Ayaaneey sidaan qisooyinkaaga u dhagaysanaayay ayaan bartay af reer xamarkii imika markaan sheekaynayo waxaan is arkayaa uun anigoo abaayo ku le xaafadii 😂😂iisoo hambalyee adigana aan ku idhaahdo abaayo ilayn adaan kaa bartaye😅😅😅
Dhibmaleh habo walahi ani si an cadi ehen aya u calol xumaday wa xal adun habo adi iyo asxab tada iso duceya dhunta leyga haya qanjirada dhunta dhan wa iga bararen qun waye aya ledhay balse ina adkeysta raba ramadan ka dhib aya hosbital ada insha allh isku buq iyo madaxanun an dhamanin na wa ihaya iso duceya plz plz 😭😭😭🤲🤲🤲🤲
Wlh qisadas haben dawaday ilintii ika baxday wan cashey way habenkii ayaney hadan Mel kukula gori laha ka waran bal ilahey danbo kama ilmeysiyo ayan quruxey
Ani team like ahay is muujiya team like bes😂😂☝️☝️
Muuqaalka 👍 likta kudhioba asxaabtayada quruxda badan faraha kashaqaysiiya
SAWIRKA WAAD QAADAN KARTAAA LAKIN MAGACA TUUGNIMO WAYE HADA ISKA BADALI KRTID WAX FICAN WAYE
XUMAANA HA IQAADAN
Ayaanteena waaye abayo qof kale ma ahaan
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
M.a ayaaneyy anaa uugu soo horeyy waanku salamy wlshy mcn isod duceeya walalyl si niyd leh 40qf Hal lamid ah ducadooda aqbl noqoneeso walidkyna iigu soo duceeya inu rabbi marti lajecel yhy ka dhigo janada kubishaareeyo allhu akbr allhu akbr allhu akbr 😭🤲
يا رب اجعل قبورهم روضة من رياض الجنة ولا تجعله حفرة من حفر النار اللهم اجمعنا جنة الفردوس الأعلى ❤❤❤❤
Ll0😮
890q😊😊@@asmaamohamedomar1227kkķkkkoòĺkll
Galab wngsn Ramadan mubarak ayaan quruxey😊❤❤❤
Wcs boqoradena ayaan waxan mar waliba ku dhageysta ayaa ah inaa wax yalo badan kaa faido wanah kaaa faiday thnkis ina gobdoon ❤
Ayaan cawada nagu sharaf sheekada dhiindhiin waaye wllhi
Tnx habo waqtigda qimaha badan nasiso jazakllah
Ayaaney wlhi qisadada wey xanun badan tahey anaga waxaba naga daran waalidka markey dhageystan sidey noqon karan waxa laga yaba wax yabaha qaar aadan la wadagin in aad inta ka sheektit wlhi xanun bafan ayey daremidonan waxa kugu talina intey ogyihin okaliya ka shekey hadu rabi idmo adigana qalbiga allaha ku qabojiyo xabibti hooyo aan ahey wan dareemi kara shukran yaa albi ❤❤❤
Ayan qurux galab wanagsan Ramadan Mubarak ❤🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉
Ayeeneey hpo waa kuzalaamay❤
Ramadan mubarak ayaan dheman idhiragalisayda walhi abaayo dar alla kujaclahay waxkudhiba alle kuma tuso ❤❤❤
Wcs Abyo Waa uqalantaa ilaahey haku xifdiyo intaa dunida joogto wax dhiba kuma tuso qalbiga ka jeclahay Wlhi ayaaney❤
Yaa xabibati wale qisadaad wasugena insha allah ayaan qalpi
Naag adag wale inay jirto umamaleynen lkn ayaan aaba 1kanoqotey allow barkey sii wixii qalpigeeda kujiro oo qeyr ❤farxad waarta kurajeynaa
Ayaan Ayaayo mcn allha ha ku xafido mcnto ❤❤❤
ayan quruxey abayo muradan leyahe isoo duce
abaY0 mcn intaan kaa bartay wali q0f kaman baran Ee ilahy haku siiYo cimri dheer iy0 cafimad ❤️😊
