HABEENKII AROOSKIISA WAXAA LOO GALBIYAY GABAR XAAMILO AH KADIB MUXUU SAMEEYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #caalamka #

ความคิดเห็น • 198

  • @queenzaynap1813
    @queenzaynap1813 2 ปีที่แล้ว +1

    Bayo macan soo caano yeelan mayso gbdhaas ilaan wa hoyo ilmo dhashee

  • @ayaanfoos1640
    @ayaanfoos1640 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa ilaahay wax nooguma dhiibo dadka xaasidka ah .Ha u joojin ayaaney

  • @aishachannel7098
    @aishachannel7098 2 ปีที่แล้ว +5

    Ilahay amarkiis mawa ka maarmo shekoyinkaada adi iyo farxiyo tawakal wa nasoo jiidateen

  • @luulabdiqadir3673
    @luulabdiqadir3673 2 ปีที่แล้ว

    Farxadaada waa farxadeena ha uqaban inta xun ugu sawar inta fiican inalahu macasaabiriin

  • @ubaxaxmedxiiray1684
    @ubaxaxmedxiiray1684 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh waad uqalantaa in lagu raadayo

  • @istaahilmaxamad2057
    @istaahilmaxamad2057 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan xabbti wanku jecelhy 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @asmamohammad3366
    @asmamohammad3366 2 ปีที่แล้ว

    Naaaya ayaan waxa haw bixin kumananka qof ba kula walal ahe hangararac luga uma dhitiye waxan filaya sidan ku jecelhy inay ku jecelyihi intan oo qof marka dadka hawo jawabin sx yaa ehelu sharaf 💋💋💋

  • @faxdiali8741
    @faxdiali8741 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh xafidulahi xabibiti

  • @sabrinahussein7020
    @sabrinahussein7020 2 ปีที่แล้ว +3

    Habo mcn dadkas hormarkga ka xunyihii hada hormar gaartid cadowgaga nh wuu badanaya ee ilahy haku xafido👑❤

  • @zouberbachir9150
    @zouberbachir9150 ปีที่แล้ว

    Ayaan haye saxb

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว

    Waaba nin fiican

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 2 ปีที่แล้ว

    Anigoo shaqo ku jiro ku daawadaa abaayo horay u soco

  • @maandeeqahmed1438
    @maandeeqahmed1438 2 ปีที่แล้ว +1

    Mideedakle abaayo kaniiniga sanboorka isoosheeg abaayady saaid uxanuunsane

  • @munoqasim
    @munoqasim ปีที่แล้ว +1

    Wlhi dharka aabe aa kugu feeresanayay😂😂😂😂😂

  • @zidraali9150
    @zidraali9150 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayaany anagah kujecel hppti hal qof hdal khaldan soqoray wxpo kabadili mayaan horay usoco cadowga unolow Ayantayda🩸💝

  • @Yasmina125
    @Yasmina125 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ayaan quruxeey

  • @ilyaasjanuuni295
    @ilyaasjanuuni295 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaan soo dhawow walashey

  • @nasroyuusuf5694
    @nasroyuusuf5694 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah xppti alle hku xifdiyo mcnto

  • @shaaficimaxamed2506
    @shaaficimaxamed2506 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo quruxeey marhore ayn muqalka lek saary

  • @haalaaweys5082
    @haalaaweys5082 2 ปีที่แล้ว +4

    We love you ayaaney ❤💞

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +1

    Boqolkiiba hal aa laga helaa nimanka adduunka

  • @faraxcabdi4074
    @faraxcabdi4074 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan kusugaa qisoo yinkaa intay isoo dhacayaan wlhy

