso cibro qadasholeh wilkasi waa nin aad ufican rafad soo maray ayu hdanh noloshisa hore usiwaday hdnh dhnka gurka rafad kamaray alaha hakaa abaal mariyoh wllkena nin adokalah allha hano sahloh 🥺🖤

  • @umuraage8617
    @umuraage8617 2 ปีที่แล้ว

    Oj rabbi ha wada caafiyo qoyskaa xanuunsan illah cudurka ha idinka dulqaado wllaashey.

  • @naciimoxuseen9020
    @naciimoxuseen9020 2 ปีที่แล้ว

    amiin alah caflyo inshaalah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤

  • @miinetaabubakar9877
    @miinetaabubakar9877 2 ปีที่แล้ว

    Asc xbbti waa ku salamay adiga iyo caruurtan habaryarta an uu ahay iyo dumashiigey wlhi waa mashquulsan marka hore abti illahey ha uu naxariisto kitabkisa midigta ha ka siyo marti jecel yhy raabi ha ka dhiigo marti la jecel yhy illahey ha dhiigo adiganeeh iyo caruurteeni raabi ha idiin xafiido aduun iyo aqiro ya raabi raxman

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว

    Alle hacaafiyo dhamaan abaayo

  • @saidawil7852
    @saidawil7852 2 ปีที่แล้ว

    asc walal alle ha caafiyo gabadha aad sxbka tihiin iyo qoyskedaba masha allah waa qiso wax ku qadasho mudan mahadsanid

  • @adoontiialle3162
    @adoontiialle3162 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaaskiisa fiicana alaha u dhowro🥰

  • @maymun6030
    @maymun6030 ปีที่แล้ว

    ilahay ha cafiyo insh allah

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว

    ASC SCW THEN KEEP GOING MRS AYAAN KEEP GOING INSHALLAAH TACALLAA .THEN ALLE YAA RAXMA ABIGAA.JANO FARDOWS ALLE HAGEEYO AMIIN 3🤲🤲🤲

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo Allha ucafiyo xajigeda
    Iyo inti muslino jiranbo Allaha cafiyo inshallh

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 2 ปีที่แล้ว

    Khasaaraha ugu weyn iyadaa qabta isagu wuuba nasiib badan yahay inaaney taas sii wada noolaanin.

  • @laylaluul3397
    @laylaluul3397 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid mcnteyda Ayaan 💕

  • @lovely-ls5xp
    @lovely-ls5xp 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahayow caafi iyada iyo saygeda
    Iyo intii muslim ah ee xanuusan

  • @aminomanka4376
    @aminomanka4376 2 ปีที่แล้ว

    Allaha caafiyo iyada iyo familkeeda inta muslimiin oo xanuunsan

  • @kiinguray2594
    @kiinguray2594 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha cafiyo

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว

    Fariido macaan badaney allaha awoodda leh allaha idin wada caafiyo cudukana allaha idinka dul qaado dhammaantiin allaahuma

  • @hindamohamed6455
    @hindamohamed6455 2 ปีที่แล้ว

    wll ayaan alleh ha cafiyo reeka xanuun saanaya aamiin aamiin

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว

    BABARTAA ALLE HACAAFIYO IYO FAMILKA AMIIN YAA RAB🤲🤲🤲

  • @maymunaxmed8550
    @maymunaxmed8550 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going mcnto ❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋

  • @ukhtiimuslimah494
    @ukhtiimuslimah494 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha caafiyo intii Muslim ah oo xanunsan

  • @shukricnaasir3688
    @shukricnaasir3688 2 ปีที่แล้ว

    Dhurwaa baa wuxuu arakay daanyeer dabadiisa markaasuu yiri hilib waa nin waayay iyo nin dabada kuw wato😂 raggaas anaguna mahayno dadka qaarna sidii boonbalihii Bay kudheelayan ilaahay ha u poogo dhayo asna 😢🥰

  • @niifnadiifo8010
    @niifnadiifo8010 2 ปีที่แล้ว

    ALE swt ha cafiyo abyo adne ale haku barakeyo horay usoco ayan cdey comin son 100k

  • @xamdixarago716
    @xamdixarago716 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan hol fiican bad heysa waanjeclahay qisas ka

  • @faaisodaahir3195
    @faaisodaahir3195 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh nin rag ah umbaa saa ufikiri karo not laga roonayaasha

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 2 ปีที่แล้ว

    Masha Alah

  • @fahiimoahmeddiiriye6192
    @fahiimoahmeddiiriye6192 2 ปีที่แล้ว

    من يسر علي معسر يسره الله

  • @ugbaadfaysal5627
    @ugbaadfaysal5627 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha cafiyo

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 2 ปีที่แล้ว

    Alle Ha Caafiyo wllzhey Xanunkana Alle haka dul qaado

  • @fartunadamchannel1971
    @fartunadamchannel1971 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha ucafiiyo insha allah yaa rabbi dambi dhaf allah ha ugu dhigo insha allah

  • @raxmasoofe7499
    @raxmasoofe7499 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay hacaafiyo caafimaad dagdaga hasiiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @dhamocabdile1975
    @dhamocabdile1975 2 ปีที่แล้ว +1

    Alah caafoyo gabadha io ciyaalka io xaajoga cafiyaad taama

  • @mabaawayare1449
    @mabaawayare1449 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo

  • @nadiifoabdullahi3266
    @nadiifoabdullahi3266 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah rabbi cudurka dabeysha allaha karaaciyo

  • @Hibohabbon
    @Hibohabbon 2 ปีที่แล้ว

    Allah caafiyo abyo cafimaad taama ah allah siiyo

  • @asmacabdi1795
    @asmacabdi1795 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh wa qiso cajiba hore usoco wlshy

  • @xaawosayid9380
    @xaawosayid9380 2 ปีที่แล้ว

    Wiil dulqaad Bdn waaye qadar alle ayay aheed qofkana qalad wuu kadhacaa waxay noqotay gabar tii ugu wanaagsaneed😭💔🙏🏻

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 2 ปีที่แล้ว

    rabihacaafiyo🤚🤚🤚🤚🤚🤚

  • @Uqaado
    @Uqaado 2 ปีที่แล้ว

    Illaahow gabadhaa reerku ka xanuunsan yahay caafimaad taama sii odaygeedana asagoo nabad qaba uga soo saar isbitaalka asaga iyo inta kale ee xanuusan. Allaahuma Aamiin 🤲

  • @xamdicabdikariin1604
    @xamdicabdikariin1604 2 ปีที่แล้ว

    Wlshay iyo ilmaheda xajigedaba rabi ha caafiyo

  • @bintihasan900
    @bintihasan900 2 ปีที่แล้ว

    Aayaanabtiillaahahaunaxaristo

  • @sahramaxamed5211
    @sahramaxamed5211 2 ปีที่แล้ว

    Illahay caafimad hasiiyo iyo family keedaba

  • @faaisomaxamedyuusuffaaisom3802
    @faaisomaxamedyuusuffaaisom3802 2 ปีที่แล้ว

    Allaha caafiya walashey xaajigeeda iyo ilmaheeda

  • @akqaniyow856
    @akqaniyow856 ปีที่แล้ว

    Allah hacafiyo