Ayaaney 2sno kula jooga in muqal aasogalisay idhaafto iska dYE KUWII IGA horeyay xitaaa wa wada daawade❤😂
Subxaanallah 😢 mahadsanid abaayo qaali sharafay. Allaha ku xafido abaayo macaan ❤❤❤❤
Ayaaneyy noola Soo dhaqso Qisadaada abayo I can't wait duruufaha aan maraya la yaabana lkn qisadaadana waa xanuun wllhi😢❤
aniga mihi daka comatiga qoro lkn waxa tahy qof lagudaydo❤❤❤❤ ayaan quruxoon❤
Ayney hdaa Malmo kaa mqanado waa ku soo muajceynaa. Sabta waa inaa kujec lhaya❤🎉. Niraglisad naftey da Yaaan in goob don
😢😢😢😢😢😢 ax waaa xanun walhi asna Nafsiga waaalaga jaraaaa❤❤❤
Allah xanuun badanaa dumarka waa masakin wlhi Allah haugargaro meelkistoy jogaan
Wcs ayaney wxabadan gurigeyga waan kaadhax shitay mantana gurigeena ayan kadhax dawanaa😢😢
Mar hore ayn ku barty Facebook ayn ka so raacy ❤😊
keep going 💪 Ayaaney 😊❤
Masha Allah abaayo sax 💯 😢😢
Ramadan Mubarak ❤❤
Wcs huuno keep going ❤
Walashay aan dar alle u jeclahay noolow inta nololi jirto farxad kuwaar
Mashaa Allah like waan saaray Allaah haku xifdhiyo Insha Allah mahadsanid ayaaney
ayaan goobdoon Ramadan kariim
Ayaaney qurux bdne Nagu so dhaqso qeybta kle❤
Masha allah❤❤
Thnkyou apaayo mcn
Inaa gobdon wan ku salamay sxb aallah ku xafiido adiga iyo familkaga
Mahadsanid sidaad iskugu kaaya howshey iyadoo radaana❤❤❤
lnsha Allah 🤲
Mahadsanid poqoradeydii ayaan qurux ❤🫂🙏💯
Xaqiq walahi ayaaney taasaa ben eheen❤❤❤❤
Ilaahayow na astur aniga iyo hablaha kaleba wax noo dambeeyaba ma garanayno aduunyadu xiligaan la joogo aamin malahan ee😢😢
Wcs ayaan qurux badan ilahey nakama kaa qaado qalbiyey❤❤❤
Ayan sharafey anigu waxan ku baratey 2022 hortiisii walib ilahay haku karaameeyo ilaa iyo hadan wan kugu xiranhy horey usoco qisadaadan noog sosheekee inasha allah
Manshaa allah abayo
Ayaan qurxu wan kusalami xappti ❤❤❤❤❤❤
Wcs abayo cadow badan wan laheya shaqo iyo nolo waxa ka qada karita ina malin ka guuliso inshallah 😢
Afur Karis wanaagsan asaxaabta ❤😂
Ayaney ❤ramadan kariim riyadada Allha Ku rumeyo🎉 qali
Wcz ukhtii ayaan ❤❤
Wcs abyo
اللهم لك الحمد و لك الشكر على ما أنعمت به علي وأوليت
Interesting story ❤
Waaaaaaaaaaw ❤❤❤🎉🎉🎉
Ayaan qrxy mcntooo😫wlhi waa dhararooyaa qisada noloshaaada cimri io cavimad allaha nagu wada gaarsiiyo mar walpana farxadada ayaan jeclahay abayo mcnto dhigaa usharaf badnow taagero kaliya kuuma ihi lkn wlashey mcn ayaan kuu arkaa ayaan qrx bdneyy🥺👸❤️🩹
Masha allah wll noso gali
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Ayaan qurux galab wngsn abyo mcn❤❤
Waxd ii noqoty my routingkyga wlhi mlinkasta hdnan dhgysan mba ii noqonkrto mlintyda caadiga ah wlhi 2021 ilaa hdda wn ku dawada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ayaan qurux Masha Allah ❤
Ayan xxirsi goobdon ❤️
Asc abayo ayan sethy ramadaan mubaarak
Wcs abaayo guuleyso weligaaa ❤❤❤
Guuleeyso hppti ayaan
Subxanallah ragnocaas wey jiraan
Farxad igu nolow my queen
Ayaney qadka shalay iyo xaly kamaqna san kugu xisy lee❤