  • @iqrahassan1643
    @iqrahassan1643 2 ปีที่แล้ว

    Mnta waiga qoslisisay ayaaneey

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq1559 2 ปีที่แล้ว +1

    nin aad udul qaad badan buuw ahaa lakiin ninkaas subxaa nallaah 🤔

  • @abdullahiyusuf9719
    @abdullahiyusuf9719 2 ปีที่แล้ว

    Xagejogta xabibi mcne

  • @asmaaibrahim8003
    @asmaaibrahim8003 2 ปีที่แล้ว +1

    Ani waa cusub bahy wan ku tagera sa id

  • @shukhracabdi9685
    @shukhracabdi9685 2 ปีที่แล้ว

    Horo uzoco zizter

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 2 ปีที่แล้ว

    Qisadaan horay u maqlay meelo ayay kukala duwanyihiin

  • @faraxcabdi4074
    @faraxcabdi4074 2 ปีที่แล้ว +8

    Abaayo macaney waan ku jeclahy illahy dartiis waxaa tahay qof qalbi wacan ha ujoogin dadka inta xun ayaan qaaliyey wll

  • @sadiiqharett1791
    @sadiiqharett1791 2 ปีที่แล้ว

    War nagtu fan badana wiilku rayigisu ku ka had lay

  • @iqraaden8514
    @iqraaden8514 2 ปีที่แล้ว +4

    Maansh Allah abaayo walhi anigu adi iyo farxiyo tawakal hadaan idin dawan wamaqaban karo horay usoco da walalaheey

  • @ridwanducale8835
    @ridwanducale8835 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha alah ayan cadey barakow wlo

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 2 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanalaa
    لاحول ولا قوة إلا باالله

  • @rahmaawleed9367
    @rahmaawleed9367 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc sister thank you your story

  • @drsmaymuunhaji1868
    @drsmaymuunhaji1868 2 ปีที่แล้ว +2

    Thnks xppti ayn

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    caleyhi salaatu wasalaaam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍🐎🐎🐎🐎🐎🌺🌺🌼🌷🌷🌷🌷🌼🌼🌼🌺🌺🐎🐎❤❤❤❤👍🕊🕊🕊🕊🐎🐎❤❤👍👍

  • @aaminasaalax5087
    @aaminasaalax5087 2 ปีที่แล้ว +1

    So dhawoow

  • @zaarazaara2223
    @zaarazaara2223 2 ปีที่แล้ว +16

    Asc abayo ayan👑❤️🙏 qisadaan o kale walalkey ey ku dhacday

    • @fatushmohamed7094
      @fatushmohamed7094 2 ปีที่แล้ว

      asc cadey MashaAllah wanaag miyuukubadalay

    • @farahfartun3961
      @farahfartun3961 2 ปีที่แล้ว +1

      Dumaashidaa yay ku maqlin

    • @sadiafarah5021
      @sadiafarah5021 2 ปีที่แล้ว

      Ayaaney baaye anagaa kujecel qisooyinkaagana aad baan ugahelaa gabadha janalkeeda waa arkiwaayey

  • @xaawoyaasiin5915
    @xaawoyaasiin5915 2 ปีที่แล้ว +4

    Allaah ku barakeeyo wllshey ayan waxad mooda inad shaqada aan hayno ey ogtahy markan shekadan dhageysanayey malawax ayan dubayey

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud5916 2 ปีที่แล้ว +2

    A. S. C ayaney hbo mcn. BILAHI CALEYKI xxbti HORDACA DER CHOCHI please ilahay hakuxafidho.
    Hboy 8 mins weli hordac iyo amanta aya socota 😅.
    Shib deeh. Mcn isku kalsonow o 1 qof o wax kuyiri haku dameyn wakhtiga.
    Farhad kunolow o kusoco hbo.

  • @najmaissackchannel
    @najmaissackchannel 2 ปีที่แล้ว +1

    Mshlh manta wankadahe

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 ปีที่แล้ว +2

    Abyo somali wey iska dhib badan tahy blse waxad ka si qadeysa karti io hufna abyo ku ilow inta ku jcl oo aniga ka midka ahy dar alle ayan ku jclhy hor mar wcn oo wngsn ayan ku rajeyna my sister 👍❤💯

  • @nayruus18
    @nayruus18 2 ปีที่แล้ว +4

    Abayo macanto anaga kujecel oo ankamarmin ee dadka xun xun iskada keep going 🌹🌹🌸🥀🥀🥀🌼🌻🌺

    • @cimraanmaxamed6244
      @cimraanmaxamed6244 2 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo xaa lada iyo caa fimaad ka ka waran sida aad noo ga farxisid Allh haa kaa far xiyo 😍😍😘

  • @mumhalimo2396
    @mumhalimo2396 2 ปีที่แล้ว

    😅😅😅😅😅😅😅 haye ayaan

  • @warisabdi9576
    @warisabdi9576 2 ปีที่แล้ว +7

    Amiin amiin xabibti inolow mcnto cadagaga hawjabin farxad igu nolow qali habeen wanagsan xabibti ayantayda❤❤❤❤

  • @sadiiqharett1791
    @sadiiqharett1791 2 ปีที่แล้ว

    Kkkk wllo quruxey iwrn zxb qli

  • @farhiyoawad8795
    @farhiyoawad8795 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayaan qaali abyo qalbiyadeena ayaad dhex degantahy hal qofoo Daciifa haw jojin inagaa ku jecel oo boqorad noo tahay keep going xbbti

  • @muxubosaciidyusuf2757
    @muxubosaciidyusuf2757 2 ปีที่แล้ว +3

    Insha allh wadakare quruxy 200k🥳🎂🎂🎂🥮🥮🥮🥮🥮🥮🥮🥮🥮🥮🥮🥮🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂

  • @hodanhappy7018
    @hodanhappy7018 2 ปีที่แล้ว +5

    Wan kusalamay Ayaan caday abaayo dhiirigalinta noosobadi 💋🥰💋

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 2 ปีที่แล้ว +2

    Thnks wll ayn

  • @layloaxmed2385
    @layloaxmed2385 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs mcnto ayaan qurux 200 kabadan uqalnataa horey usoco xbbti❤❤❤👌👌👌

  • @sahracabdi4983
    @sahracabdi4983 ปีที่แล้ว +1

    m.a

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 2 ปีที่แล้ว +15

    Ayaan quruxey la aanta hawl ma qabsan karo Wllhi mahadsanid malinta video noso galin hawl ma qabti cajis😂😂😂😂😂😂😂

  • @shamsoadowadow5196
    @shamsoadowadow5196 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc ayaan gacal setahy wllshey mcn

  • @maryamacabdiabuukar3330
    @maryamacabdiabuukar3330 2 ปีที่แล้ว

    Naayaaa ayaan carabiga igadhis xppti✍✍✍📖📖🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ubaxwoowismaaciil7999
    @ubaxwoowismaaciil7999 2 ปีที่แล้ว +1

    M,a xbbti

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    ayeeeneey ayaaaneey ayaaaaneeey waan kujeclahay wll qaaaali maxamed sooo dhe kkkkk waaaaw waaaw❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍❤❤❤🕊🕊🐎🐎🐎🐎🐎❤❤👍🏵🏵🌹🌱🌱⚘🌷🌸🌸🌼🌻💐💐🌺🎉🎉🎉🎋🎊🎊🎊🎊🎁🎁🎆🎇🎇✨✨🎉🎉🎉♥️♥️♥️🌼🌼🌼🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌼🌼🌷🌷👍👍👍❤❤👍

  • @amranabdirahman7060
    @amranabdirahman7060 2 ปีที่แล้ว

    Boqol jeeer tube kafirinaaa markii aan kuwayo❤️❤️❤️

  • @simanaliali335
    @simanaliali335 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa nin rageda saxaabi ayaa sidano kale sameeyey

  • @hanidiiriye5950
    @hanidiiriye5950 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ayaanay horay u soco walashay Masaru ma jogta sxbay

  • @muniiradhalgobed8945
    @muniiradhalgobed8945 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaaney sookaa haderba ceebtii faafiyay saliim🤣

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga wanku jeclahy adi iyo farxiyo tawakal iyo canab Chanel 1 3das qof Le ku tashtaa inta kale wan iskaga sare subscribe ma firsado inta Badan mar mar lee ayaney haubixin qali