Asc.abayo.alxmadul.alee.kuxifitiyo
Ayaaney Haa wllhi wey jiraan kuwa nuucaa ah aniga ayee igu dhacday lkn gadaal ayaa ka fahmay qorshahiisa balada😢😊😢
Ayaan qurux❤
Ayaan qurux galap waNag San hno qali ❤❤❤❤❤
wcs abayo Ayan ❤
شكرا
Xppti Hal mid baan ka codsanya TH-cam ka hoos strong woman ku qoro plz💪❤️👸
صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alx 2 sano bn kula jogaa mcny ❤
Ayaan maamo weeyn cml u hadashaa. 😂😂😂😂😂 walaley ayey koris maa ehed mise walid waa ween ayaa kusoo koriye 😂😂😂 saad warka u dhig dhigeyso cajiib. Mansha Allah
3sano kula jooga ayaaney ❤
2sano ayaan kula jogaa
Ayaney asxbtada iweydi ine duceya inu ilahey owald isiyo
Wll awlaaad baariya oo badan allah ku siiyo
Wcz ayaaney horey usoco qalpi dar Alaan kuu jeclhy 2 sano iyo bar bn ku daawanaaye aadna waa kuu xiseeyaa
Walhi way jiraan niman badan oo somaliyeed oo sidan oo kale uun ah
Ayaaneey sidaan qisooyinkaaga u dhagaysanaayay ayaan bartay af reer xamarkii imika markaan sheekaynayo waxaan is arkayaa uun anigoo abaayo ku le xaafadii 😂😂iisoo hambalyee adigana aan ku idhaahdo abaayo ilayn adaan kaa bartaye😅😅😅
Dhibmaleh habo walahi ani si an cadi ehen aya u calol xumaday wa xal adun habo adi iyo asxab tada iso duceya dhunta leyga haya qanjirada dhunta dhan wa iga bararen qun waye aya ledhay balse ina adkeysta raba ramadan ka dhib aya hosbital ada insha allh isku buq iyo madaxanun an dhamanin na wa ihaya iso duceya plz plz 😭😭😭🤲🤲🤲🤲
Abyo mcnto malin wngsan waxd no saranthy madaxa korkiisa abyo 😢wana kula murgona marwlbo mrka hore u soco qof ku dayasho mudan aya thy 😢😢😢
Ayaney Habo Prt2 Kusoo Xiji Mahanaa Sanbuus Dubooyaah😊
Asc sethy abayo 😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤
Ayaan xirsi goobdoon abyo allh waxad jacshahy agtda keeno ❤
Ayaney abyo howl yarbaa kaa Rabat facbok page kala soo hadlay hadaa jaanid hesho iii fiiri xbbti❤❤❤
Kun karoonteyda waa ku salamay ayaan
Habo ani 2 sano aku aqana saasetahyna waxaa ku jaclahy sida hoyde oo kale🥰
Team ayaan gabadha like u saara malmahaan like waa hoseysaa
1k aa dawaneyso 300 ama 400 lee like sareyso
😘😘😘😘
Asc❤❤❤
M.a bayoh kazhekee qalpiyanba unafisaysa waa zheeko xanuun badan marka qof aad jecezhihin qisadizo xanuun badn dhagaysanaysid marka anagana allh qalpiyo aan kudhagaysano hanasiiyoh
AYAAANEEY PLZ QEYBTA LABAAD NOSO DEEY CAAWA WALAHI SAXUURTA KUGU KARSADAA ABYO MCNEEY ANIGA HAL QEYB GALIGEED MA FIIRSAN KARI
Ayaaneey qisadada xayeey siis waa kabadisay ee noo sheeeg imbaay 😂 hadii kale sapress nogu dhig yaan kaga dacwodaaa 😂
Asc Ayaaney waligey 3 sano ku dwanaya caisha mka maqlin byoy igaso gar bax 😢
Maninban aaminayaba horta
Ayaantayda waxad tahay qof fiican oo diin ka muuqato
50kun ciida Hala gaarsiiyo ayaan
Wlh qisadas haben dawaday ilintii ika baxday wan cashey way habenkii ayaney hadan Mel kukula gori laha ka waran bal ilahey danbo kama ilmeysiyo ayan quruxey
Abyo noso badi shekoyinka cabsi cabsida 👍