  • @mascudali2306
    @mascudali2306 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc abaayo boqol raga Aya kudawato ee Kasi hadalkii ha ubixir

  • @naimaabdi4912
    @naimaabdi4912 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs mcnnyy wlhi xaqiiqdii Ani la,anta ma shaqaysan Kari dadkasna dheg ha idhigin keep going anagaan kaa marmin

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 2 ปีที่แล้ว

    Asc baayo,wn u saray Ahlam channel,Aniga maanto dhan wxn radinayey Ahlam official wxn ku arkay musik carton ah ma saarin

  • @habiibomohamedhabiibomoham7105
    @habiibomohamedhabiibomoham7105 2 ปีที่แล้ว

    Asc ayaaney hada dab maba leyska qaato kuukar aayaalox.x.bti caadi iska dhig

  • @Axmed1024
    @Axmed1024 2 ปีที่แล้ว

    guulayso walaashey nacabka loma joojin walal qaali

  • @filsanahmed5395
    @filsanahmed5395 2 ปีที่แล้ว

    Ayaney mcnto anaga kujecel ku garab tagan dadka xun wakhti haisga lumin intii ficn baa ka badan inta kujecel ayaa badan hory usoco xbbti

  • @fadumiincabdicasiis8948
    @fadumiincabdicasiis8948 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi dhar aya ku feerey sahayi been mahan marka shaqeysahayo waa ku waada waa ku saray lakiin marka dhahday 👍saar waa naxay keep going walashay

  • @cafischannel8067
    @cafischannel8067 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan goobdon abaayo qisaa kuu dhiiban rabay xageen kahelaa what’s up kaaga

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a ayan wan ku xiisay xbbti

  • @hindamohamed4768
    @hindamohamed4768 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll ayaan ha ujoojin man gabakaa eeharusooco

  • @nadiifoabdullahi3266
    @nadiifoabdullahi3266 2 ปีที่แล้ว

    M.a.sh.a runtii waa cajiib hadalada noocaas oo kale ah abyo ayaaney ha ujoojin qofka sas kula hadley calooshiisa waxa ku jira uu kutusey
    Dhibna maleh horu socod wanagsan

  • @ubaxrashid6486
    @ubaxrashid6486 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiin wll

  • @rahmaruun832
    @rahmaruun832 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo ayan wan ku dawada shokinkada quraxda badan iyo deganashadada ku dhehan wanaga waxad tahay gabar quurax badan Ale haku xifdiyo markad shekada so jedineysid xiijabka xiro Ale haku dhowre

  • @faisaomar1273
    @faisaomar1273 2 ปีที่แล้ว +3

    Mcnbdan ku sallaamay ayaaney🔐🙈🦋

  • @cawilaxmed7602
    @cawilaxmed7602 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan jeclaystaa wejifurnaanta ayaan

  • @nasteehnalka5803
    @nasteehnalka5803 2 ปีที่แล้ว +2

    Laqo ayaan iska daynay zxp lknze hdda ayaan ku shaqaynayaaa 🥰🥰zxp madaxa ayaa iisaran thy

  • @cashoc8
    @cashoc8 2 ปีที่แล้ว

    Abayo gabadha ilmaha loodiiday nooso hormari

  • @shukriahmed719
    @shukriahmed719 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanay anigu cawa xine ayaan kugu marsanayey wad iga qoslisey markad tidhi hayso indhawaynane lkn wan ku sarey like ta from Hargeisa

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤🌼🌼🇸🇩🇸🇩🇸🇩🌷🌼🌼🇸🇴❤🌺🌺🌺❤❤❤🌺👍👍🐎🐎🐎🐎🐎🐎❤❤❤❤👍👍👍

  • @khadraoooy1153
    @khadraoooy1153 2 ปีที่แล้ว

    waakusary mar 2021dii gabdho sacuudijogo aya inoosoosheegy adoo maraa 89k ane waa kuusara lake ta dadkane waakuusheega wanaakaaga ok qali dumar dadkaa waxdherthy dadka nucasa waa iskahadlaan ee u aamus

  • @aminacisman8691
    @aminacisman8691 2 ปีที่แล้ว

    Waaixasuusisay leektii waailaw sanaa

  • @abdalakeynaan4294
    @abdalakeynaan4294 2 ปีที่แล้ว

    ASC abaayo MCN iwaran setahay xaladad soo ma ficnidi waxan ku waydinaaya adiga ma lagu qabaa mise waxa tahay gooro oo gur doona ayaan gobdoon maxan sidas ku dhahaya in aad waxa tiri nin baa idhahaay haadii aan ku firsado aad baa igu xanaagaday illahay ha ku saahalo nin KU gurasado Isha Allah Isha Allah Isha Allah Isha Allah

  • @mssgaraad1695
    @mssgaraad1695 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi dar ilaahay ayaan kujeclahay

  • @farxiyocabdulle6510
    @farxiyocabdulle6510 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah wlhi waa qiso cajib ah lkn waxan qosla markad dhahdo aby indhaweyney hhhhhhh lega

  • @aminaibrahim9697
    @aminaibrahim9697 2 ปีที่แล้ว

    Abayo malawax dubdooy hhhhh

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 2 ปีที่แล้ว +1

    Abayo dadkanucasa hajalecinxitaa wayo anigaba kumanan jaceelakuuuqabo anaajecel inaa 24sac kudawado wlhi ayaney hadanba kudawan ima aha malintaas xbbti ilahay waxad jeceshahay hakusiyo waliba waxasoo qeerqaba

  • @abdullahiyusuf9719
    @abdullahiyusuf9719 2 ปีที่แล้ว

    Ayaayn inad ha weeye Adanku jeclahey mcney

  • @fridasson848
    @fridasson848 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan caday abaayo macaan quruxay ilaah ayaad u baahan tahay cirkaa cabaar kuu jira dadkaga inta ku jecel ayaa badan oo garabkaaga taagan anoo dhan ayaa qalbiga iyo indhaha kugu nuursana indho weyney ilaahow noo ka xafid il iyo nacayba kaa xafid my beautiful sister

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 2 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha Allah Sister horay usoco

  • @maandeeqahmed1438
    @maandeeqahmed1438 2 ปีที่แล้ว

    Ayaaney walhi sheko aa sheekadaada eheen maba dawaankaro cose sida aa kula dhigdhigeeso xanaasada aad uyeeleso mawa kucaajiseesid sheekada m.a iyo heesa aad moodid ina loogatalagaly sheskada markasto sheekada kusoodar yaah heesaha bilaa musica ah

  • @FartuunAli-g3e
    @FartuunAli-g3e 10 หลายเดือนก่อน

    Asc asxaabta ku xiran halkaan waxa rabaa in aan igu caawisiin ganacsi ayaa sameyn rabaa igu dhiira gali wlll😢

  • @Bushroahmed5678
    @Bushroahmed5678 2 ปีที่แล้ว +2

    Nayaa indho weynay waad naga caajistay ayaantaan

  • @faizonuur5898
    @faizonuur5898 ปีที่แล้ว

    Cidada wa inay dhasho markasay kabixi

  • @hodanaye4547
    @hodanaye4547 2 ปีที่แล้ว

    Asc xbbti adigaan dan kugu qabnaa iska daa inaad dan aad Nagu qabtidee anigu waan ku sugaaba

  • @AhmedHiife
    @AhmedHiife 9 หลายเดือนก่อน

    Wallahi anoo cajiin qasaya ayaan dhagays tay

  • @sacdiamohamett6831
    @sacdiamohamett6831 2 ปีที่แล้ว

    🥰🥰quruxsanteydih

  • @bahjamahdi1782
    @bahjamahdi1782 ปีที่แล้ว

    mansha. Alah Ayaaney Ale haku barakeyo

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 2 ปีที่แล้ว

    Ani wll ayaan aniga wiilal badan kugu xeray oo asxaab nahay